Ciidamada Somaliland Oo Dib U Celiyay Sarkaal Kasoo Goostay Dawladda Djibouti
Lawacaddo(BoonNewsPress- BNP) Ciidanka Qaranka Bariisle ee Gobolka Selal ayaa shalay dib ugu dhiibay Xukuumadda Jabuuti Sarkaal ka tirsan wasaaradda Gaadiidka dalkaasi oo ka soo baxsaday, kaasoo la yidhaahdo Maxamed Aadan Xsueen watayna gaadhi Layla Calawi ah.
Gabadhii Ugu Danbaysay Ee Ka Hadhay Xaaji Diide Oo Dhimatay 1974, Iyadoo Cimrigeedu Yahay 105 Jir
Voici la derniere fille de M. Haji Dideh, elle est morte en 8/11/74 à Djibouti , l’âge 105 ans. Halkan waxa ku lifaaqan inantii ugu danbaysay ee ka hadhay Marxuum Xaaji Diide(AUN). Magaceedu wuxu ahaa Cajaa’ib (AUN), waxayna ku dhimatay Jabuuti… Read More ›
Tacsi Ku Socota Qooyska Reer Ciise Caamir: Marxuum Aadan Ciise (AUN)
Ina lilaali wa ina ilaahu Raajucun. Waxan aad uga Tiraanyeysanahay geeridii degdega ahayd ee ku timid walaalkeen Aden Ciise Camir oo maanta ku geeriyooday Magalada Jabouti.Geeridaa naxdinta leh ee ku timid walalkeen Aden waxan ka tacsiyeynaa Walaasheen Raxma Ciise Camir … Read More ›
Ciiidamada Qaranka Somaliland Oo Cardaadiqaha Ka Dhigay Maleeshiyo Kasoo Duushay Djibouti Soona Weerartay Saylac.
Saylac(Geestiir) wararka naga soo gaadhay degmada saylac ayaa sheegaya in dagaal culus ka bilaabmay abaaro 5:30 aroornimo kaasi u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo maleeshiyo beeleed beesha ciisa ah kuwaasi oo maalmihii ugu dambeeyey isku urursanayey degmada saylac iyo deegaanada hoos… Read More ›
Troubles in Somaliland
Latest update on the situation in Saylac (Zeila) that resulted in the deaths of innocent teenagers
Qorshaha ‘B’ Ee Dr Siilaanyo Iyo Xaaji IOG (Plan B of Dr Siilaanyo & Hajj IOG ): ‘Ciisoow Dhiig Ku Daadsha Saylac’
Warar xogogaal ah ayaa noo sheegaya in qorshihii hore (Plan A) ee Siilaanyo iyo IOG ay ka lahaayeen qaddiyadda Saylac uu ku fashilmay Boorama, kadib markii qaybaha kala duwan ee bulshada Awdal iyo Madaxweyne ku xigeenka oo isla socdi si weyn… Read More ›
Djibouti: Treatment of members of the Afar tribe by the current government
A professor of history at the College of Holy Cross in Massachusetts, who specializes in the history and politics of Somalia, stated that although the Afar are represented in the current government, they are treated as second class citizens (14… Read More ›
Wadajirka Samaroon baa kaqaalib noqday shirqoolkii Geele & Siilaanyo
Abdishakur Muuse Muruud. Mahad oo dhan Ilaaha awooda badan baa leh, amaan iyo sharafna waxaa mutay nabigeenii Mohamed (NNKH). Haddaba waxa wax lagu farxo ah in maalin dhaweed aanu maqalnay guushii ay beesha Samaroon ay kasoo hoyeen dooroshooyiinkii kadhacay degmada… Read More ›
Djibouti: 1) information about events Balbala, during which Gadaboursis were massacred, 2) information on the current situation facing the government of Djibouti Gadaboursis
1) In April and May 1989, violent tribal clashes in several deaths pitted Gadaboursis the Issas Isaaq and Djibouti (AFP October 24, 1989, letter from the Indian Ocean May 27, 1989, 6). Most of those killed during the riots, especially… Read More ›
Hadalkii Ugu Danbeeyay Ee Kasoo Baxa Shahiid Jimcaale: ‘Tahriibkaba Waynu Ku Dhimanaaye, Aynu Dalkeena U Dhimano.’
Barta Internetka gaar ahaan baraha Facebook-ga ayaa dhawaan lagu shaaciyey qaabkii uu u dhintey Mujaahid Jimcaale Cabdi Maxamuud oo toddobaadkii hore u shahiidey qadiyadda Saylac.
Faallo:Reer Awdaloow Hargeysa Waad Ka Soo Ridateen Saylac Ee Xamar Saylac Ma Ka Soo Ridan Lahaydeen?
Marka hore waxa tacsi tiiraanyo leh u dirayaa geeridii ku timiday Jimcaale Cabdi Muxumad Aden oo ahaa ardaygii isaga oo ka dhiidhisan isku daygii dhaxal wareejinta ee la rabay in lagu dhaxal wareejiyo degaanka xeebta Awdal ee Somaliland arintaas oo… Read More ›
Dawladda Jabouti oo weerar ku soo qaaday Xeebta Saylac S/Land : Reer Awdal Waa Inay Itoobiya La Samaystaan Is Kaashi.
Sida wararka an ku hayno Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Jabuuti ayaa shalay biyaha bada ee u dhexeeya Somaliland ka raaftay doonyo badan oo ah kuwo shidaalka ka keena dhanka dalka Yemen ee ku soo xidhan jiray dekeda Saylac.Sidoo kale, waxay… Read More ›
Ismaaciil Cumar Geelle, Oo Dib U Bilaabay Filimadii Looga Bartay: ‘Samaroonbaa Hub Lasoo Degay’.
Waxay ahayd November 1990 markii qarax ka dhacay Café de Paris ee Djibouti, uu Ismaaciil Cumar Geelle oo wakhtigaasi ahaa hogaanka sirdoonka Jabuuti iyo af hayeenka xukumaddu isla markiiba ku eedeeyay in Gadabuursi ka danbeeyay qaraxaasi. Halkaasina uu ku xasuuqay… Read More ›
Kursiga Cabdiraxmaan Saylici Noqonwaa Mid Xaqa Gadabuursi Ku Lumo
Waagii baryaaba waayahiisee, xurgufta aarinta Saylac waxay muujisay in dib u dhaca siyaasadeed ee Gadabuursi tirsanaayo inuu ka masuul ahaa laftiisu, waxaana u daliil ah qaabka madaxda sarsare ee Awdal/Salal/Gabiley ka soo jeedaa ay u maareeyeen “arrinta Saylac”.
Djibouti: Information On The Gadaboursi Tribe
Djibouti: 1) Information on the Gadaboursi tribe. 2) Their relationship with the Issas and the Afars. 3) Support to any groups. 4) Information on their jobs, educational or other opportunities compared with other groups.
Baaq Iyo Digniin Wadajir Ah Oo Qurba Joogta Awdal U Dirayaan Qooys Joogta Awdal: Saldhigeenu Waa Saylac..
in si deg-deg ah qooys joogta Awdal ee degaanada ku xeeran Saylac ay isugu tegaan magaalada Saylac, halkaasina ay ku muujiyaan taageeradooda hiilka iyo hooba leh ee ay la barbar taagan yihiin xildhibaanadii dhawaan lasoo doortay ee loo dhaariyay xilkooda.
Maleeyshiyo Beeleed Ciise Oo Isu Urursanaya Duleedka Lowyacado Iyo Dawladda Djibouti Oo Soo Hubaynaysa
Lawyacado(Geestiir) wararka aanu ka helayno deegaanada Lawyacado ee ku yaala xuduuda u dhaxaysa Jabuuti iyo Somaliland, ayaa waxay sheegayaan in maleeshiyo beeleed isku urur sadeen tuulada la yidhaa Qalaanqalay oo ilaa 5km u jirta Lawyacaddo, waxaanay ku taal gudaha Somaliland… Read More ›
Ciisoow Meel Kasta Waan Idinkaga Badanahaye, Maxaad Yeeli Doontiin?
Muxyadiin Axmad Faarax Ma jiro dhul an ahayn dalka Djibouti oo beesha ciise kaga badan tahay beesha Gadabuursi. Hargeysa hadii la joogo samaroonbaa kaga badan ciise, xamar hadii la joogo samaroonbaa kaga badan ciise, Addis Ababa hadii la joogo Samaroonbaa… Read More ›
Sheeko Xiisa Badan: Ballantii Saddexda Tuug
Qore: Siciid Maxamed Gees Waa tii gabyaagii caanka ahaa ee reer Hargeysa Abwaan Farax Nuur uu ku soo hal qabsaday markuu lahaa: Waraabaha Corcorood iyo Carmaale dushiisa iyo ka Cayn geel ku laaya, Arab kii cunayaa, kolay waa isugu… Read More ›
Dhidarka Hargeysa, Dhurwaaga Jabuuti Iyo Doqoniimada Xasan Gurguurte Waa Isku Cayn, Waxase Ka Daran Dhoohanaanta Reer Awdal
Maanta ku dheeraanmaayo araar ee waxaanu baan u degi nuxurka qormadda…. Dhidarka Hargeysa xabaalhuu iyo xasuuqqi 1991kii ayuu maanta dulkeenay kuwii xaalkaa geysatay, oo kala ah Cabdi Khasaare, Muuse Afqadhmoone. Hunguraan indho-indho, Farax geesood doqon, Ina haashi afweyne oo ceerigaabo… Read More ›
Maxaan Ergooy Siilaanyo Kugu Nacay.!
Sida qaalibka ah, waxaynu dhaqan ahaan Ergo ugu yeedhi karnaa inay yihiin guddi nabadoon ama samadoon, oo aalaaba loo adeegsado xaaladaha aminga iyo dhaqanka ah ee cakiran. Balse waxan doorkan maanta ah ku nacnay ERGO sida ay xukummadda Dr Siilaanyo ugu… Read More ›