Tag Archive for ‘Opinion’

Danyarta Somaliland, Maxay Doonayaan?

“Kaba-shaagle, kabo-shaagle dhalay, anigoo kale weeyiye”; waa murti laga hayo Abwaan Xasan Sheekh Muumin (Raxmatullaah Caleyhi).  Innaguna waxaynu ku daraynaa, Danyare, Danyare dhalay, da’deenoo kale weeyiye.  Qofkii an daar dhisan , qofkii an duunyo haysan, iyo qofkii dalandoolayiba waa danyare,… Read More ›

Abwaan Xasan, Halloo Xusuusto Aad.

Abwaan Xasan, Halloo Xusuusto Aad. Marka hore waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelkii iyo qaraabadii iyo qooyskii uu ka geeriyooday Abwaan Xasan Sh Muumin. Waxan Ilaahay Raxmaan, uga baryaynaa inuu Abwaanka ka waraabiyo uguna deeqo naxariistiisii Janatul firdoowsa. Qooyska,… Read More ›

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.