Tacsi(Condolences) rss

TACSI Ka Socota Jaalliyadda Soomaaliyeed Ee Coventry Kuna Socota Qooyska Reer Maxamad Yuusuf Madar (Iimaan)

                                        INAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN T A C S I Dhamaan Jaaliyada Somaliyeed ee degan Magaalada Coventry ee wadanka Ingriiska waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan MAXAMED YUSUF MADAR (IIMAAN) ugana tacsideeynaya geeridii murugada iyo naxdinta laheeyd ee… Read More ›

TACSI: Allaha U Naxariisto Guray Xasan Caafi

 Anoo ah C/Qani Yuusuf Caateeye, kuna hadlaya magacayga, magaca reer Caateeye Faahiye iyo magaca bahda HiilDan, waxan tacsi tiiraanyo badan gaadhsiinayaa ehelkii iyo qooyskii iyo qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyoday  Guray Xasan Caafi. Gaar ahaana waxan tacsidan gaadhsiinayaa wariye Abukar… Read More ›

UJEEDO: TACSI TIIRAANYO LEH

Ururweynaha ARDAA isaga oo ka tiiraanyeysan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar maalintii Axadii ee taariikhdu aheyd 05/13/2012, wuxu  tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo eheladii u ka geeriyooday Marxuum Dr.Cabdishakuur Sh Cali Jowhar…. Read More ›

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.