Waxa si naxariis leh warkiisa loo baafinayaa wiilkan oo magaciisu la yidhaahdo Musafa Axmed Muuse oo loo yaqaano Muse Jees, oo markiisii hore ka ymid Borama-Awdal/Somaliland. Waxay wararku sheegayaan inuu Wiilkaasi markii ugu danbaysay deganaa magaalada London ee dalka UK…. Read More ›
Baafin
BAAFIN: Yaa Arkay Cabdilaahi Maxamuud Xirsi..?
Taasi waxay keentay in cabdilaahi maxamuud uu mutaysto xadhig kadib markii lagu soo eedeeyay aflagaado iyo inuu gaystay hadalo lid ku ah gooni isutaaga iyo madaxbanaanida somaliland , kadibna waxaa loo taxaabay jeelka magaalada Boorama.