godan
waan fahmay gabayga waanan dhageystay lakiin anigu waxaan is waydiiyaa aqoontii samaroon ku faani jiray iyo xadaaradii xagay ka dhacday
sookuwan demecracygii wali la jaan qaadi la
waxaa la sameeyey xisbiyo waxaa qof walba xaq u leeyahay inuu xisbi sameysto xisbigii u doonaayo u codeeyo kii kalena ka ciideeyo camii wali waxaad arkaysaa in borama dhex joogo uu leh beelaha isaaq iyo reer sheekh isxaaq ama cabanaayo leh saamigayagii aaway waar xusbi waliba dadkii u codeeyey ayuuu darajada ku taxayaa dooro adigu mid adiga darajada kugu taxa ama adiguba aad leedahay
waar reer barigaa nolasha ka dhacay ee dhulmahante xataa kuma khudbadeeyaan waxay siyaasiyiintiina aad cilmiga ku sheegaysaan akhrinayaan waxaasina waa waxay bulshada dhexdeeda ka soo maqleen oo ay dhagaha dadka ku soo jiidanayaan
markaa anigu shakhsiyan waxaan aaminsanahay in qof waliba xaqiisa cod ku doonto oo uu iska daayo qabyaaladan qaawan iyo fadeexadan meel walba lala taagan yahay ileen aduunkoo dhan baa ku daawanaayee
Cilmi iyo xadaaradi kuma yara reer tolkay dib ugu noqo khudbadii Ina Samatar ee Muqdisho,sidaasay dadka uga horeeyaan taasayna ku baa,ba,een ilayn bulsho cawaan u badan ayay ku dhex beeran yihiine aragti aad u saraysaan mar walba la yimaadaan taasoyna Soomaalida kale wakhtigaa u bislayn dhib kale ma jirto sidan qabo kuna soo dhawoow Hiildan ninkaagan duulayi kk.
Tolow kani ma qolyihii Cabdiraxman kabo qaad Sacabka u tumi jiray miyaa…. Wuxuu yidhi kala qaalisan oo wey kala qab weyn yihiine.. bal Isaaq ayuu qab aysan lahayn ku Sheegayaa tolkii waa liidaya, ninkan waxad moodaba inuu 1991 iyo SNM ku ambaray… Waar Samaroon Iidoor Kabo qaad u noqon mayee Wax kale Sheeg,,,reer Awdal Kaligood meel waa istaagi karaa Ha cabsan Awdal SNM waa laga difaacaye
waad mahadsantahay marka hore sxb adiga iyo maamulka shabakadaniba waxaanan qirayaa inaad tihiin rag bisil oo dadka oodhan dhex u noqon kara oo dadka ku dhiiri galin kara in ay aragtidooda iyo afkaartooda kala duwan halkan ku soo bandhigaan taasaana lagu gaadhi karaa isfahan iyo in bulshadu is dhex gasho hadii reer waliba meel yar ooto oo dadku maalin walba same durbaan maqlaan way ka caajisayaan waxaa fiican in aad heshid afkaar kala duwan
xaga aqoonta iyo xadaaradana sxb anigaa kuu qiraya maxaa yeelay democradiyadan aynu ku faanaba waxa salka u dhigay daahir riyaale iyo xisbigiisii udub taasaana badashay jawigii horee cakirnaa lakiin wax weyn baa khaldan oo inla saxo u baahan tusaale ahaan anigu nin habar awal ah baan ahay waxaanan ka ahey sacad muuse dee reer tolkayo waxba iskuguma kaaya jiraan iyana udub bay taageer sanaayeen anaguna kulmiyaanu nahay dee bal adigu samaroon oodhan maxaad iskala doonaysaa iniba meel ha ka casheyso inta kalena ha samirto oo chance keeda ha sugto lakiin hadii aan idhaando anigoo habar awal ah dee ciise muusaan iga yeeleyn waayo siyaasad baa nakala leexisay iyana udub bay u shaah tagaan anana kulmiye inkastoo hada udub baa ba ey dee meel kaluun bay uga wareegi lakiin marnaba isku kiish noqon mayno
Huuno waxan la yaabanahay waxa mar walba ninka la ii moodo yarkii Isaqboyna waan ka dhaadhicin kari waayay inaan qof dumara ahay kkk,cajiib ma suugaanta iyo gabayadaan xiiseeyaa bal adigu aragtidada ii soo gudbi runtii gabadh Ugaasada ayaan ahay yarkii aad shalay baadigoobaysayna Jigjiga sharafeedka ayuu ka shaqeeyaa waana nin ilaahay boqraday.
Godan
inaabti waxaad iga gudoontaa ubax gun iyo baar baxay
Raali baad iga noqonaysaa dee magacaagu wuxuu iila eekeeday ninkii balaayada qabay ee mogdisho iyo meel baas ka dagaalamaayey ee madaxu u duubnaa kkkkkkkkkkk kaftan
markaa magac qurux badan baan kuu bixinayaye iska badal kan ubax soo qaado hadii kale warda calashaan xabad falaawiraad tahay looooooooooooooool
Arinta yarkaa ugaaskana dee inadeer aniga hadii aad i waydiisid ma aqoonsani sababta aanan u aqoonsaneyna waxa
weeye ugaaska waa inuu habdhaqan ku yimaado oo dadkii uu matali lahaa ay soo boqraan laakiin u gaas 4nin oo xiiqsani dagta ku sidaan oo dadkii kale lagu dirqiyo taasi cidna waxba kumuu yeelin sharaftiisa ayuunbuu meel kaga dhacay iyo reerka uu ga dhashay ee mansabka ugaasnimo ee uu ka soo jeedo oo runtii inlasharfo mudan laakiin lagu dagdagay wakhtigan tashi la aan isna in uu ka yeelo mey aheyn
markaa sidaasaa u dhaanta jigjiga iyo dhulkaa ha iska xamaasho oo ha baryahan baanan saaxadii siyaasada ku arkin sidaas baan ku waydiinaayey
laakiin adigu inaad ugaasad tahay reer ugaasna ka soo jeedid shaki kuma jiro
Arinta Ugaaska waxaa la soo boqraa Ugaaska cusub laakiin yarka horaa loo boqray magaalada Quljeed sanadkii 1985kii waana silsilad soo taxnayd qarniyo badan waa astaan sharafeed qawmiyadani leedahay ilaahayna hibo u siiyay kuna ah naadir bulshooyinka Soomaaliyeed lama galin karo gorgortan,inyaroo xin iyo xaasid ku saaxiiba ayaa dhinaca dawlad ku sheegta ka xayirtay inuu wadanka gudihiisa ka shaqeeyo kana dhaadhicisay inaan loo dhanayn waasay toobad keeneen beryahan islana wada yaabeen wax waliba way dhamaanayaan Samaroonku iyagaa Ugaaska u baahan ee Ugaasku uma baahna runtii si ay uga daawadaan xadaradoodii soo jireenkii iyo Afrikoo madow inay la yimaadeen maamul dhamaystiran xeer dastuur la raaco iyo hogaan marka yarka ha yar yaraysan waa boqor ina dhex jooga .Ugaas cilmi reerihiina waliba reer Dalalka isagaa Ugaas u ahaan jiray runtii waxaan hayaa qoraal nin Ingiriisi qoray waan soo galin halkan waan soo dhaweeyaa isbarashada bulshooyinka meel ku wada beeran waxadse ogaan in 100 sano xadka inoo dhaxeeyaa ahaa Hargaysa dusheeda waana arrimaha aad u leedahay ma aqoonsani waxaasoo dhanbaa soo wada noqonaya imaanshihiisa.
magaalocad
cabdirahman awcali dee midhihii uu beertay waakaa cunaaya dadkiisii iyo bulshadii uu la noolaaba sharaf ayuu ku leeyahay
somaliland min bari ilaa galbeed ninkuu ishortaagaa fadhiga ayuu uga kacayaa dee taasi ma ciyaarbaa lagu helaa iyo kaftan tusaale gaaban daahir riyaale markii uu booqday laascaanood ragii xabada iskaga dhigaayey waxay ahaayeen
nimankan aad sheegaysid kuwii tooganaayeyna nimankaa aad garanaysid oo talaw maxay ku dilayeen daahir riyaale ileen nin isaaqa muu aheyne jabhadna muu galine lama garanaayo
markaa talaw gobtaa aad raadinaysaa ma kuwaasbaa daahir lafihiisa uga soo caray mise kuwa iyagoo aanay isku tol aheyn xabada iskaga dhigaayey ee dhinaciisu in uu dhulka taabto u diiday
Hiildan waxba marka Ugaas la soo hadal qaado ha badalin sheekada waa lagugu fahmay waa xasaasi laakiin meelaha khilaafku jiro si cad oo raganimo ku jirtaa loo wajahaa si wax looga qabto ee lama huursado sida reer tolkay eed u horayso.
cabdiqani reer booramawaa lafihii Saylac xaalkoogu waa alahayoow nin ii daran maxaan diifta hore seexshay
nin ii daaqsanaayana maxaan daafida u kariyey
jidhku nimuuna doonayn maxaan hadalka deeqsiiyey
waligaa fahmi maysid waxay rabaan caawa haday awdalstate boorama gashana way soo dhawaynayaan.
godaneey gari allay taqaane ninkan hiildan ma haragiisaa kuu jilicsanaaday
sidaan ognahay ugaaska meel u gaaruu u sameeyey waanad ku kaydin kartaa waxaad taariikhsoo hesho wuuna ku mahadsan yahay arintaana anigu biladbaan kusiinayaa
adna waa inaad ku ixtiraamtaa una mahadcelisaa hadaadse cidla ficiltamayso kii maraankii ee magaca cubayda watay ee waxwalba ku hadlaayey sawdiga warka ka guraaya siday wax u jiraan
calaakulu xaal raali ahaw hadaan qaldanahay.
Abu cubayda aabahaa dhakada ka.w………s..sawdigii saakuun gadabuursi iyo ugaaskoodaba caayaayey imisa afbaad leedahay anaga taas nagusoo galimaysid get lost daayeeryahaw
Waan raadin kuuna soo dhigi qoraalkaas balan.Ariintan Ugaasyada Samaroon waa kuwa ugu fac wayn Somali reer dhan ayaa tafiirtii Ugaasyada ay noqdeen laga soo bilaabo Ugaas Cali Makayldheere ilaa iyo yarkan maanta jooga sida ay taariikhdaas u fog tahay waxad ka qiyaas qaadan kartaa Ugaas Caligii u horeeyay Ugaasyada waxay ilma-adeer ruma yihiin afarta ilma yoonis Samaroon waxa walaalo ahaa Ugaas Caligii u horeeyay aabihii Makayldheere Muuse iyo Yoonis Muuse waana ilma Muuse Makaahiil Makadoor Samaroon.Waxan arinkan kugu xusuusinayaa inkastoon marar badana soo qoray in boqortooyadani sadex oday kaliya ka tirsato abtirsiinta Sheekh Samaroonkii Gadabursi dhamaan ka wada tafiirmeen halkaa ka qiyaas qaado waa Ugaasyo la fac ah qawmiyada Samaroon sow in la sharfo oo la karaameeyo ma mudna dad baa jira iska dhaadhiciyay in taariikho hore ka horeeyeen sida Axmad Guray aniguse ma qabo waayo abtirsiintii ayaa markhaati furaysa inaan taariikh badani ka horayn tan Ugaasyada been la iska dhaadhiciyay ayaa bulshadan jahwareerisay seejinaysana toodii xortii ee xalaashii.Ugaaskii la odhan jiray Dooddi magaalada Booramaa laga xidhay lana geeyay jeel dibada ah isaga iyo Faarax Oomaarkiinii waa 1945kii isagoo Ugaas Samaroona ha dhagaysan beenta inta xasadka u saaxiiba.
Waa ina tolwaa oo waa yar cuqdad ka qaaday yaraanta qabiilka uu ka dhashay waa cismaan guulo tolwaana ku talaalay kabaqaadnimo in isaaq lagu raaco bilaa shuruud ayuu nagu booraniyaa sidaan u fahmay hadalkiisa anuu gabay odhan maayo waxan gabay maaha xataa buraan burkii dumarka wuu ka hooseeyaa waan dhagaysan kari waayay oo sameecadii ayaan deg deg iskaga saaray markaan ka waayay wax micno ah oo aan kusii dhagaysto.
Isaaq dagaalka iyo dhulboobka miyaan ku raacnaa? inkasta oo aanad adigu lahayn dhul lagaa qaado dee maxaa kaa galay kol hadaanad ku gorgortamaynin dhulkaasi la isku laynaayo adigu cuqdad baa kaa haysa nin gadabuursi ah oo dhul sheeganaaya waad ka xuntahay.
Ciise ayagana miyaan ku raacnaa cunaqabataynta ay nagu hayaan .Nin na leh hoos fadhiya gumaysiga beelaha darifyada oo ah dagaal iyo cunaqabatay miyaan ka dhagaysanaa oo waliba buraan bur jacbur ah wax noogusoo gudbiyay miyaan ka gurnaa ?
Hubka shalay la qabtay waxaa dhiibay kuwii hore u dhiibay hubkii yaalay airipodhka borama 1997 ayay wareejiyeen hub ninkan tolkii in yar oo meel lagu khabeeyay waxaa dhiibay reer cismaan guulo ah oo tolkii ah naago weeyaan kuwani yaanoo dhaafsha dhulka aan qayrkayo iska celinee mar ay na basaasaan iyo mar ay dhabarka ka toogtaan tolkood bay nala dhex fadhjiyaan faaiido kale umasoo wadann gadabuursi.
Waa caruurtii tolwaa ku tamabaray in ay gunnimo ka doortaan gobanimo waa nin bac qaad ah kugu dilaya dhamaan tolkiina waa caynkasi oo kale.Ilma tolwaa hadaad bac garaabo ah siiso oo aad ku tidhaa Ugaaska Gadabuursiga madaxiisa ii keen walaahi dhinacaa iyo dhinacaa midna eegi maayaane ayagoo maqiiqan bay kusoo galayaan.Hadii aad tidhaa cadaw baa lala dagaalamayaana dameer dibadeed ka orod badan oo arki maysid ayagoo cadowgooda xabad ku ridaaya waa reer xunoo gadabuursi la dhex fadhiya ceeb iyo fulaynimo ay ka qaadeen doqoniimo dhalad ah damiirkaa kaa qabtana malaha oo waa reerkaasi iskadaba wareega ilaa waligood.
kani waa magac doon suldaan abshir inuu soo shaac baxuu doonayaa waakan isku dhararinaaya suldaan ibraahime dhulkan uu ka hadlaayo
kidiga,jidhi,buqda,geesdheere,dhanaan,caada
intaba waxaa dagan jibriil abokor cidina kuma taraxdo
markaa yaa u diidaaya in sanaaduuqda loo keenoo ma baraashuud bay ku soo dagayaan dadka u diidayaa
ileen dadkii deegaankaa ogole
Nin Abucubayda la dhoho inii soo baaxay malmahan oo kalarka ini haysta kix kix kix walee waa shaaciro com. Masraxa marba mid baa afmishaar ka ah!…..
Abuu adigu yaa tahay ileen qabiil baa shaqeeya Somalia rerkanse maxaad ku haysataa?. Ileen Dowladii dhalinhabaabis ee Gobolkii gaalku Somaliland ku magacabay reerkani way u qoysay oo uma xiirine?. Somalidu waxay ku mahmahdaa nimaan kuu xiiri donin yuusan kuu qoyn kix kix kix…
Hani, ilaah somali inta somaliland degan anakuu noo soo diray oo mid aan ashahaadada u qabano iyo mid aan dugsi u furnaba hawli naguma yaro. Bal u fiirso intaan dad soo taba barnay. Ka soo bilaw Durkiye, Galbeedi, Sahal, Hibaaq, Burco oo hada fahmay xigmadii dooda iyo ulada hada miiska noo fadhida ood soo hadal qaaday. Haniyeey hawli naguma yaree bal hawsha dhinacaaga ka gal oo dadkan in ay psycho pad qabaan loo maleeyo naga caawi sidaan u daryeeli lahayn ilayn Nurse meesha adaa ka jiree.
Godan, waxad i xasuusisey, heestii Siyar, siyar ee amina cabdilaahi iyo Gacayte muu ahaa ninku. Ninkii xiiqsanaa dugsibaad u furtay. loooooool
Born again somaliland. looooool. Sigad, the more you talk, the more you shame yourself. Inaad aamus naato wax ka qurux badani ma jirto. you are one of the rare ones that Awdal does not need their voices.
Awdal baa hadashoo waxay tidhi.
Uma baahni siloone
uma baahni sakhraan
uma baahnin sabeeye
kolba suuq u talaaba
raga aan sugayaa
salfudayd nin u saaqay iyo
sigadoo kale maaha.
marunbaa
samaroon 1qarniba ninbaa ka soo baxa indha qaba
oo tala fiican reerkiisa siiya laakiin waxaa qarqiya mawjad kaloo indhala.
Ninkan dhugad wuxuu ku yidhi oo kaliya dadka dariskeenaa aan wax la qabsano oo qaladan iyo is uruurintan aynu iska dayno.
Allaw yaa ku rara oo reera aan ogahay deegaanka kuugu dhajiya waxaad odhan laheyd waar kuwii baa dhaamay loooool
camii dadka ood wadaagta ahi inta badan waxa u caadaa in ay is riixaan oo xag deegan iyo daaqsinba somali waligeed way isku dili jirtay dhulkan caadana waxaad daawataaa vediogii kan ka horeeyey ee ay ku leeyihiin sanad guuradii ka soo wareegtay barakicii caada
marunbaa
suldaan ibrahim dhawal siyaasad buu ciyaaray wuxuu rabay markii uu arkay in deegaankii gabilay beeshiisu ka fara madhan tahay qaab siyaasadeed uga soo sharaxo a beeshiisa uga soo sharaxo lakiin suldaan abshir iyo afartan oday ee reer miyigaa baa la fahmi waayey laakiin anyway qoladaa gabileyba may yeeleen baan filayaa
Horta reer dalal kan deeriyahan iyo reer Yoonis daba ka soo riixeen ee nafla caariga ah gartee, bahdan yaryar boodhka ku kortay maxay la soo hindhaadhiraan marka sheeko dhacdo. Bahabar Muuse madax madow iyo dalalka soo dawaafay aan isku dayno deetana aragno meesha laysla maro. Intii hore raga nimaan samayn jirnay oo waxan odhan jirnay wanaagaa xigi balse odayadii runta ka dhawaaji hadaad soo daba joogsataana waan soo daba joogsanaynaaye waa waxaad ka heshaan. Munaafadii waa laysla fahmay ilaa aan labada dhinac gurmad ka helno oo laynoo gar qaado, Abu, sidii nin usoo joogso hada laga bilaabo.
waa qayla dhaan wuxu muujay garablaan gurmad laan wuxu cadeeyey in reer gabiley aan loo kala hadhin markaa aawey mahadcase marka hore gurmad ha u fidiyaan oo uu hormood ka yahay suldaanka guud ee mahadcase suldaan IBRAAHIM SAMATER.intayada kale isha waxan ku haynaynaa hargeysa iyo dhaqghaqaaqeeda.
Abu
Bello waa halkii reer mudugee, horta waxa kuu sharaf ahaan lahayd in aad si xigmad iyo xarako leh madasha ugu soo biirto balse kaba dhooba leh ayaad meesha la soo dhax gashay waxayna u eegtahay in dadkii macquulkii waxba kaa qori waayaan balse barasho wanaagsan mana ahi nin aad sacad muuse iyo inta beledka degan sharaxaad ka siin karto, waxanse kaaga sii digayaa uun in aanad sheekada ku talax tagin ood wax la hadho ilayn rag waa kii kugu maqane. Durba waxan kaa qoray, xuseen baa jibriil ka badan. Cabdalana kaba sii badan oo xidhin iyo ilaa tuurtii duryaad buu is daba yaal. Abuu intii kaynta lagu kala dhuuman jiray buu faanka iyo botorintu shaqaynaysay balse bulshadii tuula joog bay wada noqotoo waa lays tirsaday. Islaan xanuun miyirka ah qabtay oo reer Alaybaday ah baa odhan jirtay. Inta suuqa joogtaa waa reer Xoosh, inta dasooyinka joogtaana waa reer Xoosh, inta nasoo eegaysaana waa reer xoosh oo ay ka waday ciyaalka ka toocsanaya.
akhas cakeeg wuxu gabay xumaa somalia somali baa leh lakiin waxan la yabaya kan sigad sowka waxan somaliland labaxay ku sakhraamay waa sida marunbaa sheege ninki dhulka leh haka hadlo waxan reerkoodu gaadhi buuxinayn cidna awdal wax ka waydiin mayso sigad macno badan hadalkiisa ma samaynayo halkuu dadka ku guubaabin laha aan gaar wax u qabsano oo umad jirtaa nahaye aan kalideen is taagno bu ku leeyahay aana cid aan ku rabin ku jeclayn aan ku tiirsanano waa waxan dhici karin in idoor aan u noqono qabiilka kaliya ee qabiil kale hoostaga somali oo dhan.. gaalkacayo baa lagu heshin wayey oo laba qabiil midba dhinac gooostay adana waxad ku talinaysaa qabiil dhan. ha hoos joogo qabiil kale isla yaab isla xishoo xoolloyahow, awdalstate way .jirtaa wayna jri doontaa hadii labo gobol lagu xidho sool iyo sanag baan ku darsan idoor iyo halkuu joogo waan ka fagayn gobolkayba usb baan soo celin doona dhulka samaroona samaroon baa leh sidaa ula socda
Qalaf iyo Jalaf, oo ah Majeerteen iyo Hawiye, hadana ah laba magac oo aad isugu eg. Horta anigu waligey horey uma maqal labadaa magac, thanks Cabdale, adigaan kaa bartay.
Su’aashuna waxay tahay, Samaroonoow miyaynu Qalaf iyo Jalaf u duminaa Qaranka Somaliland?. Qalaf Iyo Jalaf ma la wadaagi karnaa Qaran?
waa sidaa aad sheekhtay Ateyeh qalaf iyo jalaf waa laba jilib oo hoose waxayna ka tarjumayaan labada reer ee wada daga gaalkacayo waxaana kasoo kala jeeda Abdulaahi yusuf iyo mohamed farah aidid hadii sikale loo dhigana waa cumar maxamud oo majeerteena iyo sacad oo habar gidir ah laba jilib oo hoose
Abucubayda bal gabayga dhagaysoo dhuux sidaa maaha mise dhigaal ayaan kuugu soo qoraa kuuna soo raacshaa ereyqeex,bal dib u noqo sal fududidaa.
godan
waan fahmay gabayga waanan dhageystay lakiin anigu waxaan is waydiiyaa aqoontii samaroon ku faani jiray iyo xadaaradii xagay ka dhacday
sookuwan demecracygii wali la jaan qaadi la
waxaa la sameeyey xisbiyo waxaa qof walba xaq u leeyahay inuu xisbi sameysto xisbigii u doonaayo u codeeyo kii kalena ka ciideeyo camii wali waxaad arkaysaa in borama dhex joogo uu leh beelaha isaaq iyo reer sheekh isxaaq ama cabanaayo leh saamigayagii aaway waar xusbi waliba dadkii u codeeyey ayuuu darajada ku taxayaa dooro adigu mid adiga darajada kugu taxa ama adiguba aad leedahay
waar reer barigaa nolasha ka dhacay ee dhulmahante xataa kuma khudbadeeyaan waxay siyaasiyiintiina aad cilmiga ku sheegaysaan akhrinayaan waxaasina waa waxay bulshada dhexdeeda ka soo maqleen oo ay dhagaha dadka ku soo jiidanayaan
markaa anigu shakhsiyan waxaan aaminsanahay in qof waliba xaqiisa cod ku doonto oo uu iska daayo qabyaaladan qaawan iyo fadeexadan meel walba lala taagan yahay ileen aduunkoo dhan baa ku daawanaayee
Cilmi iyo xadaaradi kuma yara reer tolkay dib ugu noqo khudbadii Ina Samatar ee Muqdisho,sidaasay dadka uga horeeyaan taasayna ku baa,ba,een ilayn bulsho cawaan u badan ayay ku dhex beeran yihiine aragti aad u saraysaan mar walba la yimaadaan taasoyna Soomaalida kale wakhtigaa u bislayn dhib kale ma jirto sidan qabo kuna soo dhawoow Hiildan ninkaagan duulayi kk.
Tolow kani ma qolyihii Cabdiraxman kabo qaad Sacabka u tumi jiray miyaa…. Wuxuu yidhi kala qaalisan oo wey kala qab weyn yihiine.. bal Isaaq ayuu qab aysan lahayn ku Sheegayaa tolkii waa liidaya, ninkan waxad moodaba inuu 1991 iyo SNM ku ambaray… Waar Samaroon Iidoor Kabo qaad u noqon mayee Wax kale Sheeg,,,reer Awdal Kaligood meel waa istaagi karaa Ha cabsan Awdal SNM waa laga difaacaye
muslinomo nin aan kugu dhaqayn muminima khaasa gaal maqasha kuu koriya ood magansantaa dhaama.waxa la yidhi rag wax layeelo maxaa ugu xun? waa quudhsi .maxaa teeqa rag ? cadaalad .RAG CADAALAD WAAYAA SIDII CAWSHA KALA YAAC. samaroon ILLAAHAY mooyee uma baahna deris rabain uu waxa la qabsata daayoo adoo maanta abaaro ku haya yidhi samaroon waa qaxooti kilinka shanaad ka yimid.kkkkkk midnimo samaroonoon ilaaheena la kaashano ayaa wax inoo qabankara waxa waxaa loo samaynayaa waa dhaqghaqaaqlaga bilaabayo lughaya dekadaa hinaasay.
godan
waad mahadsantahay marka hore sxb adiga iyo maamulka shabakadaniba waxaanan qirayaa inaad tihiin rag bisil oo dadka oodhan dhex u noqon kara oo dadka ku dhiiri galin kara in ay aragtidooda iyo afkaartooda kala duwan halkan ku soo bandhigaan taasaana lagu gaadhi karaa isfahan iyo in bulshadu is dhex gasho hadii reer waliba meel yar ooto oo dadku maalin walba same durbaan maqlaan way ka caajisayaan waxaa fiican in aad heshid afkaar kala duwan
xaga aqoonta iyo xadaaradana sxb anigaa kuu qiraya maxaa yeelay democradiyadan aynu ku faanaba waxa salka u dhigay daahir riyaale iyo xisbigiisii udub taasaana badashay jawigii horee cakirnaa lakiin wax weyn baa khaldan oo inla saxo u baahan tusaale ahaan anigu nin habar awal ah baan ahay waxaanan ka ahey sacad muuse dee reer tolkayo waxba iskuguma kaaya jiraan iyana udub bay taageer sanaayeen anaguna kulmiyaanu nahay dee bal adigu samaroon oodhan maxaad iskala doonaysaa iniba meel ha ka casheyso inta kalena ha samirto oo chance keeda ha sugto lakiin hadii aan idhaando anigoo habar awal ah dee ciise muusaan iga yeeleyn waayo siyaasad baa nakala leexisay iyana udub bay u shaah tagaan anana kulmiye inkastoo hada udub baa ba ey dee meel kaluun bay uga wareegi lakiin marnaba isku kiish noqon mayno
Huuno waxan la yaabanahay waxa mar walba ninka la ii moodo yarkii Isaqboyna waan ka dhaadhicin kari waayay inaan qof dumara ahay kkk,cajiib ma suugaanta iyo gabayadaan xiiseeyaa bal adigu aragtidada ii soo gudbi runtii gabadh Ugaasada ayaan ahay yarkii aad shalay baadigoobaysayna Jigjiga sharafeedka ayuu ka shaqeeyaa waana nin ilaahay boqraday.
Godan
inaabti waxaad iga gudoontaa ubax gun iyo baar baxay
Raali baad iga noqonaysaa dee magacaagu wuxuu iila eekeeday ninkii balaayada qabay ee mogdisho iyo meel baas ka dagaalamaayey ee madaxu u duubnaa kkkkkkkkkkk kaftan
markaa magac qurux badan baan kuu bixinayaye iska badal kan ubax soo qaado hadii kale warda calashaan xabad falaawiraad tahay looooooooooooooool
Arinta yarkaa ugaaskana dee inadeer aniga hadii aad i waydiisid ma aqoonsani sababta aanan u aqoonsaneyna waxa
weeye ugaaska waa inuu habdhaqan ku yimaado oo dadkii uu matali lahaa ay soo boqraan laakiin u gaas 4nin oo xiiqsani dagta ku sidaan oo dadkii kale lagu dirqiyo taasi cidna waxba kumuu yeelin sharaftiisa ayuunbuu meel kaga dhacay iyo reerka uu ga dhashay ee mansabka ugaasnimo ee uu ka soo jeedo oo runtii inlasharfo mudan laakiin lagu dagdagay wakhtigan tashi la aan isna in uu ka yeelo mey aheyn
markaa sidaasaa u dhaanta jigjiga iyo dhulkaa ha iska xamaasho oo ha baryahan baanan saaxadii siyaasada ku arkin sidaas baan ku waydiinaayey
laakiin adigu inaad ugaasad tahay reer ugaasna ka soo jeedid shaki kuma jiro
Arinta Ugaaska waxaa la soo boqraa Ugaaska cusub laakiin yarka horaa loo boqray magaalada Quljeed sanadkii 1985kii waana silsilad soo taxnayd qarniyo badan waa astaan sharafeed qawmiyadani leedahay ilaahayna hibo u siiyay kuna ah naadir bulshooyinka Soomaaliyeed lama galin karo gorgortan,inyaroo xin iyo xaasid ku saaxiiba ayaa dhinaca dawlad ku sheegta ka xayirtay inuu wadanka gudihiisa ka shaqeeyo kana dhaadhicisay inaan loo dhanayn waasay toobad keeneen beryahan islana wada yaabeen wax waliba way dhamaanayaan Samaroonku iyagaa Ugaaska u baahan ee Ugaasku uma baahna runtii si ay uga daawadaan xadaradoodii soo jireenkii iyo Afrikoo madow inay la yimaadeen maamul dhamaystiran xeer dastuur la raaco iyo hogaan marka yarka ha yar yaraysan waa boqor ina dhex jooga .Ugaas cilmi reerihiina waliba reer Dalalka isagaa Ugaas u ahaan jiray runtii waxaan hayaa qoraal nin Ingiriisi qoray waan soo galin halkan waan soo dhaweeyaa isbarashada bulshooyinka meel ku wada beeran waxadse ogaan in 100 sano xadka inoo dhaxeeyaa ahaa Hargaysa dusheeda waana arrimaha aad u leedahay ma aqoonsani waxaasoo dhanbaa soo wada noqonaya imaanshihiisa.
magaalocad
cabdirahman awcali dee midhihii uu beertay waakaa cunaaya dadkiisii iyo bulshadii uu la noolaaba sharaf ayuu ku leeyahay
somaliland min bari ilaa galbeed ninkuu ishortaagaa fadhiga ayuu uga kacayaa dee taasi ma ciyaarbaa lagu helaa iyo kaftan tusaale gaaban daahir riyaale markii uu booqday laascaanood ragii xabada iskaga dhigaayey waxay ahaayeen
nimankan aad sheegaysid kuwii tooganaayeyna nimankaa aad garanaysid oo talaw maxay ku dilayeen daahir riyaale ileen nin isaaqa muu aheyne jabhadna muu galine lama garanaayo
markaa talaw gobtaa aad raadinaysaa ma kuwaasbaa daahir lafihiisa uga soo caray mise kuwa iyagoo aanay isku tol aheyn xabada iskaga dhigaayey ee dhinaciisu in uu dhulka taabto u diiday
KULMIYE ma aragteen oo Boorama wada noqotay?. Dee aaway Awdal State?
Hiildan waxba marka Ugaas la soo hadal qaado ha badalin sheekada waa lagugu fahmay waa xasaasi laakiin meelaha khilaafku jiro si cad oo raganimo ku jirtaa loo wajahaa si wax looga qabto ee lama huursado sida reer tolkay eed u horayso.
Godan
waa runtaa inaabti oo bulshada meel alle ku wada beeray iyadaa cid walba iska xigta
Anigu intii aan wadanka joogay ee aanan qurbaha iman mareexaanka waxaan u malayn jiray dad xun inay yihiin maadaama marxuunkii ka dhashay lakiin runtii waxaan ogaaday markaan dad badan oo iyagaa macaamil la sameeyey in ay daarood oo dhan ugu nasab san yihiin walaahi oo ayna shaqa ku laheyn daaroodka kale oodhan, taana waxa keenaysa isdhex galka bulshada iyo macaamilka
Arinta ugaaskana waxaan maqlay qarniya ka hor in silsiladii ugaaska hakad ku yimid oo mudo hada laga joogo boqolaal sano aanu samaroon wax ugaasa oo u dhexeeya aanu yeelan?
taasina ay tahay ta khilaafka dhalisay
lakiin ugaasnimada cabdirashiid shaki kuma jiro inuu dhal ugaas yahay
qoraalkaa ninka ingiriiskaana waan kaa sugaynaa
cabdiqani reer booramawaa lafihii Saylac xaalkoogu waa alahayoow nin ii daran maxaan diifta hore seexshay
nin ii daaqsanaayana maxaan daafida u kariyey
jidhku nimuuna doonayn maxaan hadalka deeqsiiyey
waligaa fahmi maysid waxay rabaan caawa haday awdalstate boorama gashana way soo dhawaynayaan.
godaneey gari allay taqaane ninkan hiildan ma haragiisaa kuu jilicsanaaday
sidaan ognahay ugaaska meel u gaaruu u sameeyey waanad ku kaydin kartaa waxaad taariikhsoo hesho wuuna ku mahadsan yahay arintaana anigu biladbaan kusiinayaa
adna waa inaad ku ixtiraamtaa una mahadcelisaa hadaadse cidla ficiltamayso kii maraankii ee magaca cubayda watay ee waxwalba ku hadlaayey sawdiga warka ka guraaya siday wax u jiraan
calaakulu xaal raali ahaw hadaan qaldanahay.
Abu cubayda aabahaa dhakada ka.w………s..sawdigii saakuun gadabuursi iyo ugaaskoodaba caayaayey imisa afbaad leedahay anaga taas nagusoo galimaysid get lost daayeeryahaw
Waan raadin kuuna soo dhigi qoraalkaas balan.Ariintan Ugaasyada Samaroon waa kuwa ugu fac wayn Somali reer dhan ayaa tafiirtii Ugaasyada ay noqdeen laga soo bilaabo Ugaas Cali Makayldheere ilaa iyo yarkan maanta jooga sida ay taariikhdaas u fog tahay waxad ka qiyaas qaadan kartaa Ugaas Caligii u horeeyay Ugaasyada waxay ilma-adeer ruma yihiin afarta ilma yoonis Samaroon waxa walaalo ahaa Ugaas Caligii u horeeyay aabihii Makayldheere Muuse iyo Yoonis Muuse waana ilma Muuse Makaahiil Makadoor Samaroon.Waxan arinkan kugu xusuusinayaa inkastoon marar badana soo qoray in boqortooyadani sadex oday kaliya ka tirsato abtirsiinta Sheekh Samaroonkii Gadabursi dhamaan ka wada tafiirmeen halkaa ka qiyaas qaado waa Ugaasyo la fac ah qawmiyada Samaroon sow in la sharfo oo la karaameeyo ma mudna dad baa jira iska dhaadhiciyay in taariikho hore ka horeeyeen sida Axmad Guray aniguse ma qabo waayo abtirsiintii ayaa markhaati furaysa inaan taariikh badani ka horayn tan Ugaasyada been la iska dhaadhiciyay ayaa bulshadan jahwareerisay seejinaysana toodii xortii ee xalaashii.Ugaaskii la odhan jiray Dooddi magaalada Booramaa laga xidhay lana geeyay jeel dibada ah isaga iyo Faarax Oomaarkiinii waa 1945kii isagoo Ugaas Samaroona ha dhagaysan beenta inta xasadka u saaxiiba.
Abu cubayda sidii hore waad dhaantaa waad isla qabsan galahan dhulkan aad nagu wareerina waan aqaanaa meel isaaq 100%100 dagan yahayna ma jirto tuulooyinka aad ka sheekayna waxa ku nool 50 50 qoys hargaysan oromodaaba kaaga badan lamber2 baad ka tahay 3samaron togdherna isaaq iyo gaboye iyo dhulmahante kalgeed kaligaa leedahay waa galgee bal iisheeg
Magaalocad
Waa ina tolwaa oo waa yar cuqdad ka qaaday yaraanta qabiilka uu ka dhashay waa cismaan guulo tolwaana ku talaalay kabaqaadnimo in isaaq lagu raaco bilaa shuruud ayuu nagu booraniyaa sidaan u fahmay hadalkiisa anuu gabay odhan maayo waxan gabay maaha xataa buraan burkii dumarka wuu ka hooseeyaa waan dhagaysan kari waayay oo sameecadii ayaan deg deg iskaga saaray markaan ka waayay wax micno ah oo aan kusii dhagaysto.
Isaaq dagaalka iyo dhulboobka miyaan ku raacnaa? inkasta oo aanad adigu lahayn dhul lagaa qaado dee maxaa kaa galay kol hadaanad ku gorgortamaynin dhulkaasi la isku laynaayo adigu cuqdad baa kaa haysa nin gadabuursi ah oo dhul sheeganaaya waad ka xuntahay.
Ciise ayagana miyaan ku raacnaa cunaqabataynta ay nagu hayaan .Nin na leh hoos fadhiya gumaysiga beelaha darifyada oo ah dagaal iyo cunaqabatay miyaan ka dhagaysanaa oo waliba buraan bur jacbur ah wax noogusoo gudbiyay miyaan ka gurnaa ?
Hubka shalay la qabtay waxaa dhiibay kuwii hore u dhiibay hubkii yaalay airipodhka borama 1997 ayay wareejiyeen hub ninkan tolkii in yar oo meel lagu khabeeyay waxaa dhiibay reer cismaan guulo ah oo tolkii ah naago weeyaan kuwani yaanoo dhaafsha dhulka aan qayrkayo iska celinee mar ay na basaasaan iyo mar ay dhabarka ka toogtaan tolkood bay nala dhex fadhjiyaan faaiido kale umasoo wadann gadabuursi.
Waa caruurtii tolwaa ku tamabaray in ay gunnimo ka doortaan gobanimo waa nin bac qaad ah kugu dilaya dhamaan tolkiina waa caynkasi oo kale.Ilma tolwaa hadaad bac garaabo ah siiso oo aad ku tidhaa Ugaaska Gadabuursiga madaxiisa ii keen walaahi dhinacaa iyo dhinacaa midna eegi maayaane ayagoo maqiiqan bay kusoo galayaan.Hadii aad tidhaa cadaw baa lala dagaalamayaana dameer dibadeed ka orod badan oo arki maysid ayagoo cadowgooda xabad ku ridaaya waa reer xunoo gadabuursi la dhex fadhiya ceeb iyo fulaynimo ay ka qaadeen doqoniimo dhalad ah damiirkaa kaa qabtana malaha oo waa reerkaasi iskadaba wareega ilaa waligood.
Waa kuwani raga dhulka iska leh ayagay ku xidhantahay nabada iyo colaadu kuma xidhna ninkan xunee inuu gabyay is moodaayo ee sidii dumarka buraan burka baranayaa is dhex dhigaaya kalmadaha waar caruur baad tahee anagay nagu xidhantahay colaada iyo nabadu ogow adiga nabada tolka dhexdiisa ah ayaa kuu fiican balse ta shisheeye adiga kuma khusayso laan gaaboow cismaanguulo afar xabo ahi kuma xidhna colaad iyo nabad midna wax kama qaadi kartid
Waa kuwan colaada raga ay ku xidhantahay ee dhagayso .
Geesiyaasha bahabar muuse Sharafkii iyo karaamadii beelweynta Samaroon Waa difaacayaan dhulkoodana Walle Dhayal Cadow ku joogi maayo…Hadalka ay maanta jeediyeen Rag baddan ayaa ku diirsaday… Gobonimo,
colhaye xariirad iyo aisha
caruurtii barnaamijka loo furay baad tihiin i maqashii imada daali horta bal isasaxa oo waxan aad dadka ku xiijiseen wax dhadhanle ma yahay anagaaba idiin camiriye wax somalilandtan dhaama hadii aad inoo haysaan falyatafadal
waxaad tidhaahdeen waxaan samaynaynaa maamul la yidhaa awdal state sheekadana rag baa soo aliftay wakhtigii somaliya goboladu ka socdeen oo dhaqaale looga doonanaayey dawlada dhexe ee somalia ok waa qorshe fiican laakiin shuruudihii ama caqabadihii ka hor yimid waxay ahaayeen
1.maamul goboleed waxa sameyn kara laba gobol iyo wax ka badan oo isku tagay
qodobkii ugu horeeyey baa disqualify gareeyey mashrucan intaan qodobada kaleba loo gudbin
ok maamul wuxuu u baahan yahay ila dhaqaale sida dakad iyo airport si fiican u shaqeynaaya oo laga dabari karo kharashaadka dawlada iyo wixii cashuuree wadanka soogala
somaliland laba meelood buu dhaqaalaha ugu badani ka soo galaa waa dakada berbera iyo kastamka wajaale midina gacanta kuuguma jiro miskiin boorama kasoo shaqa tagaad tahay oo somalilandtaba kharash ku qaba waxuu siiyo iska daaye waa marka runta aynu ka hadlayno, markaa filmkaas waxaan kuu sheegi laa rag baa tijaabiyey wakhtina waa lagu beegay hadana dhadhan buu yeelan waayey ragii wadayba nin waliba wajiguu ka qarsaday markaa dee pause tan ku saaran iska qaado si caadiya u fikira caadifadan iyo seef la bood nimadana inaga daaya ileen waynu isnaqaanoo markay runta gaadho nina nin wax u diran maayee kkkk
xariirad
kani waa magac doon suldaan abshir inuu soo shaac baxuu doonayaa waakan isku dhararinaaya suldaan ibraahime dhulkan uu ka hadlaayo
kidiga,jidhi,buqda,geesdheere,dhanaan,caada
intaba waxaa dagan jibriil abokor cidina kuma taraxdo
markaa yaa u diidaaya in sanaaduuqda loo keenoo ma baraashuud bay ku soo dagayaan dadka u diidayaa
ileen dadkii deegaankaa ogole
Nin Abucubayda la dhoho inii soo baaxay malmahan oo kalarka ini haysta kix kix kix walee waa shaaciro com. Masraxa marba mid baa afmishaar ka ah!…..
Abuu adigu yaa tahay ileen qabiil baa shaqeeya Somalia rerkanse maxaad ku haysataa?. Ileen Dowladii dhalinhabaabis ee Gobolkii gaalku Somaliland ku magacabay reerkani way u qoysay oo uma xiirine?. Somalidu waxay ku mahmahdaa nimaan kuu xiiri donin yuusan kuu qoyn kix kix kix…
Hani, ilaah somali inta somaliland degan anakuu noo soo diray oo mid aan ashahaadada u qabano iyo mid aan dugsi u furnaba hawli naguma yaro. Bal u fiirso intaan dad soo taba barnay. Ka soo bilaw Durkiye, Galbeedi, Sahal, Hibaaq, Burco oo hada fahmay xigmadii dooda iyo ulada hada miiska noo fadhida ood soo hadal qaaday. Haniyeey hawli naguma yaree bal hawsha dhinacaaga ka gal oo dadkan in ay psycho pad qabaan loo maleeyo naga caawi sidaan u daryeeli lahayn ilayn Nurse meesha adaa ka jiree.
Godan, waxad i xasuusisey, heestii Siyar, siyar ee amina cabdilaahi iyo Gacayte muu ahaa ninku. Ninkii xiiqsanaa dugsibaad u furtay. loooooool
Abucudibilah, hadaad mardanbe kusoo celiso caadbaan degnaa dhagtaan kuu duri.
Born again somaliland. looooool. Sigad, the more you talk, the more you shame yourself. Inaad aamus naato wax ka qurux badani ma jirto. you are one of the rare ones that Awdal does not need their voices.
Awdal baa hadashoo waxay tidhi.
Uma baahni siloone
uma baahni sakhraan
uma baahnin sabeeye
kolba suuq u talaaba
raga aan sugayaa
salfudayd nin u saaqay iyo
sigadoo kale maaha.
marunbaa
samaroon 1qarniba ninbaa ka soo baxa indha qaba
oo tala fiican reerkiisa siiya laakiin waxaa qarqiya mawjad kaloo indhala.
Ninkan dhugad wuxuu ku yidhi oo kaliya dadka dariskeenaa aan wax la qabsano oo qaladan iyo is uruurintan aynu iska dayno.
Allaw yaa ku rara oo reera aan ogahay deegaanka kuugu dhajiya waxaad odhan laheyd waar kuwii baa dhaamay loooool
camii dadka ood wadaagta ahi inta badan waxa u caadaa in ay is riixaan oo xag deegan iyo daaqsinba somali waligeed way isku dili jirtay dhulkan caadana waxaad daawataaa vediogii kan ka horeeyey ee ay ku leeyihiin sanad guuradii ka soo wareegtay barakicii caada
marunbaa
suldaan ibrahim dhawal siyaasad buu ciyaaray wuxuu rabay markii uu arkay in deegaankii gabilay beeshiisu ka fara madhan tahay qaab siyaasadeed uga soo sharaxo a beeshiisa uga soo sharaxo lakiin suldaan abshir iyo afartan oday ee reer miyigaa baa la fahmi waayey laakiin anyway qoladaa gabileyba may yeeleen baan filayaa
magaala cad
ninkan suldaan abshir fariinta uu gudbinaayo maxaa kaaga baxay maxaadse ka fahamtay..
bukaan xaalkani kaweyn
correction ibrahim jaamac samatar
Horta reer dalal kan deeriyahan iyo reer Yoonis daba ka soo riixeen ee nafla caariga ah gartee, bahdan yaryar boodhka ku kortay maxay la soo hindhaadhiraan marka sheeko dhacdo. Bahabar Muuse madax madow iyo dalalka soo dawaafay aan isku dayno deetana aragno meesha laysla maro. Intii hore raga nimaan samayn jirnay oo waxan odhan jirnay wanaagaa xigi balse odayadii runta ka dhawaaji hadaad soo daba joogsataana waan soo daba joogsanaynaaye waa waxaad ka heshaan. Munaafadii waa laysla fahmay ilaa aan labada dhinac gurmad ka helno oo laynoo gar qaado, Abu, sidii nin usoo joogso hada laga bilaabo.
waa qayla dhaan wuxu muujay garablaan gurmad laan wuxu cadeeyey in reer gabiley aan loo kala hadhin markaa aawey mahadcase marka hore gurmad ha u fidiyaan oo uu hormood ka yahay suldaanka guud ee mahadcase suldaan IBRAAHIM SAMATER.intayada kale isha waxan ku haynaynaa hargeysa iyo dhaqghaqaaqeeda.
marunbaa
waxan aad kala guraysaa waa jibriil abokor waa jilib ka mida 4ilma abokor sida xussein abokor oo kaba badan jibriil abokor
abdale abokor,ugaadh abokor, sacad muusihii kalena hadal kiisa daa kaba sii badan bal adigu reer xareed oo jibriil abokor ah
iyo reer dalal baa laf dhuunta gashay kugu noqdee balka waran jibriil abokor oo dagaalkiina isku raaca walee ineydun midgo sheegan doontiin sacad muusaha kaleed isha ku haynaysaan haba ku dambeeyee