NALA SOO XIDHIIDH
Wixii macluumaad ah, talo iyo tusaale iyo tilmaanba waxad noogu soo hagaajin kartiin ciwaanka emailkayaga oo ah:






Muuse Rabiile Good - The Father of The Nation of Awdal
Mujaahidka Mujaahidiinta Awdal: Mar Walba Abaalbaan u Haynaa..!
Abwaan Xasan Sh Muumin: Abidkayo Ilaawi Mayno.!
Ma Necbin Daahir, Mabda'iisaan Diidnay.!
Boqorka Salal: Suleymaan Nooloow.!
Suldaanka Salal: Sama Ku Nooloow..!
Hormuudka Cammuud, Hambalyaanu Leenahay..!
Hormuudka EELO: Hambalyaanu Leenahay..!
Duqa Da'da Yar: Hambalyaanu Leenahay, Hana Daalin..!
Musheekhda Awdal: Sharaftiinu Ha Raagtaanu Leenahay..!
Salaadiinta Awdal, Sama Ku Waara..!
Ciyaartooyda Awdal: Cimrigiinu Ha Raago..!





Wixii macluumaad ah, talo iyo tusaale iyo tilmaanba waxad noogu soo hagaajin kartiin ciwaanka emailkayaga oo ah:
fathiaomar said
Asalaamu Calaykum
Marka hore waxaan u mahad naqayaa dhamaan bahweeynta sharafta badan ee xiseeysay in aay akhrido faaqido faahfaahisana buugan uu qoray aabahay cumar kaahin caynaashe oo uu ugu talagalay in uu noqdo mid u fura jid xor ah oo ka madax banaan xumaan qabiil iyo qas qaran oo inta ka danbeeysa aay sii faaqidaan halkan maanta joogno haddii aan soomaali nahay dhamanteen meel aan joognaba waxa inoogo wacan in aan is weeydiino,falanqeeynana halka aay wax ka qaldameen iyo dhibtii loo soo maray midnimo iyo qaaran xalaal ah in ay dhalato iyo in aaynaan wada noqon rajo luntey oon is daba’qabateeno inagoo xigmad iyo caqli aad u dagan isticmaaleyna xishmad iyo sharaf waxaan lahayna soo ceshenayna dadkii u soo dhintay naftoodana u huray gobonimo xalaal ah in aay aayo uga dhigaan ubad kooda iyo inta ka danbeeysa in aay hadheeysataan calan aay kaga mid noqdaan calamka intiisa kale oyna kuwii guumaays ku nool noqoda inooga gilgilshaay ayna tacb khasaaray noqon oon marwalba xasuus naano halgankeey noo soo galeen magacoodana kor u qaadno waayo dad badan oo magac iyo maamuusba laga tiray ayaa wali jira waxay ku soo dhibaatoodeen dad aan waax ka ogaayn ku raaxeey sanayaan taasina xaqdara haatan jirta madax u tahay.
Markaa doodu inoo furan waxaad su’aal gaar ah aad ka qabtaan inta aqoonteeydu gaadh siisantahay anoo aan wax hagran waan uga jawaabi doona anoo ku hadlaya ama matalaya magacii aabahay Cumar Kaahin Caynashe.
Sidaa iyo Nooli kulante;
P.S. Fathia Oma Kahin
fathiakahin@gmail.com
Samaroon said
walaalahayga fogaan araga galbeed aad ayad u mahad santihiin
run ahaantiina hadii aan wax ka taabto suldaankan ciise ee la shegay in lagu caleemo saarayo saylac waa wax aad loga xumaado taasna wax masuuliyadeeda iska leh maamulka uu ina rayaale madaxda ka yahay oo maamulki dagmada kawad dhigay beesha ciise hadii aan tusale u soo qaaato markii c/raxmaan aw cali hayay xilakan uu hada hayo rayaale cid aan samaroon ahayn loma magacaabi jirin waa nasiib daro marka maamulkan rayaale waxan u shegayaa hadii ciise meshaas wax ku qabto waxii kadhaca isga ayaa ka masuul ah soomalidu waxay ku maahmaahdaa nin aan talin jirin hadii u taliyo ceebtiisa ayaa dambaysa run ahaantii ina rayaale miyuu ilaabay suldaankiisii yidhi Bolol ma gaboobin ee barni way gabowday , adeerv saylac samaroon kam tagin ilaa hada wa dagan yahay maamulxumada rayaale ayay la yaban yihiin
waxaan hadalkaygii ku soo koobayaa hadii saylac lagu magacaabo waxii ka dhaca isaga ayaa ka masuul ah qarax yyada halka aka dhaca
c\kariin cali cansharaar said
walaal waan idin salaamayaa waxaanan idin ku salaamayaa salaamta islaamka scm walaal intaas kabacdi aad baad umahadsan tihiin maadaamaad soo ururiseen aabayaashii gobolka awdal aad baanan ugu farxay markaan arkay laakiin sikordhiya oo waliba soo wada ururiya sidaad uxafideena allaha idiin xafido awdaleey waligaa noolaw adiga iyo dad kaaguba
MOHAMED said
scww
salaan qiimo badan ka dib walaal waxaan doonayaa inaan halkan idiinku soo gudibiyo hogo tusaaleyn ku saabsan dadkii magaca ku lahaa gobolkan awdal iyo guud ahaan somaliland waxaan ugu horeyn ka dhex waayay Madaxweyne kuxigeenkii s/land cabdulrahman cali farax oo ah mujaahid bahweynta s/land ay aad ujeceshahay.
sidaasi darteed hadii siyaasada webmestarku aanay raaklui kahayan shaqsigan raali ha layga ahaado hadii kale umad bada ayaa akhrisata webka international ka dhiga webka umada dhex unqoda wabilaahi tawfiiq
Saif Jama Fadan said
Salaan ka dib, Ciise waa faanfaanayaa oo guul ayuu sheeganayaa, guushaana waxa siiyay Samaroon.
waxaan weydiinayaa aqoon yahanada Samaroon maxaa idiindiiday inaad garataan waxa Ciise oo adduunka ugu jaahilsan gartay?
haddii Samaroonimadu idinka dhabtahay maanta hala bilaabo sidii loo qaban lahaa shirweyne lagu dooranayo Ugaaskii Beesha.
aniga oo ah Mulkiilaha Hotelka Ethio millennium ee Jigjiga waxaan diyaar u ahay in aan qaybtayda ka qaato, ee aan helo rag ila fahamsan arrinkaas.
mareegtan Hiildana hanoqoto ha isku xirta ee ka shaqaysa danaha Guud ee Samaroon.
waa walaalkiin X. Seef X. Jaamac Fadan
Sultanate of Oman Muscat
Tel 00968 99382489
E. mail saifjama@yahoo.com
wa bilaahi tawfiiq