TACSI GEERIDA . Cabdilaahi Siciid Dheera Guddoomiye xigeenka seddexaad ee WADANI
Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuum Cabdilaahi Siciid Dheera oo ahaa Guddoomiye xigeenka seddexaad ee Ururka WADANI ka tegay meel kasta oo ay joogaanba .
Sidoo kale waxaan tacsi u dirayaa shacbi weynaha Somaliland iyo gaar ahaan Ururka WADANISidoo kale waxaan u rajeynayaa inta dhaawacan in Alle siiyo caafimaad buuxa oo degdeg ah. Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu u naxariisto oo uu janatal fardows ku abaal mariyo, innagana dhammaan inaga siiyo samir iyo Iimaan.
Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu u naxariisto oo uu janatal fardows ku abaal mariyo, innagana dhammaan inaga siiyo samir iyo Iimaan.
Ahmed Hassan Arwo La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga Hargeysa, Eci.advisor@gmail.com
Categories: Tacsi(Condolences)
Abwaan C/laahi Macalin Axmad Cusmaan -Dhoodaan(AUN): Taariikh Nololeed Kooban
Allaha U Naxariisto Sheekh Cismaan Maxamad C/Kariim (Cismaan Gacanlow): Abwaan, Fannaan Iyo Sheekh Soomaaliyeed.
TACSI: Professor Cumar Cusmaan Raabe (Alla Ha U Naxariisto)
TACSI: Marxuum Daahir C/Laahi Jimcaale(White Horse) Allaha U Naxariisto
Tacsi Ka Timid La Taliyaha Madaxweynaha Ee Dhaqaalaha Iyo Ganacsiga
TACSI Ka Socota Jaalliyadda Soomaaliyeed Ee Coventry Kuna Socota Qooyska Reer Maxamad Yuusuf Madar (Iimaan)