Macalin Cumar Bidaar, aad baan u xusuustaa, waa macalinkii xisaabta noo dhigi jiray sideetamaydii dugsiga sare ee Sh Calli Jawhar., hadddi an qaldanayn.. He used to be a very funny man.
Aadna waan u salaamayaa uguna hambalyaynayaa hawsha maamulka waxbarashada gobolka ee loo igmaday.
Mahadsanid sxb, Laakiin Su’aasha iigu soo celi?, ma waxad u jeeddaa inaan ‘comments-ka fiican daayo, kuwa xuna tuuro. Dee taasi waa siday tahayba.. Mise wax kalaa jira. Warka ii balballaadhi sxb.
taadu way kaduwan tahay hadii dad lagu kala shaandhaynaayo
xumaan iyo fiicnaan
laakiin macalin cumar tu ka duwanbaa laga maqlaayay fagaaraha uu hadalka la joogsaday
ninkana laba jeerba maraa la saaraa haduu war murtiyeed dhaxalgala ku hadlo iyo haday maradu ka dhaco
macalin cumar anigu maraan saaray ilaah maradaa karidana wuu leeyahay
Maasha’allah, Waxaan u malaynayaa inuu Macalin Cumar kasoo bixi doono Hawshaa loo igmadey, ILAAHAY ha ku guuleeyo.
Waxbarashada Gobolkuna Sare ayay u kici doontaa insha’allah.
H/ Xuseen iyo R/ Nuur way is af yaqaanaan, labaduba waxay rumaysan yihiin cidna nagama roona, ciddayadana yaan la canaanan. Dheg ha u dhigin. kkkkkkkkkk

hiildan
waadku mahadsan tahay sidaad u hanbalyaysay
maamulka loo igmaday waxbarashada gobolka awdal
macalin cumar waxa ka muuqatahadakiisa inuu hadba inta shaqaalihiisa
ugu roon la shaqaynaayo
hiildan maadaama uu cumar macalin kuu ahaaa
malaga jabaa inaad dhalinta commentka
hadba inta ugu roon dhaxa la tuurto?
Joogiwaa,
Mahadsanid sxb, Laakiin Su’aasha iigu soo celi?, ma waxad u jeeddaa inaan ‘comments-ka fiican daayo, kuwa xuna tuuro. Dee taasi waa siday tahayba.. Mise wax kalaa jira. Warka ii balballaadhi sxb.
hlildan
taadu way kaduwan tahay hadii dad lagu kala shaandhaynaayo
xumaan iyo fiicnaan
laakiin macalin cumar tu ka duwanbaa laga maqlaayay fagaaraha uu hadalka la joogsaday
ninkana laba jeerba maraa la saaraa haduu war murtiyeed dhaxalgala ku hadlo iyo haday maradu ka dhaco
macalin cumar anigu maraan saaray ilaah maradaa karidana wuu leeyahay
yaan suxul iyo taako la saarin
Maasha’allah, Waxaan u malaynayaa inuu Macalin Cumar kasoo bixi doono Hawshaa loo igmadey, ILAAHAY ha ku guuleeyo.
Waxbarashada Gobolkuna Sare ayay u kici doontaa insha’allah.
Hiildan,
kkkkkkkk walee philozopher cusub ayaa hiildan kusoo biiray. Ninkan joogiwaa, labadiisa kelmadood waa Hal xidhaale. Tii uu xalay xerta IOG kaga hadlayey, saaka uunbaan si fiican u fahmay. Tan uu hadda dusha ku qorayna wali waan furfuri Kari laahay. Very interesting.
Timacadde,