Categories: Warka (News)
Related Articles
-
Khudbaddii Taariikhiga Ahayd ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Mudane C/Raxmaan Saylici Ka Jeediyay Fagaaraha 18-ka May ee London
-
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
-
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
-
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
-
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
-
Maanta Waa Maalin Khayr Badan: Soo Dhawoow Ugaas C/Rashiid
waar warkaa joojiyoo horumarka aan wadno kasoo qaybgala
Gudoomiyaha dharwanaaje ma arag muddo dheer markiibana gartay walee waan xasuus fiicanahay.Gobalkan dawlad deegaanka Soomaalida horumar xawliyaa ka socda xag kastaba ilaahay sidaa ha ugu wado xaga nabada.
Habooney sawirkaa Harawo inaad naga xidho maahayn nin aad iigu dheer ayaa ku jira waan ka xumahay qabyaalada aad wado ee waliba mutaxan.
Ma laga yaabaa Mr. Rashiid Nuur inuu kala soo noqdo karo Banaadiri isku haysta in Soomaaliyaba tahey 13ka degmo ee Muqdishu halka dadka reer Awdal intooda bani garteen in aaney faa’iido oolin nidaamyo ku dhisan qabiilo hadana calamo farabadan toshey. Calankii Soomaaliyana sharaftii iyo karaamadiibey hore iyo danbeysaba uga qaadeen. Ka midnoqoshada federal soomaaliya cidi inooma hayso qabiilo iyo siyaasiyiintoona fasax ugama baahnin waxeyse talo ka joogtaa sideebaa loo heli karaa talada goboladeena oon kala wareegno kuwan beensaabyada isku magacaabey hada ku odhanaaya 100 doolar baan qaadanaayo meesha mishaarba kaba goosano. Ninba waa taladiiye dibada iyo banaadin toona inaga goyn meyso hamuumta iyo haraadka loo qabo talo mideysan hadii aan loo diyaar garoobin hornimo buuxda.
JAMHUURIYADDA SOOMAALIYA
Shir ay albaabadu u xiran yihiin oo qaatay muddo halsac ah 10:30 ilaa 11:30 Subaxnimo ayaa waxa uu dhex maray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Awdal State & Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Kaas oo ka dhacay Xarunta Villa Somalia Muqdisho.
Wuxuuna u Dhacay Jawi Wanaagsan iyo is afgard Qota Dheer waxaana halkaasi hadal ka qaatay Madaxweynaha Awdal State Mudane Garyaqaan Rashiid oo ku nuux nuuxsaday is barasho kadib si hufanna uga hadlay Sababaha ay ku timid abuurista awdal state taas oo ay xudun u ahayd Rabitaanka Bulshada Reer awdal in ay iyagu is xukumaan kana tashadaan Aayahooda Kana Mid Noqdaan Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wuxuuna Madaxweynaha Awdal State intaasi ku daray in Xuquuqda Reer Awdal ay Tahay Mid Muqadis ah Loogana Baahanyahay in ay Damaanad Qaado Dowladda Cusub ee ka Dhalatay Soomaaliya Taasoo oo laga Gaari karo in la fuliyo Dastuurka Umadda Soomaaliyeed waxaa kaloo uu ka hadlay Madaxweynaha Awdal State Qodobka 70aad ee Dastuurka oo ka Hadlaya Qaabka loo Dajinayo Maamul Goboleedyada Dalka Taasoo uu Carabka Ku jiiday in Reer Awdal ay Dagan Yihiin Laba Gobol oo kala ah Awdal iyo Gobolka Waqooyi Galbeed Isla Markaana uu gobolka lee Yahay Aqoon & Dhaqaale ku Filan Taasoo ah Shuruudaha loo baahanyahay in la abuuri Karo Maamul Goboleed.
Waxaa isana Sii Qaatay hadalka Wasiirka Difaaca ee Awdal State Col. Xasan Xuseen Riiraash Waxa uuna ku nuux nuuxsaday Xal u raadinta iyo Nabadeenta Deegaanada Awdal State, waxaana uu ka hadlay dib u heshiisiinta Gobolada Waqooyi iyo kuwa Koonfureed inay awdal state ay ka ahaato Goob joog, Si Looqaato Go’aan Kama Dambeys ah oo raali gelin kara Shacabka Reer Awdal kaasoo ah fursad usoo hoyatay Midnimada Umadda Soomaaliyeed iyo Tan Awdal State-ba.
Intaa Kadib waxaa hadalka qaatay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Marka hore waxa uu sheegay inuu aad iyo aad ugu faraxsan yahay inuu kulan la qaato Madaxda ugu sareysay Awdal State iyo sida hufan ee ay usoo bandhigeen Hadafka Siyaasiga ah ee ku wajahan Gobolada awdal state wuxuuna intaas ku daray in si wada jir ah looga wada shaqeyndoono Midnimada Cadaaladda iyo Sinaanta umadda soomaaliyeed.
Waxaa kaloo uu balan qaaday in jaamacadaha ku yaala Gobolada Awdal State uu la sameyn doono xiriir toos ah, wuxuuna ka dhawaajiyay inuu siin doono taageero buuxda gobolada Awdal State Shacabka ku Dhaqan iyaga laga Rabo Taageeradooda.
Shirkaasi oo ahaa mid ku gaba gaboobay Jawi aad usareeya mana Noqon Doona Midkii ugu dambeeyay.
Awdal State Guul
Awdal state Office in Mogadishu – Somalia
kulahaa raisal wasaare ayaan lakulanay adeerkii siyaad bare ayaa awdal hadhcad cidamadiisii kayaaceen waxba tarimaayo
Godaneey
halkaad iga daydaydiyo
halkaan heedhe heedhe
halkaan dagay kala durkee
ilaahbaa deeq baxshee
dulmiga reeraha ka daa…
Waxaan garan waayay sobobta aan videoga Aisha soo dhigtay u masaxay ? iyo danta adiga kuugu jirta inaad aniga iyo Aisha iskugu kaayo dhufatid ?
Vivaa Harawo iyo horumarka tolkay…
Vivaa Gadabuursi…
Midna ha moogaan ninkii tolkii dhabarka ka tooganaya kursi iyo laaluush waa diyaar…shiikh zero.com
Reer borama hortay siday u fahmaan xuuxuule wasiirka wershadaha mida kale borama magaalo la mida mabaan arag marka berbera laga yimaado waayo mayorka iyo gudoomiyaha gobolkuba waa kulmiye. Burco mayorku waa wadani gudoomiyehuna waa kulmiye hargeisa mayorku waa udub, ceerigaabo mayorku waa wadani gudoomiyehuna kulmiye, laascaano mayorka iyo gudoomiyehuba xaabsade dhankuu maray marayaan.
Waxay ila tahay in kulmiye aanu shaki ka taagnayn inuu number one kusoo baxayo dhamaan gobolada marka gobolka sool laga yimaado. Waxaan filayaa in sidan loo soo kala baxayo
Kulmiye
Ummada
Ucid
Habooney malaa hadaa Hiildan ayaa masaxay,anigu abtigay oonan muddo aad u dheer arag ayaan ka daawanayay kuna faraxsanaa aragtidiisa bal isku daya inaad hagaajisaan Samaroon bah maahee waa beel,dadkii qarniyada idinku waday midnimadaaan ka soo jeedaa anaa kaa jecel Samaroon urursan,waad la wayday huuno.
Wasiirka warshadaha badhaadhnay hadaan waxaasoo warshado ah yeelanay.kk
waa guul waxa loo diyaargaroobayaa sideed xusbi oo ay ku tartamayaan jaarkeenu markaa waxa inagu waajib ah in aan kiilka buuxino yaan lagaa badin helleey wasiirkeenii loo magacaabay wasaarada cusub waa warshadaha wuxu yidhi awdaleey ka kaca anana bile busho.hawlwacan iyo wada shaqayn
Wasiirkan wasaradee ayuu ka shaqayni doonaa xagay ku taalaa wasaarada warshadaha? warshadaha xaguu dhigtay? ilayn nin weyn oo tag la yidhi oo hadana soo taagan xuuxdaa ka dhax haya shirarka dhexdooda .
Aniga markaan xanaaqo waxaan ku maahmaahaa afka qalaad
As a dog returns to its vomit, so a fool repeats his foolishness
Ragan meesha ka hadlayaa waa rag dhamaantood bilaa ujeedo ah qaladaadkii ay galeen sanawaaddo ka hor ayay hadana ku celi-celinayaan ragana calooshooda la ciyaar iyo ciil kama kore ayaa ugu liita waana kuwan oo kale .
garaadley reer awdal waa waxan waxba fahmeen dowlad aan jirin bay ku wareeren, aduunka meel dowlada somaliland kaga taalo lama yaqaano mapka aduunka somalia baa ku tala united nationka somalia calankeda baa ka taagan ,, markaa goorta ay reer awdal wax fahmayaan baan garan wayey ,, lakiin maanta waxan ku farxay war ku jira borma news oo urur idoorku leeyahay oo umada la yiraahdo boorama looga soo baxay ,,ma ta lagu dhigay caruurtii magalada waxand aheen uma soo bixin waa massage idoor loo diraayo ay leeyihiin reer borama we have nothing to do with ruwayada aad idoorow dhigaysiin,kan xabeebta leh cidna ma matalo waxan jirin halagu maweeliyo waa waxan damiir laheen ilahow xaqa garansii ban leenahay bas,,god bless awdalstate