Tag Archive for ‘Faalada Warka (News Analysis)’

Diidnaye Ogoow: VETO.!

Xusbiyada Mucaaaridka Ah oo Ganafka Ku dhuftay Muddo Kordhinta Madaxweynaha Si geesinimmo leh aya waxay  xusbiyada KULMIYE iyo UCID ahna xusbiyada ugu aqlabiyada ballaadhan ee dalka somaliland,  ganafka ugu dhufteen muddo kordhintii Madaxweyaha Somaliland, mudane Daahir Rayaale Kaahin.   Muddo kordhintaasi… Read More ›

H/Yoonis Vs Warsangali.

   Qodka Bari Kasoo Kacay Intaan Yara Qiyaasayo.   Bixisada ku habsatay dawlada Somaliland, ayaa waxay tahay mid ka bilaabantay bariga Somaliland. Madaxweyne Daahirna loogama horreyn markuu is yidhi gobolo u kordhi gobolada bari,isala mar ahaantaana  difaaca iyo weerarka iyo… Read More ›

Gobolka Awdal, Ma Laha Guddoomiye.

“Guddoomiayaha gobolka oo ay raxan xildhibaano ahi daba socota, ayaa la filayaa inay gaadhaan degaanada Baki, lughaya iyo Saylac. Waa markii ugu horreysay ee maamulka gobolku u  shakhsi ahaan u kicitimo dhulka dhibaateysan”.     Sidaasi waxa warkiisa kusoo gudbiyay weriyaha shabakada… Read More ›

Lowyacaddo Miyay Leeleeshay?.

Lowyacaddana Miyay Leeleeshay?  “Lowyacado (Jam)- Guddoomiyaha magaalada Lowyacaddo oo ka tirsan Degmada Saylac ee Gobolka Awdal Mr. Cali Cumar Cigaal, ayaa ka dayriyey xaaladda nololeed ee deegaankaas oo uu sheegay in ku habsatay abaar ba’an oo xoolo badan ku ay… Read More ›

Dhiig Yacabka Maradiisa; Dhaadhiciya.!

Xusuus, Xorriyaddii Jabuuti  Nin Dhulkiisa  u  dhaqaaqoo Dhaansaday subraarkoo Dhiigiisu kacayoo Dhereg iyo Hurdaba nacay Dhabtii gaadhi doonee….. Heestaas oo dheer oo inta badan an la wada maqlaynin maadaama warbixinta Maxamad Daahir (RTD), qarinaysay,  ayaa waxa hooriskeedu yahay: Dhiigyacabka Maradiisaa,… Read More ›

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.