AFRICA Stuck in Somalia Ethiopia‘s prime minister discusses how the U.S. helped his country oust the Islamists from Mogadishu. By Jason McLure | Newsweek Web Exclusive Apr 10, 2008 | Updated: 5:22 p.m. ET Apr 10, 2008 _________________________________________________________________________________ Meles Zenawi is easily Washington’s most… Read More ›
Tag Archive for ‘News(Warka)’
The Scottish American Idol.!!
Brown appears on American Idol – BBC World News Mr Brown has said he is a fan of TV talent shows Gordon Brown has appeared on the US talent show American Idol to promise to buy 20 million mosquito nets… Read More ›
Beesha Ciisa Muuse: Ma Taageerayno UDUB.
BAAQ AY SOO SAAREEN QURBO-JOOGA BEESHA CIISE MUUSE (Oodweynenews)Shirbalaadhan oo ka dhacay 7dii april 2008 galbeedka magaalada London ayaa waxa isugu yimi Mujaahidiinta,aqoonyahanka,indheergaradka,duqayda iyo dhalinta qurbo jooga beesha ciise muuse. Kulankaas oo ahaa mid si weeyn loo… Read More ›
Qashin Miyaa Ciidamada Qaranka Somaliland?
Qashin Miyaa, Ciidamada Qaranka Somaliland?. Maamulka Dalka Soomaaliland, wuxu sheegtaa inuu miisaaniyadiisa dhaqaale ee ugu badan ee dalka soo gasha ay ku baxdo nabad galyada iyo difaaca dalka. Taasi oo loo qaadan karo in loo dan leeyahay, ciidamada qalabka, ciiidamada nabad… Read More ›
Masiibada Caydhiya iyo Maamulka Cawara.
Masiibadii dhacday waxay noqotay caydhiya, oo Ummad badan oo reer Awdal ah ayaa maanta taagan faro madhnaan, mood iyo nool iyo maryana ka madhan. Maamulkii dalkuna waa cawara, oo caydhiya waxba ma dhaamo. Saxaafaddii Awdalna way seexatay oo sawirada ay… Read More ›
IQRA iyo Ololaha Gurmadka Aafooyinka.
Dhawaan waxaynu is gaadhsiinay qaylo dhaanta kasoo yeedhay Ummaddii ay ku saameeyeen masiibooyinka dabiiciga ee aafeeyay degaanada hoos yimaadda Baki, Lughaya, iyo Qaar ka mid ah Saylac. Hadaba gurmadkaasi waxa isku soo taagay kaalinta ugu horreeya ee abaabulka iyo olalaha ilaa… Read More ›
Codsigii Madaxweyne Daahir Iyo Cibaaradii Ka Danbaysay.
Qormadani waxaynu shaaca kaga qaadaynaa, codsi Email ah oo aynu u dirnay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, markii uu joogay London UK, iyo cibaaradii ka danbaysay ee nagu kalliftay codsigaas. Waxaynu u kala qaybinaynaa labo qaybood, oo qaybta hore tahay inaan… Read More ›
Masiibo Qaran : Gurmad Qaran
Masiibo Qaran: Gurmad Qaran. Waxa ku dhacay Qaddar Alla iyo masiibo qaran dadka reer Awdal ee ku xeeran buuralayda Golis ee hoos yimaada degmooyinka Baki iyo Lughaya. Sidaasina waxaynu ku ogaanay war saxaafadeedka ay soo gudbiyeen Guddoomiyaha Awdal iyo Masuuliyiin… Read More ›
Qisada Dil Suge Soomaaliyeed, Oo ku Xidhan Sacuudi Carabiya
Qisadana waxa soo guuriyay YAASIN SICIID CUSMAAN, oo ka mid ah asxaabta ugu firfircoon ee joogtada ah ee Saylac Forum. Isla markaana ah, wariyaha HiilDan u qaybsan Suudaan. Wuxu ka soo guuriyay Axmed Haaddi Muxumad oo degan DENMARK. Codka Danyarta… Read More ›
Taariikhdiisii Qorantay, Abwaankeennii Qummannaa
Taariikhdiisii Qorantay, Abwaankeennii Qummannaa. Aaabaha Fanka iyo sugaanta iyo aqoonta Soomaaliyeed, isla mar ahaantaana ah, Abwaanka abwaanada soomaaliyeed, Xasan Sh Muumin (Rahmatullaah Calayhi). Taariikhdiisu horey ayay u qornayd, haatana ka dib geeridii naxdinta lahayd ee inaga qaaday, dib ayay u… Read More ›
Saboolnimadu dunidan kama dhammaanayso
Si ad qoraalkan u akhristo waxad ka raadisaa khadkan: http://www.dalmar.org/view_somali.php?articleid=6537 HiilDan
Abaaraha Awdal: Faalada Warka
Inkastuu wali dheeliyayo, hadana ilaa iyo intii dhidibada loo taagay dalkan isku magacaabay Somaliland, ee dibna loo dheehdo taariikhda dalkanu. Waxaba layska dhaadhicin karayaa, in Somaliland, aanay abaar mooyiye ayaan kalaba u yeelanin gobolka Awdal.
TAARIIKH KOOBAN: Abwaan Xasan Sh Muumin.
BBC Somali Xasan Shiikh Muumin, oo ahaa abwaan weyn oo Soomaaliyeed, ayaa ku geeriyooday magaalada oslo ee dalka Norway, habeennimadii xalay oo bishan January ahayd 16. Dhegayso barnaamijka
Casiisoow Dhaha (Tribute to Hassan Sh. Moumin).
Qormadani waa xus (Tribute) an kaga qayb qaadanayo tacsida Abwaan Xasan Sheekh Muumin (Allaha u naxariisto) . Abwaan Caan Ahaayoo Hibo Caadil Siyayoo Cilmiyo lahaa Aqoonoo