waligay siyaasi samarron Rayaale iyo Saylici iyo mid kale toona midna wax kama sheegin oo waan dhoowri jiray laakiin caawa waan rifi odeygan indhaha raha leh bal u fiirsada wuxuu ku hadlayaayo Hargeysa biyeheega ku lahaa sawtaan magaaladdii oo naanaystaa ka dhigtay magaceeda ay dadkii u dhashay biyo iyo nolool awgeed la wada kalyaa beeleen muxuu maalin qudha xitaa usoo nabad barriidin waayeey !!!!!!
laba faras oo midba jaha u soctaa hadaad hal mar wada raac is tidha Hiildanoow waxaa laga qaada futa qaraar marka Hargeysa iyo Djibouti mid uun furunka wax kula daaro.
Taa labaad taarrikhba qormaysaa ee la soco Daahiir Rayaale waxaa loogu taag waayeey in u maalin uun soo booqdo tuuladday ay ededay ku anqarisay ee Qulujeed,Saylicina wuxuu meesha jooga deja laba sanno iyo dheeraad diyaaradna saylac kuma soo dul marin sidaabuna wakhtiga kursigu ugu dhamaan doona waana markhaati cad in aay saylac ehel idin ahayn horay iyo dambaysaba.
Somaliland waa Laba Gobol oo kala aha bari iyo galbeed iyo qolo labada kitaaba ka jawaabta oo gadh xajis la yidhidhaa……Saylici wuu nasiib daran yahay, waayo qoladan habar jeclo ismaba afgaranayaan. Iyaguna gadbursi iyo Nuance kooda waxba kama yaqaanaan, anaguna waxba kama fahmayno, waan la yaabanahay ninkan gaaban ee todobada shaadh sita ee madaxweynaha hoos ordaya waana la isla dawakhsanyahay..kkkkkk
Waxa fiicanyd inuu siilayo ku reer sool ah uu madaxweyne ku xigeen ka dhigto, saylicina uu iska sugoo uu ama madaweyne u ordo, ama ku xigeen u noqdo ku habar awal ah gadhxajis ah…….Runtii big picture waa ” clash of cultures”……
Odaygii Siilaanyo oo aan anigu aad ugu hanweynaana oon islahaa ” bridge” buu u noqon labada reer, waxay u egtahay inuu iska da’ yahay……
Astaqburaleyso caateeye 10 qof waxka badani Hargisa guno kama qaataan. Miyaaney tirsaneyn masaakiinta caruushta dhabarka lagaga jabiyey Borama ee kii la daaha albaabada lasoo jabsanaayo.
Hadii Hargasa iniwada biiliso maxaa looga gubanaayey afartii S.Muuse ee doraad Hargisa ka dhexqalyey? Mr.Saylici and all non snm future is dark as long as they don’t come to the turn there is nothing in Hargesa and Mugadishu.
Gadabuusi guux dhaafi waa iyo guniyo ciilkeed dheh
Majiro qaran Soomaaliyi leedahey oo loo dhan yahey mana jirto degaan Soomaaliyeed oo beel-beelkale ugu talisa marka laga reebo Awdal.
Kilinka shanaad Ogaadeenba ugu taliye, Djabouti Ciisa ugu taliye, Awdal snm. halka beelaha kale midnimo, wada tashi, walaalnimo yeesheen iyagoo ka gudbey nin jecleysi. Maxaa nooga gidhiisha Banaadir iyo Beerta xoriya anymore and we are ready to look into just Awdal. Muqdishu iyadaa fadhiga kuugu iman Hargisan wax inaga yaalaaba iska jar.
Ma la socotaa halgaamaagii waynaayee Reer Jabuuti ee Professor Cumar Cusmaan Raabe, markii uu qoray inuu joogo xuduuda NO MAN’S LAND, ee u dhaxaysa labada xuduud ee Laywacaddo?.
Awdal waa iska NO MAN’S LAND, ilaa iyo inta ama ay iskeed isu taagayso, ee ay la baxayso AWDALALAND, ama lagu darayo saddexda dal ee dariska ah sida Djibouti, Soomaalya, iyo Itoobiya midkood.
Dee Guuleed iyo Geelaba dhulkaas ma booqane, maxaa Rayaale iyo Saylici loogu haystaa?, soow dhammaantood daayiciin maaha?.
Saylici nin fidno maaha siyaasadina waa fidno. Durkiye, ninka shaqsi xusmeeya een runta xushmayn English iyo somaliba magac baa loo yaqaan balse odhan maayo. Hadii wax xaqiiqa oo run ah aad ka hayso inaad sheegtaa ka fiican laakiin waa hebel iyo waa reer hebel inaad ku xushmaysaa waa qalad. You ran over Gueleh like a run away train, so why not Saylici iyo Rayaale. Oooops, Rayaale was your sell out and there is no reason for you to strike. Salal was born with Rayaale I guess.
Marunbaa
bro, maskaxda waxa lagu difaacaa wax ididiilo leh ee wallaal tani waqtiga yaanu kaaga dhicin. It must be hard for Darod, Samaroon or non snm clans in North Somalia to let this political continue. To be honest, Somalia is recovering but the leaders are not ready to build inclusive Somalia Saylac to Kismayo. The man they elected didn’t hide his goals that he would work hard for South and Central somalia while he appear close to snm. So what is in it for people in Awdal about these clan states whatever one may called somaliliin, putlandise,somalia ect? Big zero and it is the time we make Awdal No Man’s land. Nin reer boramaa laga hayaa igu xoogii Xirsi Muuse, halka midkalena laga hayo beeni maxey qaban boramaan ka imid. Beelwalba oo Soomaaliyeed iyo siyaasadkastaana waa nin iyo taagtii, iyo tamartii-siyaasadii. Waana laga gudbi doonaa in la qaadoo heeso qiiro oonka turjumeyn runta taala sida Soomaaliyeey toosoo, toosoo isku tiirsadee iyo Soomaaliin, dadku waa dadkii dalkuwaa midqudha iwm. Waxey noqon doontaa Soomaaliyeey toosoo toosoo kala tiirsadadoo, ninba meesha uudago ha utaliyo ilaa runta la soo wada taabto.Somaliya iyo somaliintuba they are both garbage driven by clan madmen.
Shaxda Wasiiradda Beelaha Iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan
mustafe
halkan baad haysataa xil aad tirsan kartee sawdigan u ooyaya meel aanad xil la tirsan karo haysan dee intaa iska bismilayso odaygan siilaanyana waa iska sakaraade dumaashiina waad ku celine iska samir
BORAMA OO HADLAYSA BAA TIDHI
Barbartii garashaday bukcadii aqoontay
banadireey barta la iga hayo
baladkaba su aaale
naftan baaxa dagaysa bal
in aad garan buug iigu soo qor?????????,
BANADIR IYO BUUGEEDII OO HADLAYA
Basukiyo madfac baa boqonta i gooyay
barbartii gaashaaneey boqol boql bay u leedeen
boramaay abaayo baladkaad ku taal
iyo barwaaqada aamin balo intaa ka wayn!!!!!!!!
mustage waxkhti ha iskaga lumin waxan rag isku sheega gadabuursi ee bilaa damiirka ah waa dameero waa la rartaa waxba ma diidan dowlad idoor leeyahay bay iisku mashquulinayan war anaga wax aragnay bal wax wasiir ku sheeg la soo taxay eega ee reer kaliya ka asoo wada jeeda imika oo ay ruwaayad dhigfayan oo ayna dowlad ba aheen bay waxaaso dhan qateen hadii la aqooonsan laha bal ka warama dhulkaba idoor wuu idinka rari lahaa ee waa halkii ninkii yidhi ma ulban la dhacaaye waxan rag isku shega hadalkii waa lagala daalee ma ulbaan la dhacnaa hadaba.,..bal damiir la’aantiisa eega kaas marunba sita waliba welcome to somaliland buu ku leeyahay bal is waydii waxay idoor ka dagalameen? waxay aheed xaqdaro ay tirsanayeen iyagoo hada somali ugu wasiiro badnaa ayay hadan lahayen darood baa wadankii dhaqalihii naga badsaday bal adna iyagoo idoor wax walba qaatay baad wali sacabka u dumaysiin ,waxa la yidhi ninkan rabin sinaantiina adna diid sarayntiisa war raga ilahay abuuray waxba isma dheeera 9 bilood bay ku wada dhashen intaad samaroonow doqonimada iska daysiin idoor waa qayrkiina iska celiya iska diida maamul goboled gaar aad u leedihin samaysta sida somali oo dhan u samaysteen wax ay igaya leey8ihin ka samaroon ee idin horjooogsada isaga ka bilaaba dila markasay wax idin hagagayan mustafe inadeer waxba haku daalin dadka halkan soo gala waa nus rigaal miidhan inyar mooye wakhti badan ha iskaga qasarin
Gudooneey Gabadh ila dhalatay, nin bilaa damiira ma ihi ee waxan ahay gaashaan aan laguu soo garab mari karin. Hadii Samaroon aad u dhaxday, bal dee xaajiga na soo tus halkuu ka soo halgamay, hadiise reerkaas darifka naga xiga aad darifka kale ka sii martay, walaaley wan sumala oo madax madawna sii kaxaysoo dee caruurta abtiga loo yahay si fiican u kori, ka aad u dhaxdayna dhibta iyo dhaxanta kala dadaal.
Mustafe, you must be from Borama. wax intaa dhaafsana ku odhan kari maayo balse Galbeedi gartiisaaba wax la taabta leh. Nin wayn oo albaab aan laga rabin isku sii riixaya wax ka fool xumi ma jiro. Hadii aad diyaar u tahay in aad quudhsiga hawiye iyo daarood dhabarka u dhigato, Isaaq oon ku quudhsan karin in wanaag idinka dhax dhaco maxaa danbiya ee ku jaban.
marunbaa nick name aad sidato says it all,, waxba ma rumaysnid in aad nin tahay oo aad jirto oo aad wax qabsan karto ma rumaysnid nin ku neceb oo cadow ku arka baad waxban la qaysanaya na ledahay , idoor aan iskala joogno bad ku leedahay miyanad kalidaa istaagi karin,,ma fahmaysaa macnaha federal waa in gobol walba iskii arimiihiisa u maamulaa iskii isku dhisaa dowladana dusha laga wada mid ahaada bahdilaad danbe way dhamaatay waxan la noqonayaa gobolo siman, adiga isma taagi kartid ilaa aad wax ku tiirsanato war iskiin isku taaga oo sida khayrkiin waxad idinku ledihiin samaysata oo intaad doontiin wasiiro isa siiya. idinkana dhiga ruwaayada dhamadka ku dhow ee idoor dhigayo,, aniga waxan ahay samaroon samaroon dhalay samaroona u dhaxday alxamdulilaah anigu half half ma ihi sidaa ula soco good bye

Durgiye
Jawaabta sugan waxay tahay, Hargeysaa nalaga daaraa, Isaaqbaa na biiliya… dee beeni maxay qaban?

madax wayne guul ku soonoqo adigoo nabada waar hanaga xag xaganina madaxda qaarbadan oo kanaxaya ayaa halkan soogala nin kan waa madaxwaynaha inta aaminsan jiritaanka sland ninkii kale ha iska ooyo oo walawanta hala xiiqo isaga oo kildhi uu kudawarsanayo sita viva sland saylici saylici noolawa halkan waxa soogala qaarbadan oo kunoolaa shaxaadkii uu bixin jiray madaxwayne daahir rayaale maantana bilaabay in ay in kiraan qarankii shalay ay jeega miidhan bahgiyada sland kalabixi jiray mantana busaaradi waashay markaas yaan laxag xaganin madaxda viva sland
Durgiye,
Ma la socotaa halgaamaagii waynaayee Reer Jabuuti ee Professor Cumar Cusmaan Raabe, markii uu qoray inuu joogo xuduuda NO MAN’S LAND, ee u dhaxaysa labada xuduud ee Laywacaddo?.
Awdal waa iska NO MAN’S LAND, ilaa iyo inta ama ay iskeed isu taagayso, ee ay la baxayso AWDALALAND, ama lagu darayo saddexda dal ee dariska ah sida Djibouti, Soomaalya, iyo Itoobiya midkood.
Dee Guuleed iyo Geelaba dhulkaas ma booqane, maxaa Rayaale iyo Saylici loogu haystaa?, soow dhammaantood daayiciin maaha?.
Saylici nin fidno maaha siyaasadina waa fidno. Durkiye, ninka shaqsi xusmeeya een runta xushmayn English iyo somaliba magac baa loo yaqaan balse odhan maayo. Hadii wax xaqiiqa oo run ah aad ka hayso inaad sheegtaa ka fiican laakiin waa hebel iyo waa reer hebel inaad ku xushmaysaa waa qalad. You ran over Gueleh like a run away train, so why not Saylici iyo Rayaale. Oooops, Rayaale was your sell out and there is no reason for you to strike. Salal was born with Rayaale I guess.
Mustafe, my condolences to you bro. No more Somalia eh? You still have number of stairs to come down. Welcome to Somaliland with open hands.
Marunbaa
bro, maskaxda waxa lagu difaacaa wax ididiilo leh ee wallaal tani waqtiga yaanu kaaga dhicin. It must be hard for Darod, Samaroon or non snm clans in North Somalia to let this political continue. To be honest, Somalia is recovering but the leaders are not ready to build inclusive Somalia Saylac to Kismayo. The man they elected didn’t hide his goals that he would work hard for South and Central somalia while he appear close to snm. So what is in it for people in Awdal about these clan states whatever one may called somaliliin, putlandise,somalia ect? Big zero and it is the time we make Awdal No Man’s land. Nin reer boramaa laga hayaa igu xoogii Xirsi Muuse, halka midkalena laga hayo beeni maxey qaban boramaan ka imid. Beelwalba oo Soomaaliyeed iyo siyaasadkastaana waa nin iyo taagtii, iyo tamartii-siyaasadii. Waana laga gudbi doonaa in la qaadoo heeso qiiro oonka turjumeyn runta taala sida Soomaaliyeey toosoo, toosoo isku tiirsadee iyo Soomaaliin, dadku waa dadkii dalkuwaa midqudha iwm. Waxey noqon doontaa Soomaaliyeey toosoo toosoo kala tiirsadadoo, ninba meesha uudago ha utaliyo ilaa runta la soo wada taabto.Somaliya iyo somaliintuba they are both garbage driven by clan madmen.
Shaxda Wasiiradda Beelaha Iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan
Beesha Dhexe
1. Wasiirka Arrimaha Gudaha Beesha Dhexe
2. Wasiirka Arrimaha Dibadda Beesha Dhexe
3. Wasiirka Cadaaladda Beesha Dhexe
4. Wasiirka Caafimaadka Beesha Dhexe
5. Wasiirka Macdanta biyaha iyo Tamarta Beesha Dhexe
6. Wasiirka Warfaafinta Beesha Dhexe
7. Wasiirka Waxbarashada Beesha Dhexe
8. Wasiirka Qorshaynta Qarranka Beesha Dhexe
9. Wasiirka Kalluumaysiga Beesha Dhexe
10. Wasiirka Madaxtooyada Beesha Dhexe
11. Wasiirka Duulista Hawada Beesha Dhexe
12 Wasiirka Xanaanada Xoolaha Beesha Dhexe
13. Wasiirka Maaliyadda Beesha Dhexe
14. Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Beesha Dhexe
15. Taliyaha Ciidanka Qarranka Beesha Dhexe
16. Taliyaha Ciidanka Booliiska Beesha Dhexe
17. Taliyaha Ciidanka Sirdoonka Beesha Dhexe
18. Taliyaha Ciidamadda Bedda Beesha Dhexe
19. Taliyaha Waaxda Socdaalka Beesha Dhexe
20. Agaasimaha Haayadda Aidska Beesha Dhexe
21. Agaasimaha Haayadda Xuquuqul Insaanka Beesha Dhexe
22. Agaasimaha Haayadda La Dagaalanka Masiibooyinka Beesha Dhexe
23. Agaasimaha Haayadda ilaalinta tayada cuntada Beesha Dhexe
24. Xidhiidhiyaha Xukuumadda Iyo Haayadaha Qaramada Midoobay Beesha Dhexe
25. Agaasimaha Haayadda Budhcad Badeeda Beesha Dhexe
26. Agaasimaha Haayadda Qurbe Jooga Beesha Dhexe
27. Agaasimaha Wakaaladda Kaydka Haamaha Shiidaalka Beesha Dhexe
28. Agaasimaha Haayadda Xafidida Macluumaadka Iyo Tiknoolajiyadda Beesha Dhexe
29. Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Beesha Dhexe
30. Madaxa Xafiiska Madaxweynaha Beesha Dhexe
31. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Beesha Dhexe
32. Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Beesha dhexe
33. 22 La Taliyayayaasha Madaxweyahu leeyahay 17 ayaa Beesha Dhexe ka soo jeeda
Beesha Awdal
1. Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Beesha Samaroon
2. Wasiirka Wershadaha Beesha Samaroon
3. Wasiirka Beeraha Beesha Samaroon
4. Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Beesha Ciise
5. Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda Beesha Samaroon
Beesha Daarood
1. Wasiirka Hawlaha Guud iyo guryaynta Beesha Dhulbahante Daarood
2. Wasiirka Gaashandhiga Beesha Ugaas Labe Daarood
3. Wasiirka Ganacsiga Beesha Dhulbahante Daarood
4. Wasiirka Deegaanka Beesha Wersengeli Daarood
5. Wasiirka Dibu Dejinta Beesha Dhulbahante Daarood
6. Agaasimaha Haayadda Waddooyinka (Waa La Baabiyey Haayadaasi) Wuxuu ka soo jeeda Beesha Dhulbahante laakiin waa la tirtiray waxaana la hoos geeyey Madaxtooyada.
7. Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha qaybta Maamulka oo keliya Beesha Dhulbahante
igu xoogii Xirsi Muude ban ujeedey.
dhalintaay dhamaantiin waji farxadeeeed
mustafe
halkan baad haysataa xil aad tirsan kartee sawdigan u ooyaya meel aanad xil la tirsan karo haysan dee intaa iska bismilayso odaygan siilaanyana waa iska sakaraade dumaashiina waad ku celine iska samir
BORAMA OO HADLAYSA BAA TIDHI
Barbartii garashaday bukcadii aqoontay
banadireey barta la iga hayo
baladkaba su aaale
naftan baaxa dagaysa bal
in aad garan buug iigu soo qor?????????,
BANADIR IYO BUUGEEDII OO HADLAYA
Basukiyo madfac baa boqonta i gooyay
barbartii gaashaaneey boqol boql bay u leedeen
boramaay abaayo baladkaad ku taal
iyo barwaaqada aamin balo intaa ka wayn!!!!!!!!
Safar salaama yaa Saylici…allaah ha ku soo nabad celiyo…amiin