Hambalyada Ciidda Iyo Mudane Carwo: La Taliyaha Madaxweynaha Ee Arrimaha Dhaqaalaha

Waxaan hanbalyo iyo bogaadin u dirayaa ummadda Soomaliland, shacbi iyo xukuumad, yar iyo weyn, dumar iyo rag munaasabadda ciidal Adha Al- Mubarak. Sidoo kale ayaan hanbalyada u dirayaa ummadda Islaamka si gaar ahna inta ku abtirsata Soomalida ee ku nool Soomaliya, Kiinya, Itoobiya, Jabuuti iyo qurbajooga Soomaaliyeed.

Waxaan dhammaan inoo rajeynayaa Ciid caafimmad, Ciid dambi-dhaaf, Ciid naxariis iyo In Alle qof walba u fidiyo muraadkiisa ifka iyo aakhiro waxii kheyr ugu jiro.

Waxaan Hujaajta Alle uga baryayaa inuu xajka ka aqbalo, kuna soo guryo celiyo dalalkooda iyagoo nabad iyo caafimmad qaba. Allow maytidayada iyo kuwa Islaamkaba ka yeel kuwa ku naalooda qabri waasac ah oo u furan janatul fardows. Amiin.
Ciid Mubarak iyo ayaan soo noqosho badan oo kheyr iyo badhaadhe iyo naxariis leh.
Axmed Xasan Carwo La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga, iyo Maalgashiga
eci.advisor@gmail.com Hargeysa
http://samotalis.blogspot.com/

Categories: Warka (News)

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: