zeylac ciddii asal ahaan iskalaheyd iyo taariikhdeedu maaha mid la qarin karo. Waa la wada garanayaa . Hase yeeshee waxa Somali dhaqan u noqotay been abuur iyo danaysi. Waxa intaa dheer qabyaalad iyo jaahilnimo. Wixii horey u socon waayay baa… Read More ›
Jawaab
Xildhibaano, Cuqaal Iyo Waxgarad Ka Tirsan Gobolka Saylac, Oo U Caqli Celiyay Xil Cali Aareeye
Cuqaal iyo waxgarad kasoo jeeda gobolka Saylac, kuna sugan degmada xariirad ayaa si mug weyn ugu caqli celiyay xildhibaan Cali Aareeye oo kasoo jeeda Gogti-Itoobiya, balse ka mid ah golaha wakiilada Somaliland, minshaharna ku qaata magaca golaha sharci dejint ee… Read More ›
Faallo: Dayrkii Makaad Sheegiye Dunidaaba Ololi, Haddii Samaroon Ku Raaco Isaaq, Xil Ka Xayuubinta Madaxweyne Saylici.
Xilka ka xayuubinta Saylici, ee Samaroon ka qayb qaadanayo, waxay noqon doontaa sida dilkii Cusmaan Binu Cafaan, oo ahaa nin naxariis badan, oo dul qaad iyo daacadnimo badan, dabadeed dilkiisana Islaamkii ku kala daateen, ilaa maantana isu dilaan. Waa naxariistii… Read More ›
Sayliciga Maanta Ee Somaliland Iyo Saylicigii Shalay Ee Djibouti, Midkoodna Dhiig Ma Daadin,Waana Daacad.
Warbaahinta beesha Jabuuti waxa ku badan dhaliilo iyo eedaymo waxba kama jiraan ah, oo loo jeedinayo madaxweyne ku xigeenka qaranka Somaliland, Mudane C/Raxmaan C/laahi Ismaaciil- Saylici. Iyagoo ku sheegaya inuu yahay dagaal ooge iyo dhiig yacab iyo wixii la mid… Read More ›
Jawaab: Waa kuma Cumar Cabdi-lugweyne oo ku soo baxday meertada …( www.harowo.com).aanu qorey nin la dhaho A/kareem Faarax
Adoo daranyeysan gaajo , haddii deeq illaah ku siiyo…Ducaa la yaboosadaaa kibirka waa lagu kufaaaaaa………kkkkk waxoogey taariikh araar ah………
Jawaab: Habar Cafaan Waa Hadhka Jibriil Yoonis: Xaal Marin Habar Cafaan
By McShariif Waxaan Halkan xaalka siinayaa Tolkay Samaroon dhamaantii gaar ahaan Tolkay iyo walaalahayga HabarCafaan Samaroon kadib markaan akhriyay faalo kusoo baxday Maanta/Shalay websiteka Harowo.com ciwaankuna ahaa “Habar Cafaan Waa Hadhka Jibriir Yoonis”taasi oo lagu aflagaadaynaayo bel dhan oo Tolkay… Read More ›
Wariye Hyena: Rayaale Adiga Wuu Ku Xidhay, Saylicina Xilbuu Ku Saaray, Midkeed Xurmayn Lahayd?
Waad ogtahay wariye Hyenoow; inuu wariye Abukar Caafi ahaan jiray Isuduwihii/Agaasimihii ugu danbeeyay ee kasoo jeeda beelaha Max’d Case ee Daahir Rayaale xil kaga tago. Intii kale oo dhan wuu ka xayuubuiyay xilalkoodii, wuxuna xilalkaasi ku wada taxay beelaha… Read More ›
Qabiil Noqon Maayo Qaran
Qalinkii: Ali Ahmed Salaan kadib, Maqaalkani waxa igu dhaliyay in aan u jawaabo iska hadle ina gaagaale oo soo qoray maqaal dhiigu ka da’ayo. Riix halkan http://www.somaliland.org/2010/02/05/faallo-doorashadii-daahir-riyaale-waxay-gefweyn-ku-ahayd-taariikhda-iyo-qaranimada-somaliland/ . Ninka Indho iyo maska furan ku akhriya Maqaalka Ina gaagaale waxa u muuqanaysa… Read More ›
CISMAN HINDIYOOW SIDA DANAG BUD LALADHACAY, DHOW- DHOWDU WAA CEEB…!!!
By Muhaahid Farxaan Madax is moodka uu hogaamiyo Rayaale waxay ka habaaran yihiin oo ay gabno ka yihiin milgaha hadalka iyo isu xidhka ama tudcida Af-soomaaliga. Waxay dhaqan ku hadaaqaan hadalo deel-qaaf ah oo iska dheh loo yidhi, malaha sansaankii hogaan umadeed… Read More ›
Saylici Uma Baahna Af-hayeenno iyo Af-qaadayaal toona..!
Asalaamu Calaykum. Salaanta Islaamka Kadib, aad ayaad ugu mahadsantahay Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Rooble inaad isa soo barraxdo oo ad daah furto inaad tahay maskaxda ka danbeysa macluumaadka iyo mu’aamaraadka mareegtaada, oo ah mid ad u samaysatay inaad ku caydo kuna… Read More ›