Bahda HiilDan: Ciid Wanaagsan Ku Ciida, Kullu Caamu Wa Antum Bikhayr By hiildan on October 25, 2012 • ( 22 ) About these ads Share this:ShareFacebookTwitterGoogle +1PrintEmailLinkedInLike this:Like Loading...« Allaha U Naxariisto Wariye Axmad Saakin, Oo Maanta Lagu Aasay Laas-caanoodHambalyada Ciidda Iyo Mudane Carwo: La Taliyaha Madaxweynaha Ee Arrimaha Dhaqaalaha »Categories: Hambalyo Iyo Salaan (Greetings), Warka (News) Related Articles Nuxurka Kulankii Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Iyo Xubno ka mid ah Baarlamaanka Ingiriiska Khudbaddii Taariikhiga Ahayd ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Mudane C/Raxmaan Saylici Ka Jeediyay Fagaaraha 18-ka May ee London Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty Dhambaal Taageero Iyo Hambalyo Isugu Jira Oo Ku Wajahan Guusha Laga Gaadhay Qaddiyadda Ugaaska Gadabuursi Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi. Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
ciidwanaagsan Cabdiqani,ciidwanaagsan cidkasta wakulu caama antum bikhayr
ciid wanaagsan tallo saarasha eebeheen waa lagu
ducaystaa,
illaahow ma garanee noo garo,
illaahow laba talaba tii roon
salaada iyo joogtaynteeda noo adkee
cidhiidhiga aduun yada iyo cadaabta aakhiro
naga badbaadi
ciida ciideeda caafimaad nagu waari
aaaaaaamiiiiiiiiin
ciid wacan mar labaad
dhamaan rag iyo dumar dhidig iyo labood yar iyo weyn ku ciidda ciid mubaarak.
Aisha luulay inkastood sidi al shabaab ama Khumaynigii reer Iraan aad ku fadwootay in lagu keeno Madaxa Ali-Durgiye oo la wadhfin hadana waan ku salaamay si gaar ah lana soco mar uunbaan dibada kaa heli kkkkkkkkkk.
Ciid wacan oo wanaagsan bash bash iyo barwaaqo waa ciidoo waa cali baq-baq alla fiicanaa yaa cisha kasta ciid nooga dhiga waa maalin wacan ii leh xamaasad xasuusna igu reebta meelkasta iyo markasta.caafimaa iyo cibaado suuban ku ciida sanad wanaagsan kulu caam wa antum bilkhery dhamaantiin bahda http://www.hiildan.com macal ciideyn.
ciid mubaarik dhamaan asxaabtayda hiildan ilaahayna waxan idiin waydiinayaa ciidan ciideeda in uu nabad iyo barwaaqo inagu gaadhsiiyo
Ciid mubaarak wa antum bi khayr dhamaantiin akhyaarta salaan gaarana Durkiye,Aisha,Caraale iyo Darbi.
Dhamaan Ciid-Wanaagsan guud ahaan Muslimiinta Gaar ahaana dadka Af-Soomaaliga ku hadla marka laga reebo snm.
Calicade ciid wanaagsan huuno qofka raba in lagu dilo kuumaba sheego ee iyeeynaan isku nicin shaqo aynan cidiba inoo diran wanaan kusalaamayaa.
godan xageed kadhacday waaban kaa werweraayee warkaaku mafiicanyahay? ciidwanaagsan xabiibti
Caafimaad iyo Farxad iyo nabad-qab ku ciida dhamaan reer Hiildan.com
Dhamaantiin akhyaarta gola hiildan ku caweysa waxaan idin leeyahay Ciid Mubarak. Ciid wanaagsan ku ciida. Farxad iyo rayn-rayn ku ciida. Bash bash iyo barwaaqo ku ciida.
Gaar ahaan Godan qalbigaa u Goladay, maadaama ay golaha si gaar ah igu soo salaantay. Ragga kale ee salanta igula jira waa “My rivals” markaa waa inaan degaanka waageertaa, waxanan idhi:
Gacaliso Godan hillaacaay
Gole joogsi wacaney
Gaaridii haweenkay
Geesiga gargaaray
Bilcidii gayaankaay
Guri lagu nagaaday
Waan kaa gudoomay
Salaantaada guud-wacan
Geedaha udaygiyo
carfigu u galbinayee!
Ee ka timid qalbiga Godan
Ee aan gudhayn abid
Ee goonyaha addunyada
meelaan geedi mooyee
gurdan laguba gaadhayn
Aad ka soo gisaasteed
soo gudibisay maalmaha wacan
( La soco ….)
Sixid:
u godladay, ma ah “u goladay”
Gacaliso Godan hillaacaay
Gole joogsi wacaney
Gaaridii haweenkay
Geesiga gargaaray
Bilicdii gayaankaay
Guri lagu nagaaday
Waan kaa gudoomay
Salaantaada guud-wacan
Geedaha udaygiyo
carfigu u galbinayee!
Ee ka timid qalbiga Godan
Ee aan gudhayn abid
Ee goonyaha addunyada
meelaan geedi mooyee
gurdan laguba gaadhayn
Aad ka soo gisaasteed
soo gudibisay maalmaha wacan
Waxa aad la godantee
ama aad la golongoshay
Ama aad gobyaalayn
Ama adi ku gubayaa
Waan kuu ogsonow
Garawshiyaan ku siyee
Bilicdii gayaankaay
Guri lagu nagaaday
( La soco …)
Ciid Mubaraak Dhamaan reer Awdal state all the way from Idhanka
Waah waah waabad iga darayd shaw kkkk,Caraale dadkaan ugu hor bartay ayaad ka mid ahayd aadna ii dhiirigalin jiray uguna akhyaarsan inta halkan ku cawaysa aad ayaad iigu dheertahay ninyow kana wada horaysaa intaba anaaba kuu sheegaya kkkkkkk.
Yaa salaam! Mahadsanid Godan.Mar kale ayaan ku soo salaamayaa, oon gacanta kuu taagay.
Aisha huuno waan fiicnahay xoogaa waan mashquulay waanse soo socdaa wadina doonaa barnaamijyadeenii.
Ciid Mubaarek dhamaantiin. Ciida ciideedana Ilaahey caafimaad iyo camal suuban ha inagu gaadhsiiyo.
Saamax iyo cafis wixii tuur-tuur iyo haddalo taag-taagan ina soo kala gaadhey.
Si gaar ahna waxan u salaamayaa gabdhaha intii habaryarahay ah ama intii ilma-abtiyaaladey ah sida AISHA, Haboon, gudoon, Godan ……etc
Sahal kaa gudoomay huuno ciid mubaarak .
Mahad sanid sahal ciidmubaarik
Sahal merci ciid mubaarak à toi aussi…Hani maxaad uuga reebtay dumarka ?
Hani ciid mubaarak…saxiib
Ma gooni gooni ayaa la isku hambalyeeynayaa ciidana…ok
Ana waxaan hambalyo ta la isku diro tii u qiimo badnayd u diraya :
Ahmed I. Samatar…Hiildan…Timacade…Darbi…Marunba…iyo qaar kalo badan…
I love you guys…
ma nafta jiidateeno web kale arkiweedee…
Dhamaantiin Eid Moubarak,maalinta ugu horaysa ciida,internetba lama galo .Maanta waa maalintii 2aad waana Weekend,so Subax Wanaagsan and Eid Moubarak,gaar ahaan Ninka Hiildan oo dhamaanteenba isku keen xidhiidhiya:)