By:Guddiga Jahliyaadda Beelweynta Gadabuursi ee Edmonton alberta Canada. Guddiga Jahliyadda Beelwynta Gadabuursi ee Edmonton oo ku hadlaya magacooda iyo Magaca dhaman jahliyadda Beelweynta Gadabuursi ee ku dhaqan Edmonton waxan Dhambaal Taageero iyo Hambalyo u diraynaa Guusha Taariikhiga ee laga gaadhay… Read More ›
Hambalyo Iyo Salaan (Greetings)
Salaamaha Reer Boon
HALKAN KA AKHRISO
Meher Laysku Arkay Oo Ka Dhacay Boorama: Reer Saylici Iyo Reer Soomane
Daawo Sawirada Meherka Boqorka Kamaal C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) Iyo Boqorad Fadxiya C/rashiid Cali Oo Meherkoodu Maanta Ka Dhacay Boorama
Hambalyo Meher Farxad Leh: Nimca-Nuura Iyo Maxamad Cabdi Oo 21kii Oktoobar Meherkoodu Ka Dhacay Ottawa-Canada
Wadhaf News-Octobar 21, 2012: Shalay oo taariikhdu ahayd octobar 20, 2012-ka waxaa magaalada Ottawa ee dalka Canada ka qabsoomay munaasabad farxad leh oo lagu yagleelay reer cusub oo kulmiyay laba go’aansaday inay nolol wadaagaan. Boqorada Nimca Jaamac Cusmaan Geele (Nimca… Read More ›
Hambalyo ku socota Raaisal wasaraha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)
Ka:Isku-dubaridaha Xisbiga UDJ Djibouti Anoo ku hadlaayo magaca dadweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti iyo ka axsaabta siyasadeed ee u hogaamiyo Ismaciil Geedi Xareed waxaan ku soo direynaa dhambaal hambalyo iyo taageero iskugu jiraa oo aan kugu hambalyeyneyno xilka laguu doortey.
Hambalyo Arooskii Inankayga Maxamuud Cumar Nuur
Waxan hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dirayaa wiilkayga an soo korsaday ee Maxamuud Cumar Nuur-Galaal oo aroooskiisu ka dhacay bariga magaalada London-UK maalintii Arbacada ahayd (5 Sept 2012), Royal Regency Manor Park.
La Taliyaha Madaxweynaha Ee Dhaqaalaha Oo Hanbalyada Ciidda U Diraya Shacbiga Somaliland Iyo Dunida Islaamka
Ciid Mubarak. Ciid wanaagsan oo wacan. Alle heyna siiyo barakada ciida, henaga yeelo kuwa cibaadada Ramadaanka aan ku eekeyn. Alle heyna garansiiyo inaynu adduunkana uga shaqaysano sidee aynaan dhimanayn, aakhirna sidaynu hadda dhimanayno.
Hambalyo Iyo Bogaadin Ku socota Beelaha Reer Maxamad iyo Boqorka Ay Doorteen
Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa suldaanka guud ee beelaha reer maxamad oo lagu caleema saaray magaalo madaxda gobolka awdal BAKI 10/07/2012.waxaan illaahay uga baryaynaa kii ku guulaysta waajibaadka saaran.waxaa hambalyada diraaya.
Hambalyo Dhalasho Farxad Leh
Dhammaan bahda HiiilDan waxay hambalyo dhalasho farxad leh u dirayaan Cumar Maxamuud Qayaad iyo Faadumo Maxamuud Bulxe oo wiil ugu dhashay Hargeys (09/07/12).
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Oo Dhanbaal Hambalyo Ah U Diray Shacbiweynaha Somaliland Xuska 26-ka Juun.
Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u diray Shacbiga Somaliland meelkasta oo ay joogaan, Xuska Munaasibada 52-guurada ka soo wareegtay 26-June-1960-kii, oo ah maalintii ay Somaliland madax-banaanideeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska.
Hambalyo Xisbiga HIILQARAN, Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqay Musharraxa Jagada Madaxweyne Oo Ah Prof. Axmad Ismaaciil Samatar
Hiil Qaran haddaan nahay waxaan soomali u soo doornay aqoonyahan karti, hufnaan iyo daacadnimo lagu hubbo, waana Professor Axmad Ismaaciil Samatar ( Abdulqaadir Adan M. Jangali)
Hambalyo Iyo Bogaadin Ku Wajahan Sannad Guurada 52aad, Ee Xuska 26ka Juun Maalinta Xorriyadda Somaliland
The Office of Somaliland Presidential Advisor on: Economy, Commerce, and Investments. Mr. Ahmed Hassan Arwo Eci.advisor@gmail.com 002522 409 64 21
Hambalyo Wariye Abukar Xasan Caafi oo Inantiisu ka Qalin Jabisay Saxaafadda!
Mudane Wariye Caafi adiga iyo inantaada Hodan hambalyo iyo salaan ayaan hawada idiin soo marinaynaa..Hambalyo..
Hambalyada Ciidda oo Ka Timidday Madaxweynaha Somaliland, Mudane Al-Xaaj Axmad Maxamad Maxamuud (Silaanyo)
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane: Al-Xaaj Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu hanbalyo iyo bogaadin u dirayaa shacbiga Soomalilaand debed iyo gudaba isagoo maanta(06/11/11) oo ah ciidul Adxa ku ciiday London, UK.