Haddaba maadaama aan ka mid ahaa shakhsiyaadkii u horreeyey ee loogu baaqey aasaaska iyo dhidiba u taagistii dallada ururka dhallinyarada SAYS waxa aan xasuustaa in wakhti habeen ah kulankii koowaad ay isugu yimmaadeen lix iyo tobankii xubnood ee loogu tallo… Read More ›
Warqad Furan (Open Letter)
Sub: An open letter to Professor Suleiban and Amoud Alumni Association:
Dear professor Suleiman, please accept my best regards and congratulations towards the fantastic job that you and your team always pursue in the University. After that, I would like to mention how I was so amazed, to see the beautiful… Read More ›
Telesom:Yaanay Ku Tuman Xuquuqda Danyarta Taagta Daran ee Awdal
Waxa nasoo gaadhay nuqul ka mid ah qoraal cabasho ah oo muwaadin Danyare iyo waliba naafo ah oo Reer Awdal ahi kaga cabanayo tacaddi iyo tiiq-tiiqsi iyo taxriir badheedh ah oo kasoo gaadhay shirkada Telesom ee gobolka Awdal/Salal. Aad iyo aad… Read More ›
An open letter to SOMALILAND All-Party Parliamentary Group
. To: Wesminister Parliament London, U.K From : Ahmed Arwo Dear Friends of Somaliland, Somaliland is sleep walking into self-destruction. There is no other culprit but its President. It needs a quick unreserved salvation. It calls… Read More ›
Codsi KA Socda Ururada Dhalinyarada Reer Awdal
By Mujaahid Farxaan Jeeroo basaas loo dhinto, geesi Baadiyoobo jeeruuw boqnaha dhiig la galo, reerkan bahalobay Gobanimo bannaan lagama helo, bar iska taal- taale Ururada Dhalinyarada Reer Awdal waxay ka codsanayaan cuqaasha bulshada ADAL, inay amar ku siiyaan wasiirada iyo… Read More ›
Warqad Furan: Hallaga Digtoonaado Danbi Qaran.
KA: Saeed Suleiman, Gudoomiyaha Jaaliyadda S/land , Minnesota KU: Wasiirka Arimaha Gudaha JSL Mudane Cirro
Talo Ku socota Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin..!
Mudane Madaxweyne, maanta laba talo oo sida ii caadiga ah an kaskayga iyo kashkayga ka keenay oo haba yaraatee an cidnaba kala tashan, ayaa kuu taalla oo an kuu soo gudbinyaa inaad midkood qaadato. Labadaas talo waxay kala yihiin:
Baaq Ka Socda Dhalinyarada Awdal UK
KU: GUDOMIYAHA GOBOLKA AWDAL KU: DUQA MAGAALADA BOORAMA KA: DHALINYARADA AWDAL -UK OG: HOGAAMIYA DHAQMEEDADA GOBOLKA AWDAL OG: GOLAHA DEEGAANKA OG: ODAYAASHA, WAX GARADKA GOBALKA & DHAMAAN QAYBAHA KALE EE BULSHADA UJ: CODSI SII DAYN DHALINYARADA KU XIDHAN BOORAMA
Baaq Ku Socda Qurba Jooga Reer Awdal
KU: QURBA JOOGA AWDAL KA: HIILDANYARE OG: XUKUMADDA SOMALILAND OG: GURI JOOGA AWDAL UJ: AYNU DIWAAN GALINO DADKEENA
Talo Ku Socota Wasiirka Xanaanada Xoolaha: Dr Idris
Horta marka hore waan kuu mahad calinayaa sida geesinimada laha ee aad dadka aad wasiirka u tahay ee kaa sugaayay in aad ADHIGII laga qabsaday wax kala qabato oo u soo caliso xoolahoodii aay ku bixiyeen lacagta badan, hadaad runta… Read More ›