Khudbaddii MADIINA Ee Ciidul Odxada


About these ads

Categories: Warka (News)

9 replies »

  1. Ciid mubaarak dhamaantiin…kulu caam waa antum bi khayr…

    Gadabuursi oo mid ah
    Awdalland oo barwaaqa ah
    Somaaliyo nabad ah

    intaasan ilaahay ka baryay baryaha ciideed….amiiin

  2. Heestaan ayaan uugu jeclaa cajalad iga luntay beri hore ee xabiibo tooxoow ay Lafoole la qaadayso…

    Awdal Landeey soo dhalo hooyo…

  3. Ciidul Odxa ayaan uga dan lahaa, hilmaan hadal kuma jiro, imikaan wakhti u helay inaan dib u eego…CIID WANAAGSAN DHAMMAAN.

  4. Nice song

    gorgoryahoow i garsii gabal baa iga dhacaaye
    gobolkaygii awdal garab ha iga reebaane
    gacanteyda mar soo gali gacaynteyda haaa
    gacanteyda ala mar soo gali…

  5. Fanaanada codka macan waa qali ladan iyo barnaamijka ciida daawasho wacan.

  6. Ila Qosol heesta macaan qoobka ciyaal iyo xarago leh oo ay fanaanada Fartuun Birimo ka qaaday xaflad ka mid ah xafladihii Awdal State.

  7. Xariirad labada heesba kala daran mahadsanid…

  8. anna doogtii horebay haddeer meel i damaqdaaye
    dardar baan ka qaadaa cishqigu meel fogbuu degeye

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: