Bravo Samaroon Waa halyey runta ku dhinta,,,,,Wariye Cadirisaq isaguna si cadaalada ayuu u qaadey wareysiga,,,, Hiildan bal ka waran raga waa weyn ee Awdalstate waxey sameynayaa waa in adiga laguu dhiibo hogaaminta.
Waar ninyahaw anigu waaban ahay Awdal State oo maskaxdyayday ku qorantahaye, laakiin ma hogaamin karo. Maxaa Yeelay, dee waxa layga dhex arkayaa SAYLICI oo an taageersanahay..!.
Nimankaas waaweyn ee Awdal la tagay Xamar, ee dantooda ku fushanaya, anuu waxan u arkaa daayiciin iyo danaystayaal. Waxan iyaga ka jeclahay dhallinta yaryar ee Boorama gudahadeeda la joogta Awdal State, ee rabta Ummadda Awdal oo yeelata ismaamul iyaga u gaar ah.
Anyway, labadan wiil ee waraysigan is waydaarsnaya, ee Samaroon iyo Xamaal, aad baan ugu bogaadinayaa, waxan leeyahay soo barbaara iyo hambalyo iyo barako badan.
Hiildan Noolow ina adeer Waa sidaan kaa filayey Adiga laakiin Waxaa soo baxdey in dhalinyarada Awdalstate iyo dumarka masaakiinta ah ee daacada u ah Awdalstate lagu daneysanayo Gadabuursi wuxuu u baahan yahay dad nadiif ah in ay umuurahooda hogaamiyaan rajada aan qabnaa ma xuma inta aan arkeyno dhalinyaradan Samaron ka mid yahay.
wasiir kuxeenka wax barashada soomliland waxu ka midyahay
siyaasiyiinta ugu firfircoon ee reer awdal
waxu jawaab qancisa siiyay idaacado buun buuninaayay
is sharaxaadii axmed ismaciil smatar oo uu ka dhigay
in uu la mid yahay kuwa reer burco iyo kuwa reer hargaysa ee ay meel wada joogaan waana xaqiiqo runta ah geesi
miyaan la odhan karin madaaxda awdal state waxay la mid yahiin
kuwa ay hada meel wada joogaan sida khaatumo
Xeerkaasi waa in la fuliyo, oo degmo kasta iyo degaan kasta oo samaroon ku nool yahay laysku waafaqo. Isaaq iyo Ciise midkoodna kama liidano inaan ka ladanahay mooyiye. So what?, maxaa iyaga na daba dhigaya oo an ugu fakiri weynay inaan hogaamin karno ? waa xeerkii Axmad Guray inooga tagay inaan muslimka geeska afrika hogaanin karno. YES we can do it , aqoon iyo aqliba waan ka mudanahay, YES WE CAN.
Dumarkii iyo carruurtii lacagta laga dhacay halloo sameeyo xeer ay ku ilaawi karaan wixii damaashaad iyo dabaal deg ka dhacay inaanay ahayn biyo col dhaanshay. Hana loo sheego inay xoolahoodii ku maqan yihiin xeer Samaroon oo qoraal iyo qawlba ku muuqda..
Dadka badan koodu Awdalstate fikir ahaanbey taageersan yihiin, hadii dibada ay kusii ekaatona waxaba laga yaabaa in xitaa fikirku ka burburo ilaahey kama dhigo. Awdalstate inbadanbey ciyaaro caalamka ku dhigtey, inbadanbey daahfurtey danta loo abuurey inaaney aheyn Banaadir iyo buulalkale toona. Waxa loo sameeyey fikirka maamul goboleed madaxbanaan oo wax la qaybsada qowmiyada Soomaalida iyagoo ka duulaaya degaanadooda iyo rabi taankooda. Looma sameysan rako xukun loogu fuulo.
Dadka wadey ama hogaankaba hayeyna way ku madahsan yihiin dadaalkooda nasiib darose kuma ay guuleysan ujeedadii loo abuurey oo aheyd iney Awdal dhexdeeda ka hawl gasho sidaa daraadeed waxa la gudboon iney wareejiyaan xilalka ay hayaan si loo helo waji iyo dadkale oo haya niyad iyo waqti ay gudaha Awdal uga howl galaan.
Markaa hada wuu ka soo dhamaadey in 90% Awdalstate noqoto mid qurba jooga ee waxa la gaadhey 90% gudaha in ay tagto. Cidii aan diyaar uaheyn inuu tago degaanada loo abuureyna waxa haboon inuuna xilka qaban dadkana waqtiga ka qaadin.
hiildan goormad soo hanbabirta
ma marka haadka loo heeso
hagrasho ma waxad yeelataa
marka hilanka la seego
niiko state waa iska hasaawee
hagrashad waa maxay sawdigii saylici ku hadaaqaayey ???????? mise waa ad dahir state!!!!!!
hiildan adigii baa is duqaynaya ,, aan adal empire soo celino maxa ciise iyo idoor ina hoos dhigay ?iyo aan noqono awdalstate of somaliland halkay iska galaan.. waqooyi somalia waan dagnaa cidna ugama guurayno somaliand ingriis baa ula baxay ee dhulku waa dhul somaliyed wana la wda dagaa isaaq haday jecelyihiin labadooda gobol inay somaliland ula bxaan we don’t care lakiin intaa dhulka inaga ka dagno samaroon ahaan inagoon cidna abaal ugu qabin aan dhisano dhulkeena aan maamul samaysano sidaa labada reer eed tilmaantay ,aniga waxan fahmi wayey waxa raga samroon isku badbadalan ee ayna go’aan u laheen bal ragaa ciise ee halkan wax kusoo qora waxa ka goan inay ciise iyo dhulkooda ku jahadan siday u ilaalin lahayeen, dhowrka idoor ee halkan soo galana waxa ka goan inay ilaaliyaan somalialnd iyo isaaqismka,lakiin kuweena waa jirjiroole ama gabal daye maalinba meeel u rida ma darbi baan arkay ma qaar badan oo kale baan arkay siday doonan bay u ridaan sidaana laga fiican qofka binu aadamka ah waa inu mawqif yeesha waa in goaan leeyahay waa inu wuxu rabo ku adkaystaa ilaa haduu ku dhimanayo trying waxa gadabuursi waxba ugu hagaagi laayiihiiin waa waxa bartan ka socda ee dhinac loo qaadaba aan aniga garan laayahay ,, waxa iga yaabiyey rag samroon oo dano dad kale kugu cayaya ,ninkii tiisaba daryela tukale ku dara horta gurigaaga laga bilaaba la hagaajiya markaa guryaha kale ka hadal.,gurigaagi oo qashin ah maxaa guri kale kaa galay eed ugu xiiqaysiin war samroonow mowqif yesha just talo..
hiildan kkkk .. just read waxad soo qortay mar waxan is idhi sowkan born again samaroon noqday markad hadana galbeedi u jawaabtay ee si fiican u raali galisay baan quuuuuuuuuuuuuuus qaday,waxad qortay isaaq iyo ciise midna kama liidano in aan la ladanahay mooye means in aan ka sarayno mooye sidan u fahmay sidad dib iskugu furaysay ban ka yaabay,,,,
hadii aan usoo noqdo awadalstate iyo xilka ka qaadista mr rashiid ,, aniga waxay ila tahay sidaa samaroon sheegay looma baahnayn in awdalstate madaxwayne iyo wasiiro loo sameeyo ilaa inta gobolka laga dhex toosayo, ta labaad waxa wanagsan in laga shaqeeyo in xukunka la geeyo dalkii qurbaha loogama baahna awdalstate waa in dalkii la tagaa ,,awdalstate maaha wax reer kaliya leeyahay ee waa wax samroon oo dhan wada leeyahay,rashiid dhankiisa haka wado arimihii awdalstate maxuu ku falayaa madaxwayne ma cid baa mishaar siin jirtay wa maya. markaa waa in sidii wadanka loo xorayn lahaa laga wada shaqeeya,,awdalstate wadankii ha gasho hadii idoor dagalamo amizon baa iman doonta waqooyi marka sidii alshabab uun baa loo karbashi, god bless awdalstate
Gudoon…..Huuno waan kugu hablayaynayaa inaad consistant and persistant aad ahayd intii ay waxani bilawdeen, dee aniga waad i ogtahay meesha aan ka tagnaa awdal state, waan ka xumahay sidii aan u saadaaliyey inay wax u dhaceen, waan wax ay dadka badankoodu arkayeen. Imika iyo haatana, dee gadbursi wuu isku bahanyahay, culays aad u farabadanina wuu haystaa, bal dib ha la isugu noqdo oo dadka inta waxgaradka ah ha laga war sugu waxy ku taliyaan. Gadabursi midnimo ayuu u baahanyahay, iscafis ayuu u baahanyahay, waalaatinimaddi ka dhaxaysay abid oo carqaladowday in la soo celiyo ayuu u baahanyahay, isu tanaasulna wuu u baahanyahay. Hore ha loo socdo. Ilaahayna gadabursi haisu soo dhaweeyo…..
Caruureey Caruureey Caruureey Waxaan inii Caawa Sheeko Macaan bal idinkuna cunto macaan soo qaata inta sheekadu inoo socoto soona fadhiista fadhiga si aan uga bogano sheekadan maanta oo ah mid ay ku jirto xigmad ah in la isku duubnaado si aad uga guulaystaan wax kasta oo cadawgu idinla damacsan yahay si wanaagsan u dhagaysta una daawada kunasoo dhawaada sheekadan.

gudoon
inaabti waa side xaalkaagu ma single mother idoor ku dawakhday baad tahay qabiil nacayb ka iska daa hanamuufo ayaan la yaabanaa oo timacede siday iskula jaan qaadeenba way na ilawday mar mar uun bay snm ku soo hanbaabirtaa loolz anuu samaroon u caayi mayno single mother jacbur yar oo sidaa ah baan soo wadaa dhawanaa hiildan
waar wiilkan yar ee ilqimaha yare ee qalin leefka ah ma Hiidan yara? kkkkkkkkkkkkkk.
car Hiildanoow sawirka iigu sheeg wax ka dambeeyeey sannadkii 1973-kii.
Mida kale miyaa loo dhacay maanta wixii aad turaanturo iyo tuqaantuqayn ciise ka qortay 10 sanno ee laga soo gudbay?
ok Hiildanoow,
way qurux badan yihiin sawirada waayo-waayo amba waan hayee xabad yar oon ku galay sawirlihii boonyadda quartier 6 agteeda ku ooli jiray ee Hindiga ahaa waana sawirkaan ugu jeclahay.
In xaga iyo Djibouti mar uun laga soo qooraansan doono waa hora kuu tilmaamay waxaan u malayn in lagaa raacay marka ku biirtay xerta Nimco Jaamac iyo Durgyi iyo wax aan lagu diran wixii aad xurdo iyo xambaaro ciise la maaganaydna faraha lagu haysta ee yaaaaa waylaga
Timacadoow wali waxad radis u aaday oodan keenin ba ma arag!. Mama mia heesta caadi maha runti……!. Teeda kale war Hiildanoow email yadeeni ma amaan bay ku jiraan hadiiba la afduubay webside kagii waaba mucjiso inteeda la eg kawaran!. Inti qofeed ku amintay bal evaluation ku samee kee baa ku bililiqaystay ama tee?.
dee caawa waxaan kugu soo dhawayn wax aadad boon ku ogayn
kaana farxiya
hiildan dhuumaha biya ee
dhaadhacaya dawgee
boon dhinaca saaree
dhaankii afdoox iyo
dhibta lagu ilaawaan
kugu soo dhaweeyaa
hiildan maanso iyo tir tirfashaba is daba dhigay
soo dhawaw
qormada hiildana hadii loo dhacay
waxii caawa ka danbeeya
ragbaa go’laha u hurda ku tala gal
Durgiye, bal sawiradaa mid soo gali halkan, Kolley IOG wuu ku yaqaanaaye, anaguna an ku baranee. Dee ciisana shabakadani hadday hawada ka baxdo, iyagana yaa publicity u samayn doona, oo baraarujin doonoo. Toban sanadood oo dhan uunbaan lahayn ciisoow toose.!
Xariirad; taladaadu aadbay u fiicantahay, imika wax walba waan badalay, password, email, security code. U malayn maayo in cid danbe soo heli doonto.
Bal SAHAL halla soo raadsho, dhinacaa u jiro ayaan farta ku fiiqayaaye.
France has issued arrest warrants for two top Djibouti officials in connection with the mysterious death of a French judge in 1995.
Djibouti Chief Prosecutor Djama Souleiman and security chief Hassan Said are accused of interfering with witnesses in the investigation.
The burnt body of Bernard Borrel was found in just a T-shirt and underpants.
Djibouti authorities initially said his death was a suicide, but his widow says he was assassinated.
At the time of his death, Borrel was acting as a consultant to the Djibouti justice ministry.
France and Djibouti are close allies, with Djibouti hosting France’s largest overseas military base, as well as a US anti-terror task force.
“The magistrates are showing that they are not afraid to seek the truth even if it is displeasing to the political authorities of France and Djibouti,” said Olivier Morice, a lawyer for the Borrel family.
But Mr Said told the AFP news agency that Djibouti would not recognise the warrants.
“Djibouti will never bow to the wishes of the French justice in which my country no longer has confidence.”
Earlier this year, Djibouti asked the International Court of Justice to rule that French investigators did not have the right to summon high-level witnesses, as they enjoyed diplomatic immunity.
Hiildan saxiib hawshan kor ku qoran ayaan wali dhamaan oo lagu jiraa baritaankeedii wali ee haddii cidi kusoo hujuuntay isoo gudbi information ka case furan oo socda ayaan ku darayaaye….
Doesn anyone know why Judge Borrel was assasinated? is it possible that the judge may have unintentionally stambled over a nefarious criminal activities by the Djibouti Security operatives headed by Ismail Omer Guelleh…we still do not know…Justice delayed is justice denied…..
AMSTERDAM, June 4 (QRN) – France was not obliged to hand over to Djibouti details of a probe into the death of a
French judge in the Red Sea state and did not infringe immunities by pursuing its officials, the top U.N. court ruled on
Wednesday.
The International Court of Justice (ICJ) in The Hague rejected a case brought by Djibouti against its former colonial ruler
in connection with the death of Bernard Borrel, whose charred corpse was found in Djibouti in 1995.
A French court last year ordered the trial of two close aides of Djibouti President Ismail Omar Guelleh, who has denied
involvement, and accused France of politicising the case.
Djibouti authorities initially said Borrel, who was working as a consultant at the country’s Justice Ministry, had committed
suicide. But Borrel’s widow has accused high-ranking local officials of involvement in his death.
The Borrel case is sensitive for France because Djibouti is home to its biggest military base in Africa and because of
fragile relations with its former African colonies.
A French magistrate sought last year to question Guelleh — who at the time of Borrel’s death was chief of staff for then-
President Hassan Gouled Aptidone — but under French law, as a serving head of state, he could not be made to testify.
International arrest warrants were also issued for two of Guelleh’s aides: Public Prosecutor Djama Souleiman Ali and
secret services head Hassan Said Khaireh.
Ali has dismissed allegations that Djiboutian authorities were involved in the judge’s death and accused France of
racism and continuing to behave like “old colonialists”.
In 2006, Djibouti asked the ICJ, also known as the World Court, to resolve the dispute over France’s refusal to hand over
judicial records relating to the investigation and over its summons of “internationally protected nationals”.
But the ICJ said in its ruling on Wednesday that France was not obliged under international law to transmit the case file,
but had failed to meet its obligations by failing to give Djibouti its reasons for refusal to do so.
It ruled that France had not attacked Gulleh’s immunity because he was only invited to testify, not obliged to do so.
In relation to the arrest warrants against Guelleh’s aides, the court ruled: “There are no grounds in international law upon
which it could be said that the officials concerned were entitled to personal immunities, not being diplomats.” (For full
Reuters Africa coverage and to have your say on the top issues, visit: http://africa.reuters.com/) (Reporting by Emma
Thomasson)
Source Reuters
http://
kkkkkkkkkk nabiyoow Maxamed ma, Sahalbaad tuhuntey Allaha kuu dambi dhaafo Sahal caawa intii badnayd cibaado ayuu ku mashquulsanaa Siddaasna Alle ayaa iiga marag ah ee Eebe ha ina kala saamaxo. Halkaas ayaanad ka garan kartaa sida uu sax u yahay haddalka Rabi “TUHUNKA BADHKII WAA DAMBI”. Basaasnimo iyo dabagalis in aan ku kacana Alle ayaan ka magan galey.
Warkeygu aniga kaftan iyo tuur-tuur ma, dhaafsana
Waa halkii Isaaq boy ee Hiildan waxey noo noqotey balwad aan la, dahhaafi karin bal yar qooraansi meeshii uunbaa is idhi dee waaba anigii kaladhka HIILDAN I haysto. Djiboutina kaligey ma, joogo Hiildan kkkkkkkkkkkk
Hiildan, bud baa lagugu garaf dhuftee is ilaali. looooool. Internet ku wuxu fiicnaa 1998 ilaa 2001 wakhtigii xorta loo ahaa in hacker online lala noqdo. Hiildaan, ninkii Darbi lama hayo baryahan war sugana kamaad bixin adna waadiga hada sheeganaya dhibtee, dee mala odhankaraaba ninkaad fariinta ka heshayba nin Darbi xuurto ku hayuu ahaa oo isa soo been fariimay. Hiildaanoow Darbi warkiisa halagaa helo.
Marka aan iidoorta dhex joogo ama dood wadaag aanu leenahay waxaan dhahaa Samaroon Dowlad waa noqon karaa Calanka SNM iyo Malleyshiyada beesha dhexe Carrada Awdal waa lafa sifeynayaa lakiin marka aan dhex imaad Samaroon ama blog-gani Hiildan soo galo ayaa waxaan arkaa sawir kale, dad kuleh wax ma noqon karno meel isma taagi karno… Waxaaba igala sii yaab badan kuwani ku taliyay in Awdal state SNM la hoos geeyo oo loo bixio Awdal state of Somaliland.. Waar heedhe… indhaha fura oo madaxa kor u qaata hadii kale iska xindhaysa… Gadabuursiga dhiiga kale xalaasha ah Ayaa wadaaya Awdal state Karaamada Gadabuursi waxay ku jirtaa in Gadabuursi dowlad noqono oo iidoorta la laga hoos baxo…
Doodu waxayse tahay, Gadabuursi inuu meel istaago oo dadnimadiisa ilaalshado ayaa mihiim ah.. Hadii Kale Kolba Reer ayaa SNM u galaya.. Shalay, J-Y ayaa SNM u dhiloobay Maanta M-Case, Marka hadii sida lagu Sii Jiro Sow Bari H-Afaan iyaku Bilaabi mayaan, Waar Waxa aynu Rabaanyi Waa Wax aynu lee nahay, Sharaftu waxay Ku jirtaa in Nalka Hargeysa Boorama laga daaro
@timacade thanks inadeer waxa kaliya een rabo waa in gadabursi men noqdaa consistent iyagana @hani lol waxa weeeye aniga ma necbi reerkan idoor ee waxan necbahay siyaasadooda aan geesna u socon 22 years bay jahwareer shacabkii waqooyi dagana ku rideen, xanuun qabiil la yiraahdo baa ku dhacay caruurtoooda soo koraya ay ku beereen dhiigooda qabiil ku shaqeeya nacayb aad u fogaaday bay somali oo dhan u qabaan 3 yearss qurbaha ku dhashay wuxu garanayaa inu idoor yahay halkaasay reerkan marayan ee just siyaasadooda ayaan aad uga soo horjeeda lakiin waxay noqon somalia iyo idoor iyagaa ku dhib qaba , hadase waxoodi fashil buu ku dowyahay dib looma maqal wasiir hebel baa halkan ka booday iyo wasiir hebelbaa london dad la kulmay afkiba juuqda gabay ana jecliyaa sidaa,,,guul dowlada somaliyed guul awdalstate,@galbedi no comment adiga
maasha allah magaalocad halkaa ka wad inader, idoorta waxba ma sheegayan sheekadii waa ku gudhay, dameerki bay gaadhi ka hor mariyeen, markaa wixi hada ka danbeeya waa ku qoslaynaa kaliya wax somalialnd la yiraahdo mapka adunka kuma jiro kuma jiri doona ilaa inta aan anaga beelaha daga waqooyi somalia rabno midnimo somaliyed hada hal qabiil baa somali ka waashay waxan dhici karin bay ku wareereen somalida kale way la yaabta aduunkuna waa la yaban yahay ma hal qabiil baa qaran noqon kara waxay samaynayaan cid walba way ogtahay aduunka kama shaqeeyo hal qabiil oo intay dowladban nahay yirahdan waxwalba wada qaata dadka mesha dagana inay adoonsadan u diyargaroobay aduunku ma ogala qarnigan cid cid ku xadgudubta , hada wax qarsoon baa iska yar ee ayaa idoor ugu dhaarta in anay wax somaliland la yiraahdo soconayn
Hiildan,hadii uu Tallman ku caawin lahaa long a go,hackers kumay soo weerareen.Hadana ma odhan kartid in aad tahay ”Save” 100%.War tuugtii”Riyo State”maxay ku dambaysay!ahaha.hadana maxay keeneen halaga hawl galo”Awdal” oo hadii dagaal dhaco Amisom baa imanaysa.Horta tan Gudoon la baxdey ma islaamahan cidlada iyo qurbaha ku asqoobaa,lol .Heey soota ka dartay.Ku lahaa Amisom baa iman doonta.Ahaha .Sheekadan Awdal State waa suu sheegay Hiildan,waxana weeye ”Awdal State of Somaliland Republic”.

Mahadsanid Ahmed aad baan kuu salamayaa

Aniga Booramaa layga daaraaye, Muqdisho iyo Hargeysa midkoodna laygama daaro.
Hiildan Noolow ina adeer Waa sidaan kaa filayey Adiga laakiin Waxaa soo baxdey in dhalinyarada Awdalstate iyo dumarka masaakiinta ah ee daacada u ah Awdalstate lagu daneysanayo Gadabuursi wuxuu u baahan yahay dad nadiif ah in ay umuurahooda hogaamiyaan rajada aan qabnaa ma xuma inta aan arkeyno dhalinyaradan Samaron ka mid yahay.
axmed
wasiir kuxeenka wax barashada soomliland waxu ka midyahay
siyaasiyiinta ugu firfircoon ee reer awdal
waxu jawaab qancisa siiyay idaacado buun buuninaayay
is sharaxaadii axmed ismaciil smatar oo uu ka dhigay
in uu la mid yahay kuwa reer burco iyo kuwa reer hargaysa ee ay meel wada joogaan waana xaqiiqo runta ah geesi
miyaan la odhan karin madaaxda awdal state waxay la mid yahiin
kuwa ay hada meel wada joogaan sida khaatumo
Axmadoow mahadsanid mar labaad, hadal waxan ku dari lahaa kuuguna gabagayn lahaa sidan hoos ku qoran:
Adduun waa xeerba, xereoo
xilbay adhi jiri wadaagtaa,
Xagga Awdal markaan u ciiray,
Inay Xamar iila baydhaa,
xeerkiisa maaha halgankee,
Xan iyo ceeb yayna raacinee..!
Awdal xilbay wadaagtaa, kasoo bilaamba Herer ilaa Djibouti ilaa iyo Awdalta cusub, oo laysku odhan karo Adal Empire.
Xeerkaasi waa in la fuliyo, oo degmo kasta iyo degaan kasta oo samaroon ku nool yahay laysku waafaqo. Isaaq iyo Ciise midkoodna kama liidano inaan ka ladanahay mooyiye. So what?, maxaa iyaga na daba dhigaya oo an ugu fakiri weynay inaan hogaamin karno ? waa xeerkii Axmad Guray inooga tagay inaan muslimka geeska afrika hogaanin karno. YES we can do it , aqoon iyo aqliba waan ka mudanahay, YES WE CAN.
Dumarkii iyo carruurtii lacagta laga dhacay halloo sameeyo xeer ay ku ilaawi karaan wixii damaashaad iyo dabaal deg ka dhacay inaanay ahayn biyo col dhaanshay. Hana loo sheego inay xoolahoodii ku maqan yihiin xeer Samaroon oo qoraal iyo qawlba ku muuqda..
hiildan
haday xaajo marayso in laga garnaqo awdalstate iyo intii qaadhaan bixisay
anigu waxaan ku gunaanaday heestii riyaha
garrooy garodaa
oo garbacas daa
adna giiroooy
ka gu waynide
guuxa hoosiyo
gardara daa
habeeeeeen wacan
Dadka badan koodu Awdalstate fikir ahaanbey taageersan yihiin, hadii dibada ay kusii ekaatona waxaba laga yaabaa in xitaa fikirku ka burburo ilaahey kama dhigo. Awdalstate inbadanbey ciyaaro caalamka ku dhigtey, inbadanbey daahfurtey danta loo abuurey inaaney aheyn Banaadir iyo buulalkale toona. Waxa loo sameeyey fikirka maamul goboleed madaxbanaan oo wax la qaybsada qowmiyada Soomaalida iyagoo ka duulaaya degaanadooda iyo rabi taankooda. Looma sameysan rako xukun loogu fuulo.
Dadka wadey ama hogaankaba hayeyna way ku madahsan yihiin dadaalkooda nasiib darose kuma ay guuleysan ujeedadii loo abuurey oo aheyd iney Awdal dhexdeeda ka hawl gasho sidaa daraadeed waxa la gudboon iney wareejiyaan xilalka ay hayaan si loo helo waji iyo dadkale oo haya niyad iyo waqti ay gudaha Awdal uga howl galaan.
Markaa hada wuu ka soo dhamaadey in 90% Awdalstate noqoto mid qurba jooga ee waxa la gaadhey 90% gudaha in ay tagto. Cidii aan diyaar uaheyn inuu tago degaanada loo abuureyna waxa haboon inuuna xilka qaban dadkana waqtiga ka qaadin.
hiildan goormad soo hanbabirta
ma marka haadka loo heeso
hagrasho ma waxad yeelataa
marka hilanka la seego
niiko state waa iska hasaawee
hagrashad waa maxay sawdigii saylici ku hadaaqaayey ???????? mise waa ad dahir state!!!!!!
Galbeedi,
Waxan dadka isu fahmi laanahay waxay tahay in la sameeyo Awdal State oo ah Somaliland(Awdal State of Somaliland).
Illeeyn Somaliland ugama tagi karno Isaaqe, waa dhulkayagiiye inaan maamuus iyo miisaan noo qalma ku yeelano ayuu aniga qorshahaygu yahay,
In Boorama Caasimada noqoto, haduu rabo madaxwenuhuna noqdo Isaaq ama Harti, waxba kama qabo…! Xilku ha noqdo meerto, xarumuhuna ha noqdaan meerto.
hiildan adigii baa is duqaynaya ,, aan adal empire soo celino maxa ciise iyo idoor ina hoos dhigay ?iyo aan noqono awdalstate of somaliland halkay iska galaan.. waqooyi somalia waan dagnaa cidna ugama guurayno somaliand ingriis baa ula baxay ee dhulku waa dhul somaliyed wana la wda dagaa isaaq haday jecelyihiin labadooda gobol inay somaliland ula bxaan we don’t care lakiin intaa dhulka inaga ka dagno samaroon ahaan inagoon cidna abaal ugu qabin aan dhisano dhulkeena aan maamul samaysano sidaa labada reer eed tilmaantay ,aniga waxan fahmi wayey waxa raga samroon isku badbadalan ee ayna go’aan u laheen bal ragaa ciise ee halkan wax kusoo qora waxa ka goan inay ciise iyo dhulkooda ku jahadan siday u ilaalin lahayeen, dhowrka idoor ee halkan soo galana waxa ka goan inay ilaaliyaan somalialnd iyo isaaqismka,lakiin kuweena waa jirjiroole ama gabal daye maalinba meeel u rida ma darbi baan arkay ma qaar badan oo kale baan arkay siday doonan bay u ridaan sidaana laga fiican qofka binu aadamka ah waa inu mawqif yeesha waa in goaan leeyahay waa inu wuxu rabo ku adkaystaa ilaa haduu ku dhimanayo trying waxa gadabuursi waxba ugu hagaagi laayiihiiin waa waxa bartan ka socda ee dhinac loo qaadaba aan aniga garan laayahay ,, waxa iga yaabiyey rag samroon oo dano dad kale kugu cayaya ,ninkii tiisaba daryela tukale ku dara horta gurigaaga laga bilaaba la hagaajiya markaa guryaha kale ka hadal.,gurigaagi oo qashin ah maxaa guri kale kaa galay eed ugu xiiqaysiin war samroonow mowqif yesha just talo..
Guddoon………kkkkkkkkkkkkkkkk
Ma anigiibaa is duqeeyay, waxad i xusiisisay riwaayadii uu jiliyay AXMAD YAASIIN SARREEYE(AUN), uu lahaa iga raali ahoow anunnbaa is duqeeyaye.
Dee anigu Ciise meesha maba soo hadal qaadin, laaikiin hadii la hadal qaado Adal Empire, Samaroon iyo sinji kalaba way ku jiraan.
hiildan kkkk .. just read waxad soo qortay mar waxan is idhi sowkan born again samaroon noqday markad hadana galbeedi u jawaabtay ee si fiican u raali galisay baan quuuuuuuuuuuuuuus qaday,waxad qortay isaaq iyo ciise midna kama liidano in aan la ladanahay mooye means in aan ka sarayno mooye sidan u fahmay sidad dib iskugu furaysay ban ka yaabay,,,,
Guddoon,
Sidaad mooday maahee
waanu seeto dheeryahay………………
sarrayntu maxay tahay dee bal i s weydii?. Isaaq miyaynu ka saraynay markii la doortay Riyaale mise waynu ka liidanay?
hadii aan usoo noqdo awadalstate iyo xilka ka qaadista mr rashiid ,, aniga waxay ila tahay sidaa samaroon sheegay looma baahnayn in awdalstate madaxwayne iyo wasiiro loo sameeyo ilaa inta gobolka laga dhex toosayo, ta labaad waxa wanagsan in laga shaqeeyo in xukunka la geeyo dalkii qurbaha loogama baahna awdalstate waa in dalkii la tagaa ,,awdalstate maaha wax reer kaliya leeyahay ee waa wax samroon oo dhan wada leeyahay,rashiid dhankiisa haka wado arimihii awdalstate maxuu ku falayaa madaxwayne ma cid baa mishaar siin jirtay wa maya. markaa waa in sidii wadanka loo xorayn lahaa laga wada shaqeeya,,awdalstate wadankii ha gasho hadii idoor dagalamo amizon baa iman doonta waqooyi marka sidii alshabab uun baa loo karbashi, god bless awdalstate
hiildan isaaq waynu ka saraynay wayni ka sareen doona for ever hadii aan maskaxdeena use garayno huuno
correction ,,idoor
Gudoneey salaan sare
Runti waa iga qoslisay Correction idoor!. sxbeey umadani waa irir Samaale sida hadalka loo yiri marka waxban isku nahay laakin waxa la yiri Faryareey xumaatay fil filiq kaagama harto ama herto!. Meelna nooga hari mayan ee qaarka fiican ayaa caronaya hadaad gebigood dhengeda dhinac kala raacdo oo qaarbaan NGO Dhalinhababis iyo SNM ba toona raacsanayn. Qabiil dhan oo wax lagu edeynayo waxuu dhalaa burbur iyo is afgaran waa…. Sababtoo ah qabiiladu laftigoogu iskuma faraxsanee waysku qasbanyihiin!Imisaa Samaroona oo ka niikisa masraxa SNM iyo Dhalinhabaabis!
Gudoon…..Huuno waan kugu hablayaynayaa inaad consistant and persistant aad ahayd intii ay waxani bilawdeen, dee aniga waad i ogtahay meesha aan ka tagnaa awdal state, waan ka xumahay sidii aan u saadaaliyey inay wax u dhaceen, waan wax ay dadka badankoodu arkayeen. Imika iyo haatana, dee gadbursi wuu isku bahanyahay, culays aad u farabadanina wuu haystaa, bal dib ha la isugu noqdo oo dadka inta waxgaradka ah ha laga war sugu waxy ku taliyaan. Gadabursi midnimo ayuu u baahanyahay, iscafis ayuu u baahanyahay, waalaatinimaddi ka dhaxaysay abid oo carqaladowday in la soo celiyo ayuu u baahanyahay, isu tanaasulna wuu u baahanyahay. Hore ha loo socdo. Ilaahayna gadabursi haisu soo dhaweeyo…..
Nacas kuu tali
nin xun kuu tali
nuxus kuu tali
Riyo State.
Samaroon, how come you never said this before?
Too late and single mothers dried up their wallet.
Caruureey Caruureey Caruureey Waxaan inii Caawa Sheeko Macaan bal idinkuna cunto macaan soo qaata inta sheekadu inoo socoto soona fadhiista fadhiga si aan uga bogano sheekadan maanta oo ah mid ay ku jirto xigmad ah in la isku duubnaado si aad uga guulaystaan wax kasta oo cadawgu idinla damacsan yahay si wanaagsan u dhagaysta una daawada kunasoo dhawaada sheekadan.
Caruureey Caruureey Caruureey Waxaan inii Caawa Sheeko Macaan bal idinkuna cunto macaan soo qaata inta sheekadu inoo socoto soona fadhiista fadhiga si aan uga bogano sheekadan maanta oo ah mid ay ku jirto xigmad ah in la isku duubnaado si aad uga guulaystaan wax kasta oo cadawgu idinla damacsan yahay si wanaagsan u dhagaysta una daawada kunasoo dhawaada sheekadan.
Sheekadiina waa tan ee daawsho wacan
Okay…asxaabta aniga iyo hannimuufo baryahaba waxan raadinayey heestan, originalkii maxamad mooge with no luck. Haddii uu qof golaha ku jiraa hayo, please kusoo dheji. Waxa ujeeda siyaasadeed malaha ee waan jecelahay heestan, mana hayo. Yarkan hadda heesahayaa, kamankiisu aad uu u fiicanyahay, lakiin accent ayuu leeyahay afsomaliga oo si fiican looma fahmayo.
Beryahan qofbaa shabakadii ila wadaaga oo magacayga soo qaata, xitaa shabakada furaheeda haysta …!. Waan soo heli doonaa… Ha warwarina.
waxan kusoo gali doonaa magacan
We are safe now.. af-ganbigii wuu dhicisoobay.
gudoon
inaabti waa side xaalkaagu ma single mother idoor ku dawakhday baad tahay qabiil nacayb ka iska daa hanamuufo ayaan la yaabanaa oo timacede siday iskula jaan qaadeenba way na ilawday mar mar uun bay snm ku soo hanbaabirtaa loolz anuu samaroon u caayi mayno single mother jacbur yar oo sidaa ah baan soo wadaa dhawanaa hiildan
waar wiilkan yar ee ilqimaha yare ee qalin leefka ah ma Hiidan yara? kkkkkkkkkkkkkk.
car Hiildanoow sawirka iigu sheeg wax ka dambeeyeey sannadkii 1973-kii.
Mida kale miyaa loo dhacay maanta wixii aad turaanturo iyo tuqaantuqayn ciise ka qortay 10 sanno ee laga soo gudbay?
Durgiye kkkkkkkkk
Sawirkaasi waa 1977/78, arday waxa ka barta Boon ayaan ahaa. Sawika laftarkiisa kuma galin Boon, ee waxan ku galay Jabuuti, sawirle yar oo wakhtigaasi ku yaallay Q4.
Security-ga shabakada waa lasoo yar hujuumay, balse waxa u babac dhigay sirdoonka HiilDan oo heegan ah. Dhinaca Jabuuti ayaa wax laga soo yar tuurtuuray..!
ok Hiildanoow,
way qurux badan yihiin sawirada waayo-waayo amba waan hayee xabad yar oon ku galay sawirlihii boonyadda quartier 6 agteeda ku ooli jiray ee Hindiga ahaa waana sawirkaan ugu jeclahay.
In xaga iyo Djibouti mar uun laga soo qooraansan doono waa hora kuu tilmaamay waxaan u malayn in lagaa raacay marka ku biirtay xerta Nimco Jaamac iyo Durgyi iyo wax aan lagu diran wixii aad xurdo iyo xambaaro ciise la maaganaydna faraha lagu haysta ee yaaaaa waylaga
hiildan
Weerarka maxaa keenay? password security iyo waliba computer security ga badal si aanay kuugu dhicin faro galin kaaga timaada dhinac kale oo ah nooca loo yaqaano hackers iska jir waa khatar kana gaashaamo walaalkay. Hadii aad u maaroweydo waa qof qofkii kula sameeyay ayaan u malayn ee raadi qofkii xogtaada kula ogaa markii aad desing garaynaysay iyo markaad hosting garaynaysayba yaa ku ogaa?
Salaan sare dhamaan,
Timacadoow wali waxad radis u aaday oodan keenin ba ma arag!. Mama mia heesta caadi maha runti……!. Teeda kale war Hiildanoow email yadeeni ma amaan bay ku jiraan hadiiba la afduubay webside kagii waaba mucjiso inteeda la eg kawaran!. Inti qofeed ku amintay bal evaluation ku samee kee baa ku bililiqaystay ama tee?.
hiilldan
ma hoostadaad ka timid?
dee caawa waxaan kugu soo dhawayn wax aadad boon ku ogayn
kaana farxiya
hiildan dhuumaha biya ee
dhaadhacaya dawgee
boon dhinaca saaree
dhaankii afdoox iyo
dhibta lagu ilaawaan
kugu soo dhaweeyaa
hiildan maanso iyo tir tirfashaba is daba dhigay
soo dhawaw
qormada hiildana hadii loo dhacay
waxii caawa ka danbeeya
ragbaa go’laha u hurda ku tala gal
Durgiye, Xariirad, Hani
Intiinuba waad salaamantihiin, wax waliba waa caadi imika, ‘friendly fire’ ayay ahayd ayaan filayaa, waxba macluumaadkiinii lama xadin, waxad ku jirtiin gacmihii kacaanka baraykaysnaa.
Durgiye, bal sawiradaa mid soo gali halkan, Kolley IOG wuu ku yaqaanaaye, anaguna an ku baranee. Dee ciisana shabakadani hadday hawada ka baxdo, iyagana yaa publicity u samayn doona, oo baraarujin doonoo. Toban sanadood oo dhan uunbaan lahayn ciisoow toose.!
Xariirad; taladaadu aadbay u fiicantahay, imika wax walba waan badalay, password, email, security code. U malayn maayo in cid danbe soo heli doonto.
Bal SAHAL halla soo raadsho, dhinacaa u jiro ayaan farta ku fiiqayaaye.
Timacade salut inaadeer
Heesti halkaasay ku jirtaa laakin waa in dib loogu duubo youtubeka…hadaad soo helo mid kale la duubay waan ku soo dhigi insha allaah…
http://www.galdogobtimes.com/Music/andromeda.php?q=f&f=%2FMAXAMED+MOOGE+LIIBAAN+AUN+Hoobalkii+Hooballada+soomaaliyeed_
Many thanks Joogiwaa, Allaylehe Aarkii Joogiwaa dheh.!
Hiildan miyaa lagu afgambiyi gaadhay waa yaabe…ma horaad u ogaatay mise baryahanba waa lagu jiray weebka ?
Warrants for Djibouti judge death
France has issued arrest warrants for two top Djibouti officials in connection with the mysterious death of a French judge in 1995.
Djibouti Chief Prosecutor Djama Souleiman and security chief Hassan Said are accused of interfering with witnesses in the investigation.
The burnt body of Bernard Borrel was found in just a T-shirt and underpants.
Djibouti authorities initially said his death was a suicide, but his widow says he was assassinated.
At the time of his death, Borrel was acting as a consultant to the Djibouti justice ministry.
France and Djibouti are close allies, with Djibouti hosting France’s largest overseas military base, as well as a US anti-terror task force.
“The magistrates are showing that they are not afraid to seek the truth even if it is displeasing to the political authorities of France and Djibouti,” said Olivier Morice, a lawyer for the Borrel family.
But Mr Said told the AFP news agency that Djibouti would not recognise the warrants.
“Djibouti will never bow to the wishes of the French justice in which my country no longer has confidence.”
Earlier this year, Djibouti asked the International Court of Justice to rule that French investigators did not have the right to summon high-level witnesses, as they enjoyed diplomatic immunity.
Hiildan saxiib hawshan kor ku qoran ayaan wali dhamaan oo lagu jiraa baritaankeedii wali ee haddii cidi kusoo hujuuntay isoo gudbi information ka case furan oo socda ayaan ku darayaaye….
Dee haniyeey wataa Habooney so heshay heestiiye, lakiin si aan usoo dhejiyo ayaanan garanayn, waanse raadin. many thanks to Haboon.
Doesn anyone know why Judge Borrel was assasinated? is it possible that the judge may have unintentionally stambled over a nefarious criminal activities by the Djibouti Security operatives headed by Ismail Omer Guelleh…we still do not know…Justice delayed is justice denied…..
AMSTERDAM, June 4 (QRN) – France was not obliged to hand over to Djibouti details of a probe into the death of a
French judge in the Red Sea state and did not infringe immunities by pursuing its officials, the top U.N. court ruled on
Wednesday.
The International Court of Justice (ICJ) in The Hague rejected a case brought by Djibouti against its former colonial ruler
in connection with the death of Bernard Borrel, whose charred corpse was found in Djibouti in 1995.
A French court last year ordered the trial of two close aides of Djibouti President Ismail Omar Guelleh, who has denied
involvement, and accused France of politicising the case.
Djibouti authorities initially said Borrel, who was working as a consultant at the country’s Justice Ministry, had committed
suicide. But Borrel’s widow has accused high-ranking local officials of involvement in his death.
The Borrel case is sensitive for France because Djibouti is home to its biggest military base in Africa and because of
fragile relations with its former African colonies.
A French magistrate sought last year to question Guelleh — who at the time of Borrel’s death was chief of staff for then-
President Hassan Gouled Aptidone — but under French law, as a serving head of state, he could not be made to testify.
International arrest warrants were also issued for two of Guelleh’s aides: Public Prosecutor Djama Souleiman Ali and
secret services head Hassan Said Khaireh.
Ali has dismissed allegations that Djiboutian authorities were involved in the judge’s death and accused France of
racism and continuing to behave like “old colonialists”.
In 2006, Djibouti asked the ICJ, also known as the World Court, to resolve the dispute over France’s refusal to hand over
judicial records relating to the investigation and over its summons of “internationally protected nationals”.
But the ICJ said in its ruling on Wednesday that France was not obliged under international law to transmit the case file,
but had failed to meet its obligations by failing to give Djibouti its reasons for refusal to do so.
It ruled that France had not attacked Gulleh’s immunity because he was only invited to testify, not obliged to do so.
In relation to the arrest warrants against Guelleh’s aides, the court ruled: “There are no grounds in international law upon
which it could be said that the officials concerned were entitled to personal immunities, not being diplomats.” (For full
Reuters Africa coverage and to have your say on the top issues, visit: http://africa.reuters.com/) (Reporting by Emma
Thomasson)
Source Reuters
http://
Hiildan
kkkkkkkkkk nabiyoow Maxamed ma, Sahalbaad tuhuntey Allaha kuu dambi dhaafo Sahal caawa intii badnayd cibaado ayuu ku mashquulsanaa Siddaasna Alle ayaa iiga marag ah ee Eebe ha ina kala saamaxo. Halkaas ayaanad ka garan kartaa sida uu sax u yahay haddalka Rabi “TUHUNKA BADHKII WAA DAMBI”. Basaasnimo iyo dabagalis in aan ku kacana Alle ayaan ka magan galey.
Warkeygu aniga kaftan iyo tuur-tuur ma, dhaafsana
Waa halkii Isaaq boy ee Hiildan waxey noo noqotey balwad aan la, dahhaafi karin bal yar qooraansi meeshii uunbaa is idhi dee waaba anigii kaladhka HIILDAN I haysto. Djiboutina kaligey ma, joogo Hiildan kkkkkkkkkkkk
SAHAL, maya sxb kuma tuhmine, kaliya waa ku tabay. In lagu maqlo ayaan rabay. Waa bil cibaado, Allaha barakadeeda ina wada siiyo dhammaanteen. Aamiin.
Hiildan
hadaa anigaa khalad u macneystay haddalkaagii ee saamaxnii.
Allena ha inoo dambi dhaafo dhamaantee.
Hilldan
Akhii tirtir ciwwankeyga copi kale ayaa klad ku soo galyee.
Alle ha ha kaa ajrsiiyo
Waatan cajaladii aan u jeedey
Waa OK, don’t worry,
ducada Allaha inoo aqbalo, ciid mubaarak
Hiildan
Alle ha kaa abaal mariyo.
Sahal, Aamiin caawa aad baad u ducaynaysaa, waana wakhti ku fiican in ducooyinka la badsado. Allaha inoo aqbalo
Ilaahay daymo naxariis leh ha inagu ilaasho dhammaanteen.
Hiildan, bud baa lagugu garaf dhuftee is ilaali. looooool. Internet ku wuxu fiicnaa 1998 ilaa 2001 wakhtigii xorta loo ahaa in hacker online lala noqdo. Hiildaan, ninkii Darbi lama hayo baryahan war sugana kamaad bixin adna waadiga hada sheeganaya dhibtee, dee mala odhankaraaba ninkaad fariinta ka heshayba nin Darbi xuurto ku hayuu ahaa oo isa soo been fariimay. Hiildaanoow Darbi warkiisa halagaa helo.
Marka aan iidoorta dhex joogo ama dood wadaag aanu leenahay waxaan dhahaa Samaroon Dowlad waa noqon karaa Calanka SNM iyo Malleyshiyada beesha dhexe Carrada Awdal waa lafa sifeynayaa lakiin marka aan dhex imaad Samaroon ama blog-gani Hiildan soo galo ayaa waxaan arkaa sawir kale, dad kuleh wax ma noqon karno meel isma taagi karno… Waxaaba igala sii yaab badan kuwani ku taliyay in Awdal state SNM la hoos geeyo oo loo bixio Awdal state of Somaliland.. Waar heedhe… indhaha fura oo madaxa kor u qaata hadii kale iska xindhaysa… Gadabuursiga dhiiga kale xalaasha ah Ayaa wadaaya Awdal state Karaamada Gadabuursi waxay ku jirtaa in Gadabuursi dowlad noqono oo iidoorta la laga hoos baxo…
Viva Awdal State of Somalia
Markaan idoorta dhex joogo.
Magaalocad, ma waxad ka wadaa haween kooda?
Anagu ragoodaan is eryanaaye aduu dumarka iskala xafiiltan.
Marka aad luuqad dad kale istic maasho waxa nusqaani ku dhacdaa fikirka qofka.
Magaalo cad Idoor leh wax baa ka siya.kkkkk. Idoor waa hadal daarood, Naari iyo Duulana waa hadal ciise inakuse waxan leenahay luuqad toosan. Riyo state aduu u riyaaq aniku meel ka saraysaan hiigsanaynaaye.
Doodu waxayse tahay, Gadabuursi inuu meel istaago oo dadnimadiisa ilaalshado ayaa mihiim ah.. Hadii Kale Kolba Reer ayaa SNM u galaya.. Shalay, J-Y ayaa SNM u dhiloobay Maanta M-Case, Marka hadii sida lagu Sii Jiro Sow Bari H-Afaan iyaku Bilaabi mayaan, Waar Waxa aynu Rabaanyi Waa Wax aynu lee nahay, Sharaftu waxay Ku jirtaa in Nalka Hargeysa Boorama laga daaro
Guul iyo Midnomo
@timacade thanks inadeer waxa kaliya een rabo waa in gadabursi men noqdaa consistent iyagana @hani lol waxa weeeye aniga ma necbi reerkan idoor ee waxan necbahay siyaasadooda aan geesna u socon 22 years bay jahwareer shacabkii waqooyi dagana ku rideen, xanuun qabiil la yiraahdo baa ku dhacay caruurtoooda soo koraya ay ku beereen dhiigooda qabiil ku shaqeeya nacayb aad u fogaaday bay somali oo dhan u qabaan 3 yearss qurbaha ku dhashay wuxu garanayaa inu idoor yahay halkaasay reerkan marayan ee just siyaasadooda ayaan aad uga soo horjeeda lakiin waxay noqon somalia iyo idoor iyagaa ku dhib qaba , hadase waxoodi fashil buu ku dowyahay dib looma maqal wasiir hebel baa halkan ka booday iyo wasiir hebelbaa london dad la kulmay afkiba juuqda gabay ana jecliyaa sidaa,,,guul dowlada somaliyed guul awdalstate,@galbedi no comment adiga
maasha allah magaalocad halkaa ka wad inader, idoorta waxba ma sheegayan sheekadii waa ku gudhay, dameerki bay gaadhi ka hor mariyeen, markaa wixi hada ka danbeeya waa ku qoslaynaa kaliya wax somalialnd la yiraahdo mapka adunka kuma jiro kuma jiri doona ilaa inta aan anaga beelaha daga waqooyi somalia rabno midnimo somaliyed hada hal qabiil baa somali ka waashay waxan dhici karin bay ku wareereen somalida kale way la yaabta aduunkuna waa la yaban yahay ma hal qabiil baa qaran noqon kara waxay samaynayaan cid walba way ogtahay aduunka kama shaqeeyo hal qabiil oo intay dowladban nahay yirahdan waxwalba wada qaata dadka mesha dagana inay adoonsadan u diyargaroobay aduunku ma ogala qarnigan cid cid ku xadgudubta , hada wax qarsoon baa iska yar ee ayaa idoor ugu dhaarta in anay wax somaliland la yiraahdo soconayn
Hiildan,
Fadlan bal noo soo bandhig doodan ku saabsan iyo djibouti iyo fara galinta ay ku hayso amuuraha soomaaliyaa
http://www.ogaal radio.com
cajiib aduunka
Timacade adaa mudan cousin…
Nice Song…
Runta lama hakinayee…
Hiildan,hadii uu Tallman ku caawin lahaa long a go,hackers kumay soo weerareen.Hadana ma odhan kartid in aad tahay ”Save” 100%.War tuugtii”Riyo State”maxay ku dambaysay!ahaha.hadana maxay keeneen halaga hawl galo”Awdal” oo hadii dagaal dhaco Amisom baa imanaysa.Horta tan Gudoon la baxdey ma islaamahan cidlada iyo qurbaha ku asqoobaa,lol .Heey soota ka dartay.Ku lahaa Amisom baa iman doonta.Ahaha .Sheekadan Awdal State waa suu sheegay Hiildan,waxana weeye ”Awdal State of Somaliland Republic”.
thanksssss aisha for heesta awdalstate of somaliyaaaaa,,awdalstate awdalstate lama aasi karooooo