Tag Archive for ‘103’

Bal Eegoo U Fiirsadaay.

  Waa sawirka Maskaxdeena ku soo noq-noqonaya, ee waligii an ka go’aynin, ee ka mid ah dhawrka sawir ee dhawaan saxaafada Awdal innoo soo gudbiyeen ee ku saabsanaa, Aafooyinkii ka dhacay Awdal.

HiilDan Vs DhanXiir.!!!

Dhanxiir Waaryaadhaheen nimankii reer Awdal ee aan islahaa dimuqraadiyadda ha bartaan sowkun cunsuriyadda Boorama ku kala ciseeyey madaxdii yo masuuliyiintii qaranka ee ku qabygalay aaskii Marxuun Xasan Sheekh Muumin ee cir iyo dhulba looga yim oo ay weliba caqlixumadooda ku… Read More ›

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.