UJEEDDO

Ujeedada wargeyskani waxay tahay inuu isu soo uririyo codka ama aragtida danwadaagta Awdal/Somaliland/Somlaila/Djibouti. Isla mar ahaantaana uu siiyo muhiimad gaar amuuraha Danyarta soomaaliyeed meel kasta oo ay adduunweynaha ka joogaanba. Waana wargeyska magaciisa la yidhaahdo HiilDanYare , oo loo soo gaabiyo HiilDan, qofba sida uu jecelyahay.

Wargeysku wuxu aalaaba siin doonaa muhiimada kowaad, inuu soo gudbiyo wararka, faalooyinka iyo qoraalada kale, ee dhammaantood taabanaya bulshoweynta adduunka ee DanYarta ah, gaar ahaana kuwa bulshada Soomaaliyeed. Wargeysku wuxu ka kooban yahay bogag iyo qaybo kala duwan oo loo soo xulay raalli galinta iyo rabitaanka akhristayaasha sharafta leh.

4 replies »

  1. dhaman waxan salamayaa dadwaynaha rer awdal melkasat oo ayjogaan dhaman wan wada salamayaa waxan leyahay dadka qurbaha kunol ee aan kamid ka ahay inay xasuusnadan wadan koda marwalba anaga ootagerayna gobolka awdal waxanasubdaro ah inlookalagoyo dana siyasiyeed gobolka awdal tas na ya rali kanoqon dadka rer awdal
    kolay wala arkijiray bay ilatahay ninwadan kiisa gata hadii uu dahir wadan keena gatay maxan samaynaa ee inala haboon dhaman dhalinyaarada re awdal melkasta oo ayjogaan wa inad kaadam qatan dhibatada haysata wadan kina wad ujedan inlagatay jasiradihii barina meel kale iyaa losocdaa war indha yesha basha samaroonow

  2. dhaman waxan salamayaa dadwaynaha rer awdal

  3. Samatarada, Ahmed iyo Abdi, Abibyada, hashi abiibs, Beileh,s iyo qaarkaloo badan. oo ah mutacaliminta bahabar abokor. maanta meel ay madaxa galiyaan ayay la’ yihiin. Gabiley oy wax walba u horseedena maanta xataa socoto kuma mari karaan. Suldaankiina waa Samatare, isaguna Gbiley wuu kacararaa, wuu ku diiqadoodaa, yaa meesha kusoo hadhay?
    Reer kan samaroon dhibaatada sidee looga saaraa?

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: