Waa Been Abuur Hubka Boorama Lagu Qabtay

About these ads

Categories: Warka (News)

88 replies »

  1. Reer Boorama maxaa u dhigay hubkii1991-kii dawladdii Siyaad Barre ku caawisay in lagu wiiqu laguna dagaalo halkankii SNM. Sow taasi markhaati cad ma aha in Gadabuursi la jiray una hiiliyay dawladdii Siyaad Barre ee FASHIISTAHA ahayd.

    Maanta iyo haatan, mar labaad maxaa idiin dhigay inaad hubka hoosta ku haystaan haddaydaan dabin iyo dagaal kale isku diyaarinayn, sow taasina Godob laga galay ma ahaa heshiiskii Somaliland beelaha Somaliland oo dhami wada saxeexeen.Waar nimanyahow, wiil Ciise ayaa hore idiin sheegay inaydaan cahdi iyo wacad aydaan midna lahayn. Waa ta maanta socota.

    Hadday daacad idinka tahay dawladbaa jirtee maxaad ugu wareejin waydeen

    Hiildan (Ateyeh), waxba qiiqa ha isku qarinin, diiraddu adiga iyo inta kula midka ayay idin saaranatahay.

  2. @Carraale nin culus baad tahaye soo ka Hiildan aka Caateeye kuu sheegay in hubku beenyahay.Maxaad doonaysaa in aad qodqodo sxb.

  3. Caraale, ninba meel bay waysadu kaga jabtaaye, adna ma halkaas bay kaaga jabtay. Ayaa hub celiyey oo cida liis laga qaoray ee hub keentay halkeed ku aragtay. Dhamaan bulshada reer somaliland nin aan bunduq u xeraysnayni ma jiro balse sama iyo nabad ka talis uunbaa lagu kala socdaa. That is the raw truth. Miyanad ogayn in Burco daanta bari iyo ta galbeed ay ku kala joogaan hubka guryaha ugu xeraysan. Oday Ciise ah oo kitaab iibinaya ayaa la hayey, Kitaab iiba, kitaab iiba, Waxa la waydiiyey waar kitaabkan aad ku dhawaaqayso een hadana la arkayni aaway. Wuxu ugu jawaabay, waanigan sayaxa kagaga fadhiya. Markaa nabada somaliland wali ma xididaysen ee xigmad iyo xeelad ragbaan ku wadnaa waana ta aan beesha dhexe ka dhaadhicin kari laanahay hubkanse warkiisa lagu sii waa hadii aad wax ku qaadanayso.

  4. corrections. oday baa llaga hayey.

  5. muna
    caraale waa laguu sheegay hubku siduu ahaa oo dhamaystran sidaad doontona u qaado

  6. Carraale su’aal,

    Habardugaag ayaa tihiin sidi kuwa aan kasoo jeedo. Cidaan in aad case ku heshaan oo aad genocide ku samaysaan ayaa donaysaan kawaran!. Waa raad raadsanaysan sababtoo ah idinkoo hubka sidi canug sabiya u xambaaarsan inii asanyahay sidi mowto ayaad hadana reerkan baac baacsatan nin yo dadka dulqaadka badan haday mar kacaan waa qatar madan ogayn!……….

  7. Suga reer awdaloow Silaanyo arrintan GUDI snm ah u saari doone…

  8. hubbaa la ururiyeyaa walaahi aqalkayaguuba buuxaa ma doqmaa dadku reerkani lacagbadanbay kuxidheen hubkan inay wareejaan hada markuu daxaloobay eey aqalkiina ubaahdeen bay iskadhiibeen reer awdal way diideen inay lacag kusiiyaan maxaa yeelay ninwalba wuu haystaa inku filan aqalwalbana wuu yaala ilaa buuraha
    beryihii hore waxa jiri jiray dhul godadka layidhaahdo oo reer guuraagu aqalsoomaaliga inta awrtu u qaadi waydo la dhiganjiray hada hubaan dhiganaa oo nooga buuxa soomaalida uunbaanan lamidnahay waayo majiro reer anan hubhaysan oo soomaaliyihi xataa caruurtaa haysata

    idoor aqlixume mawaxaad uhaysataa inaan iskukaadhiibay si waxad aabahay iyo hooyaday tahay iska dhaaf hube ciidan tobobaran buu reerwal oo samaroonihi leeyahay kuwa idinka idiin sheqeeyina lugna booramay kula jiraan lugna hargeysa.

  9. maaha markii ugu horeyesey ee la laga been abuuro Awdal:
    .1994 cigaal baa argagixiso ku sheegay inay joogto sool iyo awdal
    .Farakh IImaana waxa uu ku sheegay hub ina laga soo qabtay
    waa sidee xaalka qof goynaya laantii uu ku taagnaa? ma juxaa?

  10. Aisha,

    Runtaad u sheegtaye kawaran. Waxan hubaa rerkan ini doon doonanaya ee isleh yeda kaga hor mara Samaroon in aay Muqdisho marlabaad u soo qixi donaan ileen inigaa dhankii dulcad iyo xarshin ka xiga oo inima dhafi karaan hadaad ku kacdaan kix kix kix…………. Daroodka ay is ka dhig dhigayaan in aay necebyihiina bariday u luli hadaad ku kacdaan rerkaan oo oranayaan Daroodoow inagaa carab isku ah kix kix walee kuwan ma garanaysan waa labo weji leh yaal Dhulbahantey isku dhe dhejin donaan hadad mar isu gacan qadaan runti.

  11. hani waan kusalaamay anaga iyo reerkani warbaa iskugu kaayalaabanoo wali isma bane waxaad iiga warantaa dawladii moqdisho hadii ad war igu dhaanto shalay waxaan ogaa in beelaha waxba isku ahaynee dirta loo bixiyey 2wasiir lasiiyey mid idoora oo naaga iyo midsamaroon waliba reer nuura hadana waxaan maqlay waxbaa lakala dhimay mase hubo haday dhacdo in reer muqdisho indhaha naga dabooshaan waxaan hadaba diyaarsanay 2 reeroo lakala yidhaahdo canfar iyo oromo balana nooqaaday inay dhulkayaga nala xoreeyaan soomaalina ka go,no iyo waliba ogadeen.

  12. sixid wali isma baranin

  13. taasaa hada nasugaysa inaan bilowno

  14. wali mamaqasheen Hawiye yadhaahda siyaad bare iyo daaroodbaa na xasuuqay iyo soomaali baan ka go,aynaa waa maya waxay garanayeen inay iyagu gardaraayeen maadaama ay xukun markaa jiray kasoo horjeesteen sidaasayna soomaaliyi ukala gobsantahay

  15. cajiiiiiiiiiiiiiiiiiiib
    Arintani waa conspiracy(shirqool) ugu horeyn waa in wixii masuula ee dagmada ama taliye ciidan ha noqdo ama ha noqdo masuulka gobolka god madaw lagu ridaa dilna lagu xukumaa waa siday dawladi u dhaqmi jirtay
    marka xigta waxa meesha ka cad in hubkan meesha yaalay rag gaarii ogaayeen sababo aan la shacina meesha ugu hayeen waxay noqon kartaa in sababo inqilaab la gu damacsanaa ama ujeedooyinkale oo qabaliya
    waxaa kaloo iyaduna markhaati ma doona in qofkii guriga lahaa markii kiradii la siin waayey dadkiina meesha hubka ka qaadan waayey taliska guud si toosa ula soo xidhiidhay maa daama taliskii dagmado uu yahay mid fadhiidha

  16. Waar bal u fiirsada sida uu hadlayo ninkan lagu sheegay taliyaha ciidanka Somaliland. Dee taliskii Siyaad Barre ee dallacsiin jiray kuwa an waxba qori karin waxna akhriyi kari jirin ayuu la mid yahay taliska Siilaanyana. Maba dhici karto Hoggaan ciidan Police Qaran oo sidaas qaurul masuulnimada le u hadla. Shame On Him. Ka dhaadhac taliska ku dhaha. Xaal marin kani lagama rabee xilka ha iskaga dego.

  17. haniMoofe
    waxaad ii sheegtaa inaabti madaxweyne waloo daaroodii markuu xilka ka dago muxuu wadan kale magan galyo u waydiistaa ileen kuwii hawiyeba waa kuwaa guryahooda casiirka ku cabaayee cajiib

  18. War hubkan la sheegaayo ma bahabar celi baa dhibtay sawkan mujaahid suldan sanbuurad laga cadhaysinyay hadiba hubku jiro maxay ugu wareejin waayeen bahabar muuse haku ololiyaane nimanka sacad muse ee la karilaayahay ee beerhii uma qodanaaya walee goortaa lamayracan ma dheero

  19. Mukhaayada soomaaliland meeshalagaxukumo
    Nimanka ismicneeyey tuugta u markhaatifuray
    Miinadaan soodaadshey iyo hubkani midhidhku dilay
    Hadaad ismoodeen inaad xoog kusoo mulkiday
    Mijaha soo qabatay Tuug maaro loola,aa
    walee waad moogantihiin xeeladaha maldahan
    Mahadna waad kuleedihiin moronkan aad furteen
    Yaase kuu micneeya maankayga waxa kujira

  20. hubkii waxa laga dhacay reer awdal taliyaha qaaday baa lagala xisaabtami. waa hanti gobolku leeyahay bal u fiirso habar jeclo laba bee bee iyo hub noocwalba leh bay reer ahaan u haystaan markaa afartan huubiye ee ruush ka hadhka ah maxaa loogu wareeray.wixiise la qabto gobolka boorama maxaa loogu kaydin waayey sida xirada gorayacawl xaliimaale ama jidhi walee waa yaab oo ma yara.

  21. aisha

    inaabti tii riyaalee uduba waadigii sacabka tumi jiree sida fiican u niikin jiree goormaad mucaaridkan xagjirkaa noqotay
    mise sheekadaaduu waa ama cadyaw ku cunay ama ku ciideeyay ileen munaafaqada waan kula fahamsane

  22. hani moqorafad
    kkkkk cawa talow ma sidhinkii maqnaa baa midkaleh ugu darsamay loooooz bal adba
    ala maxaa naag isaaq uwalatay meesha joogta
    aisha carana iidoor sideedii cantabka soo qubaysaa yabka yaabkii somalidaa kumaahmahda wuxuu uurku doonayuu afku kaa xadaa naag reer dhan bilaa micne ku saloolata hadad aragto sababtu waa jacayl ay uqabto awgeed bal adba

  23. Shukri Wadani waa gabar saan filayo Isaaq ah hadii aan dumaroow inantaan oo kale wada noqono Somalia way nabadoobi lahayd!………. Aniga laftigaygu waan jecelahay in aan dumarka haynkaana noqdo hadana markaan raga qaarkii arko ayaan nasaqmaa oo la qadaa qabiilkay wad wadaan. Fadlan dumaroow anaga weeyi kuwa dagaladu afeyeene ianantaan aan la xidhiidhno oo tageerno si aan wadankaa wax uga qabano hadii kale hadba labo qumay uun baa marba dhinac noo jeedinaya oo leh nayaada hee noo sabciya labadaa kallaan mija xabinaynaaye! Somalia ha nolaato……

  24. Ma taageersani dawlada koonfureed ee hargaysa laga maamulo… ha dhacdo…

  25. Ha dhacdo dawlada Jabuuti
    Ha dhacdo maamullka SNM
    Ha dhacdo dawlada Muqdisho

  26. Nacallaaku yaal wixii Hubkaa dhiibay.
    Nacalaa ku yaal Kii sheegay.
    Nacalaa ku yaal kuwii ogaa ee qaadan waayay.
    Nacalaa ku yaaal,ii lahaa ee hubkaa meesha ku hayay.
    Nacalaalku yaal Borame iyo qashinka degan ee uraya.
    Nacalaa ku yaal intahubkaaHargeisa gaysay.
    Nacalaa ku yaal guriga uu yaalay.
    Nalacaa ku yaal kii qaaday iyo la qabtay.
    Nacalaa ku yaal Samaroon,laga reebo Reer Nur.
    Nacalaa ku yaal ninkaa hubkiisii xaraashi waayay.
    Nacalaa ku yaal.

    Waxan isku qiyaasay Wiil Hawiye ee si uu Hub u helo -u dila qofka hubka sida,iyo kan Samaroon ee Hub guri yaala u sheegay saqraaminta Hargisa ee yidhi,”Kaalaya Hubkan qaata,mudo ayuu meesha yaalaye.

    Waxa la ii sheegay in la soobasaasay Hubkaasi,waxayse hayd in waa hore la siiyo raga u baahan,ama lagaba iibiyo.

    Waxaan Samaroon ini leehay,hubku lacag ayuu jooga,hadaydaan aqoon sida loo rido,ka iibiya dadka ridiyaaqaan- waa Bahar muuse iyo Reer Nuur.

  27. Wali Ashma, adiga maanta in lagula hadlaba maaha oo tii xumayd baa kaa soo baxaysa, waanan fahmi karaa meesha cadhadu kaa heshay. Miyaad ilawday hubku in uu boorama yaal.Waxan ka baqaa in aad dhiig kar qaado haduuna horeba kuu hayn balse rag badan baa kula qaba.

  28. Hubka daxalaystay oo hintiisa iska daaya oo rag halkan buu ka shaxayaa. Sheekadu waxay ku socotaa inta u dhaxaysa lughaya iyo lowya cado. Waxa gaadhay wakhtigii hormoodka laga noqonayey horow marka ilayn diiday hadaad tidhaa ninka saliida qotaa qolo iyo anaa dhule ma yaqaan oo waa nin soo badheedhee. Car reer awdaloow marka maaliyada la qaybsanayo siliga dushiisa hakasoo eegina. Akhri war bixinta

    RICA MONEY-Somaliland hopes oil will replace goat dependence

    By Ed Stoddard
    Thursday, November 01, 2012

    CAPE TOWN (Reuters) – Wanted: investors for small African nation with good oil and mineral potential – no seat at the United Nations but history of independence in rough neighborhood.

    The break-away nation of Somaliland is a tough sell but the announcement this week that serious hydrocarbon exploration is about to kick off there shows that oil talks, regardless of political status.

    For Somaliland, an internationally unrecognised state of 3.5 million people that declared independence from Somalia in 1991, it promises to be a game changer.

    “We need to find a way to earn hard currency besides selling goats, sheep and camels to Arabs. This is the only way we earn hard currency now,” Hussein Abdi Dualeh, the minister of energy and mining, told Reuters on the sidelines of an African oil conference in South Africa organised by Global Pacific & Partners.

    Ophir Energy Plc, Australia-based Jacka Resources and Genel Energy, which is headed by former BP chief executive Tony Hayward, are all about to start exploration in Somaliland.

    Dualeh said the investments would be worth tens of millions of dollars, small change in the global oil industry but a windfall to a government that only has a budget of $120 million.

    Gas discoveries off Mozambique and Tanzania and oil finds in Uganda and Kenya have sparked a hydrocarbon scramble into previously unexplored parts of Africa.

    Oil companies often go where other investors fear to tread, including other unrecognized statelets such as Kurdistan.

    “Oil companies are concerned about geology, not politics,” Dualeh said.

    He also said Somaliland offered investors something sorely lacking in anarchic Somalia: stability.

    “We control our borders, we have a police force and military. We have had four governments come and go with democratic elections,” he said.

    The territory has not exactly been an oasis of peace, however. Fighting erupted there in January after the leaders of the northern regions of Sool, Sanaag and Cayn decided to band together into a new state called Khaatumo.

    Somaliland’s troops have since clashed with militia fighters loyal to Khaatumo, with reports of dozens of casualties.

    And what about pirates?

    “The pirate problem is not off our coast, it starts in the Indian Ocean with Somalia. We have a nimble coast guard that does its job with limited resources,” Dualeh said.

    If oil is discovered, Somaliland would also welcome the steady stream of revenue that would follow.

    Dualeh said livestock sales across the Red Sea to Saudi Arabia followed a seasonal pattern with sales peaking during the annual haj pilgrimage.

    “We need to get stuff out of the ground. Selling livestock during the haj is not sustainable,” he said.

    Source: Reuters

  29. Dadbaa mar hore ubixiyey maamulka Naasa Gabdh..d inaksoon anigu ka bixi diidey huwanaanta magaca haweenka ee sharafta leh laakiin hada waxa lagu badey mid aan anigu ka maqsuusey NAASO DAMEERAAD.Nabada iyo caano waan jeclaa.
    CAANAHA WAXANKU NACEY MARKEY NAASO DAMEEREED GALEEN kkkk. Hadalka la kala odhan og ilaaheyna la ka baryi og muwaadinkaasi wuu udhameeyey maamulka Naasa dameeraad. Taasi waa maahmaahka turjumeysa wacyiga ka dhexeeya shaadhka la soo toshey nin runta ka sheegey kana mid ah Suldaanada H.Muuse oo la moodo iney Samaroonka kale labaatan talaabo ka horeeyaan.

    Inta hoygan timaada ee ku hadlaaya magaca Habraha Hargisa Hibaaqbaa u haboon waxeyse fahmi laada’ay waxan tolkeed lagu hayso. Hadii ay faraha ka qaadaan qaadkoy LasAnod bulshadeeda ku baabiiyaan iyo Borama oy been iyo balaayo uun la daba yuusaan sida jabhadbaa bada kasoo degtey, hubaa hoy laga heley, anaguunbaa saxan oo hadana dowlad ah dee daleedaa lakala mari doonaa. Inta ka horeysa ee ama xornimo buuxda iyo cadaaladtaama la wada helaayo ha wareegto giraantu.

    Maxaa kalimey in bulshada Awdal had iyo jeer laga been abuuro maxeyse tahey ujeedada laga leeyahey? ujeedadu waxey tahey si ay aduunka iyo jaarka sawir qaldan ugu gudbiyaan itoobiyana xidhiidhkeeda ku wanaajistaan dabaddeedna ka geystaan tacadiyo qalsoon oon cidiba ogeyn.

    Waxeyse ilowsan yihiin in aanan lagu yirin 1990 dadkuna wada sitaan cellphones sawiro iyo muuqaalba lagu gudbin karo aduunkana loo qaybin karo mudo gaaban. Thanks to technologies that stand between the innocent and evil. Waxa layiri dhagarqabe dhulkaa udhaqdhaqaaqa nimankan dhistey nidaam beeleedka Caano Dameer bal miyey kari waayeen iney iska nuugaan dadkale degaanadooda iyo danahoodana faraha ka qaadaan?

  30. Mustafe, in aan 1990s lagu jirin waan isla garanaynaa oo xaqiiqdu waxay taal xadka tog Wajaale waxanan ognahay in wakhtigaa reer Hargaysaad bulsho been loo soo sheegay oo lagu yidhi Siyaad Baraa dhul reer iidoor la yidhaa laga dabar goynayo idin siin doonaa ay daba mareen una sahashay in ay dantooda gaadhaan balse maanta xaaladii ethiopia way is badashay oo xarshin baad sheegiye xadka lagama talaabi karayo. Markaa nin laga itaal roon yahay oo la haystaa ma jiro balse in aan cilmi iyo aqli lahayn oo iska moor yaan ahi wayka buuxaan labada dhanba ha u badnaadeen reer hargaysaade. Markaa adiga iyo kooxda somaliland iyo beesha dhexe isku dheegaa waxa fiican in aad go aan gaadhaan. In aad meel ay idinla gaadhaba hubka qaadataan ood dhib iyo burbur u badheedhaan. In aad nabadada jirta ee somaliland ka qayb qaadataan ood wixii xad gudub aad u aragtaan is hortaagtaan. Wayna ahayn, dee diiqada hubka iyo rasaasta Hargaysa usii sida oohintana isku jiibiya.

  31. Marunbaa

    Kuma garanayo cid aad samaroon ka tahay,laakiin mid unbaan ku sheegayaa.

    Reer Nuur Taako u leeyahay in la qaato,waa maalintii shalay ee tagtay.
    Somalilandta aad sheegaso,hadaan sidaan dono ka yeeli waayo ilaahay rag nagama dhigin.
    Ma ogid taanu ku hayno iyo inaan u dhamaynay wax la yo.dhaa Somaliland oo shaqeeya.

    hadii uu Samaroon na raacaana waa ok hadii kale,Reer Nuur baa ku filan Somaliland aad sheegasaan

    Xaraan ayayka tahay wax la yidhaa Somaliland oo shaqeeya in ka jirdoonto dhulka.

    Hadal wuu yaraaday,oo AwdalState ayaa albaabada u soo xidhay,wixi loogu yeedhijiray Somaliland ee suuxsanaa ee loogu yeedhijiray Somaliland.

  32. Allaah mahad le

  33. Badhasaabka Awdalwaa Nin xaarka cuna.

    Xagee lagu arkay Hub eeyar dad loo dhiibo oo aan saxaadad,iyo cid loo soo bandhigay aanu jirin.

    Doqontu xadhkaha lagu xidhxihdo xusulada ayay ku sidataa.

    hadaad hurudo dadku way soo jeedaan uuuuuuuuuuuuuf
    Gadaafad weeyaan reer Boranaha la sheegayaa oo xayawaanka.
    maba oga waxa meesha ka socda iyo waxa laka macaashayo.
    Nalacaa ku yaal qudhunka hurda ee meesha ka hadlaya.
    Aduunka ay ky noolyihiin maba garanayaan.

    Markasta wayku dhacaysaa.

    Bal kan sheeganaya Badhasaabka ee sii islaan reer miyi ah u sheekaynaya daawada.Hubka markii ay waweejinayeen may u yeedhaan saxaafada.Ama may xaraashaan.

  34. Weli ashma adi laan dheer iska dhigee reer nuur kulahaa meesha Somali is wada gumaysanaysa hadana jufo ba tan kale moodaa in aay wax dhaanto lolz kor haloo kaco

    Nin yo adiga ma dadka haday wax wab ka siyaan matalaloco tahay lolz maxaa weeye sidaad u hadlayso

  35. Badhasaabka Gobolka Awdal wuu ku mahadsanyahay inuu dhacdadan ka hadlo. Laakiin isaga uma taallo inuu raalli galin siiyo dadka Reer Awdal. Raalli galinta waxa laga sugayayaa madaxweyne siilaanyo, oo xilka ka xayuubiya taliyaha police-ka.

  36. Taliyaha ciidanku wuxu sheegay in hubka reerka guriga lahaa policeka usoo sheegeen ee muxuu raali geliyaa ? yaa guriga hubka dhigtay oo uu u yaalay ma nimankan hadlayuu u yaalay. Sida muuqata policeku hubkan meesha kumay ogayn manuu ahayn saad oo dawladu dee xaafadaha hub ma dhigato kkkk bal caqligooda eega dawladuu hubku meesha u yaalay ku leeyihiin.

    Hadii hubku dawlada meesha u yaalay waa in dhamaanba xilka laga tiriyaa taliska policeka intay khusayso masuuliyadan waayo waa mamnuuc in guryo shacab hubka dawlada la dhigo borama miyaanay xarun police ama militery lahayn maxaa loo geynwaayey ee xaafada islaanta loo dul dhigay. Bal hadu qarxi laha yaa loo raaci lahaa ?

    Hadii dad shacabi hubka meesha dhigteen oo yagu lahaayeen dawladana u diideem ama ka qarsadeen xiligii dibu heshiisiinta iyana waa denbi kale waayo shacabka looma ogola wax AK47 ka weyn inay haystaan ( weliba diiwaangashan ) ninka hoobiye aqal dhigtay yuu u dhigtay illeen hoobiye naf laguma difaacee nafaa lagu dilaaye. Meesha midh.la raali gelinmaayee waa in la baadhaa cida meesha waxa dhigtay oo haduu shacab dhigtayna lasoo xidhxidhaa hadii saraakiisha policeka borama dhigeena dhamaan xilka laga tirayaa intii ogayd ee weli shaqaysa, waayo waxay khatar geliyaan muwaadiniinta waxayna hubka dhigeen/udaayeen meelaan munaasib ahayn.

    Thats order waana in la fuliyaa now.

  37. Kuluc, nin Bade la odhan jiray oo shaacir ahaa aadna looga yaqiin inta u dhaxaysa Jinac sani iyo Hargaysa ahaana nin ka baayac mushtarayn jiray jaad oo la odhan karo wuxuu ahaa first Khad trader in somaliland ayaa waxa dhacday in Oroma dii uu jaadka ka soo iibsan jiray ka xadeen xidhmo Timir ah. Markaa isagoo hoga tusalaynaya in uu la socday markuu xidhmada timir ta ah waayey iyo xeelada lagaga qaaday wuxu yidhi ama ku bilaabay.
    kor kaagu intuu fayaw yahay,
    karaahi intayna kuu iman
    naa markaad kahbadhuudhay baad la kacdee
    ma keeni alaab tii kuusnayd.
    Afaraydu way dheerayd laakiin intaas baan ka xasuustaa waxanse ka wadaa, haday hohobiye tahay iyo hadii kaare guri lagu hoos qarsaday tahayba, Somaliland hub gacan shicib ku jiraa ma yaro oo dee waad ogayd in Xirsi Bud iyo Tooriile maalin dhan hawdka burco la baac sanayey isagoo wata baabuur tikniko ah, reer burcana dee waabad u tahay oo cidi kaaga warami maysee Kulucoow waxan ku leeyahay, ma ka hadlaysay khatarta dadka guriga iyo jiiraanka la gashay mise hub la qarsado. Jiiraanka waa lagu xadgudbay balse hubka haysa shadiisu waa cabsi iyo cudur Somaliland wada haya una baahan in laga hadlo balse kiinana in aad ka dhigtaan xoolo dawladeed oo gacan amaana ku jira anakana aad sidii dacawga naga daba qaylisaan sheeko laydinka aqbalayo maaha. Burco ka soo bilaw oo Borama ku soo danbee ilayn col iyo abaariba bari bay ka timaadaaye.

  38. Wali Ashma, ninkaagan Dila iyo dooxeeda ku dhaadanayaa, miyaad naga daysid xadkan aad dila noogu soo koobtay mise waxaan reer nuur ahayba adiga kula dad iyo deegaan maaha. Anuu waxan aamin sanahay, in jiritaankeena iyo horow marka mustaqbal keenu ku xidhan yahay, nabad ka taaba gasha from Xamar to Djibouti, from Lughaya to Addis Ababa and in between. Qadiyada dilaad u dagaalan laakiin dagaalkaagu ha noqdo mid aan qori iyo burburis ahayn ka kugu soo durkana dib kaaga jooja.

  39. Wali Ashma
    Bal caruurtan qurbaha ku ababtay ee u barooranaysa hubaa la bixiyey iyo hubaa la wareejiyey ka waran..waar hubku meel walba wuu yaalaa afartan xabee hoobiyee meesha ku huursanaysay ee wakhtigoodii dhacay hanagu xiijine hub hadaad wax ku qabsanaysid gidar walba wuu yaale ka daa dumarka muusanawga iyo sheekadan riqiiskaa waxaad tahay caruurtii rashiid aw nuur ku ababiyey 100 dollar ee dumarku hagbada ugu jireene way dhamaatay lacagtii xaaraanta aheyd ee miisiga lagu tumaayey..
    taaba ka soo iibiya hadii aad nafleediin caruurta bilaa caanaha uga dhigteen

  40. Marunbaa,

    Wali Ashma haduu laandheer iska dhigo laan dheer walbo oo Somali ah ku kalaa kasii laan dheersan waxayna ku noqdeen waa jufadi ama qabiilki dad dilkiisu bato ayaa dumarku durbaan u tumi jireen oo la siin jiray title ka landheere marka hada Weli Jabriil Obokar yuusan ku maqlin adoo title ka la sheganayaa waayo iskoorka madax goyska iyo dad qalato nimada sanadka 2012 iyagaan siinay kix kix kix kix………!

  41. Abuucubayda

    Ubadka caanaha waxan uga soo qadaynaa charety ga Europa lo deedu ma gurto oo waa webiyadi caanaha ahaa ee la shegi jiree samada ku yiiley baa Europa dhulka ku samaysaye boqolka doolar waa naga banaanka waan dhibayna ilaa caydha nalaka goosto oo aan noqono islaamo gaboobay oo iyaga bocket many la siiyo oo ay xabada qaadka ama bakada sigaarka siistaan oo ubadkana nagu tuuro meesha wayeelada lagu hayo inagoo bakoorado cuskan ban isla shekeysan donaa oon oran donaa nayaa Cambaro hee Cudbiyeey naa Awdal state kii mamuleyashoodi waxan maqlay in aay iyana jogaaan meel wayelada lagu hayoo Canada ku taala naa miyaay gaboobeen iyaguna jabay hadiii geeriyi ku dayso gabowbaan ku dayn Cudbiyeey dee youtobe kaba nageli oo hesteenii noo soo saarbal marka rollatere ka duq Cambaro ayaaba computer tuch screen ah ku dhegan yahay oo wiffy walba soo jidi karo oo hestii ban ku tuuranaaynaa kix kix kix kix

    Inagoo xabada sigaarka marlaboro red isu dhii dhibeyna ayaan heestan ku yar niikinaynaa tii wadnuhu istagana dee qushigeed kkkkkkk http://www.youtube.com/watch?v=Ly9JecJ3vag

  42. heesti waba igu dhega adkaatay lolz

  43. hani waad ku hagaajisay qofkan abu cubayda wata waxu ku masayray madax waynaha awdalstate mudane rashiid awnuur xirsi ha noolaado

  44. Reer Boorama waa duul damac waalan iyo doqoniimo lafa jabisay bal hubkan laga soo dhex helay magaalada ee la sheegay qofkii haysan jiray ee la garan cidda guriga iska leh ayay markay kala garan waayeen wax ay uga badbaadan eeda iyo dambiga reer hargeysa ku soo oogi doonan waxay talo biday in ay ciroole iyo caana nuugba midba meel u kala hadaaqan.

    Odey dhqmeedkii iyo siyaasiyiinti looga fadhiyeey in ay si xurmadleh uga baxshaan jawaab lagu qanci karo waxay dhaafi waayeen beenin aan cadaymo haysan laguna qanci karayn ,
    Qurba qayla la joogi reer Boorama oo ay islaanti yarayd ee Aisha-waal hormood u tahay wayba sheegteen in ay hubka iyaguu meesha dhigteen(waa is burin cad)

    imika iyo haadan wixii aan sugnaaba waa uun laba shay oo kala ah;

    koow, in u master saylici yidhaahdo sidii looga bartay Boorama waxay kolkii horaba ahayd meel bahala galeen ah sidii waagi xeebta ciise ee Lughaya lagu sheegay ONLF qqqqqqqqqqqq.

    laba, in saylici laga dalbado oo u keeno madaxiisa wanga maanta ugu shilis reer boorama ee ay reer Hargeysa ku iloobi karan dambiga laga galay qarankooga sidii laga yeelay kii Xudhuun iyo xadhuun lagu sheegi jiray ee dabayshu leeftay qqqqqqqqqqqqqq.

  45. waxa weli maskaxdayda geli la hubaa la qabtay waxa qabtay taliyaha policeka gaadhibuu soo kaxaystay gurigii buu dabada u geliyey hubkii waxa toos loogu qaada hargeisa.waxa iswaydiin mudan falku ma hargeisuu ka dhacay mise boorama goormaa la baadhay koormaa la xaqiijiyey cidii ku lug lahayd gobolka boorama mayna dembi baadhis heer gobol ah lahayn iyo garsoor maxkamadeed .aduunka (FORSENIC ZONE) ama halka fal dembiyeed ka dhaco halkeedaa lagu baadhaa waa yaab alow sahal amuuraha HELLO HARGEISA

  46. SAMROON DUNWEEYAAN DUN XARIIRA WEEYAAN
    NIMU DAADEHEEYUU DUGSI GEEYA MOOYEE
    DULMI ABIDKI KUMA KICIN NINKII DUMI YIRAADOOW ADIGAA
    KU DABARGUI.

  47. waaryaa kani xaydhii uraysay ee u marsan jiray ka raystay markii uu awdal u soo qaxay…Saylici iyo Xudhuun afka kala bax hadii kale adeerka aaden qoob ee gunada qaata markay doorasho soo dhawaataba ka sheekee… kaasa kuugu filan tusaale adiga inaad bartid sidaa loo hadlo ee afsomaliga ka dhintay…waraysina aqoonee maalinba af ku hadla…ee siyaasada ka liita…ilaa 60kii nin mucaarid oo soo taagan lama arkine…nin ka cunsurisan oo mucaarid ah waligeed lama arag…silaanyo yaabe walaalayaal kursi ku soo koray…orod inta yaree Hiildan media ku baratay xaashi uugu qor qor maalin kasta bal meel ha istaage…

  48. Marunbaa

    Magaalada burco ninkasta shan waxbaa ka laalaada oo uu marwalba sitaa way yartahay nimaan shantaa wada sidan ama atleast 4wadan.

    1 budh
    2 bastoolad
    3 toori
    4 moobil
    5 wallet dollarka illeen anagu bangiga ma aamine.

    Dukaan kasta waa caadi in ugu yaraan shanqori taal oo xubno tolka ahi dhigteen waayo inta badan hada jaahilnimay noqotay in qoriweyn suuqa lala maraa odayaduse way qaataan riflekooda xun, sidaas oo ay tahay hadana hubka culus ee waawayn magaalada kasoo helimaysid sida baasuukaha iyo wixii la mida.

    Hubku waa ka caadi dalkeena in la haystaa laakiin noocyada qaarbaa mamnuuc ah oo khatar ku ah muwaadiniinta sida bambooyinka,mortarska , baabuurta gaashaaman kaarayaasha, dhamaan hubka noocaasi maaha qaar muwaadinku u baahanyahay inuu naftiisa ku difaaco waa qaar hawlo self defence ka weyn lagu qaban karo oo aad u khatara. Bal ka waran beel kaarayaal wadata haday beel aakeeyo wadata isqabtaan saw xasuuq dhici maayo iyo burbur oo kuwa kaaruhu belaayo dhigimaayaan.

    muwaadinkastaa qori fudud hala hadho iyo xoogaa rasaasa laakiin wixii intaa kasoo hadha waa inuu dawlada ka iibiyaa ama ku wareejiyaa. Dadka qaarbaa gadbado rasaasa haysta waxaasi waa khatarweyn you dont need gadbad rasaasa 60 xabaa kaa badan, wixii lixdan ka badan waxay dhiiri gelinaysaa civil war iyo in markastoo mid tolka ah baloodh lagaga murmaba uu yidhaa “tol la,ay hebelaw waar rufuc rasaasa isii aan dagaal ku qaado reer hebel e way magacay ba,a ” hadaanu jawaankaa rasaasta ah meesha oolin dagaalba muwaadinku kuma fikirayo ee wuxu odhanyaa “aar looyar belo ka dhacdaan rabaa baloodhbaa laygaga murmee kaalay hebelaw adna ii markhaati fur ” meesha dagaalkiibaa ka baxaya markaas hadii hubka laydka fogeeyo.

  49. Saylici iyo xadhuun waa rag soo galay saxada siyaasada dayna maayo intaay xil ka hayaan maamulka Hargeysa kan lagu sheegay Aaden Qoob ee adeerka ii ah aanu garan maayo wax adeer ii ah laakiin hadaad u jeedo Aden Robleh Cawaale anaa ugu harayn qirayaa in u yahay tuug laba wajiile ah oo khayr iyo baraka toona lahayn waxaa doontana ku sheeg ma biilbuu ii qoray mise anaa dhalay?

    Qofka dumarka ahna looga qurux badan in ay raga dhex boodo waxaan kuugu nasteexayn lahaa in aad xaydha iga maydho hadaad awood u lahayna sigaa ma arkaanka dhaxanta ka ceshato.

  50. hahahaha….ma arkaanka kulaha….miskiin….

    waar waatii umad la idiin eekaysiiyay hadaad abaal leedihiin ee uskagii la idinka maydhan qalin iyo buugna laguu dhiibay…ee adeerkaabaa siyaasada ku saaqidee wax u tar…

    ana intaad xudhuun iyo saylici daba joogto waan ku daba joogi….gunada ma qaadano…tolkayna dhabarka kama toogto…

  51. durkiye maxaad igu cuntay cishooyinkan hamaaban is aragnay sawnakii dadka iskugu dhawayn daris duraadii kuuyeel adna ma dumar caygiibay ku bareen,mise hoobiyaha boorama yaalaad ka naxday oo waxaad istidhi walee inyarbuu kuu sigay.
    cambaabur iyo cuud iyo uunsi baan kuu shidaynaa aniga iyo haboon hadaad noo heestit

  52. Reerka jaarkeena ee ciise camuud bilaash bay ku dhigan jireen dhamaan ardayda wax ka baran jirtay waqtigii gumaysiga ilaa dawladii somaliyeed wax fee ah lagama qadi jirine iska dhaafa wa reer ay faransiisku wada bikir jabiyay yar iyo weyn rag iyo dumare iska dhaafa yaanu ilaahay sidooda idinka dhigin gadabuursoow idinka dhulkiina ku gaajooda ama ku barwaaqooba xor baad tihiin saancadaale iyo adoon african ah midna gabdhihiina iyo caruurtiina ugma cabsi qabtaan ku raaxaysta seeraha borama oo shib iska dhaha noo.

    Qofkani la baxay cali durkiye ma qof haweenaa mise waa nin? waan kala sari waayay ilaa intaan soo galay forumkan dumarkuu ka dhex qaliyaa isagoo ka cabsi qaba raga waar hadaad nin tahay dumarka gadabuursi afka qadhmuun ka jedi la waseenyahow uraaya kolay hormoneska dumarka ayaa kugu badane hadaad qod dumara tahayna raali noqo.

  53. Xariirad

    Bal dib u akhri waxaad qortay dabadeedna qiimee ayaa mudan in lala hadlo adiga iyo gabdhaha ama haweenka golaha ku jira?

    Alle maxuu rag magacu ku khasaarey nin weyn oo rag baa la bikir jabiyaa kkkkkkkkkkk raga la hor imanaaya dabadeedna sida rag in loola hadlo doonaaya….. wax kastba meeshan way nagu soo mari.

  54. Aisha luul kuma cunin oo kuma calaalin ee waxaan ka hela in aan marmarka qaarkood shalmadda kaa yar tuur-tuuro oo aad kab qaraafiic ah ila daba roortid calashaan gayaan iyo xaalkeed.

    Aisha waal hadaad ka gadooday meel kale ha fahmin ee waxaan akhriyeey qoraal aad wiil Idoor u kala tirinaysay eed ku lahayd;aabaha dhagada ka w….se markaasaan is idhi toloow tani waaba Aisha-waal ee maxay baagiyee duqus ku dhuucday.

  55. @sahal,

    hadaad aragto qof gedabuursi sheegan oo soo hilaabtay magacda dhulka ciise sida;saylacman,salal,Lughayaboy,xariirad iyo wixii la mid ah oo aad ku aragto wax ka yaabsha oo af xuma ah wax kale ha moodin ee waa jidka qudha ee u furan doodbayna sidaa u haystaan laakiin ma oga in ay iyagaa iyo reer tolkoodba ku tahay nusqaan iyo badh nuucaasna waxaan waa horaba ula baxay AF ka DHUUSAYAAL wax loo jawaabana ma modna.

  56. Xariirad baa mudan in lala hadlo…

    Xariiradoow ka bood ina durkiye…anigu u ma joojinayo wax kasta oo u i yidhaah…markaan adeeradii u tilmaamo ama wax ka sheego wuu isku dhex yaacaa…

  57. xariirad
    jamacad ayu ciise so doontay kulaha kkkkkkkkkkkk
    miskiin wa meesha sac waliba hadal kana muxu aha

    balayo ku bikirjabisay subxaan wa reerku sowka dhintay ma sidan bu xal kayahay

    Ali iyo Sahal, je vous salu mes cousin Sahalow reer abtiga intaan arkay gabadha Aicha ugu wacqulsan

  58. Kaydo, aduu waabad isku filan tahay oo gabadh hadal macaan baabad tahee, Durkiye iyo Sahal taba barkoodaan ka soo qayb qaatay markaa credit ka anakaa lee bal horta noo mahad naq, mise farsamadii Djibouti uun baad meesha la timid ee ahayd, rag ciise ah baa tihiina wax bartoo qalinka raga xoog kaga qaata. Nin aan qalinka qabsan karin oo rag accountant ah maamule looga dhigayna soo arkay.

  59. Keydo

    Waa arin jirtay inay Ciise waqtigii gumaysiga wax barasho bilaash ah ka helijireen gobolka awdal dhamaan goobaha wax barasho ee dugsi hoose mid dhexe iyo mid sareba bilaash baan uga dhignay ciise gobolka oo wax fee ah lagama qadi jirin halka arday kasta oo gadabuursi ah aan shilin laga dayn jirin fee da wax barsho ayaga lacag laan bay wax kusoo barteen hadaad iga rumaysan waydo warayso dhamaan ciisaha aqoonta leh ee wax kusoo bartay dhulka gadabuursi waa safiiro badankoodu hada kala jooga caalamka.

  60. Gabadha ciise raga sac ku sheegaysa…iyadana ma qooq baa hayaa….cajiiib…

    Walee hadalkaygu inuu dhamac yahay waa ii cadaysay….

    Xudhuun waa ugaaskayga….kii wax ka sheega inaan awoowayaashi qabriga kala soo bixi iskadaa kuwa noole….

  61. haboon
    adigo haween ah markaad qof kale oo haween ah aad kuledahay ma qooq ba haya ma isla saxantahay

    qoofka hawenka ah caydu wa ku sumcad xumo ee dib iskugu noqo
    mida laabad qofka aan ku idhi wa sac wu ii jawabay inu qaldanyahayna wu is arka waxaan u idhina waad fahmi lahayd wa hadi caqligu shaqaynayo

    cayda kuwa qaburaha ku jira ee aad laso baxayso kuwa noolba ka badan ee bal gadh darajada cayda diplomka aad ku heesho aan aragne

  62. kaydo

    haweenku waligood ayay is caayi jireen waxaa iyo wax ka darana way is odhan jireen…waxa iga yaabiyay idhaha durkiye ku arki waydey eed xariirad ku aragtay…haa waan isla saxsanahay…ma rabin inuu qof u jawaabo ninkaa…anaa iska celin lahaa…

    hadaba haduu arkay naag duqus iska badisay oo waalan wuxuu arkay kuwa tolkii ah treinka jabuuti markuu dhaafo xaafada cite stade ilaa shiniile degan…naag kala haysa haduu arkayna kuwa weeca ilaa dikhil daadsan ayuu arkay ee hafiigu ka galay ee ha u miciino…

    idinkuba xishood diideene…marka la isla waasho ayaa saaxiga la isla keeni…

    kuwa qabuuraha ku jirana ma dhaafayo…

    • habon
      anigu xaqiiqdi kuma fahmin kula maanan haysan marki hore midka xarirad watana maba rabo in aan si dhab ah ugu jawabo
      sababto ah ninka raga ah waxaas iyo wax lamida kuma hadlo ujawabidisa isku qasariin maayo

      mida kale wax la kalahayo hadi ay ka qabsatay oo ka xiishoon ladahay de iswaadh wa u kugu yalaye allow ha nacebeynnnnnnnnnnnnnnnnnn

      teda kale durkiye kuma arkayo meel u gabadh cayay wanan u sheegi laha runta
      waxa u lakaftamay Aicha oo ah gabadh hadal ka taqaan walina aan ku arag fudayd iyo xumaan qabill gaar ah ayado caynaysa

      waxaan u maleeya adiga iyo kan xariiradba in xanun qabiil idin haayo ee allah ha idin cafiyo

      mida kale habon reer Djibouti ayaad tahay maad ii sheegi karta xumaanta ciise nacaybka iyo Djibouti nacayka inta leeg ee ku haya subxaan xageed kala timid

      anigu samaroon ama qabiil kale oo somaliyedba in aan caayo qalad ayaan u arka
      qofku raayigisa wu dhiiban kara bila cay ah lakin qofka xanunsan markaba cay ayu laso boda

      haboney inti wax wanagsan labaranayay ma cay iyo xumaan qabil baad baranaysay wa yaabe

      • marunba waan ka xumahay horta sahal iyo durkiye in aad wanag ka barataan moye iya in aydaan waxba barayn

        xoog iyo xeeladba raga ciise allah baray marunbayao dulqaadna nalo da cuqdadna naga dheer

        ninyahow dhowr jeer wan ku arkay adiga oo aqoon ku faanay iyo cayda Djibouti

        mala Djibouti iyo Somaliland aya isaga ka laqaan ee waxaad wax ku darsatay ama dal aad wadagtaan wa somaliland aan ku saxee

        waayo mar walba mawduca lagu jiro waad ka so wecata

        mise gabadh ciisa ku xumaysay mise aad jeceshahay marunbayow kolay wiil gabadh naga qaba naguma iilaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kaftan

        teda kale ta aqoonta ma aqani xaqiirada oo somali oo dhan marka laisku daro wa qarni ka hore waxa la idinku tuhmi jiray aqoonta taas wa wax run ah

        lakin hadi cajalu kaga dhagto wa aqoon daro aad reeka uso jiiden sababto ah hada ma lajoga waqtigi weeyi wa maya

        maanta qof waliba ama qabiil walba oo afka somaliga ku hadla aqonyahano ayay leeyihin wa ku kas

  63. kaydo

    durikiye xudhuun ayuu soo hadal qaaday ana waan u jawaabay…kaftan ayaan u haystay…laakin inu labadayda lugood hoostood keeno mahayn meesha qabilhaan kor wuu ii caayi lahaa….muxuu ku yidhi naag raga dhex booda iyo hadalo meesha qabanayn sida siiga ma arkaanaka naxata ka ceshato ? hanagu fahmin hadaad leedahay anigu waan qaawin hadalada…halkaasna ka keenay kala haynta…

    adiguba sowdiga xariirad u jawaabay…yaa ku yidhi raga ha dhex boodin…mise kaligay baa wax dumar ah meesha kujira ? naag walba way dhiibata aragtideeda…

    naaya i dhagayso haduu qof xanuun haya meeshan soo galo idinka wax idinka hadal turtuur badan ma jiro…dhan walbana u rida mawducana marwalaba ka baxa oo dad aan sheekada shaqo ku lahayn soo gasha…hadii nin ciise ah la soo hadal qaadona sas wada qaada…ninkan siyaasi…salaadiin iyo qof walba wax ka sheegay wuu ku fiican yahay in siduu u hadlay loogu jawaabo…marka hore hadaladiina miisan u yeela…

    jabuutiga aad sheegina iyaguba way sheegtaan wayna caytamaan…inta sanadood ee meeshan ku jiray way ku jiraan igaana soo horeeyay….intaana way caytami jireen…

    anigu is wadhi maaye kuwiina wadhan ayaan idiin tilmaami ok…

    • haboney
      hadi aad ka hadhi ladahay hadalkan geefka ku ah dhamaan hawenka wa hawl adiga ku tala

      kolay naag xun ama jidhkeeda meel xun dhigta qabiil walba iyo wadan walba way ku jirta

      runtu dadka ma dishe waxaad sheegayso manta dhan shinile iyo dikhil wa gabdhaha sharaf leh qararba ku haya maxad afxumada kugu dhajiyay ma adiga noocas ah bisinke

      lakin ka hor wax wadhna eedoy adiga u horeyay ama diid ama doon wanaad ogtahay umana jeedo wax qabiil ah lakin adiga iyo iti sidada oo kale ahayd hadana ah

      adiguba waad taqaan sanadadi 1977 wixi ka horeyay iyo wixi ka danbeyay wixi saqajannimada djibouti keenay wa shaqsiyad xaadka ka so talabay taas meeshay donan haka yimadene
      qofkasta oo reer Djiboutiya uu ogyahay
      ee ma ahayn dadki wadanka u dhashay markaan lehay dadka wadanla qabiil walba way lahayeen ,Ciise,Canfar, Gadabursi, Isaaq wayna yarayeen wax xiliga falagaobay

      aicha borqore allah ha u naxariste hablihi dariqa ay ka ururisay ee journalka iyo sigaarka iibin jiray xabad naag ciisa ah kuma jirin

      madaxa gidarka ha ladhicin ee runta ka hadal

  64. 77 kii iyo wixii ka horeeyay edooyinka adiga ayay ahayeen kuwii ubadka kala caynka dhali jiray…ee cidamadii gumaysiga la tuman jiray….aisha boqore horteedna makanisadaha cali sabiix ayaa ubadka la idigu korin jiray…maseeraduhuna dhoofin jiren ubadkiina…qabxanimadu xadiika ayay ka soo bilaabantay…qabiil ayaa xanaanada dadka lagu qori jiray…wax kale ku sheekee waan is naqaanaaye…

  65. intaad ileedahay ma adigaa noocaas ah….isaga wuxuu idinku arkay dumar kale ku sheegaya yaa qaxba…

  66. Walee Dumarkii isku bax sade, Haboon iyo Kaydo, kala daaya bahasha hadaba. Kaydo, ana durkiyaan taba baray awawgayna Durkiye awaw gii buu ashahaadada u qabtay. Ceeb miyaa hadii wax laysbaro miyayna se fiicnayn marka ka wax labaray dafiro kii wax barayna in uu hawshuu qabtay sheegto. Durkiye hadaanan u gurman isagoo qaawan buu loo eishaca iyo wixii ka shisheeya ku eegi lahaa.

  67. Kaydo, Djibouti ma caayin waligay oo hadaan caayo anaa is caayey balse xaqiiqo jirta ayaan sheegay qabiilna dusha kama saarin balse hadii aad u qaadatay, in aan qabiil ku durayo, aado bal dhawr jeer akhri malaha si aan afsomali ahayn baad dhamaan tiin wax u akhridaane, Xaasha dumar iyo qabiil cayd waa ka xaaraan Marunbaa balse kii qabiil ku soo halqabsada bud iyo feedhbaan mar ku wada dhuftaa.

    • haboon
      si fiican ayan isku naaqaan imisa borama lagu haya hooyo dhig waan korine soo shaqe

      intaan garanayo tiro iyo cadad male qabiil qudhana waxba kama sheegin
      hadi lagu keenay Djibouti ood ku kortay waxba ka garan maysid tariiqda

      lakin hadi aad ku dhalatay xaqiqdu wa sidaan ku sheegay dhilonimadu xadka ayay ka so talowday naga badan aya welkoda kuso shaqa tagay

      anigu qabxad kuma odhan kumana lihi ila hada kayidhi ayana ah wa sida eedo faladhi gilgilasho kagama hadho

      ee marka hore is qiyaas intanad hadal

  68. Marunbaa

    Waa lagaaga fiicanyahay markay gabdhuhu oo dhamaantood gabdhaheeni ay timaha si yara rifayaan in aad dhex gasho adoo mid mida kale u kufi isleh kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Waar sxb xumaan aan macangag iyo morame ahyn oo sidaas u buuran kuguma ogayn ee wax kale ha soo walwaalan .
    kkkkkkk Waa ayase dadka dad kale wax barey kkkkkkkkkkkkkkkk waxan soo wadeyba waan ka noqday oo Ali in uu maalin ila sugo ayaan ka baqey.

  69. Haboon iyo Kaydo

    Dumarku in ay is caayaan dee waa caado jiri jirtey lkn meel rag ka buuxo isku dhex caayi jirin ee cayda joojiya.

    Waxa meeshan aan ku haynaana waa kaftan aan cidna wax u dhimi karin cid kalana wax yeeli karin ee is dejiya oo asluubta iyo xishoodka ku soo laabta.
    Waa halkii M%arunbaaye waan usoo xaraaroonaaye ha inaga dhooqaynina.

  70. marunba ind u kaadi…kaydo qof inagu cusub maahe…

    kaydo waan kuu soo laaban markaan wakhti kuu heelo…ee wax yar ayaan kuu sheegi….borame iyo meel kale oo somaliya ka mid ah ilmo indho bluuga iyo ku timo juro ah iyo ku san weeyn leh laguma sheegin…xadaka laga sii talaabin jiray xadiidka iyo diyaaradii Air France…markay waxooga yara kobcaan guryahii xanaanada eed ku soo wada korteen…

  71. habloow dhegaysta halkan ma ogayn waxa kadhacaaya raguna way ku raaxaysanayaan caydiina waa caadi xafiiltanku oo dee waaba waari iyo wadasheekaysi laakiin raga somalida waliba ciisow gadabuursi waa bilaa faa iido waakuwa halkaa ina dhigay waxaan dhulkeena iyo nafteenaba ku qurxin lahayna qaad bay ku cunaan
    magaalada Djabuuti waad aragtaan dadka bakhtigu u xalaal yahay ee somaliyaaba roonoo geed hadh qabow la jiifsane hanfi iyo biyo la aan shaqo la aan gaajo iyo kulayl laayey
    wakhtiyadii gumaysigu haystay sida la ii sheegay bariiska waa ladaadin jiray oo dad iska daaye riyahaa dhergi jiray

    hada maxaa ugu wacan sidan waa xoolihii wadanka soogalaayey oo siday udhan yihiin qaad lagucuno Ethopiana qaadata lacatii wadanka meelwalbana raga somalidu waawaxa halkaa ina dhigay hablaha yaryaree iyagoo 10 jira caruurta dhali jiray maahayn inay udhalayeen dhilo nimo waa la ubuse garayn jiray oo raga qaadku sakhraamiyaa faraxumayn jiray ilaa hadana way socotaa markaa kaha dhiganina kaftan waxaa lagayaabaa inaad hablo leedihiin. ceeb ceeeeeeeeeeeeb caleeg caydanbe

  72. >> aisha …meesha hablo lafara xumeeyay lagama sheekaynaayo… haduu qof ka sheekeeyo jirona waa ninka sahal la yidhaah oo ku faana gabadh yar oo ay kubsadeen…naag ciise oo afsomali sidan u qorta ma jirto… kaydo ama ali nasoole edooyin buu keenay waana loo sheegi ninkay edooyinkii wadhato ahaayeen…haduu rabo hiildan ha iga xidho meesha laakin intay ii furan tahay waan la wadi…

    >> kaydo…taariikhda jabuuti dib uugu noqo…intay jabuuti weynaan…dadkii suuq wax wadhan jiray edooyinka ayay ahaayeen…xafaadii daar dheere la odhan jiray…4tii tukaan ee iska soo horjeedi jiray…kuwii duqusta iyo baagiyaha ku iibin jiray waa edooyinka….kuwii cadeyga keeni jiray waa adeerada…iyagoo wada candho qaawan…habeenkiina go’a wada huban jiray…wadhato cidi kaagama horeyn… halkaasuna ka bilaamay… faransiis u soo wadhatayaa iyo xabashi u soo wadhataaba sow kumaad faa’iidin oo dawlad kumaad noqon… maanta dharagii kaagama darin…oo damac waalan lamaad iman…

    waayadii danbe ee magaalada ku soo badateena kuwii ilma heblaayo loo bixin jiray waa kuwii edooyinkiin dhaleen… ee hoyooyinkood loogu abtirin jiray…

    maxaa idinka cabaadiyay rag iyo dumar eed u caayi jirteen dumarka isaaqa eed uugu bixiseen s….bari ka keen…ma markii ragiini idin wada nacay… naagtii sharaf isku yeesha waa la guursan tii is dhigtana waa laga dulboodi… ilaa imika ayaad heeso iyo ragiinu buraanbur u tiriyaan dumarka isaaq…hahahaha…

    >> sahal kaftantii idinka weeciye ku raaxaysta….waa waxaad ka heshaane…

    qasab idin kuma aha inaad akhridaan…aniga iyo cali naasoole waan wadaynaa…indhiihiina laabta…

  73. inta meesha ku kaftanta ama dusha ka akhrida iyo hiildan mulkiilaha weebka iga raali ahaada oo aan ka hayn kaydo ama cali naasoole…

  74. Waan joojinayaa laakin mar danbe haduu cali nasoole i caayo waan la wadayaa…

    • haboney
      cayda adiga bilaba dalka iyo umada iyo qabiilkaba isku dara

      soona akhri waxaad qortay kulaman haysan sidedaba waxaan lahadlay walibana si kooban xariirad ninka wata

      ila hadana kuma cayiin wanana ka xumahay anigu Ali ma ihi
      ila hada ayaad wada mowduc lagu diran afsomaliga ma ada keenay naag ciise afsomali ma qorto kulaha

      waxaan ku sheegaya qabiilada kale ee lagursado waa gabdho somaliyeed qabilkay donan ha ahadeen ila hadana wa laisgursan dona

      anagu ciise xumaan aan ka xunahay naguma jirto miidna waan ku macnayno naaga ciise qali ayay ahayeen 300 kun oo djibouti iyo gueell aya laga bixnijirayay

      sidas wilka aan karayna wuxu markaas yelayay in gabadhan cidanka ah ama shaqiyada oo aan waxba ku xidhayn ayu gursan jiray qabilkay donto ha noqote
      iyaduna si ay u noqoto naag nationalite leeh madama waraqa Djibouti ayna ka dhicin yurubkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      halkaas aan ku xidhno hadalka wixi ka danbeeya wa toobad seeg
      cafisi ayaynu kala nahay haboon cadey doqoni meeshi lagu diriray mooda in lagu kala tagaykkkkkkkkkkkkk

      samaxna

      • aicha
        barasho wanagsan wl macan waxaad ku jirta dadka aan jecelahay siday u hadlaan
        mana jecli qabiil cayga lakin in lakaftamo wa caadi

        kolay ajar la iino qorimaye mala iig aya garba inaga saraan towba ya rabi

        walaal wana ka qaatay anigu waanadan mahadsanid walaal xooga wan kaftan jecelahay lakin walashay haboonba hadalka wecwecinaysa kolay wixi aan qalad laha qatay hadaan gabadh ciise ahay

        ciise qalad kisa in la sheego ama samaroon qaladkisa la sheego raayi cay ku jirin la wadago wa wax fican
        dadka qaar aya caloshoda waxa ku jira umbu afku ka xadaya

        sidad so sheegtay aichay Djibouti janadi adunko loso jarmade waki ugu heesay aden farah badow jahiil bixiyay agoontaw jiheeyay jowhariyo luuley manta maha sidedi iyo wax udhow

        meel walbana raag umba sida ugalay iyo inta dowlada isku sheegta

        insha allah umad walba ama qabiil walba oo afka somaliga ku hadla waxaan u rajaynayna barwaqo horumar iyo isfaham dhexdoda

      • adiga kaydo ahaan ama cali nasooloow waan ka hadhay hadalkaa…laakiin kii i caayay maya…

  75. Sahal ceeb maaha oo dee ilaa bilawgaagii waad isku kay dharin jirtee, halkeed ka akhriday meesha aan mid u hiiliyo mid na lugta qabanayo. Maanta waa in Kaydo dumar nimo ku dhimataa oo ay runta kuu sheegtaa waaba hadii aad is qabataane. U fiirso waxaan qoray iyo waxaad iga daba qortay. Like a father like a son. Hadii in uun Kaydo wax dareemi lahayd waxan hubaa in kab haragihi wajiga igaga ooli lahayd hada. Haygu soo jeedin gabdhuhu waa guluf adage nacas yada kale aan eryadee.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: