Warbixin (Report) rss

Warbixinada dhacdooyinka

Qaylo Dhaan Kasoo Yeedhay Prof Dixood: Barakacayaashii Abaaraha, Oo Wali Ku Dacdarraysan Degaanada Lughaya, Iyo Deeqaha Qurba Joogta Oo An La Ogayn Meel Ay Maraan.

Warbixin nagu noqotay yaab iyo amakaag iyo anfariir  oo ku saabsan qaylo dhaan abaareed oo uu ku saxeexan yahay Professor Aadan Diiriye Dixood ayaa halkan ku lifaaqan. Sida ku cad warbixintani  Ummaddii abaarahu aafeeyeen ee degaanada hoos yimaada Degmooyinka Lughaya iyo Garbo Dadar,… Read More ›

Doorasho Dooni Maynee, Nala Daawada ARDAA

Warbixintan qaaliga ah ee shirweynihii ARDAA,  oo muddaba ku kaydsanayd qolka nasashada ayaynu kaga nasanaynaa  siyaasadda simbiririxootay ee Somaliland.   Reer Awdal iyagoo dhiig ka da’ayo, ayay hadana doorasho isku diyaarinayaan, waa ayaan darro.  Waxanu leenahay Doorasho dooni maynee, nala daawada… Read More ›

AQOONI WAA GUUL, IF IYO AAKHIRABA

Baaq Ka Socda Maamulaha Dugsiga Sare Boon: Mukhtaar Sul. Muumin Sul.Caateeye Ummadi horumar kuma talaabsan karto aqoon la’aan , mana suurawdo sinaba in ay tartan gasho ay kula tartamayso bulshada caalamka iyada oo heerkeeda aqooneed liito.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.