Baryahan maanu maqal wararkii Boon, oo waan dhego barjawnay. Waxan rabnaa wariye si toos ah wararka nooga soo laliya degmada Boon iyo nawaaxigeeda.
Arrimaha an xiisaynayno waxa ka mid ah horumarka dhinacyada waxbarashada, dhaqaalaha, siyaasadda, sports-ka iyo wixii la xidhiidha: Wariyihii hawshaas u diyaar ah halla soo xidhiidho Abdiqani Ateyeh, hiildanyare@yahoo.com. Sidoo kale waxan rabnaa inaan dib u cusboonaysiino Boon Iyo Salac.com, oo an hawsheeda faraha ku hayno, reer Boon soo dira wararka.
Fadlan wixii talo iyo tusaale ad nagu soo darsanaysiin, waxay yeeli kartiin inaad noogu soo hagaajin kartiin emailka kor ko qoran. Waan idiin fadhinaa reer Boon.
Categories: Ogaysiis


Ogeysiis: Gobnimada Gadabuursi Iyo Gegida Heathrow Iyo Soo Dhawaynta Madaxweyne Saylici..
Ogaysiis Jaaliyada Gobolada Awdal Salal Gabiley ee ku dhaqan dalka Sweden.
Ogeysiis Ogeysiis: Appeal Project
Ogeysiis: Golaha Hoggaanka Tolka (TOL Leadership Council (TLC)) wuxu qabandoonaa Shirka Wadatashiga Tolka Gadabursi:
O G A Y S I I S * H I I L Q A R A N
O G A Y S I I S * H I I L Q A R A N: Munaasibad Ka Dhici Doonta Ottawa 23 June (Up-dated 08/06/12)