Waxay Ila Tahay (Opinion) rss

Aragtida ama odhaahda Akhristaha (Ra’yiga dadweynaha)

Faraqa u Dhaxeeya Xinka Iyo Xaasidnimadda

Geerisa-Qalbigu Waa Cadka yar Ee Kuyaala Korka Dhinaciisa Bidix ee laabta, Macna ahaan waa Fu’aadka Insaanka Oo Ilaahayna Ka Hadlay’ waana Guriga/ Hoyga Iimaanka, Taqwadda, Ixtiraamka, Thikriga, Jacaylka & Nabadgalyadda. Sidoo Kale Waa Golaha Kufriga, Nifaaqa, Riyaaqa, Xiqdiga, { Xasadnimadda… Read More ›

Maalintii uu Isaaq Borama Midida Kuula Yimiday ee uu ku Yidhi Qoorta iga Goo intuu Daarood Iga goyn lahaa Inaad Qoorta Goyso Ayay Ahayd!! Lakin Adiga Lagaa Gooyay Oo dhulka Is Dhigay….

By Canab IbraHim Asc Marka hore waxaan salamaayaa dhamaan Beelwaynta Samaroon Meel kasta OO ay Joogaan Marka xigta Anigoo Soo bandhiga Mar walba Xaqiiqooyinka Oo U iftiimanaya Tolkeen Intii Aaan ogayn  Ilmadeerayaal Hadii Aan Ku Bilaabo Goorta Isaaq iyo Gadabuursi… Read More ›

Beeni Raad Ma Leh..!

Annigoo ah Yuusuf Warsame iskana leh xuquuqda e-meylka y_warsame@aol.com, waxaan ku arkay mareegtada Harowo.com ee xag jirka ah laba maqaaladood kuna taariikhaysan 2dii iyo 3dii Feb. 2012 kuna saxeexan magacayga laguna shaabadeeyey e-maylkayga oo ah been abuur anan shaqo ku… Read More ›

Dhuxul Danbas Huwan..!

  Waxaan salaamay warbaahinta xorta, iyo akhriostayaasha qaayahale ., waxaan uga digayaa dadka maqaaladda ka jawaabba in ku jawaabaan wax huffan,Waxaan ka wadda dheregsan nahay in uu jiray mudoba khilaaf hadheeyey dhamaan bulshadda deggan golobka awdal, gabiley iyo salal kuna… Read More ›

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.