Badheedhe (Editorial) rss

Waa badheedhaha Wargeysaka HiilDan, oo bishiiba hal mar ah.

Falsafadda Ku Salaysan Isaaqism-ka Ee Masuuliyiinta Somaliland Ku Dhaqmayaan, Ma Noqon Karto Furaha Wada Xaajoodka Labada Qaran Ee Somaliland iyo Somalia. Waxayse noqon kartaa furaha wada hadalka beelaha Somaliland dhexdooda.

Somaliland waxay is bidaysaa inay tahay Qaran iskii u taagan oo ku qotonsan tiirarka dawladnimo ku dhisan diimuqraaddiyad.  Sida daaraadeed wada hadalka u dhaxayn kara Soomaaliya iyo Somaliland, wuxu dhinaca Somaliland uga dhigan yahay  wada hadal u dhaxeeya laba Qaran.

UDUB: Taageerayaal Badsay, Ku Taageerayaal Beeshay.

Fannaan Soomaaliyeed (Cigaal), ayaa wuxu ku heesay, ‘Intaan Doonida wadaayo, shukaantiyo diiradeeda, dabaysha xilligaan la haysto, halkaan doonana maraayo…..maxaa iga daadanayaa, haddaan dadka ugu sarreeyo, sareeyoo.  Fannaanad Soomaaliyeed (Baxsan), ayaa iyaduna waxay ugu jawaabtay, ‘adoo daranyaysan gaajo, haddii deeq Ilaah… Read More ›

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.