Dood (Debate) rss

Dib U Xusid Dood Furan: Hadalkii Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Uu Ku Sheegay In Xadhiga Salaadiinta Reer Gabiley Yahay Mid Lagu Dejinayo Dadweynaha Reer Dila, Ma Yahay Hadal Uu Nin Masuul Ahi Ku Hadlo?

Bismilaahi Raxmaani Raxiim. Waxaan Marka hore halkan tacsi uga dirayaa Eheladii Qaraabadiii iyo dhamaan asxaabtii ay ka baxeen dadkii masaakiinta ahaa ee lagu laayey guryahooda iyagoo caafimaad qab ku seexday, waxaanan ilaahay uga baryaya inuu janadii farduusa ka waraabiyo dhamaanteena… Read More ›

Awdal State Xisbi Ma Leedahay?

Dalka Somaliland waxa lagaga dhawaaqay in la furan karo axsaab siyaasadeed oo kale, dadka reer Awdalna waxay isu diyaarinyaan in xisbiyadaas cusub ay ka qayb qaataan. Sidoo kale dhinaca Somaliweyn waxa lagu rajo weynyahay in xisbiyo la furto, oo doorashooyin… Read More ›

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.