KULMIYE Waa Kaas, Kadabaa Dhaha..!


About these ads

Categories: Warka (News)

38 replies »

  1. Reer Borame waxay i xasuusiyeen sheeko la iiga sheekayay…Waguu G. Pompidou yimid 1973 caruur iyo ciroolaba qasab lagu dereeriyay oo jidadka la joojiyay calanana loo dhiibay…waxaa layidhi gabadh yar ayaa markuu halka ay joogtay uu u soo dhawaaday aad uugu qayliday iyadoo calanka kor u lulaysa…Pompidou waa naf…Pompidou waa naf…wayna ku cecelisay ilaa intuu indhaheega ka sii libdhayay…ileen waa run oo naf ayaa dadka soo bixisay jacayl kama ahayne…

    shalay udub waa naf…

    maantana…kulmiye waa naf…ucid waa naf…wadani waa naf…
    eesh calaa qiyaas…

    Ha wareegto giraantu…

  2. Jigjiga waa dhamaanteen meles baynu nahay…
    Awdal waa dhamaanteen udubbaynu ahayn..maantase kulmiyaynu nahay…ucidbaynu nahay…wadanibaynu nahay….dhamaanteen SNMbaynu nahay

    http://www.youtube.com/watch?v=dSd4LQkrPE4&feature=player_detailpage

    ahaan mayso dunidani
    sida aad moodoo
    anna urugo iyo ciil
    ku idleysan maayee
    waxan iman ayaantii
    allaah aan ka sugayee
    aamintaa aamiintaa
    nafi orodbey kugu aamintaa
    aamiinta

  3. Caruurta u dhiiba calanada maalinkasta oo jidadka joojiya…islaamuhuna durbaanka iyo mushxarada ha ku caawiyaan…

    SNM waa naf…SNM waa naf…SNM waa naf…

  4. Haboon

    Tan haboonee xiiqsan bal eega, sow digii udubtii riyaalaba sacabka bilaa turxaantaa tumaayey xaraarad daraadeedna dhididka cas cas qubaayey farxad daraadeedna khunbada ilmaynayey dee maanta maalinba ninbaa sacabka tumaayee
    udaa qoladan reer tolkaa iyaga ayay makhaayadu u shidan tahee adna chance kaaga sug nolasha waa la isku hibeeyaa xaasid nimadu ma fiicna dee

  5. Waar anigu waligay xusbi uma sacaba tumin jabuutina dheh oo waayo waa wada tuug…wax mucaarid la yidhaah ma jiro…maalinba ninka tuunbada laga gooyo ayaa durbaan yar tunta oo been u sheega bulshada…kaam shaafna tuug ciise macdalaa dayday iidoor…

    Waar kursi idinkama rabee masaakiinta ka daaya boobka iyo dilka kala joogsiga lahayn…

  6. haboon

    dadkaa meesha aad ka arkaysid ma dad dhibaataysan bay u eegyihiin aad indha ma dad la soo khasbayoo cidkale dooranayaa mise waa dad dadkoodii inta ay u soo baxeen dooranaaya
    hadalka sidaad u dhigtay baa sidaa ahaa laakiin
    Allaw yaa ku dooxoo hadana aan ku dilinoo waxaad damacdayee kale dibada ula soo baxa kkkkkkk
    laba film oo horaan daawadaee what is the next

  7. anigu cadaalad iyo nabad uun baa ii daran…

    intaa hadii la waayo ana la i waa…adna iska sug dulmiguba wuu dumin daaraha hargaysa’e…

    of course waa dad ay nafi hayso…waliba sixir u dheeryahay xaarshid laga soo maleegay…

  8. haboon
    sharka cuudu bilaa kaas ilaahay baan ka magan galnay
    dee maxaa xaleed dadkaa u haysaa hadiiba arin sidaa yahay
    arin mahadhine cadaalada aad doonaysaana waa mid nooceeya isku soo wada duuboo bal warkuusan oo duxle isii inaadeer waa intaasoon jaceylkan ku haya wax kaala qabtaaye

  9. Abucubayda

    Su’ashad i waydiisay waxan weydiiyay hada kahor Farmaajo wuxu igu yiri in lay dilaan ka baqi hadaan sii joogo dalkii oo dad baa xarash ii hayo waqtina ma donayo in aan isaga lumiyo is hubayn iyo jabhadayn! waana hadal macquul ah oo ragani debedana mustaqbal bay ka dhisteen dalkana rejo bay ka leeyihiin lug ba meel bay ugu jirtaa. Laakin aduu maxaad Dowlada Dhalinhabaabis ku tagertaa ood hablaha la baacsataa bal ii sheeg bro?

  10. Abucubayda,

    Runti hadaad tahay Reer Awdal waxan kugula talin lahaa in aadan energy isaga lumin tageerida dowladan sakaraadka ah ee Dhalinhabaabis oonad mantoo dhan ahaan kii afka biyaha ugu dhibcinayee sakaradinayey kix kix kix waa fikradayda uun ileen aadmigu fikraduu is dhaafsadaa……….!

  11. hanniMuufo
    Hadaa ma yarkan rashiid nuur ee dumarkii lacagta ka dhameeyay baa xala 100 dollar oo habeyn walba lagu baadhiyeynaayo meel kale oo dhaqaale ka soo gashana aaney jirin 100 dollar ee dumarku hagbada kaga jiraan ku xisaabtamaaya
    ma ihi inaadeer cida aad moodaysid laakiin waxaan ahey nin maskax furan oo aanay waxba dhaafin waxkasta inuu ogaadana jedel si aan jawaabtiisa saxdaa u abaaro

  12. Abucubayda

    Sida hada sld u wadaan miyaad adigu cadaalad u aragtaa iyo meel ay nabadi ka jirto ? haday haa tahay wax aan kuwada hadalnaa meesha ma taalo…ee jidka ii banee daydayahow…

    Orod malqaacadihi iska foqo…

  13. Haniyeey runti anigu ma jecli inay tolkay somaliya wax ku darsadaan…waayo hawiye iyo iidoor waa la khaayin halkii isbadal laga sugayay sowka xasan qoslaye ka amar qaadanaya hargaysa…

    Meel islaan iidoor ka talinayso faa’iido male…

  14. I can’t get no justice
    Under this system
    I can’t get no justice
    In this society (SNM)

  15. Abucubayda waa iska botaynee lakin Somalida dhan ayaa qabiil u duusho wax maskaxfurnaan la yirahdo ayaa iska yar ee waxan ku dhihi lahaa anigu mision kaygu waa in Somalidu ka baxdo ashuun ku adinka aay Hawiye eeda sarayso ama Isaaq ama Darood sedexduba waa habar dugaag waana in aay dadku sedexdaaa si caqliyeysan uga samata baxaan!

    Abaayo Haboon anigu siyasad hawiye ma safrinayee ragan aniga rag baanba u hayaa afgembin karo lakin adigu maxaad ku mashquulsantahay? Ileen isaaq na waxba kama qaadi kartid hawiyana kii Habardugaag ah buu la goosanayaa neefka u gowracane?

    Anigu in Somalidu ka baxdo dhibka weeye Siyasadaydu lakiin anigu viva ma irahdo ruux ama qabiilo jufooyin iwm gebigood dacwooyin baan u haystaa oo waa in aan sidi canjeero u kala dul qaadqadaa Canjeero say u kala koraysaa loo kala qadaa kix kix kix. inkastoon ogahay in kuwan minoraty ga ahina aay abaal xumo iyo cuqdad socota yihiin! hadana risk ayaan samayn oo aan jecelahay in aan ka fujiyo cagta ka saaran qadaadka oo waxan ku soo barbaray Europa wax europa ka baramoostay iyo gumeysi iyo dad kala sooc maxaa na daba dhigay!

    Ninkan la leeyahay Samatar Madaxweynaha Somalia ayaan siin lahaa runti hadii Abgaal i maqlayaahi i will like to use him madaama uu isagu jecleystay in uu dadkiisa iyo dalkiisa horay mariyo in uu shaqeeyo oo wuxuu awoodo sameeyo adigu waxad u ordi in aad masraxa sare nin tolkaa ka aragto ana in aan Aqoonyahanka isticmalo si uu umada kadarta uga saaro labo kala duwan ayaan nahay sis marka barasho wanaagsan!. Wajiga ilahay koox aan magaceeda sheegayn arimo siyasadeed awgeed baan ku mashquulsanahay in aan qabiilkayga ku kacsho si ay u ga fuqaan kursigan ay ku suuxayaan ima ogid waxan ahay!

    Huuno ha noqonin hasha geela cunto anigu Hawiye ma duuliyo nacaybkaan u qabo qabiilada waweyn ee Somalida cuuryaminayaahi huuno lama qiyaasi karo lakin aduu ima fahmi kartid ee waxad la mid tahay kuwa qabiil ka igu riixayo..!

  16. Haboon inkastoo adan afka italian ka aadan garanayn heestan ayaan soo xasustaa markan arko dadka leh gurigeygii ayaan ka carari dee gurigeed aadi dee? Voglio andare a casa e casa dove? Nabadad shegeysona harta adiga dhexdaada nabad ka dhig oo la heshii dadka kugu gadaman kadib ayaad ruux kale waydiin kartaa nayaa ama waryaa nabadii meeday?

  17. Hani

    Marka qabiilkaaga la caayo ama qof tolkaa ah la caaya…haa ana waan la wada oo kaarkayga jeebka kala so baxa…dee bal adba is qanjiidhi inaan damqatid iyo in kale…

    Somaliya iyo jabuutiba waan jeclaa nin gadabuursina madax wali kama noqon sidaasaana ku jecla…laakin hada sheekadaydu maaha kursi doon ee waa cadaalad doon…

    Siyaasada ciisaha iyo isaaqanu kuma koobna oo kaliya kursi sare ee hoos ayay usoo dhaadacday…waana taa ta aan diidanahay ee maaha wax ina samatar ku xidhan…kursiguna waa mid kii calaf ku leh uun baa fuulaaya…

    Hadaad jabuuti ku soo noolaan lahayd ood idhahaaga ku arki lahayd sidii gabuursi loola dhaqmi jiray waad noo garaabi lahayd…iidoorna tii tu ka daran oo dhul boob ah ayuu la yimid…

    Konfurtii la islahaa isbadil baa dhicina war kale la timid waxay noqotay mid hargaysa ka amar qaadata siday hada u muuqato…oo doorashadii iyo soo xulida wasaaradaha ayayba qayb weyn ka ciyaartay…dee abaayo sidaasa idin nacay…

    Ta iga yaabisay waa sidee hawiyoow laguu amri karaa adoo muqdisha jooga ood iidoor talo uuga qaadataa…nin aan isaaq ahayn oo waqooyi ka soo jeeda ma rabaan waanad ka ogolaateen…

    Caku hawiye…

  18. Hani xageen u cararayaa…meel aan u socdo ma leh…gurigaygu waa Gadabuursi Land waana ku dhimanaya…ilaa inta saaxiga la isla keenayo…

    No Justice No Peace…

  19. Hani

    Adiga markasta Hawiye ayaad dad noga dhigtaa.
    21 ayay iska dama meeraysayaan,oo maalin kasta ay dhimanayaan.
    Doqoniimada waan wada qabnaa,midbase meel ayuu u batay.
    Isaaqa aad sheegaasaa maaha mid aniga wax iga qaadi kara.Haduu karayo dhulka ayuu i dhaafinlahaaye xogayga ayaan ku jooga Awda iyo dhulkay.

    Hani.
    Dekadaha,Muqdisho,Barbara,laamiyada,iyo Aeroporara ay dawkladii Siyaad Bare idiin sdamaysay adinka iyo Idoor,ayaad i dheertihiin,oo dhaxasheen.Hadaan inta aad ka dhaxasheen Siyaada Bare aan ka dhaxlilahaa anaa kaba la ii qaadilahaa.Nasiib wanaag wax aan dhaxalay ayaan jirin.Meelkasta waxan ka soo bilaabay dhulka.

    Wixii Ummada Somalioyeed oo dhan ayaa Tolkaa gacanta u galay.Walina halkii Darood gaadhay maad gaadhin.
    Waxa Isaaq inii sheego unbaad ku dhaqantaan,dhegtiinana waxa haysa Isaaq.

    Macaanto dhidhiinso Hawiyana isgaaba dhib iskgu filan.

  20. Haboon

    Adiga maxaa kaa galay Xamar,Jabuuti iyo Hargisa.
    Hadaad donayso cadaalad gacaantaada ayay ku jirtaa.
    Cadaalada ma helo Nin aan xoofisa,midnimadisa,iyo hankisa aan muujin.

    Haboon kui soodhawoow wax uu Samaroon leeyahay.www.AwdalState.com

  21. Habon

    Dee hadii aanad rabin inaan qoriga qaadano,si aan u helo Cadaalad neecda iyo oohinta iska dhaafa.

  22. Haniyeey

    Shalay ina godane ayay idin soo direenidin wada curyaamiyay…addunka oo dhan ayay ka dhaadhiciyeen Hawiye waa moryaan…wa dugaag…waa al qaacida…hubka isku dishaana berbera laga diri jiraymaatana Tel ayay idinku hadaan ninkii hogaan idiin noqon lahaa…kuuma soo socdo hadeed…ilaahay ayaan talo saartay…aniga iyo iidoor waa halkaan ku soo kala hadho kolba shax ha ii soo dago 50 sano ha qaadatee taako uuga hadhimaayo insha allaah…

  23. Wali ashma

    Dhiigayga iyo dhuuxayguba waa awdal state…dawlad gadabuursi mahee wax kaleba ima maraan nacay siyaasada deriska.

  24. Haboon and hani wali ashma kuli waa isku wada mid loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooo

  25. Weli ashama iyo Haboon aniga waaxanba ahay naagta dowlad ku sheega Somaliland ula baxday Dhalinhabaabis odaygana ma arabo duudka buuran kii hore ee afka cadaayna ka daran anigu waaba ka soo horjedaa siyaasada Hawiye laakin ma anaa meeshi wax ka ah mise awoodo in aan ka tuuro mesha hawiyahan u badan doqonta? Waxan awodaa in aan qabiilo kale la shekeysto oon iirahdo dadkan kama xoog aqli iyo tira yaridinee ka diida amarkoooda! intiina waan sameyaa marka maxaad adigu ka dhihi lahayd ileen anigu hawiyihiiba kuma qanacsani siyasadiisi oo waban u jedaa in aay xagal ka daac tay tii isaaqna ka daran tii puntland na haba sheegin! anigu naagti indhaheeda sartay anoo dalxiisa in Puntland dadka lagu gumeysto aayaan ahay oo arkay dad reer koonfur ah oo qudrad gaari ka dejinayo oo naag suun shabuu haysatahi dusha ka garacaysa haday xabad dhulka uga dhacdo iga wale in aan naagta jiido waan damcay lakin natiijo kama keneen oo kooxdi ila socotaa meshii iga kaxaysay oo tiri naa doqon hayska dhigin waxani waa wax ka jira gobolkane ka sii soco!. Arintu si walba ha ahatee dadka waa in shaqsiyadooda lagu xushmeyaa ileen qabiil inta meel isugu yimid wax qayr qabo sameeyey waala waayey dagaal iyo dowlado aan cadaalad ahayn! Djabouti na waan tagay sis oo weliba Holland ayaan xero qaxooti isla galnay oo waan ogahay in ciisaha badankii is moodo in uu Gadabuursiga wax dhaamo waa tabta Somalidu wada Samayso mid ba kan kaluu modaa in uu wax dheeryahay! Waan arkay iyagoo aflagado iyo erayo xun ku shegayo Gadabuursi laakin maxaan sameyaa oon irahdaa waba sababtaa waxan iniila shekeysto oo Isaaqa qaarka mangabkaa iyo Ciisaha ayaaba ka maqlay afkooda caayo badan waxan idin dhihi lahaa war maxaa la sameyaa hadii sidani Somalidu jeclatay in aay isku bahdisho!. Aniga laftigaygu in Hawiye badankood doqon yahay waba igu qunfulantahay oo waa layga dhadhacsiyay wanaba u jidaa oo hadii adanahaan ay caqli leyihiin sidaaba isuma xasuqeene waxbay isula hari lahayeen!

  26. Abuu adigu meshan wad wareri dontaa hadad xogaa joogto oo jacayl baa kugu abuurmi donee ii sii yar joog oo nala shekeyso adoo adected ah baan ku tusi donaa sidan baa naga daacada hadana isku jecelnahay waa naqaska halayska saaro oo qofba wixi ku qunfulan hasoo dayso

  27. haboon way dadalaysaa hadii ay jsland dagaal kula jirto xamarna samatar kacararay foosiya xaaji adana wasiir laga dhigay hani igu soo dgawoow waaa wiila shii isaaq ee dhiiga kululaaye hayga durkin

  28. Burco man aniga iyo adiga isku fikrad ma nihin aad baan u daneeyaa Samatar waana u bahanahay dhamanteen aqoontisa lakin casri jahiliya ayaan ku jirnaa oo weli umanan bislaan in aan aqoonyhankeena ka faidaysano weli jufo iyo qabiil baan dhaafi la nahay waana in wax isbedela yimadaan hadii kale qaxooti abaaro iyo colaad u joog baan ahanaynaa weligeen……..!

  29. Hani

    Garan oo dhawr jeer ayaad noos heegtay in ad maqashey Ciies iyo Isaaq Gadabuursi caayaaya ee waligaa ma, maqashey Gadabuursi Ciise caayaaya ama Isaaq caayaaya?

  30. Saxid: Garanay oo dhowr jeer ayaad hore noogu sheegtay in aad maqashey Ciise iyo Isaaq …..

  31. Haniyeey…mahadsanid abaayo hadaad nala aragteen isaaq iyo ciise cunsurinimadooda…awal haba isla qabwaynadaane maanu qadarin jirinba’e danahayagaanu ka raaci jirnee…hadeedse way naga badatay oo dulqaadkii naga namaa…

    Hadii aanu bey huruda ahayn oo sixran iyo haday doqoniima na haysayba…waanu soo jeesanay…

  32. Hani…ina Samatar aad baan u jecelahay waxaan ku jeclaadayna adba waad garan…markaa kani abucubayda sita ha i noo soo dhawayn yuuna jacaylka iga jiidhine…

    Inkastuu ina Samatar danaha tolkii warba u haynin…oon ka jeclaa inuu noo soo jesto hadana jiidhka iigu yaalo…

    I am proud to be “doqontii cidlada ka dabaaldagaysee”

  33. sheekadan waa to be continued insha allaah…Hani T Y again…

  34. Habooneey

    You are welcome sis……………

  35. Meeshu waa lagu wada dhuuqayaa. Naag Hawiye sheeganaysaa oo ku leh,’ IGA WALEE”!. Ma caruur bay na moodaysaa. Ta kale, karbashku koonfur waa dhaqankooda. Walaahi waxaan aragnay nin Talyaani ah oo dawladii Siyaad bare karbaashayaa shaqaaalihiisa Afgooye. Meesha maxaa loo lahaa Talyaaniguu wuu ka tagay baa ka dhacday! hahahahha… PL way ku aflaxeen reer koonfureedku. Bacadlayasha oo dhan iyaga haystaa, dakada iyaga ka wada shaqeeyaaa. Haboon gara maayo meeshan ay ka hadlayso.

  36. Samatar, Samatar, Samatar, ordoo ku saliyaa Samatar. Samatar waa ninka Isaaqii u caayi jiray u yimi, ee ku yidhi ilmaadeerayaal yaynaan ku kala tagin.! hahahhaha. ” Goormaan ilmaadeer noqanay,?? ‘!! U tube soo galinayaa… Waa qabiilkii shalayto uu lahaa waa qoom nasabnimadii Soomalinimada, iyo Islaamnimada meel kaga dhacay, oo dhabarka Soomaali ka wareemay. Nin ka mid ah odayadii meesha fadhiyay baan ku qoslay wuxuu yidhi, ” Waar malaha adeeer codkayaga dooni maysid . ” Caqliyada caynkaas baa ka jirtaa Soomaaliya.. Ma diidani dadka inay is fahmi waayeen, ooy colaabaan, laakiin waxaan ka soo horjeeedaa, marna ii qosol sidiii ilamaha caruurta ah,marnaba afka ii buur.
    Mida kale, haduu madax ka noqdo Muqdisho yuu xukumi lahaa? Cabdulaahi Yusuf oo ka qabiil weyn, oo daarood oo dhan taageersan yahay baa ku fashilamay.. Yuu is mooday hadee, ma Darood Ismaaciil, mise Hawiye weyne.? Madaxwayne waxaa noqanayaa nin qabiilkiisu la dagaalamayo Alshabaab oo difaacaya dalka .Ma samaron baa ka ciidmayaa Kismaayo

  37. Hahahaha,, Walee iskuulkooda iyo reer Magaalnimadooda waa khasaaro Samaroon. Waxay la yaaban yihiin xidhiidhka ka dhaxeeyaa Isaaq iyo Hawiye. Ilaa 64 tii inay ” Allay’ ahaayeen, oo SNC laysku odhan jiray. In Siyaad Bare dagaal siyaasadeed iyo mid milatari la wada galeen ooy ku guulaysteen . “Historical alliance” ma baaba’o taariikhiyan. Hawiye markay soo qaxeen may tagin Garoowe iyo Laascaanood. Waxay yimaadeen Hargaysa. Mida kale, Siyaasiga Hawiye markuu doonayo food iyo lacag, iyo taageero dad markuu raboo inuu ka heloo PL ma doondoonayo Carab Saalax, wuxuu goobayaa Majeerteen. Markay noqoto Waqooyina , Samaroon kama raadninayo. garab, wuxuu ka doonayaa garab reer sheekh Isxaaq.. Maxay ku tari karaan 8 qof, oo hal degmo ku nool uu xuduuda saaran

  38. Ahmed

    Ina Samatar xafidulaah laba guul ayuu gaadhay…

    Mid wuu idin soo xareeyay oo muqdishadii aad caalamka ka dhaadhiciseen waan ka go’nay ayuu kabo la’aan iyo dhib la’aan idin keenay…aabahay goblan ayaad ka dhacday…riyadii dhicisoowday…

    Mida kale wuxuu idin wada gashay loolan xaaran ah oo loo kala hadhin madax ilaa mijo…shiikh zero cabaadkii ka dhacayna waa la ogaa…dabadeed halkii hamigiinu ahaa waxaa weecisay xaraantii…shariif loo gambi…isaga dadkiisi waa u hibeeyeen mid xalaal ah 8dii kama khasaarin taasina waa guul…waxa kaga darnaan lahayd kiiyo ibir kaca…

    Waxaan sugnaaba waa guushii sadexaad ee uu idinka dhalin lahaa…waana wada halku sdee buu u dhici doonaa ? hawiye iyo daarood dawlad cusub siday uugu heshiin donaan..horta xagiina laaluushkii waad sii wadi doonta oo is weydiin ma leh…laakiin maxaa xigi doona ? taasa si weydiin…

    dee ma ishaad wax kaga guri aragtaye maxaad odhan ? sakiin iska liq…

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: