Ogaysiis rss

OGAYSIIS: Shirweynaha ARDAA ee UK

Ururweynaha ARDAA wuxu ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada Awdal, Salal iyo Gabiley ee ku nool magaalada London ee cariga Ingriiska iyo nawaaxigeeda,  in waftiga ARDAA ee jooga magaalada London ay shir balaadan qaban doonaan, tafaasiishuna waa sidatani:

Ogeysiis: Max’d Case UK Is Maqal..!

Waxa la ogeysiinayaa dhammaan rag iyo dumarba jaalliyadda Maxamadcase  ee deggan dalkan UK inay ka soo qaybgalaan shirweyne ballaadhan oo ka dhici doona magaalada London maalinta sabtida ah bishuna ay tahay  01/10/2011 saacaddu markay tahay 14.00 galabnimo.

Ogeysiis: Shabakad Cusub

Ogeysiis Ku Saabsan Website-ka Cusub Ee Camuudnews.com   Waxaan dhamaan dadwaynaha sharafta mudan ee reer Somaliland ku wargalineynaa in uu warbaahinta S/Land ku soo biirey website cusub oo lagu magacaabo Camuudnews.com  

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.