Categories: Warka (News)
Related Articles
-
Mudaharaaddo Gilgilay Djibouti
-
THE SPEECH OF THE VICE PRESIDENT OF SOMALILAND TO THE ALL PARTY MPS FOR SOMALILAND AND SOMALIA.
-
Nuxurka Kulankii Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Iyo Xubno ka mid ah Baarlamaanka Ingiriiska
-
Khudbaddii Taariikhiga Ahayd ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Mudane C/Raxmaan Saylici Ka Jeediyay Fagaaraha 18-ka May ee London
-
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
-
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Ciid mubaarak wa antum bi khayr dhamaantiin,mid gaara Durgiye,Aisha,Caraale iyo Darbi.
Maanta duhurkii waxa la taagnaa buurta carrafo. Xujaajayda dhammaantood ma jiro masaajid halkaas ku yaalla oo wada qaadi kara. Xad dhaaf ayay u buuxsamaan masaajiidadu, dadku waxay ku tukadaan meelkasta oo buurtaas ka mid ah, sida dusheeda, hareeraheeda, nawaaxigeeda, iyagoo markaas maqlaya eedaanka iyo khudbada masaajiidka,
Waa maalinta ugu miisaanka weyn maalmaha Xajka, maalintaas oo dhami. Maalinta berri ah oo inagu aynu ciidayno, waa maalinta xujaajaydu ku jiraan orod, isugu jira dhagax tuur iyo dawaaf ilaa MAKA ay ku tagaan.
Xajku waa munaasabad qaali ah iyo maalmo xusuus ma guurto ah ku reeba quluubta dadka mar uun nasiib u yeesha inay soo xajiaan. Sidoo kalaa waa munaasabad xiiso gaar ah mar walba u leh qofkii mar uun raba inuu soo guto Xajka.
CIID WANAAGSAN DHAMMAANTIIN