Ku Nasta Heesta Todobaadka Oo Ay Inoo Soo Xushay Haboon-Deeqa, Oo Ka Mid Ah Bahda HiilDan: Waa Boqoradii Codka Ee Magool(AUN). By hiildan on October 20, 2012 • ( 4 ) About these ads Share this:ShareFacebookTwitterGoogle +1PrintEmailLinkedInLike this:Like Loading...« DanYare Boorama: Dab Dhulka Dhigay Gabi Ahaanba Guri Boorama Ku YaallaKacaankii Barakaysnaa Ee 21-Ka Oktoobar 1969: Oktoobar Waa Tee?, Waa Taayadii. »Categories: Warka (News) Related Articles Khudbaddii Taariikhiga Ahayd ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Mudane C/Raxmaan Saylici Ka Jeediyay Fagaaraha 18-ka May ee London Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi. Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May? Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK Maanta Waa Maalin Khayr Badan: Soo Dhawoow Ugaas C/Rashiid
Hodan, I love You…!.
THANKS
Bal isu daya inad la qaadiin sidan:
Oo Lagu Hayaamaaaaaaaaaaaaaaaa…………..
How long can you hold your breath, can you beat magool, that is your challenge. Can You do it?
Hiildan waa in la is wada jeclaada…hadii kalase lagu dhimay…
Midnimadaa dhigeedoo
dhaqaalaha u baahane
waa in la is dhawraa
hadii kalase lagu dhimay
I love all Gadabuursi…viva midnmo Gadabuursi
Yaa Salaam XASAN AADAN SAMATAR, waa heesihii waayo-waayo ee an ka dhagaysan jiray barnaamijka ‘I maqashii, I madadaali’. oo ay wada daadihin jireen AXMAD XASN CAWKE iyo SHUKRI XARIIR ISMAACIIL.
Af-soomaaliga qoraalkiisu wuu igu cusbaa, waxanse isu dayi jiray inaan heesahaas oo socda an idaacada ka qoro. Waxan ahaa ‘Computer yar’ oo markaasba xafida wixii an rabo.
Haboon thanks, halkeebaynu joognaa, halkeebaynu joognaa..?