Soo Noqoshada SAYLICI, Iyo Soo Dhawaynta Xirsi, Sideebaad U Aragtiin..!

Berbera (Somaliland.Org)- Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu socdaal qaatay muddo todoba maalmood oo fasaxa ku tagay dalka imaaraadka Carabta.

Madaxweyne Ku xigeenka oo ka soo degay madaarka Magaallo xeebeeda Berbera waxa si diiran halkaasi ugu soo dhaweeyay Wasiirrada Madaxtooyadda, Warfaafinta, Beeraha, Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Wasiir Ku xigeenka waxbarashada, Badhasaabka Saaxil iyo Maayarka Berbera.

Madaxweyne Ku xigeenka Md. C/Raxmaan Cabdilaahi ismaaciil (Saylici) oo qolka nasashada ee madaarka Berbera ugu waramayay saxaafadda ayaa sheegay in socdaalkiisa oo qaatay muddo todoba maalmood ah, waxaanu yidhi “Waxaan socdaal fasax ah oo gaaban ku tagay dalka Imaaraadka carabta. Waxaan tagay wakhti fasax  ah oo waajibaadkii xajka loo diyaar garoobay iyo ciidul adxa. Waxase aan aniga iyo maayarka Hargeysa oo ila socday aanu kullamo la yeelanay Ha’yada Bisha cas ee Imaaraadka carabta oo hore inoogu dhistay toban ceel oo laga dhisay xunmbo weyne oo qeyb ka ahayd biyo balaadhinta Hargeysa. Waxaanu ka wada hadalay sidii biyahaasi ay inoogala sii shaqayn lahaayeen.”

“Waxa kale oo aan masuuliyiin ka mid ah kulan la yeeshay Ha’yada Khaliifa Foundation oo horena uu Madaxweynaha Somaliland kulamo ula yeeshay, ayaanu sii ambo qaadnay wada hadaladii iyo sidii aynu isku kaashan lahayn, waxaanan ka wada hadalay sidii loo sii xoojin lahaa wada hadaladii ay hore ula yeesheen weftigii Madaxweynaha,”ayuu yidhi Madaxweyne Ku xigeenka C/Raxmaan Saylici.

Md. C/Raxmaan Saylici waxa kale oo uu tilmaamay inay wado kulamo la yeesheen odayaal iyo masuuliyiin ka tirsan madaxda Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan wadanka Imaaraadka Carabta oo uu tilmaamay inay uga xog-warameen xaalada guud ee dalka. Madaxweyne Ku xigeenku waxa uu u mahad celiyay Madaxdii ku soo dhaweysay madaarka Berbera.

Cumar Maxamed Faarax

Somaliland.Org/Hargeysa

cumarmfaarax@hotmail.com

Xigasho Somaliland.Org

About these ads

Categories: Warka (News)

96 replies »

  1. Dee waxay ahayd inuu Siilaanyo soo dhaweeyo Saylici, laakiin dastuurku waxa ku dhigan inuu xirsi yahay Siilaanyo.

  2. kkkkkkkkkkkkk saylici hanoolado hirsina amarkii haqaato

  3. Anigu waxaan odhan lahaa madaxweyne ku xigeenka ciise halaga dhigo because deegaan ahaan iyo dad ahaanba iyagaa gabad guursi dhulka kaga badan Abaalna way kuugu haynayaan ama dhankaa bari haloo raro dhulmahante

  4. Abucubayda, magacaaga iyo magaca Gadabuursi labadaba si baad u qaladee miyaay kaa tahay. Ciise madaxwayne ku xigeen baad sheegtee madax waynay u qalmaan. Xirsi waa wasiir madaxtooyo Saylicina waa madax dii, dee markaa maxaa ku jaban hadii uu soo dhaweeyey. Part of the government protocol.

  5. Masha allaah…waa ilaahay mahadii haday soo nabad hoydeen Mudane SAYLICI xafidullaah iyo intii raacday…

  6. saylici inu sooo noqdo maheen wuu ogyahay in meeshan anay waxba u oolin isaga iyo dadka uu matalo waxan filaayey inu xamar ka dago oo halkaa wasiir iyo wax ka raadsado sabobtoo ah iyaga xagaa aduunkaba aqoonsan ,waxan maqlay inu xaaskii iyo caruurtiiba hore usii watay dubai na dajiyey markaa inu kusoo noqdaba maheen lakiin mar hadii reerkii ka baxay way u dhibyaran siduu uga tago maamul isku sheega idoorta.god bless awdalstate

  7. Gudoon,

    Xamar iyo Hargeisa midna Saylici uma roona.
    Somaliland riciyad Idoor ayaan noqonay
    Xamar warkeedaba daa.
    nin aan dagalaamin cidna wax ku siin mayso waa lagu dul mari.
    mida kale hadii Saylici ka tago booskiisa wax macno ah ma samaynayso boqolaal kale oo Samaroona ayaa lane dheer ku jira mid kale uun baa la shaqalaysiin. jufadiisuna sacabkay u tumi. wanka ilaa qalo cirka ma arko.

  8. waar toloow kuwii reer Boorama maxaa iska badalay?

    soowkan fidna wadihii ugu weyna ee Marunba la baxay maanta ku dhawaaqay ciise madaxweynu xaq iyo xaquuq u leeyahay !!!!!!

    Waar meeshan Hargeysa intay tahay Issaqland ciise ciil iyo calaacal midna uma qabo hana iska noolaato hadaan lagala dhiman mar uunba loo aayi doonaayee.

    Saylicina lay tusi kari maayo intuu sito magaca saylici saylacna ay biyo la,dahay.

  9. War cali durkiyaw ciise mana necbin waxbana uma diidayno agtayda in wax lagu yeelana ma ogali ee markan nimankaa isaaq indhaha isku casaysano uunbaad bini axmed la so baxaysaan halkaad noo gar niqilahay deen ood i agjoogsanlahayd ilayn iyagaa dulmiga wada sanadahane sidaad u garab qabatay markii saamaha cunayeen

  10. abucubayda

    Adigoo djabuuti caruurta yar yar ku kireeya miyaad la baxday abucubayda oo la yaqaano waar heedhe wasiirka diinta iyo islaamka xakunka ku wareejiya ciisoow waad na ceebayseene oo hadaan maanta idinka dhigno madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeenka somaliland ciisoow waxaan ka baqaynaa inaad noo keentaan faransiis iyo maraykan oo aad ka kiraysaan caruurta Borama iyo Hargeysa oo aad u fataashaan lejioneerka dhakada cad iyo maraykan madoow oo aad lacag ka qaadataan balo ku dagtay adeer saylac hadaad soo dhaaftan waan ognahay inaad na ceebaysnaysan oo anagoo xor ah aad noo keenaysaan saan cadaale caruurta naga wasa sharkiin waa kheyr.

    Waar isaaq aqoon baanad ahayne siillaanyo iyo isaaq walaahi ciise xaarkooday ka necebyihiin hadaad ku baroorato snm iyo mujaahid baan ahaa cid kuu joojin mayso waayo waxaad tahay waa lagu yaqaan.Nin caruurta kireeyay anagu masoo dhawaysano ee dhulkaasi aad wax ku laaq laaqato iska joog waad na ceebayseene oo Somali oo dhan baa na caayaysaa oo tidhaa dirta woqooyi caruurtooda ayay kireeyaan.iyo hadii ay mama khadra xayd idiinka wastaysoba isaaq wax ba idiin ma ogola waligiin hadaad warshado sharaab iyo baayac mushtar is waydaarsataan kolay in la idin dhaco ayaa diyaar loo yahaye iska iimaanso djabuutidii aad gabdhaha kaga kiraysaan maraykan iyo faransiis kolay talo kale ma haysaan oo aan ahayn inaad biilka ka raadsataan gabdho jidhkooda ka ganacsada oo saldhigyada ciidamada shisheeye hor fadhiya ayaa lacag aad ku qaadataane ma kolaad wax soo saar warshado iyo xoola nool aad dibada u dhoofisaa car bal i sheeg waxa aad biilka kaga qaadato maraykan iyo faransiis waa hablo yar yar oo an gaadhin 18 jir oo aad jidhkooda ka iibisaan oo aad ka ganacsato mooyaane maxaad haysaa?

  11. Daawo Videogan hadii aad tahay wadani Somaliyeed waa muuqaalo 1953 ilaa 1991 waa waqtiyadii naclada ka hor .

  12. saylici soo dhawayn uma baahna maxaa yeelay waa wadani dalkiisii ku laabtay ee adeer waxa lasoo dhaweeyaaa madaxda qariibka ah ee dalka booqasho ku timaad yeynoqon idnku isasoo dhaweeya distoorka caalamka ninna dhulkiisa ugama baahna soo dhaweyn.

  13. xariirad
    camii anigu nin sacad muusa baan ahay ciisana waa walaalkay laakiin adigu magacan aad sidatid ma maraykan baad u sheegaysaa in aad xariirad dagan tihiin mise magaca ayaad caashaqday ileen xariirad dadka daga waalayaqaan ee maamul keedana hayee, wax waloo kaa yaabiyaad arkaysaa
    nin meel aanu u dhalan magaceeda sita talaw ma canfartay ugu faanaan ileen somalidu way iswada taqaane
    markaa saaxiib horta magaca sobadal markaas baan kula kaftamayaa oo somaliland tuuladayare boramaad ee xuduudka ku taalaad dagan tihiine soo qaado hadii kale dee magaca hooyadaaba iska soo qaado kaasa maalinka qiyaamaha lagu abtirsanayaaye

  14. xariirad
    waligaaba gun baad aheyd ee maanaa gob kaa dhigi..madax meel la taabto oo ka saraysaa ma jirto madax weynena waan kaa dhigay siyaad bare basaaas xumoo lagu shaqeysto baad u aheyd oo qanjidhkaan diiday cuni jiray oo raali iyo badh ku ahaa
    markaa waxaad u barooranaysaa waa shaqadii xumeydee aan kaamabadalee professionkaagii iska doono ileen gun looma taag helo maxaan kuu samayn lahaa ee intaa ka badan
    bal soo sheego baa hidaada

  15. saylicina abti kuuli buu boorama ka ahaaye dee kuuli nimadiisi ha ku noqdo oo meesha hanoo dhaafo kursigan cidii badalilaheyd waa la diyaariyey no more gun dambe

  16. Madaxwaynaan idinka dhignay,waxaad ku dartaa waan idin saamaxnay taasaad ilowday kk,halkaa ma dhaafto.

  17. waar wuu dawarsitagay bileydh kii samaroon ay caanka ku ahaayeen buu qaatay akhwaan liibaaaaaaaaaaaaaaaan
    camii saylici kuuli buu ka ahaa magaalada borama

    riyaalana qaadka ayuu ku iibin jiray boorama waliba nooca loo yaqaan boon darada
    dad taarikhle ma tihidin waxaad tihin dad sabool ah

  18. Adeeer waxba kuuma diidaniye xoolaha oo dhan intaan meel iskugu keenay badh kuugu dhufane bal horta somaliland way weyntahee bileydhkii aan wax kuugu ridi lahaa soo qaado
    maxaad rabtaa in aan wax inoogu qaybiyo ma deegaan mise dad… dad horta waatii dawladii riyaale markii tirakoobla la sameeyey salaadiinta samaroon waxa laga hayey anaga dadkayagu ma madhalaysbaa sababma ay gabilay borama dadkii daganaa ugu soo laban laabantay oo reer gabilay baa borama dadkii daganaa laba jeer ku soo laban laabmay
    deegaana
    gobolka awdal wuxuu ka kooban yahay 4dagmo
    1 lughaya shaqa kuma lihid (wa markan lughaya adiga kuu raaco awdal sidaad ku doodaysid)
    2 Dila. 80 anigaa dagan
    3.saylac shaqa kuma lihid
    waa magaaladayar ee xuduudka ku taala ee borama
    markaa maxaad doonaysaa in aad igula shuraakawdo
    oo aynu si siman wax ugu qaybsano caqligeed ku keentay
    mise waan kaa doqon sanahay camiii nimaad ciiiiiiiiiiiiic wax kaga qaadayso ma ihi hadii aad somaliya wax ku darsanaysid
    carar yaan gaadhigu kaa buuxsanine mushaharka aan siiyo
    afartan oday oo caluul xumadu dishay ee intaa cabanayaan ka raysanayaa camii ma is waydiisay somaliland waxaad ku soo kordhiseen ama contribution nothing ceeb iyo fadeexad i
    markaa camii waxa la yidhi aabaha iyo nimaan ku aqoonba waa loo sheekheeyaa isaaqaa bari iyo somalidaa kale iska dhaadhici oo xiiji laakiin anigu waan ku garanayaa

    Reply

  19. Intii kalana waadigaa i soo xasuusiyay kkkk,car bal halkaa dhaafi.

  20. Abucubayda

    Horta inkastoy khalad tahay inaan huuno kala dhex galo oo aanan idin fahmaynba ciisiihiina gudabiirsaygiina iyo sacadmuusihiina toona, hadana adigu isla iidoorbaynu nee fidnada jooji oo ka dhin gadabuursiga aadbaad ugu kacsantee kkkkkkk. Waar imikaba samaroonaw wuxu abuu cubayda idiin geysto shaqo kuma lihin iidoorkayaga kale waanu se idinkala hadli haduu na maqlayo.

  21. godan
    camii dee aniga waxba imaad yeelin lakiin adiga ayaa wax isyeelay oo sumcad xumo iyo taariikh xumo ka qaaday
    siyaasad xumadii maalintaa idin haysay baa hadana idin haysa
    oo waad sabaynaysaane hadalka intaad nacdaan sidii raga banaanka kaalaya markaas baa shaqa laydin ka qabane hadii kale dee sheekadiinu waa caruurka cabsiis iyo isir naceyb

  22. Kuluc waan ku garanayay inaad adigu magaca noo soo badashay ka Xariirad watana waan la socdaa,aad ayaan qoraalada dadka u kala aqaan lahjaday isticmaalaan runtii.

  23. kuluc
    camii dadkani way isbuub buuniyaan sacad muuse baad sheegiye jibriil abokorbaa intuu doono ka badan
    sacad muusana waxay u yaqaanaan jibriil abokor oo kaliya kaasaa laf dhuun gashay u noqday, cududii kalee sacad muuse xataa may arkin, awal iyo isaaqna hadalkiisa daa
    markaa camoow hadaan khaldanahay i qabo bal waxay tabanayaan waydii nin wax kuu sheegaaya malaha intaa way caytamayaan way cabanayaan markaa isir ahaan baanay kuu jecleyn moogiye xaq iyo xuquuq ka maqan ma jirto

  24. godan kani waa gadabuursi isyeelyeelaaya oo doqona waana attentionseeker ee dheg ha udhigin majiro nin isaaqa oo waxaa lasoobadheedha
    waliba waa mid aqli yar oo uurbuurankkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  25. siyaasad ma wakhtaan u hayaa sheekooyinkii boqoradaa dhamaan la caawa ila wadaaga gabaygan la baxay Dhagataag.

    By the late Ugaz Elmy Ugaz Roble,it teaches a little about the majestic Ugaz Elmi who was also a signatory to the Anglo Gadabursi treaty of 1884,wich established the Somaliland protectorate and the founder of Borama city…..

    Ugaasku gabaygan wuxuu ugu jawaab celinayay niman Yoonisyada Samaroona oo wakhtigaa afgambi inay damacsan yihiin laga soo sheegay wakhtigaasu ku sugnaa dhinaca Saylac ee xeebta

    Waxaan ahay shabeel dhiidhiyay iyo dhagar qaboow aare

    Waxaan ahay dhadhaab adag oon cidina dhaafayne

    Waxaan ahay nin wuxuu meel dhigo loo dhawaan karine

    Dhawaaqayga markay maqlaan ayay dhirta jiidhaane

    Wixii dhaaxaa laysaga samraad dhiil u cugateene

    Hadaan boqorka meeshii la dhigay cidi u dhaafaynin

    Asaan dhuubka laga qaadi karin dhamacda reer Rooble

    Oon lana dhacayn sow hadalku dheelalow maaha.

  26. Aisha waxbaa khaldan waan fahmay kkkkk.

  27. Gabaygu ma dhana waliba bilowga waa suugaanta luntay waxaa lagu qiyaasay wakhtigii la tiriyay 1920naadkii dhowrka odaye halkan ku caweeya haday dhamaystiri karaan ku daraan odhan lahaa.

  28. godan
    intana kudar taariikhda ugaasyada iyo kolba waxaad soohesho waad mahadsantahay

  29. godan ciidmubaarik aniga qaarbaa iga jejebshoo sifiican uma ciidine istaaqfurulah inkastoon caafimaadqabo hadana way iga cadhaysiiyeene adigu sifiican ma uciiday? malaha calidurkiyaa i cawryey

  30. Aisha waan ka xumahay,anigu si fiican ayaan u ciiday runtii,Durkiye waa nin akhyaara wuu ku saamaxi isagu sidaan rajaynayo xoogaa waad ku kulaylisay malaha?Nimanku damaaciyiin ayay noqdeen beryahan.

  31. godan cali waa nin caaqila runtii waana ninkaan rabo inaan ku baxsado marka ciisuhu gadabuursiga kawda kasaaraan dee laakiin waxbaa dhacoo waraabuu igu noqday sidii caadada ahaydkkkkkkkkkkk

  32. Baroorta tolkeen jibriir yoonis ayaa i dhibaysa bal daawada videogan ma awdal state bay taageersanyihiin mise waa ucid ma kulmiyaa ma udubtii dhacday baa xageen u raacnaa reerkan tolkeen ah qaylaa kasoo hadhay kaliya?

  33. Ninka abucubayd labaxay halkan loogama baahno qolo la caayo xalayna wan kula hadlay sacad muusahan aad wax nooga dhigaysana waan naqaanaa wuxuu galo iyo wuxu gudo ee sifiican o hufan udood ader

  34. OGAYSIIS

    hubaa laga helay boorama lagu sheegay laba boqol oo hoobiye (200 hoobiye) taliyaha qaybta miinada ciidamada policeka colonel qaasaali ayaa u mahadnaqay qoyska guriga iska lahaa ee lasoo xidhiihdya policeka warbixin arintaas la xidhiidha halkan hoose ka eeg

    http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=80617

    • calool xanuun wayna waa hubkii cadowga idoorta lagu gumaadi laha hadii xayawan naga mida sheegeen waa nasiib daro..lakiin kolay boqolaal kale oo huba waan haysanaa

  35. waryaa kuluc waan kaxumahay inay waxaan idinka iskaga kiin difaacaynay doqmo naga midihi gacanta idinkasoogeshaan hadayna beentiinii badnayd ahayn

  36. Abuucubayda…mid reerkiina ah oo jabuuti xoolo badan ku leh oo taajir ah ayaa rabay beri inuu xajka tago dabeed qaar tolkiina ah ayaa ku yidhi xoolahaaga kama xajiyi kartid…dee intuu kalabaydh yimid ayuu geeli aabihii soo xaraashtay…sidii buuna waaga xajkii ku gutay waana qiso dhab u dhacayd…taariikhda dib u raac oo soo raadi..magaciisa sheegi mayee…hadaba idinkoo marka hore xaaraan ku bilaabay baayacmushtarka aad ku faantiin…xoolihii umada xada jabuuti iyo hargaysaba dhiig dhac iyo dhagarna kuu dheertahay hadalba kuuma banaana…

    kuulinimadu waa shaqo uu qofku dhididkiiso xalaal cuno…

    xaraan ku dhaax.com

  37. Maxaa nimanka iidoor horta nadabadhigey? adeer qarankiina iska shuuqsada oo aflagaadada iyo magcaan balka ka waantooba.
    Kuwan kale ee wasiir warshado meel cidlo ah iyo xuusho gabalkeed dhacey dusha doonaaya iney beelaha J.yoonis dusha ka saaraana dee inagaaba ubaahan in dhulka la iniga xoreeyo.
    Adeerku markuu wacnaa ishiisaa laga baqaa
    markii biidhi qaate iyo qadhmuun iidoor ududey
    inaan dhulkaa kaa xoney adeer aqligaaga gali.Waanka xumahey iney tolkey J.Yoonis dhaafi waayaan dhalaan hababbis iidoor ragse isku maqan haduuna kala maqneyn oo iyagaanu ka bilaabi doonaa walee inaanad makarafoon beena oo xil iidoor lagaga doonto aanad fagaaraha Borama la imandoonin ilaah ah aigu simo.

  38. kkkkkkkk walee habartaa gudoon ee marwalba iyadoo googarada madaxa kuduubatay ileen iidoor bay ku wajaqdee iidoor iidoor laga yeedhsiyey malintadanbana iyadoo ximaysay musqul kudhici ama dalow talow ma hinaasihii kii iidoorkee sadexda dalaaq udhiibay bay wali ciilkii caloshu socotaa kkkkkkkkkkkkk yabka yabkii walee habar baa iska haw hawleh viva duriyada asiligaa

  39. kuluc
    kaasi wuxuu soo qoro waa mala awaal iyo hudhuu hadhaa hadiise ay jirto dee kumayaal hoobiyaal oo kale ayaa badbaadi kara cida guriga lehna guriga waa laga burubin doonaa sababtoo ah cidrabta nabada siiraayo, snm iyo iidoor oon iyaga aheynbaa iska yar walaahi yuhuudaanka nebcahey cunsuriyada qabiilka ku dhisan Abgaal wadyaa iyo iidoor wadyaa iyo cidkale oo soomaali ahi wadaaba.

  40. haboon
    horta inaadeer dumarka uma jawaabo waxaan ka jeclaan lahaa mid sanboorqaba oo reer tolkaaya laakiin mid baan ku leeyahay
    adigu shakhsi baad ka hadlaysaaye bal ka waran beel dhan oo xaaraan u wada badheedhay magaalada hargeisa gurigayga oo camiran baan ka baxay wakhtigii dagaalada milqaacad xataa ugu maan soo noqon oo waa la fadhateystay guryaana boorama looga dhistay jiin gadihii iyo wixii furniture ahaaba waa la qaatay gurigaa kuwii ku dhashay ma xalaalbaa mise waa xaaraan waa su aale nin reer tolkaaya oo yidhaa waar sideed wax u wadaana waa la idinka waayey sheekh iyo shariifba i arkaay waxa la yidhi i qariyaay baa ka dambaysa
    ruux walaal ku moodaa hadii uu ku weheshado oo wanaaga diidaa warankaad ku tuurtaa kugu weecan doonee ninkii wax taban lahaa waa aniga lakiin maanta adigiibaan ku leeyahay maxaad tabanaysaa oo cilinkaagii la garan laayahay waxaad doonaysid iyo waxaad diidaysid waanala dhacay waanala dulmiyey

  41. colhaye
    Adigu idaacad kalaad dhagaysataa tv ga aakhirana waad daawataa runtana ma jeclid laakiin waxaan kuu sheegayaa intaa doorashada golaha deegaanka ka hadhay baa muran kaagana ka hadhay bari marka saylac ciise ka soo baxo lughayana sacad muuse sheekadaaduna 4xildhibaan iskugu soo biya shubato markaas baad xaqiiqada ogaan doontaa
    gobolka awdal ee aad ku hadri jirtayna aad ogaan doontaa waxaad ku leedahay waxa la yidhi wanka ilaa la gawraco indhihiisu cirka ma arkaan

  42. Muqdishoo soo iftiimaysa Booramoo hoobiyayaal laga soo guray isbadalka waayaha alla ha sahlo dhul boobkaasi inaanu sii socanayn waan ogaa waase cida wax ku wayda faylkii Gabilay dib ha loo furo xuduudkuna waa halkaan isla ogayn,dhinaca xeebta xadku wuu sugan yahay.

  43. hibaaq horta in aan idoorad xun la caytamo, sharaftayda ka wayn lakiin waxa la yidhi runtu dadka ma dishee way ka nixisaa waxaa hadal meesha lagu soo qoray ma kaygaa kaa nixiyey,, waad ogtahay in aanay meesha maamulka somali land la baxay aanay waxba ka jirin aad ruwaayad dhigaysiin xataa binu aadamku way is qabtaane ma reer dhan oo wali isku wada raacay baa la arkay,, somali oo dhan baa yaaban dad walan baa la idin arkaa bal ma waxa la arkay wadan qayb ka mida uun iska jibooto waan gonay lacag baan samaysanaynaa calan baan samaysanay iyo wax la mida ismaciil cumar geela idin sheegay in aad dameerkii gaadhigii ka horaysiiseen ma is waydiiseen dadka gobolkan waqooyi idinla dagan inay raali ka yihiin goitaanka cidaad wadanka uga goayseen oo somali idin nacsiiyey oo daarod la yirahdo baa wadanka idinla dagan taa ma ka fikirteen gadabuursi iyaga waad khasabteen oo maalinta somaliwayn cagaha isku tagto bay sugayaan , dadka caadiga ah marka la aqoonsado bay calan iyo lacag iyo wax ku fikiraan lacag aan hargaysa mooyee meel kale ka shaqayn ma lacagbaa ma waxaasa wadana naa walida la fadhiisgta waxa tihiin wada noocaga madaxa ku socda oo qof aanad garanayn iska cayaya markaa .maamulada badan ee somalia ka jira baad ka mid tihiin nothing more good bye and god bless awdalstate ofsomalia

  44. godon
    Bal magacaw oo dheh halkaa iyo halkaa nin qudhaata oo sidii raga u hadla miyaa laydinka waayey oo wax cad soo bandhiga
    mise kuligiin wada maneeno baad tihiin
    Anigu meel aan borama aheyn kuuma qirsani walaahi oo aad dagan tahay markaa sheekadaadu ma
    dabagaale abeeso korbuu ka qabaabaa
    dushaad ka ilaashataa laakiin ma dagtid mana maamushid

  45. wax yaabahaan la yaabo waxa ka mida samaroon oodhan baa waxay dhisi kariwaayen wadada yaree isku xidha borama iyo dila markaasay maalin walba intay madax tooyada heesa amaana u sameeyaan bay yidhaahdaan akhwaan libaan 5kilo mitir noo dhisa bari markaad aragtana waxay ku odhanayaan dakad baan dhisanaynaa maba xumee xageed ka dhisanaysaa
    kharashkeedase xageed ka keenaysaa ileen 10kilo mitir baad dhisan kari laadahaye riya ku nool

    • bal nacaskan dhintay ee abu sita ee dadka akhwaaan liban ku ca,yaya eeega war idoor halkay ka helaan wax ma waxbay soo saaran maxaa dhulka idoor ka baxa ee dibada loo dhoofiya>? sowkuwa fijaan wayn meelwalba la taagan ayaa ala wax siiyey boqolaal hayadood oo dadka sadaqada siisa ayaa hargaysa joogta wixii aduunku sadaqo idinku wada siiyey baad wada qaadateen markasad waliba fanaysa nacalaa adiga iyo idoorta wada sakhransan ba ku yaala sakhranikina ugu wayn waka idin madaxwayne ah ee sadaqada phd ku qaatay ..the only somali aan cidna sadaqo u doodanan cidna wax siin waxay dhisteena iyaga dhistay waa gadabuursi naa aygan idooor wa in la karbasha

  46. Abucubayda…

    shaqsigaa tusaale ahaan ayaan kuugu soo hal qabtay ee way badan yihiin waana la wada garanayaa waxay ku bilaabeen xoolaha aad ku faantiin…ilaa shiikhiina hargaysa jooga oo afikiisa laaluush ha bixino mahee wax kaleba aqoon…laaluushna waa xaraan…nin markii horeba xaaraan ku noola uunbaa hadana xaaraan bixin kara…

    Tani aad leedahay waa la i xaday sidee buu tuug tuug u xadi karaa ? ma dadkiina sida yaxaaska afka sidaa u kala haya ee jidadka jiifa iskadaa xoolo noole dadkaba jidka ku qasha…yaa la soo fadhataystay waa iska sheeko caruureed…

    Waxaan u malayn inaad markii xaarshin usii qaxayseen sii qaadateen ileen waxba idinkama sii horeyne intaad ka tagteena hoobiyihii aad hargaysa ku soo rideyseen dhulku la gooyay oo ay aasmeen bal isku daya inaad faqdaan sida lafahaba u foqdeen koley wax aad ku samirtaan waad heli doontaane lafihii umada kaleba waad wada sheegateene ee gabooye iyo cid walba lahaa ee snm xaasuuqday…darood iga fakaday intuu noqonlahaa sidaad u lahaydeen ayaad kii idinka soo horbaxaba dilayseen…kala garan mayne hadmaan kuweeni qaar ku jiraan baa ka dhacday dabadeed xabaal kaliya iskugu gayseen…sow xolaaha idinka soo galidoonaaba xaaraan maaha…ileen lafo aydaan lahayn ayaa ku jiree…

  47. gudoon
    maamulkii somaliya markuu burburay nin waliba sidii uu uga badbaadi lahaa buu yeelay doontaa dagtay somaliland madax banaanideediibay dib ula soo noqotay 22years maaha wakhti yar waxaan aaminsanahay in aad maamulkii la sameeyay ku badbaaday kuna badqabtid ilaa yawmunaa haadaa waayo hada mabaynaan muraneen mida kale calanka lacagta iyo maamulkaa adag ee cudidiisa aad aragtay nin raga baa dhistay
    somaliyana kama xumi hadii ay dawladi u dhalatay waaban ku hanbalyey nayaa laakiin adigu hadii xagaa laguu hayo dee camii horaan kuugu sheegay anigu mawqif baan leeyahay kuna socdaa siil ma ihi kolba lugtii dhaqaaqda raaca sida reer tolkaa daaroodna inta i ogol baan ka qaadan inta kalena waxaan xidho iyo waxaan barakiciyo baan ka dhigi maamulkayguna waa mid aad u adag oo aan la liicin karin
    maxaa kaleed haysaa

  48. bal in aad jidh xun tahay dawladii siyaad barre ee aad sidaad ogeyd u taageersaneyd dhulkii ay siisay sheekh muxumed raage ee aydun sacabka u tumayseen ayaad dalka markii lagu soo noqday dhulkii beernaa ee daaruhu ku yaalay damaacideen gartiina laydinkaga helay markaa waa gartiin in habeynba afar nin la gawraco waad mutaysateen waayo ninbaa laga hayey inankaagii baa laga garhelay baa lagu yidhi wuxuu yidhi halaga garhelee gartii ma qaatay haa baa la yidhi hadaa anigaa dhalay buu yidhi dee hadii aad meesha isku sii dhajisaan ciid adxa walba 4baan kaga dhiijinaynaa ilaa intaad sidii raga u hadlaysaan ileen dagaal nacasnimaa baad rabtaanoo gartiina diide dagaalna diyaar uma tihidin

    • jidh xun adaaba qiray yaa xawaan in dhulku dhul gadabuursi yahay siyaad bare na ma bixin karo abahana ma bixin karo dhulka ragii lahaa baa haysta car soo ag,, sida raga loo dagalama ee fulaynimadada looma dhunto dad hurda lama gaado dad safara waxasi raganimo maha xooloyahow car sida raga soo badhedh oo dagalan reer nuur rag dheh dhulkodi way haystaan hadad nin tahay soo ag mar yaa xayawan

  49. abucubayda s….ka ad maahmaahda usoo qaadatay ee lugtiidhaqaaqdaba raacaa waa kee kolay waa kii kuugu dhawaaye ma kii hooyadaa eed kasoo baxdaa maka islaantaadaa maka inantaadaa mise waa ka walaashaa wasakhyahaw maanta dhan dhalamashka wadi na dhig marabno inaan cayno qolooyin anan hubinba inaad xataa isirkuleedahay waxayna umuuqataa inaad rabto inaad iska horkeento isaaq iyo samaroon waxaanad umuuqataa sheegato ama sooraac xunoo uqdad naftiisa kaqaba kuna awro kacsanaaya reero kale.

  50. abu nacas ,akhas caleeg baan idhaahda aniga markan noocaga idoor oo fanaya arko ,, somali o dhan baa maamul dhisatay so many maamul baa jira markii maamulkan lagula dhisaayey waxa la lahaa waa in nabad lagu wada noolada waliba idoor oo si xun isku gumadayey baa lagu kala badbaadiniyey adna aqli xumadada iyo jaahil nimadaada wixii bad run mooday oo 22 years aad lasoo taagan tahay dowlad baan ahay xoolo ilaa xoolo ,somalia waa somalia waxa lagu arkaa wax aan aqligiisu dhanayn dhakhterka dadka walan baa idoor oo dhan lagu xareen doona hadad walida sii wadiin,, waqooyi galbeed qabiilo badan baa dagan ingriis qabiilada oo halkaa ninba inta ilahay dhulka ka dajiyey dago buu ugu yimiday qabiil walbaana heshiis buu gooni ula saxeexday dhul somaliland la yiraahdo oo dawlad ah ingris ma qabsan isagaa magaca ula bxay qabiil walba gooni ula shaqayn jiray markaa bal idoor cida ay ka dhaxleen dhulka somaliyed ee waqooyi galbeed ha sheegan ingiriiska aad na aqoonsa ledihiin wuu ogyahay dhulka sida loo wada dago loona kala dago yaa xayawaan fahan oo dhuux tariikda aan halkan kugu soo qoraayo ileen abaha oo jaahila baa tariikh aan jirin kaa dhaadhiciyee ,somalia lama kala goyn karo.period somali oodhan raali kama aha in somalia la qaybiyo,dastuurka somalia wax ku qoran qabiilka ama gobolka isku daya inu somalia ka baxo waa in somali oo dhan u codaysaa maraa somali waxa kaliya ee ay heshiis ku yihiina waxa weeye somalia is one sida ula soco jaahil yahow jaahilku dhalay,,

  51. aisha
    Adiga kuu jawaabi maayo waayo waxaad tahay habar waalan oo qurbaha ku raagtay oo inama yaryari 100 dollar oo qayilaada bil walba kaga qaataan awdal istaaq kac dawarso maamulka la yidhaa

  52. Cubaadaysaan cindiga ku hayee daniba wa igu celin ciyaartii………

    Abucubayda wa magac wanaagsan laakiin ninkan sitaa wa mid lunsan. Iidoor waa dadka somali ugu liita marka ay noqoto dadnimo. Waligaa arki maysid nin iidoor ah wuxu doona ha ahaadee oo si macquul ah u hadlaya ama wax uqoraya.
    Nacaybka ay Gadabursi u hayaan waxaad moodaa inaan Islaantii ay ka tafiirmeen abaahinay. Sxb dhulkan aad ka sheekaynayso ragii lahaa dhulkaaga kama sheekeeyaan hadaad wax fahmayso. Awdal belongs to Gedabursi, Togdheer, iyo Hargeisa belongs to Issack, Sanaag and sool belongs to Harti….ciisahan aad ka sheekaynaysana xuduud baa noo dhaxeeya…Markaa yaraw raga samaroon ee aad rabto inay kuu jawaabaana waxay kuu jawaabayaan markaad sida raga u hadashid ee aad si macquul ah u doodid, inta ka horeysana xaarka xajiso ileen iidoor baad tahee………

    Lughayaboy

  53. waasax hadaanan inamada reer awdal lacagtayda siinayn hadaa ma adoon cidnaba ahayn baan kusiinlahaa, sheekhaashi waataa fadhida shamadadeediiye carhaduuna shaydaan ku dhalin sheego qoladaada? waxaad tahay qof cabuhday oo afarta caraba kasoo xidhantay ciilka ha igula dhicin cawdibilaa minak

  54. waxa la yidhi nin wax diiday oon wadin wax kaluu ka door biday wuxuu doonayaan jirin anigu tanaan keenay ee adigu ha igu mashquuline qof jiraad tahaye tasho oo hadii aanad maamulkayga ku qanacsaneyn intaad xalaal dharaarbaa la qashaaye indha laga baqaana ilaahay bay ku yaalaane banaanka istaagtaan qadiyadiina cadeeya aniga kolba dhinac hayskaga kay wareeginee hadii kale aamusnaan wadanka ku jooga oo aflagaadada joojiya

  55. buluugloow calankeena buurtasaw guradeediyo awdalbaa lagataag lagataagay ugaraac sacab iyo durbaan

  56. Abucudubilah ma jin faransiiska joogaa?

  57. hubkaa arer awdal ee idoor loo geeyey cidii ka danbaysay waa in dagdag loo soo qabtaa taalabana laga qaadaa ninka policeka dharkiisa xidhan ee hubka geyey hargaysa iyagoo reer lughaya u baahan si ay dhulkooda ugu ilaashadan waa in dhagax lagu dilaa dayuuska ,,war wuxu doqonsana inutu tolkii u gayn laha hubka idoor u geeyey hada hasoo siiyan jini abokor markaa waxad ka heshin bad leedihiin,,,,,

  58. Durkiye, indho cadaaladeed kuguma ogayn kaamana rajaynayo balse waligay intaan meesha wax ku soo qorayey meel aan ciise xaq u diiday iyo meel aan ku xumeeyey sheegi maysid balse sheekooyinka xaqiiqadaha ah marka la sheego reer nacayb maaha, wadan iyo magaalo marka laga hadlana reer nacayb maahe ee waa wax general ah oo la sheegay.
    Kuluc, kan magaca foosha xun leh maka qaylisay adna.
    Abucubayda, Sacad Muusaha aan Jibriil Abokor ahayni halkuu yaal oo lagu ogaa?

  59. Lughayaboy, liiti hadalku yaanu wadada qaladka kuu jiidin. Ninkan aad ka hadlaysaa isaaq ma matalo aqli lagula doodana malee qabiilka haku wada qaldamin.

  60. Markaan u fiirsadey lahjadda uu ku hadlayo iyo iska yeel yeel waxa ii soo baxdey in Abuu Cubayda aheyn Isaaqa uu sheeganayo.Hadaba waxa in aan is weydiino wanaagsan in aan u raacnaba qabiilka uu sheeganayo.Ok Abuu Cubayda,horta cuqdad xun oo u baahan in”Psychiatrist” laguu geeyo ayaa ku haysa.Anuu waxaan is idhi Inan”SacSac Muuse ”ah ama walaashaa ayaa 1nin oo Samaroona garciyey ama furey,ama naagtaada ayuuba dharka ka dhigey ama inaadeertaa,xanaaqa aad ”Gadaguursi” u qabtana halkaasaa uu kaa raacay.Hadaba talaan ku siinayaa hadii aad”SacsacMuuse”tahay 1nin oo anaga ah waxa uu sameeyey in aad sidii ciyaala suuqa ku caytanto waa laga wanaagsanyahay,hadii aanad Reerka aad sheeganayso aheyna,dee hay daalin nin wax bartaan ahaye,sakhraan”homeless”ah la doodi maayee.

  61. ateyeh ip adress aqoon maaha sxb

  62. @Marunba,

    waan ogahay in aad adigu ciise waxna u diidi karayn waxna ka qaadi karayn laakiin qofka waxaa lagu qiimeeyaa waxaa u ku hadlo ama soo qoro waxaad boqolaal jeer soo qori jirtay in u ciise somaliland ku yahay inan la yaal bilaa xaquuq ah Djiboutina u shalay fransiis soo dejiyeey oo ay baadil ku xukumaan goor dhoowna ay ka caraabi doonaan, hadalada caynka ah ee kaa soo burqan jiray waxay na tusinaysa in haddi aad in yar uun yeelan lahayd awood siyaasadeed ama mid ciidan in aad ficil u badalay lahayd,maanta kaa rumaysan maayo ciise somaliland madaxweyne ha ka noqdo in ay kaa run tahay.

    @ Aisha Luulay,

    maxaa maalinti ciida ku jiidhay oo ka cadhaysiiyeey? Aisha aanu waxaan ahay nin ciise waraabe Xaawalayda dumarna xoodaan mooyee ma cawryo ee bal wiilkan reer Gabilay ah ee Idoor soo dhaweeya oo ha ku ururina siday wax niga noqdeen

  63. @Abucubayda,

    saxiib soo dhawoow golahan waa meel lagu kaftamo runtana la is taabsiyo mararka qaarkoodna la isku hirdiyo in aad si fiican ula jaanqaadana waa lama huraan,marka saxiib waxaan kugula talin lahaa in aad is xakamayso intaad is xakameeyn karto oo aad Xaawalayda ka weecato, laakiin ragan wada sac-saciinta u badan ee reer Boomara intaad taaban karto kalyaha ka tuujiso.

    Mida kale bal soo warayso hubka intaan leeg ee boorama ku duugna miyaay daawan jireen maxay u haysteen!!!!! ileen 10 xabadood oo hubkan ka mid ah ayaa magaalda Hargeysa lagu galin karaa khal-khal 200 oo xabadoodna waxaa lagu qabsan karaa dal dhan—– cajab reer Boorama mucjisooyin badnaa —— mise toloow hubka meesha waxaa aasay reer Hargeysa?????

  64. lughaya
    Horta ninkaliyaata oo macquulii miyaanu idin ku jirin oo wax runta u eeg xataa ku hadlaa adeer ma aqoon daraa dhulka kaa haysa mise mise waad cadha hadlaysaa
    gobolka hargeisa: 100 isaaq
    berbera: 100 isaaq
    burco:100 isaaq
    gobolka sanaag: 90% isaaq cadeyn baan waliba ku raacinayaa maayerka iyo badha saabkuba waa laba nin oo isaaqa ilaa dawladii siyaad bare barnaba harti maamul kama ay qaban
    wuxuu ka kooban yahay gobolka sanaag 7 dagmo
    garadag:100 isaaq
    ceelafweyn:100 isaaq
    meydh: 100 isaaq
    xiis: isaaq
    ceerigaabo oo caasimadiiya;100 isaaq waana sababta ay maayerka iyo badhasaabka labadaba iyagu u hayaan
    laas qoray: warsangali
    dhahar:warsagali
    dhulmahantana gobolka dhan ee laguu sheegay ee sanaag ee ay yidhaahdaan sool sanaag iyo ceyn nasiibdaro dagmo kaliyaata kuma layaa waana xaqiiq jirta marka laga tagi waayo tuula yaroo awr boogeys la yidhaa oo xaga sool iyo sanaag iska soo galaan bay ka dagaan ceyna gobol maaha waa dagmo ka mida gobolka togdheer waxaana hoos yimaada 13tuulo 9 ka mida waxa dagan habarjeclo xaga inta kalena dhulmahante ka dago
    Gobolka sool: wuxuu ka kooban yahay 4 dagmo
    degmada caynaba; 100 isaaq
    laas caanood: dhulmahante iyo fiqi shini
    taleex:100 dhulmahante
    xudun: 75% isaaq
    markaa somaalilaan maxaa kuu soo hadhay waa
    Gobolka awdal
    wuxuu ka kooban yahay 4 dagmo
    lughaya: 85% isaaq waana muran ma doon waliba waa hadii lughaya gobolka awdal lagu daro inkastoo xagan loo badinaayo
    dila. 80% isaaq waliba cadayn baan kuu raacinayaa dhulkan lagu leeyahay seemaal inta ay dila u jirto ma taqaanaa 2 km wax ka yar oo gabilay baa laga xukumaa
    saylac:90% ciise iyo 10 isaaq ganacsi ku haysta
    maxaa so hadhay waa magaalada boorama markaa hadii aad maxamed case tihiin iyo hadii aad habarcafan tihiin iyo reer nuur ama jibriil yoonis ku soo kala baxa oo meesha warcad ka keena inaad ethiopia ku darsanaysaan ileen xuduud bay ku taale iyo in aad xagaa soomaliya u qaxaysaan ileen dhulku idinla guuri maaye iyo in aydun sharafta ku dhimanaysaan oo aydun waa ladiin badicee ciise somaliland kaga ma badnidine
    saclac iyo lughaya labadaa dagmo ee kula mid kaa buu wax ka dagaaye adiguna 2 dagmo oo ilaahay ogyahay intaad ka dagtid baad 3 wasiir iyo madaxweyne ku xigeenku heshay ciisana wasiirkaliya ku helay intaad dhulka ka dagtid inleeg buu isba ka dagaa hadaanu kaagaba badneyn

  65. Ali-Durgiye
    camii aad baad u mahadsantahay waanan dhawahay, meesha cid isoo dhaweysaba adigaan ku arkayaa adiguna waa inta binu axmedkaan filayaa kkkkkkkkkk
    sxb dadkan hadalka runtaa weyneceb yihiin maxaa yeelay dee wali tvgii siyaad barre u shiday bay wali daawanayaan ee ahaa saylac ilaa bula xaar idinkaan mulkiyadeeda idinku wareejinayaa
    abaarso ilaa wajaale idinkaan mulkiyadeeda idinku wareejinayaa dadkan aduunyo khiyaaliya ayaa loo sawiray wali tiibaa maskaxdooda ku dhex sawiran cududii iyo ciidankii ay isku haleynayeena meesha way ka baxday iyana missionkaa ma dhameys tiri karaan waayo awoodaas malaha markaa in ay
    kolba inan iska soo horeysiiyaan waa u daw markaad raga duqaysid in ay kolba magac naageed kuu soo qaataan ama kolba dumar iska soo horeysiiyaan hadhawna waxay ku odhanayaan naagbaa la kufsaday xaal baan ka rabnaa waar waxani waa dawarsi casriyeysan

  66. cali horta cawridu waaba POWER iyo hibo cidina heli karin oo hadaaban helaayo cidii idhibtaba waaban kaga ciilbixilahaa waraaba noqoshada dee anigu idoor iyo walawayn midna ma ihi iyakaa waxaa rumaysane ciisena anaa la dhashoo walaalo la ah inuuna qof bini aadamihi waraabe noqonayna waan ogahay dee laakiin waxaan rabay inaan kaa hadliyo ood naga qabato kan isyeelyeelayee ciise ama gadabuursi ee isaaqa iskasoodhigaaya bal ufiirso hadaladiisa waxaa kamida(dhulmahante) halkuu ka odhanlahaa dhulbahante,waana la yaqaan cida lahjadaa ku hadasha.

    xaga hubka boorama maxaad filaysay caliyoow sawtaan kuu sheegay sheekadii labada ninee yuhuuda iyo carabta mawaxaan isku aaminayaa reeraha darifyada waaba intaan hub igu filan helaayo uun intaan madaxa hoos urogaayiye

  67. waar meeshii ma jin faransiisaa galay?….Abuuacuudi bila hmin ashaydaani faransiis…….kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  68. aisha
    inaadeer waxaad warbixin iga siisaa ugaaskii tahriibka ahaa ee beesha gaarkii wadatay ee la rabay in lagu dawarsiga tago filmkiisii xaguu ku dambeeyey ma aybaa cunay bal warkiisa isoo sii
    waxaa kalood warbixin iga soo siisaa maamulkii kalee la magac baxay samaroon kac dawarso ee ninka reer nuur ee dawarsiga caanka ku ahi hogaaminaayey
    100 dollar wali ma sidiibaad u dirtaa dakada iyo maamulka lagu dhisaayey inadeer waad muraaradilaaci laheyd hadii aad arki laheyd 5km oo wadaa oo ay kolba madaxtooyada ugu tagayaan nacaawiya oo wadada nala dhisa
    oo inta 2wasiir loo soo diro cameradna laga soo duubayla soo galiyey iyagoo leh jasaakumulaah markaa lacagtan baas xageed u dirtaa dakad baad sheegaysaaye wadadii 10km aheyd looga barya tagaayo ma niman xariifiinaa ku qayila
    inadeer Edadaa xaali jibouti wali shaaqiyad ka tagay ee iyada u dir taasaa kaaga mudane

  69. ateyeh kkkkkkkkkkkkkkk saxiib sawirkaagu ninyar buu u eeg yahaye iga faaidayso waxan aan kaala hadlayaana walaahi waa xaqiiqo mid deegaan iyo mid bulshaba markaa camii hay fogeynin ee garawshiyo aan kaa helo
    waanad ku mahadsantahay

  70. Aisha waa sidaad sheegtay waa mid Gadabuursiyoo cudur Makaahiil galay,wixiibay soo cesheen Hiildan iyo Haboon ma waynaadaan waa qoti iyo shuuradiina ku dara .

    • godan u right waa mid gadabuursi ah oo xanuunsanaya sidu ka idoor u garan karaa ugaska samaroon iyo cida wadatay?waa sidad u sheegtee waxan u malayn waliba gashaantidii tallgirl ee no more comment for him xagayga

  71. Godan inaadeer anigu shaqo kuma lihi dadka halkan soo gala, mana kala aqaano intooda badan, ee gaar ahaan magacdooda qarisa.

    Cidda iyagu ay sheegtaan, ama qabiilikii ay sheegtaan ayaa habboon in lagula xisaabtamo. Qofna ma aha Uur ku baalle, Ilaahay oo kliaya ayaa daalacda quluubta dadka.

    Docda kale, aniga iyo Haboon, dusha isuma sidano, isu qofna ma nihin, kolba midkaayagii ad wax ka tabanayso waa inaad toos ula hadashaa.

    Ma jecli inaan kusoo noqnoqdo fagaarayaasha comments-ka oo akhristayaasha ayaan siiyaa jaanis, adigaase imika igu soo celiyay… Ciid wanaagsn Godan..

  72. Ciid wanaagsan runta waa in mar mar la taataabtaa si laysku afgarto Samaroon in laysku mashquuliyo faa,iido inooma le ka fiirsada dadka maamulka hayaa hana iga xumaan halkii aan soo dhaafnayna yaan dib la inoogu celin kolaba wax la kala qaadi maaye raga dumarka caaya ee coomirada ahna digniin sii.Cadaalad iyo sinaan ayaan kaaga fadhinaa.

  73. Godan, anigu ma garanayo runta ad sheegayso iyo cidda halkan Makaahiil ku caayaysa. Ninka sheegtay Isaaq ama Ciise, isagu qabiilkuu sheegtay haloogu hagaago. Maxaa yeelay haddii ad tidhaahdo ninkaasi waa Gadabuursi, dee adigaa cay isula badheeday, ujeedo kalana leh. Hadalkna halkaas inaga xidh inaadeer.

  74. gudoon
    doqoniimo waa cudur habar walan inaatahay waxa cadaynaysa sad uhadlayso goortii ad hadashaba iidoorbad ku wajaqsantay iidoor suu igu baxayna garanmaysi amar alleh ileen caybad moodi lakiin adiga gudabuursi suu kugu baxay talow mataqaan intaa wa iga kalmadan aad ku wajacqaday ee iidoor
    ta darood keed shegaysan inta karankay ka ciilbaxay hadan dawladoodii afwayne afka ciida udaray tariikhiyana daarood isaaq ka adkaday lama hayo isaaq adkaday mooyoo dhulkoodiina in badan manta oo isaaq kubeeranyey ka hantinay kolkaa darood cabsi iyo ciil midna uma qabo
    balse habarwalaneey kolkiihore dowladbaan ahaa imikana dowladaydiibanlasoonoqday adiyo daroodka dega waqooyi eed shegaysana kolkaana sacabkatumayseen hada wa markaan kudaraynay xamar markan ka goaynayna wa tumayseen cidmay idin qasbin hadana saasad usacab tumaysaan ilaa abida ee hadhuslaysooy eedo iidoor wajaqa isakadaa isaaq haduu kufuray maha inaad marwalba barooratee

  75. Ok,bal adna caadil dhextaala noo noqo ilayn meel la kala tagi maayee magacaana ha baafin hadaad adigu gooni u haysato.

  76. gudoon
    tan adleday anad iga dhex arkaysaa waxasoo dada kkkkkkk casaleh lama hadlo kuwa dumarkadhaman ee caruurtu dhanto ee raga idiin ah ee eray nin ogadeena oo cawan aha oon rashinka kaga doorsanayey geel cascas
    magacii igu baxay adeegsanay isagoo cay modaya ileen caqligaa fuudlagag shubee
    sxb hadaad somali wayn jeceshay sideeda u tageer adoo reer awadal dhalilayana somaliland lakiin sheekadaadu gudooney madhafsana habr wajaqday oo ciil duriyada sharafta leh caloosha mareeyay ileen sadexdii dalaaq baad sii xasuusantee

  77. Godan kkkkkkkkkkk, magacaas gooni uma hayee adigaa email golaha kusoo dhex dhigay, soow ma aha?. Anyway layga maqli maayo aniga mar danbe.

  78. Abucubayda.

    Ma noocii bidixda ka socday ee reer Hargeisa ayaad tahay?
    Mise kuwii Beeraha noo qodijiray ee isaaqa noqday 1984.Jibril Abookar ayaad tahay. Mid aad tahayba,Gun hadii uu dadyahay waa adiga sheeganaya sacad muuse.
    Xine soo marso,kaasi ayaa ahaa dhaqankaaga.
    Bidixdana ka laafyoo sidii walaaashadii lala geershaynjiray tii oo xaafadii abeheed jogta.

    Beesha Samaroon ee ahlu sharaf,ahlu tacliin,ahludiin,ahlu aqliga,ah maaha mid ay wa ka qaadayso cayda Nin gumeedka Hargisa ka fataala ee kolba gaal u geeya walaashii,sidiikii jarmalka ahaa ee ka sjheekeeyay wixii u samaynjiriray iyo ragii la shaqaysanayay,ee markii ceeb laga baqay layska siidaayay.

    Sxb aduu wax noqo,oo iskadaa saqada aad aduunka ku wareerisay ee sidato gorofka ceebeed.Maxaad aniga iga dhigi adiga ayaa wax noqonlahaa,oo xaarka iska maydhi lahaa.
    Somaliland aad sheegasaa,waa mida aad ku gurato sadaqada ee maaha mid wadan ahaan u jirta..

    Anyway,Cuqdada aad Reer Sheikh Samaroon u hayso,waa mid kaasoo raacday meel dheer,oo Aboowyaasha kaaga sheekeeyeen,anna waan garanayaa,oo waxaad tahay adoomadii 1984 ka hor Beeraha noo qodi jiray.Maantana ay la wayn tahay inuu qolo yeesho,aad u raxsankkkkkkkkkkkkkkkk
    Ninkii aad beerta uqu qodijiray,inaad u cadhooto,oo aad caydo xaqbaad u leedahay.

  79. Cali Nasaq, adigu marlay aqlina umaad dhalin waynina kuugu iman maayo adigana kaa amar qaadan maayo in aan qabiil caayo iyo in aanan caayin waxadse iisoo qeexdaa meesha aan ciise xuman ugu gaystay wixii intaa ka baxsan, habeeda isku hoori ilayn horaba iskagamaad weecin jirini. Kan xiiqsan bay noqotay, just wait when i turn around.

  80. Abu cubayda.

    Horta wa nasiib daro nin aan nasabkiisaba la hubin in aan la doodo balse aan kugu nisbeeyo iidoor waayo kuwaas ayaan nasab lahayn Min binu isxaaq ilaa maanta oo aan joogno. Waxad tihiin reerka kaliya ee Somali sida xoolaha u dhaqma ee aan dumarka kala lahayn. kolba kii jooga ayaa dumarka u ciidamiya ceebtiinana maaha ee waa caadadiina.

    Dhulakan aad sheeganaysana hadaanad shaashad dabadeed joogin maad sheegateen markaa ilaahay ku xamdi intaanu Lughayaboy ku arkaynin Lughaya Isaaq leeyahay maad soo qorteene.

    waxa kale ee aan ka yaabey reerkan kaligood ma istaagi karaan cidna kaligood iskama celin karaan ilaa ay reer kale dabada galiyaan. Masaakiintan ciise ee aan waligeyba gumayn jiray miyaad uhaysataa in ay wax kaa celinayaan.

    Lughaya boy

  81. Ali Dugriye.

    aliyow xusuus kugu dulee walad xumaadaaye.
    Waxan umalaynayaa Samaroonka badankiisu Ciise uma yaqaanaan sida aan anigu u aqaan waayo aniga inbadan baan isku soo noqnoqonaa reerkan.

    waxanse la yaabey Ciise faanaya oo fadhaqfadhaqdoodii dhulka laga joogi laayahay. dhulkan aad sheeganaysaan awow umaydaan dhalan ee waad ku dhaqanteen kaliya Markii aan hablaha idinka guursaney ee aan gacal iyo abti noqonay. Wanaagii iyo Gobanimadii hadaad xaar noogu badashaan waad garaneysaan Cali cade iyo xadiidkii Djibouti ka sokaynmaysaan oo Shalay bay ahayd. Markan awow caga dhigta ooo mushcaradaha aan muhiimka ahayn joojiya iyo iidoorkan aad horboodaysan, Samaroona isma taqaanaan e Bahabarmuse ayaan ahay.

    Lughayaboy

  82. lughayaboy, sale calaa nabi, fadlan xishoo oo qabiilka dhan cayda kadaa ceebta aad ku sheegtayna maaha wax jiraan ku odhan karaa balse hadana marlay afkaasi aduu kugu yaal oo u xor ah waxa kasoo baxa. Reerka waan kala guursanaa, is dhalnaa markaa yaanu kaftanku noqon mid xadka idinkala talaabin. Marlay rag aan ogahay isma qabtaan laakiin cudurka yaan laydin qabadsiin. Hiildan, Lughayaboy iyo Acuudubilaah, si gaara u xidhiidhsii haka dhargaane, balse halkan nasab cay yaan lala shir iman. Talo guud.

  83. Lughayaboy, sidaad ciise asalkii inaad caydo uga xishooday, raganimadeedna ku darsoo Isaaqna reer tolkaa badhbay isku noqnoqdaane cayda nuxurka ah dhaaf sheeq, balse rag badan oo karbaash u baahan baa jiree si rag ula ficil tan.

  84. Marunbaa su’aal
    Isaaqa bal waa ogahay in aanay wada xumayn sida qabiil walba lakin sxboow ii sheeg adiga maxaad ku jeclatay reerkan ma gabar aan caadi ahayn baad ka baratay?

  85. Waar Hiildanoow meeshan ma, magaciibaa la soo wada badishey kkkkkkkkkk maxay ahaayeen qoladan isku wada hamuumta qabtaa rageenii iyo dabcan gabdhaheeni horeba waa karin goynee.

    nimanyahoow aan is karbaashno lkn cayda aan iska joojino ileyn kaftanka aa ay inaga xumeyso mooyaane wax kale inoo soo kordhin maysee.

  86. heeey oo qormooyinkan halkay iiga dhuunteen maba arkine!!!

    @Marunba, horta maxay tahay sirta kuugu jirta in aad hadalka dadka kula doodi aad daba gadido?aanu kuma odhan ciisad cayda laakiin adiga ciise u diidi jiray in ay meel uga banaan tahay somaliland maantana adaa laga hayaa ciise waxay modan yihiin in ay noqdan hoggaanka dalka somaliland,marka maxaa iskaaga badalay ka jawaab suaal bes waa intaa warku!!!!!.

    @ Lughayaboy, cajiib waxaan arki jiray uun hooyooyin bahahabarmuuse lagu sheegi jiray oo koriya caruur ciise oo loxoox diiran aroorta hora intuu diigo ciyiin ku quudiyaa marti iyo mudanaba ee illeen ragna Bahabarmuusana way jiraan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sooo dhawoow laakiin mag iyo mawlaxo way dhamaatay hadaan wax yar ku liciifiyo

  87. Durkiyoow xitaa taasna been baad ka sheegtay, ciise somaliya iyo somaliland midna uma diidin laakiin wakhtigay soo galeen uun baan taariikh deeda ku siiyey waxanan isku dayey in aan sheekooyin runa idin tuso balse adiga iyo sahal dariiqii canfarta lagu yaqaan ee waxay somali samayso sameeya Cali Carif odhan jiray uunbaad soo badasheen ood la shir timaadeen. Xaqiiq, dhamaan ciisaha siyaasad iyo fanka somalida lagu yaqaan waxay ka yimaadeen Ethiopia waxayna soo galeen between 1950 60 gii. Ardayda ciisaha iskuulada somalida lacag lagama qaadi jirin walaw ogaadeenkuna ka mid ahaayeen. Kuraasta dawlada ogaadeen iyo ciise waligood tartan laguma soo dooran oo dee odayaashii ciisaa kula soo hortaagan ba balse adiga iyo siidhiga kale midna laydin ka dhaadhicin maayo oo horaan u sheegay in fariin lagu soo faray. Markaa Durkiyow intaas wax kabadan ciise kama sheegin balse aduu hadh iyo habeen baad qabiil dhan ku soo af qabsataa horana waan kuugu sheegay oo waxan ku idhi markaad nin is haysaan beesha dhan iyo deegaanka aad ku soo af qabsato iska daa waa naaqus nimee.

  88. Hani, anigu qabiil waligay ma nicin balse shaqsi shaad qabiil soo gashada kabahaan la dul maraa xitaa kuwa aan ka mid ka ahayna ha ahaadaane, gabadha aad sheegtay inay isiiyeen dee igama maqno oo waxanahay dhal iyo dhasheed warankana isku gujiya marka talo qadhaadhaato oo sadexdan reer maba tarmaan hadii ayna isku dhal darsan.

  89. @Marunba,

    in qofka bani aadamnku arrin ku gafo ama wuu qalad ka dhaco maaha arrin laga xishoodo ee waa qayb ka mid ah daciifnimadda aadamaaha sidaa daraadeed wax lala yaabo maaha in aad shalay ku qaldanayd markaad ku qaylin jirtay in u ciise ku yahay marti soomaaliyaa maantana aad ogaaday in u reerku taarrikh iyo degan baaxadweyn ku leeyahay aralada soomaaliyeed,laakiin waxaa nusqaanimo kuugu ah in aad mar kaste ku soo cel-celisoo ciisa soomaaliyaa wuxuu soo degay sannadkii 1960-kii addon marna soo cuskan wax kuu daliil ah oo arrinta kaaga markhaati kici kara oo noqon kara source ama refference ama links ah dadkuna kula akhrisan karan.

    Waxaa kalo ceeb intee leeg kuugu ah in sidaad sheegto nin shalay Ethiopia ka soo talaabay u dhulkaaga ka qaato oo u saylac,Djibouti, iyo Lughaya, iyo Xariraad, intaba ka fara maroojiyo iyadna waa nabar kala oo aad ka bugsan karayn,
    mida kale wixii aan halkan LINKS wax laga daalacan karo aan soo dhigi jiray wali way ii kaydsanyihiin ee bal adduu soo hel hal links oo sheegi in u ciise soo degay soomaaliyaa sannadkii 1960kii.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: