Majaajillo
Hadday Dumarkiiba Is Qarxiyeen, Halkee Dib Loogu Noqonayaa..?
Majaajilada HiilDan: DaNana waxay baryahan danbe ku mashquushay dib isugu soo noqoshada labadii dal ee Soomaaliyeed (Woqooyi iyo Koonfur), oo iyada ka dhab iyo daacad ah. DanYare isaga xagggiisa waxay uga dhigan tahay inuu warkaasi yahay dhalanteed iyo dhallaan habaabis… Read More ›
Muhandisayaasha Madluunka Awdal: The Architecters of Awdal’s Misery..!
Awdal Macasha ii qabo, Adna Gawrac ii Mari, Dhiigana SNM Ha Muudsato…!
Waraysi: HiilDan Vs DhanXiir..!
Waa waraysi taabanaya dhinacyo badan oo isugu jira arimaha dhaqan-dhaqaale, siyaasdeed iyo Ijtimaaci, oo HiilDan la yeeshay Mudane DhanXiir oo ku sugan Hargeysa labadeeda dhinac. Waraysigaasi wuxu u dhacay sidatan:
Waa Maadays Awdal State, Hagbadduna Way Matalaysaa…!!!!
Majaajilada Sannadka ee DanYare iyo DaNana ayaa waxay ku saabsan tahay sida lacagta loo yaqaano Hagbadda ama ayuutada ee dumarka Soomaliyeed caanka ku yihiin u matalayso waxyaabaha qurbaha ka dhaca, sida xafladaha Awdal State..iwm. DaNana oo muddooyin dheer ku mashquulsanayd dhagaysiga… Read More ›
Majaajilada Sannadka: Waa Majaajiladii Iigu Qosolka Iyo Xusuuta Badnayd Inta An Garanayo…
Yaa soo gaadhay ama xusuusta Axmad Yaasiin Sarreeye (AUN) oo heesaya; sida heesihii anigu adiga waxan is leeyahay, iyo waan ka xumahay Leyla, Yaa Binta Sanduuq……….? Bal imika daawo oo dib u xasuuso Sarreyee Allaha U Naxariisto, isago oo heesaya… Read More ›
Far La Joojiyaana Bannaan, Far La Jiifiyaana Bannaan….!
DanYare iyo DaNana waxa doorkan maanta ah ay ka wada hadlayaan doorashada dalka oo lagu gali doono farahii badhna la joojiyay badhna la jiifiyay badhna la jarjaray, badhna la jacatadshay, badhna la jeexjeexay, badhna la jujuubay, iyo wixii la mid… Read More ›
Tacsi Qaran iyo Lafo Qaramayn Qaran.!
Majaajiladda 10naad: Lafihii Mujaahid Timacadde (AUN) miyaa iyagana dib loo soo faqo, si loogu qoro SNM, Illeyn Faqashnimuu Ku Dhintaye..! DaNana waxay u socotaa Tacsi heer Qaran ah !. Waa tacsi an caadi ahayn, oo waxa dib loo aasayaa lafihii… Read More ›
Saddex Kala Daran, Midkood Dooro.!!!
Majaajilada 9aad: DanYare iyo DaNana Kadib markii muddo dheer la sugayay, ee la saadaalinayay, ee la saluugayay, ee la sahwiyay, ee la siisan la’aa. Ayaa waxa subaxii danbe lagu war helay Gudida Goorsheegta Komishanka Qaranka, oo si la yaab leh u iclaamiyay,… Read More ›
SAGAL MADAR (Single Mother): Yaa Qaba?!!!!!
Majaajilada Siddeedaad: SINGLE MOTHER (Sagal Madar), Yaa Qaba? !!!! DanYare iyo DaNana, waxay maanta ka wada hadlayaan arrimaha ka taagan qurbaha, sida gunnada la siiyo dadka, gaar ahaan hooyooyinka iyagoo la qabo hadana ragooda dafira ee isku sheega… Read More ›
YAA YIDHI DHANXIIR WAA MUSLIM..?!!!
DanYare iyo DaNana waxay ku murmayaan muslinnimada Dhanxiir, iyaga oo dhawaanahanba rabay inay DhanXiir gabadh uu dhalay, uga doonaan wiil ka mid ah wiilasha ay dhaleen.
DanYare iyo DaNana: ‘Soo Hor Caashaqa’…!
DanYare iyo DaNana waxay doorkan maanta ah rabaan bal inay hadal wanaagsan iskula hadlaan oo khilaafkooda badan soo af-jaraan. Balse, waxa la yaab leh, waa inay mar walba naruuro ama qiil u raadshaan sidii ay iskugu soo jiidh-dabci lahaayeen. Qiilka… Read More ›
DanYare iyo DaNana: ‘Dib Maysku Aroosnaa?..!
DanYare iyo DaNana, iyagoo wali is qaba, hadana dib mar kale ma isku aroosi karaan?. Waa su’aasha meesha taalla, ee majaajiladni ku saabsan tahay?.
‘Ma Inanta DhanXiir Dhalay’?..!!!
Wiil ka mid ah wiilasha DanYare iyo DaNana ay dhaleen, ayaa wuxu jeclaaday gabadh. Waa gabadha deriska ah, oo waxa dhalay DhanXiir. DaNana way la rabtaa, DanYare muxuu ka yidhi?: