Sugaal Iyo Suxufiyiinta Awdal..!
Dardaarankii C/Raxmaan Nuur Sugaal (Meeyar Xigeenka Awdal) ee tobabarkii Suxifiyiinta Awdal
Heesta Todobaadka, ‘Cabbasho Aabo’: ‘Walaal Cayrta Naga Dhaaf, Carruurtana Innoo Kori’..

Heestan oo magaceeda la yidhaahdo ‘Cabasho Aabo’, waa hees ay midhaheedu ka soo maaxdeen maskaxda marwada qaaliga ah ee Soomaaliyeed ee AAMINA MUUSE WEHELIYE, laxanka waxa raaciyay Xuseen ciyaar jecel, codka dahabiga ahna waxa ku daray Cabdulaahi Weheliye. Waa hees aad u qiimo badan oo muujinaysa dareenka Aabayaasha shaqeeya ee Qurbaha ku nool iyo cabashada ay u gudbinayaan hooyooyinka cayrta quuta.
Jibriil Yoonis Samaroon Oo Isugu Biyo Shubtay UDHIS Somaliland..!
Kadib markii dhawaan degmada cusub ee Quljeed loo wanqalay ayaa waxay dhammaan Jibriil Yoonis ku dhaateen inay yihiin Somaliland. Waxa iyadna sidoo kale xigtay in xafiiskii urur siyaasadeedka UDHIS ee uu hagaaminayo Mudane C/Raxmaan Aw-Cali isna laga furo Boorama, xisbigaas oo Jibriil Yoonis isugu biyo shubteen. Hadaba yaa ku hadhay Awdal State, ma Reer Nuur oo Kaliya?!
Waa Inaynu Deg-deg U Dhisanno Dikadda LUGHAYA: Wixii Dhiigloow Dhammaanteenba Wada Kaca!
Waxa kaliya ee aynu dunida dhinac uga raaci karnaa, kagana bixi karnaa hagardaamoyinka iyo hadimooyinka siyaasadeed iyo waliba baahida dhaqan-dhaqaale ayaa waxay tahay inaynu si deg-deg ah u dhisanno dikadda Lughaya. Cidna yaan lala sugin, cidna yaan loogu habran, cidna yaan lala maragsan ee deg-deg halloo dareero. Ka kaca boodhka
Gabay Magaciisa La Yidhaahdo ‘Ma Wax Suurto Galayaa’?: Balse Abwaankii Sameeyay Is Qariyay Magaciisa
Ardaydii USF Maxay ka Barteen Macallimiintoodii SDA 1993?.
Videogan oo ah qayb isku jira ah(mix) waxad ka dhex arki doontiin oo ku jira nin magaciisa la yidhaahdo C/Raxmaan Ducaale Cali oo ku hadlayay magaca USF oo ah xusbi sheegan jiray Saylac iyo Lughaya?. Bal u fiirsada oo ka faallooda, waa xisbgee waana qabiilkee?..!
Boorama Oo Dab-Damis Lahayn Iyo Ciidamada Dab Damiska Dallaayaddaha Ku Booda Ee Awdal State Oo La Sugayo..!
Dr Idris Xasan Diiriye: Geesiga Runta Ah Ee Gadabuursi Ee Tol Waayay..!
Dr Idris Xasan Diiriye waa aasaasihii Ururkii Siyaasadeed ee matalayay bulsho-weynta beelaha Samaroon ee ku nool Galbeedka soomaaliyeed ee magaciisa la odhan jiray SDA. Nin kastaba ha iska faanee, fikradda, farsamada, faafinta iyo fulinta ururkaas SDA waxa dhammaantood iska lahaa Idris, beeni maxay qaban . Sidoo kale Dr Diiriye waa isu dubaridihii (Director) filimkii Soomaaliyeed ee caanka ahaa ee ugu horreeyay ee magaciisa la odhan jiray DAN IYO XARAGO.
Subeer Noo Dallacsii…!!!
Waa waraysi Xiisa badan Oo BooramaNews la yeelatay Gaashaanle Sare Subeer Cabdi Kariim Boodhle. Subeer wuxu oo ahaa guddoomiyihii degmada Boorama uga wakiilka ahaa dawladdii Maxamad Siyaad Barre(AUN) iyo Xisbigii Hanti Wadaaga kacaanka Soomaaliyed, sanadihii Siddeetameeyadii, isla markaana noqday guddoomiyihii ugu horreeyay ee gobolka Awdal.


















Falanqayn: Comments