Tag Archive for ‘Waxay Ila Tahay (Opinion)’

Ka Kac Mudane Madaxweyne Ka Kac.!

Ka Kac, Mudane Madaxweyne, Ka Kac.! Nin daar ku jiraa, duufaan ma arkoo Deegaankiyo, duurku waw nabadoo Dugsiga aqalkaa, illayn dagayee Dadkii dhimaye, Daahirow toos Dabaylaha guban, ka doodiyayaa Docdaaday iman, daaduunkooduye Intaan duulaan, dermeda kuu rarin Dadkii dhimaye, Daahirow… Read More ›

Awdal Ma Dooran; Guddoomiyaha Awdal

Maalmahan danbe waxa isa soo tarayay talo xumida iyo tacadibka laga tabanayo guddoomiyaha Awdal.  Hadaba waxa haboon inaynu is weydiino, su’aalahan hoos ku xusan:  Horta yaa doortay gudddomiyaha Awdal?. Maxaase lagu Haystaa Guddoomiyaha   (1).      Yaa Doortay Guddoomiyaha Gobolka Awdal?. … Read More ›

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.