Xaysiis(Publicity)
Kaalay Waa KulanExpress, Kulankeenna Lacagtuye..!
Sidii bakhayl kaalaxay, Ama Fule Kalyo lahayn, Ha kaydinin lacagtoo, kiishuun haku tuulinoo, halla kuudadin kadinkoo, Way kaa lumi hays odhan, ama xawaaladahan soo kordhay,