Waa waraysi xiisa badan oo Professor Cabdi Ismaaciil Samatar bixiyay. Professor Cabdi wuxu halkan ku muujinayaa inuu yahay nin jecel waxbarashada oo macallin ah, oo macalinimadu tahay laf-dhabartiisa. Qaybta labaad ee cajaladan wuxu ku sheegay Professor Cabdi Samatar in markii… Read More ›
Waraysi (Interview)
Waraysi Hadhwanaag La Yeelatay Meeyar Ku Xigeenka Saylac: Sacad Daahir Cige
Shabakada HadhwanaagNews ayaa waraysi la yeelatay Meeryar ku xigeenka degmada Saylac, Mudane Sacad Daahir Cige. Waraysigaas oo guud ahaanba ku saabsanaa xaalada degmada Saylac, gaar ahaan degmada Xariirad oo dhawaan xiisado colaadeed ka aloosmeen, ayaa wuxu meeyar ku xigeenku ku… Read More ›
Mucaaradka Djibouti, OO Xukumada Ku Eedeeyay Inay Ku Kacayso Ficilo Ay Ku Wiiqayso Awoodooda
“Mucaaridku dad iyagu kharbudaad iyo dhibaato dalka u horseedaya maaha” Axmed Rayaale Hargeysa (Waaheen) – Axmed Rayaale oo ah Wakiilka dalka Belgiun u jooga Xisbiga Cadaalada iyo Dimuquraadiyada ee Dalka Jabuuti, ahaana af-hayeenkii hore ee Isbahaysiga Mucaaridka Jabuuti ayaa Waaheen… Read More ›
Yaa Ka Danbeeya Xaal Abuurka Saylac?
Dhamaan Salaan guud inta Ku hadasha Af-Soomaaliga. Marka loo kuur galo xaaladaha ka taagan degaanada hoos yimaad degmada Saylac waxa dadka badan koodu isweydiinayaa su’aasha ah Yaa Ka Danbeeya Xaal Abuurka Saylac?
Yaa Wax Laga Tabanayaa?
“Waxaan Diidanahay Aan Kuu Taliyo, Aan Ku Tiriyo, Haddana Aan Wax Tawdo, Yaa Wax Laga Tabanayaa” Suldaan Daahir Cismaan Cilmi Oo Ka Mid Ah Salaadiinta Reer Boorama
Waraysi Xiiso Badan: Xildhibaan Nac-nac.
http://www.somalilandtoday.net/modules.php?name=News&file=article&sid=1445
Qaalib iyo Waraysi Qoraal Ah(4)
Su’aasha Shanaad: Diyaar Garawga Kulmiye iyo Doorashooyinka Dalka HiilDan: Mudane Guddoomiye Qaalib; Waxaynu soo gaadhnay su’aashii ugu danbaysay ee waraysigeenan taxanaha ahaa. Waxaynu jeclaan lahayn, bal inaad wax nooga taataabato, qaban-qaabada iyo qorshaha xusbiga KULMIYE ee ku wajahan doorashooyinka soo socda ee… Read More ›
Qaalib iyo Waraysi Qoraal Ah (3)
Su’aasha Afraad: Xoolo Dhaqatada Awdal iyo Xusbiga KULMIYE HiilDan: Mudane Guddoomiye; Xusbiga KULMIYE horey ma uga hadlay ama aalaaba maka hadlaa dhacdooyinka foosha xun ee saameeya xoolo dhaqatada reer Awdal?, sida tii ugu danbeysay ee dhawaan dhacday, oo xoolo dhaqato reer Awdal… Read More ›
Qaalib iyo Waraysi Qoraal Ah (2).
Su’aasha Saddexaad: DanYarta Somaliland iyo Dareenka KULMIYE HiilDan: Mudane Guddoomiye; Xisbiga KULMIYE ma leeyahay hadaf u gooniya oo si gaar ah ugu wajahan dadka Danyarta ah?. Si kale hadaynu u dhigno, xusbigiinu ma dareensanyahay in bulshada DanYarta ahi yihiin kuwa… Read More ›
Qaalib iyo Waraysi Qoraal Ah (1).
Waraysigan oo sidii horey aynu idiinku ballan qaadnay ah waraysi qoraal iyo taxane ah oo aynu la yeelanay Qoraaga, iyo siyaasiga caanka ah ee Mudane Ibraahim Aadam Qaalib, ayaa maanta waxaynu ku bilaabaynaa labada Su’aalood ee ugu horreeya waraysigaas:
Mudane Qaalib: Taariikh Kooban Iyo Waraysi Qoraal Ah.
Mudane Ibraahim Aadam QAALIB. Waxaynu halkani idiinku soo bandhigaynaa waraysi qoraal ah, oo aynu la yeelanay guddomiyaha xusbiga Kulmiye ee gobolka Awdal, Mudane Ibraahim Aadam Qaalib. Iyo taariikhdiisa oo kooban: