Suugaan(Somali Literature) rss

Suugaanta iyo Majaajilooyinka Wargeysa HiilDan oo taxane ah.

GABAY: Awdal Dad Iyo Dal

By Muumin Muumin Samasons Dal ahaanna waa gobol dullo iyo bannaanba leh badna way la deris tahay duni weeye cimiladu dardarteeda dhigatoo, waxaa loogu daray taas inta qurux u damac roon cirku doobta kama dhigo. Dad ahaanna waa qaran waa… Read More ›

Wali Ma Dhuuxdeen Maansada XOG WARRAN?

Bal hadda dhuuxa maansada xog-warran ee kasoo burqatay maskaxda abwaanka qarniga ee Abwaan Axmad Siciid (Af-gudhiye). Abwaan Af-gudhiye maansadan aad ayuu u miisaamay, oo waa mucaarad iyo muxaafid isu jawaabaya. Laakiin Abwaan af-gudhiye isagu mucaarad iyo muxaafid midna ma ha,… Read More ›

Maansadii Dhafoor Godan

 Abwaan Maxamuud Cabdilahi Rooble Waxa iga yaabsiiyey hooyooyin iyo caruur macaluul ugu dhimanaya Weeraar (gobolka Awdal) iyo meelo kale oo aan cidiba xaalkooda danaynayn iyo dawlada hoose ee Borama oo ku hawlan dhismaha garoono kubada lagu ciyaaro iyo dhismayaal wadooyin… Read More ›

Maanso: Ciisahan Danbaabay

Muj Farxaan Aadan Warsame Ciisahan danbaabee   Degmadii abraynkiyo   Ududaaya xeebtoow   Caqligiinu dilanaa   Damaciyo hankiinuna   Dar alla e qadhaadhaa   Hadaad nabad dareentaan   Doogsataan ladnaataan   Waydun daadisanoo   Tariikhda duuga ah   Dib hadaad… Read More ›

Maansadii: DHOOL BARI

‘’Dib maxaa idiin celinayoo hore idiin diiday             Maruun maad ku dayataan khalqiga libinta doonaayaa’’                                                                        Xaaji Aadan Afqalooc   By Cali Ileeye Qof kasta oo si dhab ah u fiiriya  waayaha Degelada iyo Dadka Soomaaliyeed–waa marka uu iska  faydo… Read More ›

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.