Imisa qof oo Samaroon ah ayay jabhaddii SNM iyo waliba tii Siyaad Barre oo isla jiraayi, ay xabaalo wadareed ku qariyeen ilaa iyo imikana an la garanayn meel ay dadkaaski laf iyo luxudba ku danbeeyeen..
Taliskii Siyaad Barre wuxu galay xasuuq guud oo soomali oo dhan wada gaadhay, balse taliskii SNM ee Ilaa maanta uu hogaamiyo madaxweyne Siilaanyo wuxu galay xasuq gaar ah, oo reer gaar ah loo geystay.
Hadaba SNM waxan leenahay : Qaranimaan Qaadanaye, Qabuurihii Hanagu Celinina iyo ‘Ha lululin Lugtaan kabay, laxawgii hasoo celin way yara Ladnaatee..!
Categories: Dood (Debate), Warka (News)
Nuxurka Kulankii Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Iyo Xubno ka mid ah Baarlamaanka Ingiriiska
Khudbaddii Taariikhiga Ahayd ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Mudane C/Raxmaan Saylici Ka Jeediyay Fagaaraha 18-ka May ee London
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
reer awadalow soo bandhiga cadaymo mujinaya xasuuq loo gaystay dad shacab ah managa daya hadalada naxligaleh oo aad bulsho dadkeedii laxasuuqay oo cadalad ubahan aad malin walba ku xaqiraysaan soo ban dhiga cidii kaysatay xasuuqaa soo nafaqa xabalaha hadii kale dee dadkan la soofaqayo mindhaa waxbaad ka ogtihiin dee baroortu orgiga kawayn
Burco
Adeerkay SICIID XUSEEN FAAHIYE (Aabahay inaadeerkii rumaad), oo waliba Isaaq abti u ahaayeen, iyo dad badan oo baabuurkii shicibka ahaa ee uu watay saarnaa, meel lagu xabaalay oo dadkaasi raq iyo ruuxba ku danbeeyeen ma hayno. Dee taliskii siyaad Barre iyo taliskii SNM labaduba hannoo soo caddeeyaan, SNM iyagaa dadkaas laayay oo baabuurka kala degay, Siyaad Barrana isagaa dalka ka masuul ahaa, oo nabad galyada dadkaasi saarnayd.
Hadalada naxliga ah waxa biloowday SNM, inagoo qaran ah ayaad maalin walba nagu soo celcelinaysaan wax an ka bogsannay.
SNM waxan leenahay: ‘Ha lulin lugtaan kabay Laxawgii hasoo celin, waan yara Ladnaanee’….!. Qaranimaan qaadanaye, Qabuurihii hanagu soo celinina.
Thanlks
hiildan waa maxay adeer iyo baabuurka ad ka hadlaysaa miyeyna snm soo galin gobolka awdal maalintii siyaad bare dhacay,dila kasoo bilaabin deetana dadkii sacabka ahaa xasuuqin iyagoona dagaal diyaar u ahayn maydku muuna isdul buuxin ilaa seeraa borama bil inkabadana suuqyqdq borama daadsanayn markii danbena qofwalba halkuu yaaluun lookala jeexin oona qabri looga dhigin.
ninkan burco wataa ma 1991 kabacdi buu dhashay mise wuu isyeelyeelayaa aduu caruuryahay aabii hasoo waydiiyo cadayn tani uma baahnee cidwalba way ogtahay
Aisha, aad baan kuu salaamayaa,
Horta waxa laysku hayo ma aha dadkii dadkoodu aasteen, ee ay garanayaan meeshii lagu xabaalay. Sidoo kalana layskuma hayo in SNM soo gashay ummad isk adhigay hubkii oo ay gaadmo iyo gumaad isugu dareen.
Balse waxa laysku hayaayi waxay tahay dad an ehlkoodu ogayn meel lagu xabaalay. Waxan ogahay in qof kasta oo Samaroon ahi ogyahay hal qof ama laba ama in ka badan oo ehlkiisa iyo qaraabadiisa ah, oo SNM ku xabaashay amaba ku tuurtay meel an la garnayn.
Hadaba haddii SNM naga dayn waydo dadbaa xabaalo wareedyo loo qoday. Anaguna dadkaasi halla soo faqo, halla soo baadho meesha lagu xabaalay, mashruuc halloo samaysto, ayaan odhan lahaa.
hiildan waraun ina jabhadi aanay wada saxnanayn lakiin marna snm hamigeedu ma ahayn in ay xasuuq ka geesto dhul aydagan yihiin shacab mato aha lakiin anigu nin nacas iyo aargoosi kujiro in uu sameeyo waa wax dhici kara lakiin hadii ay snm in ay wax burburiso ay isku dayilahayd walala xaalka maanta waa uu kadu wanan lahaa waxan umalaynayaa qof in ragbadan markiii layidhi qoryaha dhiga ay dhigi wayeen isku dhac waa iman karaa dee kudarsoo kumanan kamid ah cidamadii siyadbare ayaa ku dhex dhuuntay awdal markaas inagu waxan qabaa gabi ahaan dhulaha somalida in dadkii dhiiga shacabka cabay xataa snm kuwa nacasyada ah ee ku jiray in maxkamad lasootago sharcigana lamariyo hadii maanta laga haro baribay dhacaysaa waa in cadaaladu shaqaysaa
Burco Man,
Waa war cad, angu diyaarbaan u nahay in SNM lasoo taago Maxkamad iyo taliskii Siyaad Barre wixii ka hadhay labadaba. Idinkuna u diyaar noqda.
anigaa waxaa igu maqaala ah oo nin goob joog ahaa oo dagaalka ka qayb qaatay ii sheegay in snm-tu markay xeebta saylac gaar ahaan ceelka bariisle soo gaadheen ciise kala hor tagay iska caabin faraha looga gubtay halkaana snmt-ta lagaga dilay 120-130 nin waana dhimashadii ugu badnayd ee snmt-ta soo gaadha maalin qudha iyo goob qudha isla dhoowr bilood ka dib snmt-tu waxay isku dayday in ay ciisaha waydisato mag dhaw laakiin waa lagu diiday sababto ah sidaa la sheegay snm-tu iyagaa dadka iyo degaankooga soo weeraray ee iyagaa lama weerarrin.
hadday maanta snm-tu mag dhaw rabto waa caadi laakiin iyaguuna waa in ay ogollaadaan maalinta miiska loo garaaco.
haa ninkii cadayn sax lagu helo cida uu doono aha ahaadee waxan ahay dadka jecel in cadaladu shaqayso si aan umadan mardanbee dhiigada loo xalashan diyaar
Koobka ciyaarta lafo qodista toloow yaa qaadi doona oo ugu lafo badnaan doona kkkkk marka lasoo faqo ee la isku irsado kkkkkk alla beerka Ciisina hasoo faqaan lafihii laga xasuuqay iyo kuwii hore ee uu laayay Admiral Roble Afdeeb,Samaroona hasoo faqaan markaa car waa ninka ugu lafo bata iga walee ciyaar fiican baa inoo bilaabantay.
Ciddi ooyi een waligeed arag meel rag isku hagoogtay ha soo faqato lafihii adhigi abaartii dabadheer ku le,day ciise ma calaacalo magna ma qaato samaroon iyo isaaq canfar iyo oromo toona midna waxba uma qabno.
Dadkani waa adkii ay snmtu ku laysay HARGISA markii ay soo galeen.Absamihii iyo Samaroon,Hawiye dhamaan dadkii deganaa Hargisa ee aan Isaaq ahayn cidi kamay bidhi.
Meelihii ay ku aaseenna maanta ayay soo faqayaan.
Filimkan waxaa wata Habar Jeclo,oo doonaynsa inay Doorashada soo socota meesha ku sii joogaan.
Dadka ayaa laga jeedinayaa Siiraanyo iyo waxan uu laaqanay.
Waaa yaabe Gorma ayay Isaaq Iyo Cise islaayeen?
Sawti ay wada ahaayeen Snmkkkkkkkkkkkk
Aduunka maxaa wax walba lagu sheekaynayaa.
Sariikiishi snmtu waxay ii sheegeen inay Ciisaha ku shaqaysan jireen.Wuxu yidhi mid ka mid ahaa”May socon jirin ilaa oo uu raaco Nin Isaaq ah.Waxa ku odhan jiray,waata Tacknikadiina e socda oo dagaalka .2 Nin oo sakhraansan hadaan raacino way socon jireen,hadii kale dagaalak may tagi jirin”
Taasi ayaan ogaa .
Waxan uu cali ka sheekaynayaa maxay ahayd..
Inaga daaya lafahoo heestan Kusoo dhawaada macaan waa Saynab Laba Dhagax iyo heestii ..
Dhabta miyaan ku saaraa Dhitaan kula nacaayaa.
Dhabarkaaga igu qaad dheengad waan ka fududee
Ax Ax Ax waa hees macaan , Waxaan xasuustay baryo baryo iyo bari samaadkii aan yaraa.
Burco, SNM xero ciidan oo si toos ah weerar loogu qaado way yarayd intaan ogahay waa xaga galbeed balse burco kama warqabo, bal hadaba saaxiibadaada aad halgamayaasha ugu yeedho waxad waydiisaa, dadkii xoolo dhaqatada ahaa gabiley lafta namabiid aad habeen kasta baasuuka yaasha sheeda kala soo eegan jirteen ma shicib dumar iyo caruur u badan bay ahaayeen mise ciidamadii Siyad Bare. Waxan kuu ogahay, snm waxay gumaaday, oday duq ah, dumar iyo caruur iyakoo hurda ay hub la dul yimaadeen iyo masaakiin qixii iyo jaha wareerkii dadka soo gaadhay anbaday waana dabeecadaha snm lagu yaqaan wixii ka horeeyey nabadii Borama ka dhacday. Markaa xumaani dhacdee dafiraada inaga daaya.
Kuwan la soo waraystay iyaka hadal kooda iga daa. Reer hargaysaad iyakaa lafahooda soo qotay qaxna way u leeyahiin adna cid ku tidhi aduu haqodana ma jirtee ciyaalka la marin habaabinayo naxliga umada ay dhax dhigayaan halaga foojignaado.
Belo, waa halkii reer mudugee. Maantana taariikhda waxa iigu soo biiray, SNM iyo ciidan ciise leeyahay ayaa Bariisle ku dagaalamay. Xaqiiq, SNM kooxdii xeeb ugu soo horaysay waxay ahayd 99 qof 90 or more waxay ahaayeen Jibriil abokor waana meesha ay ka timid jib99 waxanan ka aqaan ugu yaraan 14 nin inta nool dhawr ka midana aan si shaqsiya u aqaan. Waxan sidoo kale ogahay, waa meesha kaliya ee aan dad shicib ah wax lagu yeelin si ula kaca markaa kalmadii technikada ma difaac baa loo badalay.
Marunbaa
Horta Isaaq iyo Gadabuursi uus badanaa adeer meesha balaayaa ka dhacday, Gadabuursi SNM iyo Isaaq xataa reer baadiyihii waxba ulam ayna hadhin, Snm na Gadabuursi ama tuulo ha ka hesho ama gaadhi ha kal degaane waxba uma reeban.
Ciise markuu dagaalka ku soo biirayna Gadabuursi iyo xertii siyaad Bare waxba ula hadhin. Hiildan adeer buu sheegtaye anagu walaalo ayaan xataa meesha ay mayd koodii Gadabuursi geeyeen wali war iyo wacaal laga hayninn. Lkn waxan aaminsanahay inay ahayd masiibo dhacday oo ninkii cuqdqd iyo calaacal caloosha ku guntadaa dee isaga uunbaa naftiisa la ciilanaan ee Isaaq iyo gadabuursi sida raga Ciise
wixii dhacay iyo wixxi ku dhintayba ha uga samraan.
SNM na, gaar ahaana madaxdeedii mid waa in lagu amaanaa, Gadabuursi in la xasuuqo ayadaa horjoogsatay.
Marunbaa , garan maayo in ay war la, aan kaa tahay iyo
inay moramahaagii caadiga ahaa kaa tahay lkn dagaalkii markuu dhamaaday jabhadihii SNM iyo Isaaq ee Aashacade joogtay dagaal ayaa dhex maray si xuna na Isaaq meesha waa loogu laayay ilaa 80 nin ayaa meelintaas halkaas lagaga diley dee Isaaq arintaa waxay u qaateen walaal kugu gafay, waana siyaasad ay ka daymbaysay cid aan dan Ciise wadin.
saxid: not uus but yuus
sahal
sahalaw horta waa tariiq cusub oon wali la maqal in snm iyo reerkii ciise jiritaankooda meelkaga dhacay uu dagal ka dhex qarxay waqtiyadaa ad sheegay
ragu waxa uu ka xishoon waayo lagama xishoodo waxad kor ku sheegtay inaad 80 nin dagaal ku dishay aasha cado
waar saw ma ogid halkaad raga ku layseen iyo sobobtaad u layseen hadaanad garanayn xaqiiqada warayso
cidda raga laysay waxay ahayd ciidanka jabuuti amarkeekada waxa lahaa jabuuti markii layku mandhaafay
300 oo dhalinyaro hablo ubadan oo laga soo raafay jabuuti oo loogu talala galay in lagu sooryeeyo snm dadkaana waxa lakeenay goobtii fadhiisinya ahayd
ee casaamo iyo geestiir xadkooda
waxaa sooryada lagu magcaabay waxaa is hor taagay iskana fogeeyay jeneral jidhuf oo waqtigaa haystay snm qaybta xeebaha
waxana galabtii danbe kabaxay bbcda war oranaaya inaanay waqooyi wax aan snm ahayni ka halgamin dhamaana dhulku yahay dhusnm ka talinayso dadkuna aaminaan
halka ciise ka filaayay in gacanta loo galiyo dhilkii uu sheegay
horena u rajaysanayay
isla galabtaa waxaa goobtii geestii saarnayd gaadmo lagu laayay rag waxii isaaq ahaa ee xaruntaa joogay
waxuna ahaa fikir iyo ciidan jabuuti ka yimid
waar SNM dadkeeday u doodaysaa oo ay tusaysaa in la xasuuqay sida cali samater ugu soo oogeen gacan ku dhiigle dadkoodii laa yey iyo jasiira oo ay xusaan sanadwalba oy ku magacaabeen xasuuqii gasiira waa dad dhiigle ee inagu an is waydiino dadkeenii la xasuuqay ee kuwii xasuuqay dhex joogaan sidii loo gu sheegi lahaa in ayihiin gacanku dhiigle dadshicib ah xasuuqay ee yaan la xagxagan dad xuquuda dadkooda u doodaya.
HADAAD KAAGI GABTAY OOD XAQIISII GARANWEYDAY KAYGU WAA NIN GGOBEEDOO ANAA GUUSHA U RAADIN.
GUMAADKAAN KUGU QAADAY GOGOLBAAD KU DHIGTOO
ADAA GUUSHA ISIIYEY JIDGOOYAAN KU GARDAADSHAY GAWRACBAAN KU GAMUURAY GOAANKA MAANTA ANGAADHAY WAA DHULKA OO AD KA GUURTO CIISE OO ONGARABSIIYO GACMAHA AAN ISLA GAADHNO WAXMA GOOSANKARTAA
madhaba waad is cadaysay inad kalabyahow idoor tahay ee waxba ha is qarine is cadee ,, wax ma goosan kartaa baad tidhi waa lagu tusi in wax la goosan karo oo lagu karbashi karo ,gadabuursi ciise madoobe iyo idoor oo isla socda baa wax ka qaadi wayay,imikana soo daa waxad hayso waxan hubaa in lagu karbashi doono sidaadi dhulka ad leedahay wad ka guurina gadabuursi baa leh ma ishaad wax kaga jari waxan diyaar u nahay gadabursi rag iyo dumarba in aan dhulkayaga difaacano,, tan xabaalo qodka waa la soo qodi doona inta samaroon snm gardaro ku dishay siilaanyo intu noolyahay iyo ina biixina maxkamad waa la soo tagi doona iyagaa snm horjooge u ahaa berigaa wanan wadnaa qorshihii maxkamad caalimi ah lagu soo taagi lahaa ,,,,, guul awdalstate of somalia
sahal walaalkay waa ruun waxaad sheegtaay anigunaa sidaan uu maqlay banka giriyaad waxaa laguu dadhiyaay 70 niin oo reer kaliyaa oo mamasaan baah furlaba oo haraad kuu dilay.
waa sababta khilaafkii keentay lakiin waxaan kugu racsanahay SNM way horjoogsatay gadabuursi in la xasuuqii
Marunba maxaa lagaga daali warkiisu waa ciise wax walba ku jikaar hadaad maanta ku tidhaahdo IOG waa ciise wuxuu odhan uun maahe waaa mamasan hadaan waa runta oo waa mamasan ku idhahdana wuxuu la soo boodi uun mamasan waa naanays ee soo baro taarriikhda ay waa islaani ii sheegtay cajiib
to be honest anigu magaranayo sababta reer boorama ay uga gubanayaan xasuuqan la baadhayo mareexaanbaa ka gubanwaayey iyo dhulbahante waxan reer boorama u gaarka ah waamaxay bal adba . anigu vwaxaan u arkaa in reer boorama leeyihiin xasuuqa anagaa idiin geysanee yaan la baadhin and yes i mean it macnuhu waa anagaa idin xasuuqnay, hadii aanay sidaa u jeedin maxay tahay sababta ay noogu diidayaan xasuuq keliggii taliye noo geystay oo aanu dunida u bandhigayno why ?
reer borama waa ka nacasnimo iyo doqonimo inay ku mashquulaan waxaanu xaq u leenahay inaanu baadhno oo dunida u bandhigno, yagii noo markhaati furilahaabaa naga soo horjeeda, isaaq haduu gadabuursi doonayo inuu ka aarsado oo dhibaato u geysto horaa loo arki lahaa not today.
dadka nagala laayey ma ilaawayno hadaad idinku rabtaan kuwii laydinka laayey inaad soo fagtaana xorbaad u tihiin illeen anagu idiin baadhi mkaynee idinku baadha.
annigu waxaan ku farax sanahay sida geesinimada leh eey wiilashani u cadaysteen dareenkooda. sidaad ogtihiinba waxa jaamicada camuud ka qalinjabiya500 oo arday sanadwalba ugu yaraan300waa reer awdal ah wiilashaasi waxa maalin walba dhegtooda kusoodhacda sida loo dulmay dalkooda iyo dadkoodaba.waxay u muuqataa inuu na hadeed dulmigani siisocon doonin noqona doonaan kuwii sooceshada wixii laga duudsiyey marhore iyo mar danbaba iyagoo adeegsanaaya waxbarashadoodo ilbaxnimadu kudheehantahay. waa ogahay in reer walba leeyahay dad waxbarta laakiin waxa xoogbadnaanaya ninka cadhada qaba ee la dulmay.
Isaaq waa labaacsan Ciisaha badhbaa ka dhiman
balantii lagu galay dhexdeenaan banaan ka dhigi
bustahaan ulaabi samaroonkii baahsanaa
billaahi caleeg ragani baa usoobexoo
baroortaan dhegaysan marka baadilkii larido
xaquna sooboxo ee reer awdal baawar helo.
walaal haldoor waa runtaa oo sahal runbuu sheegayaa
waxuna runku sheegayaa dad dawlad cid walba nabad u tahay soo xushay oo dhalinyaro ah oo aroori loogu keenay snm
cadna lagaga rabo godobina daba taal
oosnm ilaahay garansiiyay way jirtay
walaal kulocoow reer awdal ka caban maayaan xabaalaha aad faqaysaa iyo waxaad xaq ku doonaysaan
miyaanay is wadiin lahay
xadka aad u samaseen xabaala qodidu
aan xabaalahaga qodanee na dhex keena
cidan xaqa baadhaysa eed aad u samayseen \
xad cayiman
Salaama Alaykum,
Hiildanoow, waxaan aad uga yabanahay inay sidani nacasnimo idinka ka tahay iyo in ula kac iyo dhafoor taabasho tahay. Reer Xamarku waxay yidhaahdaan, “Dariskaaga oo dagaalkada rabaa oo dooradada iga ceshaas ku dhahaa.” Markii hore, waan idin taageersanaaa mucaarada Siilnaayo, laakiin markaan arkay waxaad halkan ku soo qorteen iyo ciyaalkan reer Miyaga ah ee lagu soo uruuriyay waxaa i cadaatay laba shay. Marka hore, inaad Afwayne iyo reer Boorama ay yihiin shilin iyo labadiisa dhinac. Maadama Somali weyn oo idil cid ka hadashay oo sidan noogu nacdasahay, ubadkaygayii iyo ehelkayagii loo aasay sida eyda, inaan si wanaagsan u aasano caalamkana tusno wixii dhacay. Mar labaadka, Hiildanoow waxaa u arkaa inaad Mashruuc meel ka soo qaadateeen, oo doonaysaan inaad Somaliland dagaal gelisaan. Nacayb baad abuuraysaan immakaa, iyo wax walbaa oo na dhibaa inaad u durbaan tuntaan. Talaabada xigtana waa Isaaq aan layno, oon iska celino. Waana sida halkan ka socataa. Waxaa wacnaan lahayd inaydaan sharafta iska qaadin, ooydaan Afhayeen u noqan dawladii Kirimanaalka ahayd ee Siyaad Bare, ood colaada cadaysataan.
Axmedaw waxba qiiqa ha isku qarine dadku makala fiicno nin walbana dadkisaa damqaaya inla wada iloobana waa daw inlawada xasustana waa garkale ee qandaraas lafaha waxnaga siiyaa hadii lacag lagu helaayo hadi kalana cuqdada inagaa daaya oo maydka muslinka ha udhibina gaalka cad
Waxad yeeshiin waxba laysla waayi maaye, waxaynu ogolaanaynaa in marka laga bilaabo Lawyacaddo ilaa Laas -caanood wiixii dad dhintay oo dhami wada yihiin Isaaq. Wixii dhulkaa dad ilaa iyo imika noolina wada yihiin Samaroon. Sidaas halagu heshiiyo.
waleeh cawa umbu wax fiican so qoray darbi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ninki lafa bata kulaha Ciise, Samaroon iyo Isaaq inti muslim ah ee xaqdarada lagu dhamantood allah ha u naxariisto
Hiildan
maye myayna ka fiicnayn ileen waatan Isaaq lafo dib ugu laabtay Gadabuursina anaaba kaa lafo badnaa xaal marayee kkkkkkkkkkk wixii dhulka intaad sheegat ku dhintayna waa Isaaq iyo Gadabuursi wixii xay ahina waa Ciise iyo Daarood oo aan oohin laga maqal.
War isaqu cadaalad xumaa wax walba anaale anunbay dad iga dhinten oo la ixaquuqay anaa dawlada wada qaadanayaa anaa wixi macawinada aduuna ka timada qaadanaya anaa la iskugu kaytagay aniga kaligay qandaraaska lafaha qadanaya anaa anaa anaa
Mass Graves In Bosnia
http://news.bbc.co.uk/2/hi/europe/3111189.stm
“We’re trying to expose the bodies. We’ve already retrieved shoes, clothes and even a marble tile,” says Hugh Tuller, a forensic archaeologist for the International Commission for
Missing Persons (ICMP).
Mass Graves in Bosnia and Herzegovina
http://srebrenica-genocide.blogspot.ca/2009/07/exhibition-mass-graves-in-bosnia.html
The victims have been exhumed from primary and secondary mass graves, natural pits as much as 80 metres deep, mines, and multiple, single and other graves in Bosnia and Herzegovina, the Republic of Croatia, and the Republic of Serbia.
Mass graves in Kenya
http://www.aljazeera.com/news/africa/2012/09/2012918182747902279.html
Mass Graves In Russia-Stalin Era
http://boingboing.net/2010/06/09/russia-stalin-era-ma.html
In Russia today, approximately 500 skeletons—nearly all of which show head gunshot wounds—have been discovered in a mass grave believed to date back to Stalin-era purges in
the 1930s.
Adduunyadu sidaasay wax u baadhayaan oo dad rayid ah, masaakiin ah oo gacan ka gardarani dishay xabaalo wadareedkoodii loo baadi goobayaa. Xabaalo wadareedka Somaliland kuwaas uunbay ka mid yihiin. Ee qofkii og meel xabaalo wadareed jiraanow soo ban dhig, kii kalowna iska aamus. Qofka ka gilgisha ee yidhaa maxaa loo soo faqayaa, ee xabaalo wadareed la helay ama la shaaciyay ay gubaysaa ee aan u damqanaynin wuxuu la mid yahay dhagar qabihii dilka iyo dhagarta gaystay. Waa dhagar qabe kal kaal. Waa dhagar qabe u hiiliye. Waa dhagar qabe is qarinayay, balse markii kuwii dilka u ugaystay xaabalhoodii la soo qufay adkaysan kari waayay.
Haddii anay sidaa ahayn maxay u gubanayaan dadka qaarkii ee ay u dhalaayaan marka la yidaa, “Xanbaal wadared-baa halkan laga helay”?
gadabiirsaw hadaad wax soo fagaysaan idinkay idin jirtaa laakiin joojiya ku dayashada isaaq,
ha noqonina kuwa wax ku dayda ee noqda always kuwa lagu daydo,
ta kale snm iskuma jirtee xoogaa sacd muuse ah yaa na xasuuqay dhaha isaaqa galbeedkuna waa ku ceebaysan yahay inuu ogalaado in xoogaa sacad muuse galaan borama waayo kuwa bariga siiba habarjeclo waa ay diiday in loo dhaafo dhulbahante ,
hadii aad haysaan xasuuq snm geestay qandaraaska wax baa laidinka siinayaa sooqufa lacagta wax baa laidin ka siinayaaye dee hadii kale maydadka sifiican ha loo aasee nagadaya sheekada aad wadaan somali aadhan baa kahadli waday aadbaad noogu gu soo dhirateen kudar sadoo isaaq waa waa dir kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Hiildan,
Hiildanow geesinimo iyo raganimo muujiyoo qoraalka aad iga xanibtay ii soo daa. Caddaalad ma aha intaad dood furto aad dad-ka qaarna waxay soo qoraan u soo dayso, dad-ka qaarna aad ka xakamayso. Caddaaldda hiildan ma sidanbaa?
Horta waa aqoon daro, nimanka sheeganaya Isaaaq, ee halkan ka doodaya inay ka ficil qaataan ciyaalkan maskaxda laga maydhay ee maashan ka ciyaya. Hiildan, wuxuu yidhi adeerkay baa la dilay, Alaaha u naxariisto, laakiin taa waxaad keeni kartaa marka laga hadlo dadka loo haysto Samaroon. Laakiin dawladii Siyaad Bare ma adigaa mas’uul ka ah.?
Colhaye,
Iimaan la’aan baa ku haysaaa. Samaroon cadaalad xumaa halkaa idin dhigtay 8 sanaa ku kaadinaysay Somaliland, oo bad iyo buurba ibsatay. Maxaad la cabaadaysaa? Goormaad dadka addoonsatay. Waa lagu xukamaya, wax lagu siinayaa ma jirto. wakhtigaaga sug, oon ahayn, naaro soo afuuf. Mida kale, waa hacoonimo inaad ka hadashaan waxaan oo kale,.. Ilaaah base na kiin bade, nina jaarkiisa ma doorto. Habeen baan idinka guuri lahayn. Doqmo la isku uririyay baad tihiin walaahi. War waxaan walaal, iyo wanaag ahayn ood naga aragteen waa maxay? II sheeg meesha ninka Samaroon uu uga sharaf badan yahay Hargaysa adduunkaa. Meel lagaa cisaynayo, oo hebeloow lagu leeyahay. Ilaaa Ceerigaabo shaqaalihinii daadsan yahay. Somaliland dhiigeeda iyo dhuxeedaba waad cabteen. Caruurtaa u sheekeeya waa nala dhacay.
Durkiye, sheekadan Sahal haka doobyee aduu daawashada guud. Sahal, nin moranku wuxuu ahaa xeeladii aad taba barka ku qaadatay ee xagaas iigala weeceo. Waxanse kuleeyahay walaalkii hadii uu qori sitay waa looma naxaan balse oo wuxuu ka mid yahay dhalintii dhiig miiratadu dariiqa seejisay, balse hadii uu ahaa nin miskiin ah oo gacan ka xaq darani dishay waxan kuleeyahay samir iyo iimaan. Midna waan kugu raacay oo waxan ku leeyahay wixii qori sitay ee dagaal ku dhintay beeshuu doonaba haka soo jeedee anuu waxan leeyahay waxaad u dagaal gashaad hesheen.
Sahal, ma jirin oo ma dhicin jabhad gadabuursiya oo inta ay is abaabushay beel kale ku duushay balse markii dhankasta laga cunay dantaa ku qasabtay in ay la midoobaan dugaaga kale waxanse ognahay, SNM Siyaad baraa xasuusay iyakuna in nacayb ka buuxo ayaa adeegsatay oo dano gaara ku fushutay. Ciisena wixii farta loogu fiiqay uun buu ku dhaqaaqay oo wadigii ogaa cin gadabuursi iyo ciise dagaal kii ugu horeeyey ahaa kii ugu danbeeyey ee Geerisaad. Waxanadse dafiri karin in masaakiin inta lasoo raafo xagaa dhaxdii Geestiir lagu daadin jiray dabadeedna la ugaadhsan jiray. Waxan shaqsiyan kuugu sheegi karaa lix asal ahaan saylac iyo Borama ka soo jeeda iyo laba ku dhashay oo ku koray Djibouti.
One point I would say about this issue is. Isaaq or SNM have every right and moral responsibility to dig out and provide proper burial sites to those who perished in that senseless civil war. Again, if they can legally come up with evidence so be it who ever they can prosecute.
Hiildan, adiga doodaadu waa mida ugu dhibyar, hadii aad dilka adeerkaa soo cadayn karto dhamaan hogaamiyayaashii SNM way ku hortaagan yahiin in aad cadayn u heshana iyakaaba isku markhaati fura habeen iyo dharaar oo Mujaahid iskugu yeedha. It,s very difficult to go after Siyad Bare’s hit man but very easy to go after the camel keepers. simple and easy. But when people make an issue out of nothing, it’s nothing but stupidity and those cowards out of Borama won the medal of simple mindedness.
khalad uma arko, hadii dadka isaaqu ay garteen, inay soo faqaan lafahii dadkii laga laayay. Kaliya wuxu qalad ka imankaraa kharashka galaya, hadii ay dawladu bixinayso, hadana laysku raacsanayn in kharashkaasi taglifal noqdo. lagulana xisaabtamo dawlada. Hadii shaqsiyaad isaaq ahi ay bixinayaan, Samaroon uma taalo wax a kaboodaan. wxaad moodaa dadka reer borama ee meesha ka wada hadlaya oo dhani in ay iyagu xasuuqa geysteen.waxaa adiga kula gudboon kaliya inaad codsato in hawshaa lasii wado. islamarkaana ilaa Dila Ilaa boorama laqoddo meeshii lagu tuhunsanyahay in SNM samaroon ku laysay. markaa dooda hayska xumaynina. Isaaqna adigu maad layn.
Walo laba kun oo jeer baan kugu raacay.
halkaan ka hadlay waakaa qamaam dhaafay hadalkii gudoon weli buuryaqabaad tahaye ka dambee abwaanada oo u yeedho aabahaa ku dhe sarbeebtan ii fasir isagaa kuu micnayeyn ee adeer is deji haydana dhaaf aabo maanu waa ceeb ku odhan caydu waad salaamantihiin bahda mareega ku jira ee hiildan gadhwadeenka ka yahay kala hor oo habee ka darjiidha.
maxamed sareeye
hiildan sxb awdal haday wax ku aasanyihiin noosoo ogaada aan xisaabta ku biirsanee wixii nooga soobaxana waan kala qaybsanaynaa ilayn kolay ku qadimaynee sidaa aynu hada isugu lamaanuun baynu hore ugu maraynaaye
daaroodkan xoolaha ah ilmaadeerayaal waan karbaashaynaaye yaanay dhegta wax idiinku sheegin ilayn anagu hadalkayagu waa cad yehee cidna dheg wax uguma sheegnee heshiskii buuxay ee reer somaliland 1991 1993 ilaa hada waxa kaga dhabeeyey samaroon iyo isaaq qolyihii kale khaayinimay isticmaaleen iyo laba wajiilayn daarodnimo wax ay ka faaiideen aan ceeb iyo doqonimo ahayna garanmayno lkn haday soo baraarugeen hartigii markii ay meelkasta mareen somaliland iyo somaliyaba waa meelaha ugu horumarka hooseeya lkn manta ayay ku soo b laabanayaa waxay hore uga carareen somaliland horumarkeedii hayday garteen lkn hiildanow bal eeg somaliland gobolka aad ka degen tahay iyo waxa lagaadhey ee horumara rag baa taa gartay oo nabada iyo horumarkaa horseeday markaa in aad taa garataa weeye maaha se in aad durbaanka colaada garaacdo adoo jooga 2012 sxb ee wanaaga ka teli iyo sidii isaaq iyo samaroon qayrkood markasta uga horeynlahaayeen gacmahana isu haysan lahaayeen waa talo walaalkaa kaaga timi oo somalilandar qalbigiisa iyo hadalkiisu isku midyihiina
taariikhda waa la suntaa waa dhaxalawoow iyo dhigasha inan masheegi kartaan wixii dhacay 04-02-1991 maxaadse ku xasuusankartaa.
Halkan waxaan cid walba ogaysiinayaa in Hiildan amaanadii aan u dhiibay bililiqaystay.oo qoraal aan halkan xalay soo gashay u ka saaray, isagoo ka cabsi qaba in dooda u furay laga gacan sareeyo, oo laga gar helo. Haddii anu sidaa ka cabsi qabin, oo in dooda u furay laga gacan sareeyo anu ka baqayn, doodaydii ha soo daayo.
Hadduu soo dayn waayo ha ogaado in laga rayay, oo anu marnaba xaqaa’iqa dhabta ah ee jira qarin karin.
Midna Gadabuursoo dhanbaa u sheegayaa waligiin godob rag kale galay dusha ha u ridanina. Haddaad sidaa yeeshaan wa idiin doqonimo..
Nabad iyo Caano
Mass Graves In Bosnia
http://news.bbc.co.uk/2/hi/europe/3111189.stm
“We’re trying to expose the bodies. We’ve already retrieved
shoes, clothes and even a marble tile,” says Hugh Tuller, a
forensic archaeologist for the International Commission for
Missing Persons (ICMP).
Mass Graves in Bosnia and Herzegovina
http://srebrenica-genocide.blogspot.ca/2009/07/exhibition-
mass-graves-in-bosnia.html
The victims have been exhumed from primary and secondary
mass graves, natural pits as much as 80 metres deep, mines,
and multiple, single and other graves in Bosnia and
Herzegovina, the Republic of Croatia, and the Republic of
Serbia.
Mass graves in Kenya
http://www.aljazeera.com/news/africa/2012/09/20129181827479
02279.html
Mass Graves In Russia-Stalin Era
http://boingboing.net/2010/06/09/russia-stalin-era-ma.html
In Russia today, approximately 500 skeletons—nearly all of
which show head gunshot wounds—have been discovered in a
mass grave believed to date back to Stalin-era purges in
the 1930s.
Adduunyadu sidaasay wax u baadhayaan oo dad rayid ah,
masaakiin ah oo gacan ka gardarani dishay xabaalo
wadareedkoodii loo baadi goobayaa. Xabaalo wadareedka
Somaliland kuwaas uunbay ka mid yihiin. Ee qofkii og meel
xabaalo wadareed jiraanow soo ban dhig, kii kalowna iska
aamus. Qofka ka gilgisha ee yidhaa maxaa loo soo faqayaa,
ee xabaalo wadareed la helay ama la shaaciyay ay gubaysaa
ee aan u damqanaynin dadkaa gacan ka darani dishay wuxuu la mid yahay dhagar qabihii dilka iyo dhagarta gaystay. Waa dhagar qabe kal kaal. Waa dhagar qabe u hiiliye. Waa dhagar qabe is qarinayay, balse markii kuwii dilka u ugaystay xaabalhoodii la soo qufay adkaysan kari waayay.
Haddii anay sidaa ahayn maxay u gubanayaan dadka qaarkii ee
ay u dhalaalayaan marka la yidhaa, “Xabaal wadareed-baa
meel heblaayo laga helay”?
@ Marunba,
waa taa cadaaladaadu addoo Togwajaale ka soo haajiray oo meel xeebleh saylac iyo Djiboutiba socoto uun soo baal maray ayaad habeen iyo maalin lagaga caalwaayay in aad ayaar fara kala baxdo ciid iyo cara aad asal ku yeelan doonin, markaasaad marna Durgiye ku soo haamahsan marna Nimco jaamac leeedahay dalkay ku dhalatay ha u baroorato cajab.
aniga wuxuu caashaq ii hayaa in aan badhasaabka Lughaya ama Bula-Xaar mid uun salika dul dhigto Sahal oo meesha u dhashayna sacabka ii tumo waana caado ciise iyo caro noo siman.
cadaalad xumadu waxaasay dhashaa….yaa allaaah
Caraale
Waa khalad haddi uu ula kac Hiildan qoraalkaaga meesha uga saaray sobobtoo ah dee meeshan cid tolkiika cay badan laguma arag ilaa maanta lkn ma, laga yaabaa in ay cilad farsamo dhacday oo uuna Hiildan ka warqabin?
Bal aan sugno jawaabta Hiildan uu cabashadaada ka bixiyo.
Durkiye soo dhawoow minaku minakaagii waayi kkkkkkkkkkkkkkkk sacb iyo sooryana xeerbaa ka yaala.
Carraale
Dadkan way iga cadhaysiinayaan kkkkk Inta Isaaq ka hadhay bay doonayaan inay hadana igu diraan , Anuu aqli malihi waad ogtihiin hadaan cadhoodo Hargeysa iyo Burco intoon xasuuqo mar labaad ayaan xabaalo ka buuxin doonaa,Sawtaan inii sheegay galin hore Adeer Reer Nuur baa laayay waxa xabaalo ku jira Hargeysa dhamaantoode naga daaya hanagusoo faqinee ,Hadii kale waan cadhoon oo inta hada xabaalaha faqaysa ayaan ku dari doonaa hadaad joojin waydaan,
Waxaan maqlay in ay Isaaqa Canada Interview-ga dacwada markay is dhiibayaan ay odhan jireen ragu in lagu kufsaday Somaliland oo askartii Siyad Barre ay faro xumeeyeen kkkkkk Sxb miyaanay ceeb inagu ahayn in nin rag ahi yidhaa nin baa i kufsaday , Waxaasi waa waxii uu ninka raga ahi bilaawaha isku mariyay ayaad idinla la shirtimaadaan oo ay daan ka xishoonaynin wax ba.
@Sahal, waa laga yaabaa in ay cilad farsamo jirto. Bal aan ka war sugno wuxuu Hiildan arrintan ka yidhaa.
@Darbi-jiifka waalan anigu uma jawaabo. Dee xeerbaa i qabanaya haddaan nin waalan oo waa hore wajaqay la doodo!
Caraale
ninkani darbi-jiif maahee waa nooca reer abtigah intooda badan ee halkan soo gashaa ay uga yeedhaan mujaahid iyo Amiral-Geesi kkkkkkkkkkkkkkkkk calaashaan waad aragtaa siddu Isaaqii qabuuraha faqayay lafahii ugu daray ee inaga daa hadduu cadhoodo looma taag helo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Hiildan warkani waa kuwii aad ugu jeclayde waa sidee miyuu ku dhaafay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
http://quljeednet.com/isaaq%20ciise.html
@Carraale,anaa xaal kaa siiyey waxa uu soo qoray Darbi Samaroon.Darbi xaal sii Carraale,hadii hadalku kaa soo baxay.Hiildanna waxaan leeyahay qoraalka Caraale sheegayaa maxaad u masaxday?Mise arin kalaa jirta,bal noo kala cadee Mudane Hiildan.
Tallman, adeer xaalkii waan kaa guddoomay, waanad ku mahadsantahay. Adeer, gob gobi dhashaad tahay, waxba yaanu Darbi-jiif shaadhka kaa wasakhayn ee ka dheerow. Adigu iska ilaali in dabin ay koo qoolaan kuwa magaca haybta ku adeegta. Dadkuu way kala arkayaan qof waliba wuxuu galo iyo wuxuu gudo’.
Sixid:
“kuu”, not “koo.”
Darbi,
Saxiib xageed ka timid, sidani si maahee. MA crimes dad laga galay baa kaftan noqon kara, dee waxaagu waa waali walaalkay. Nin iyo naag la kufsaday oo sinji iyo qolo ahaan loo waxyeeleeyey waa ” war Crime” maaha wax lagu kaftamo.
Waa ayaan daro maanta inuu gadabursi dhib u arko in la ” identify” gareeyo dadkii xaqdarada dawladii siyaad bare ku laysay. Wax sabab ah oo logic ah oo aan maqlayaana ma jiro.
Kuwan u haysta inay dood tahay , kuwii SNM laysayna ha la soo faqo, oo dee yaa kaa horjooga, adiga ayaa u haysta in kursiga xun laga qaadaayo haddii aad ka hadasho dhibta kusoo gaadhay. SOmali oo dhami garnaqsi iyo garawsi ayey u baahantahay, special kuwa gardarada lagu xasuuqay. Ilaahay Jazaai ha siiyo inta xasuusatay inay daba galaan oo ay xaqiiqda xasuuqa somalia ka dhacay aduunka tusaan.
Waxan rajaynayaa inay dadkii ehelkooda xaqdarada lagu laayey kolay ” justice” buuxda ma helayaane inay ” closure” helaan iyo wax ay ku sabraan.
Ina Lillahi waa inaa Ilaahi Raajicuun.
Carraale,
Allahay ka Allah, anigu waxba ma masixin, qoraalada qaarbuu system-ku qabtaa oo ku tuuraa meesha loo yaqaano ‘Spam’. Dee idinku systemka fahma oo wixii uu qashin ku rido karo hasoo qorina!
Anway waxan Isaaq ku heshiinay inay iygu tirsadaan wixii lafo ku aasan somaliland, anaguna an tirsano inta lafa nool-nool ee somaliland oo dhan.
Caraale, waxan rajaynayaa in aanad la soo shirtagin nin Samaroonaa nin Isaaqa dilay balse yaanan ka sii hordegin waxanse kuu hubaa in hildaan anigaba qoraalo iga xakameeyey markaa aduu ma dad kaad wax dheer tahay?
Hada soo gali aan kula aragnee.
Durkiye afsomaligaagaba wax badan bay iga qaadatay inaan fahmo waxyar kadib tababarkii Hildaan ku siiyey balse sarbeebta aad isku dayday inaad iisoo tabiso maan fahmin ee inyar balse isa sharax. Waxan fahmay oo kaliye wajaale kasoo haajiray, badna soo dhinac maray oo kaliya.
Marunbaa,
Saaxiib waxaa waan ka koodh waynahay, ma Darbi-jiif oo kale ayaad ii maylaysay?
Dee inaynu isnaqaanaan moodayee wali barashaa iskugukeen hadhsan.Anigu shaxda heer sare ayaan ka ciyaaraa.
Darbi Samaroon,
Waad caytamayaa saaxiib, laakiin kuuma jawaabi karo reer Nuur baad sheegatay.. Ilaaahay colaadiina Isaaaqa ha fogeeeyo. Bal waxaad ka macaashtaaan.
Adeerayaaloow Samaroonoow calaacalka joojiya oo lafaha ay idinku khuukhinayaan Isaaqa Dhidig ayagay jirtaa,Bal u fiirso Dhamaantiin waxaad u qaybsanteen mid ka dooda oo ka xanaaqa oo calaacal ayaad ka bixiweydeen iyo mid u dooda lafaha maxaa naga galay oo nooga gidhiisha Somali dhanbaa is laysay cid cabanaysaana ma jirto reerkan wajaqay ee aan wax ba ka xishoonaynin wax kalena ka filo dhawaan.
Cida Isaaqoow aad ku cabsiinaysaan waa ayo waa kuma……? Soo faqa ilaa lafihii Bucur Bacayr keena bal cida aad wax kaga qaadaan baan aragnaa ,
Cida aad usoo faqdeen ee aad doonaysaan inaad ku harawsataan waa Samaroon waa anaga maaha cidii laysay waxaad u jeedaan , Waa Kambain iyo olole ayaa xabaalihii galay markii meel kasta la idinka soo xidhay ayaad akhlaaq xumo inii gaysay inaad soo faqdaan lafo ciid noqday ,
Somalida aad doonaysaan inaad xagxagataan ayagaba waa la laayay oo Daarood iyo Hawiye way is xasuuqeen cid xabaalo iyo qudhun soo faqataana ma jirto way ka xishoodaan ilayn waa dad gob ah Hawiye iyo Daarood niicda ma hayaan sidan reerkiinan is ceebaynaaya oo kale,Adeerayaaloow isku xishooda oo yaanay siyaasadu meel kasta idin la galin cidaad wax kaga qaadaysiina usoo faqa.
Timacade
Maantaad war keentay kkkkk adeer gabadh ama qof dumar ahi haday tidhaa waa la i kufsaday waa suurtagal oo asgartii Siyaad Barre mid akhlaaq xumi waa dhici kartaa inay kufsadaan ayaduna dacwada Canada ay isku dhiibto in la xoogay lkn miyaad ku raacsantahay in raga Isaaq ay dacwada isku dhiibaan waa la i kufsaday ma saxbaa ….? Ceeb sxb isla yaab aniguba markaan maqlay waan ka yaayakhsooday , Xabaalahaana bilaa xishoodkooda ayaa u gaynaaya inay fagtaan barina wax kale ayaa kasoo socda.
Marunbaa
Sxb reerkan Isaaq ma qool baan ugu xidhanahay….? Waad ogtahay inta reer baadiye Reer Nuur iyo Baho Samaroon ay xasuuqeen SNM.Dadkaasi ay xasuuqeen Isaaqa dhidig ee xageena soo xigaa maxay galabsadeen….Xabaal Wadareeda ay ka buuxaan dadkeenii Dila ilaa Borama ma digaag cudur ku dhacay oo la iska aasay bay ahaayeen…..?
Ma inakaa doqmownay oo dayacnay dadkeenii gardarada lagu xasuuqay oo qarinay dhiigeenii oo hagardaamo dil,boob dhac iyo barokicin u adkaysanay mise dhiig iyo uus baynaan lahaynoo waxaan nahay dad is nacay oo inta inoogu liidata ayaa maamulka loo dhiibtay si geesigu cagta hoosteeda ugu jiro oo aanu madaxa u qaadin…..?
Samaroonoow ninka aniga ila yaabaa waa mid la naageeyay oo cadho u haya ninka raga ah ee ka dhashay Reer Awdal,Ninka aniga ila yaabaa waa nin xaalkiisa laga hadli karin lagana aamusi karin.
Marka aad is tidhaa iska waabi cadaawa soo duulay ee doonaaya inay gambada dumarka noo xidhaan waxaa soo booda nin is mood dankali ah oo isagu ka xajiimooda danta guud sababtoo ah isaga dani uguma jirto in aan wax noqono, Waa rufyaan doonaaya in aan cagta hoosteeda ku jiro waayo waa dankali waa fataal ka faaiidaysta docfaruurka,tolkii jecel inuu markasta dhabarka ka toogto,waa nin itaal daran oo aan kalsooni iska qabin,ka ila yaabaa aniga waa nin ka quustay Samaroonimada waa nin is dhiibay oo isku qanciyay inuu sidan ku noolaado waayo hadii uu yimaado kacdoon Samaroon wuu ceeboobayaa oo biilkii basaasnimada ayaa ka go’aaya.
Ninka Samaroon ee ila yaabaa sidaan ula hadlaayo SNM waa nin dhidig ah oo aanay ku jirin raganimo , Waxaan kula talinayaa in aanay aniga afka ilasoo galin ila hadli karin Samaroonka halkan ku jiraa markaan la hadlaayo cadaawaha soo duulay waa digniin kama dambays ah ninka Samaroon ee hadalkayga ka xajiimooda markaan u jawaabaayo SNM iyo Ciise Madoobe,Waan idiin sheegay imikaba.
cayda iyo aflaagadada joojii yaa darbi jiif
samaaroon waa dad goob ‘aa faqaashnaa mahaa
timaacaade walaal soo dhawow adii waxbaan islaa fahmii kaarnaa
derbi samaroon
sxb snm iyo isaaq ka weyn intan yar ee sacd muuse ee naftii idiin keentay ee habeen iyo maalin culimo iyo caamadiiniiba ka hadlaysaan,
ogosoonow waxa aad is haysaan ama aad leedihiin snm baa borama soo gashay waa sacad muuse ama jibriil abokor oo qudha ee maxaad horta samroonoow u tidhaahdaan snm baa na soo laysay iyo snm baanu is haynaa waxaa ka sax san inaad tidhaahdaan xoogaa sacad muuse ah ayaanu is jiid jiidanaaa?
wa ayo reer ka kale ee isaaq ee aad is aragteen samaroonoow horta ?
ma cid aan sacad muuse ahayn ayaa haday snm ahayd iyo haday maanta tahayba aad is haysaan .
mise sumcad ayaad ku raadinaysaan snm ayaanun is laynay iyo isaaq sidaa nimankaa dhulbahante ee yidhaahdaa habarjeclaanu is haynaa badheedha
Xasan
SNM waan la dagaalanay oo waan iska celinay markay hadh iyo habeen reer baadiyaha mirteen,Markay nin beer iska qodanaaya toogteen,Markay oday reerkiisa degan oo subax is yidhi adhigiisa dareeri ay xasuuqeen isaga iyo familkiisii dhan ayaan hubka qaadanay oo aan is difaacnay,Waxaan ogaanay in aanay SNM u jeedin inay la dagaal galaan ciidankii faqashta ,Waxaan ogaanay in aanay SNM u jeedin inay la dagaalamaan dawlad la yidhaa Somalia waxay u danlahaayeen Samaroonka kaliya waanan iska celinay waan is difaacnay waanan ku faraxsanahay maanta in aan is difaacay waynay ii gashay taariikhda iyo Cv-ga hadaan ahay reer Dila.Ninkii ka faanayaa haka faano kii ka xishoonaaya inuu SNM la dagaalamay ee maanta u haysta inay yihiin shacbulaahi mukhtaar yeelkii lkn anuu anaa la dagaalamay lana dagaalami doona hadii ay soo rogaal celiyaan.
Iska daa Isaaqe waxaad soo kaxaysteen ciidankii dhargiga ee Manguistu Xayle Mariam oo aad kasoo dhaadhiciseen inay Awdal deganyihiin Ciidan mucaarid ku ah Manguistu oo Oromo ah sidaasi ayay kuuguusoo xoojiyeen ciidan iyo taangiyo Isaaq oo dhanna way kusoo daba dhuunteen ilaa Dila dadkeedii la xasuuqay ilaa Borama loosoo gudbay markii Dila dhulka la dhigay oo guryahii la gubay,Isaaq dhamaantii HJ,Arab iyo Isaaq dhamantii ayaa soo weeraray gobolka Awdal waanad u dhanaydeen maca ciidankii Xabashida.
Waxaasi oo dhan SNM iyo xasuuqii waa laga heshiiyay waxaa ka dambeeyay wax la yidhaa Somaliland oo Samaroon nacasoobay qaatay nabad markaad xasuuqdeen maantana waxaad soo celiseen SNM iyo dagaal cusub xasuuq cusub iyo iclaan siyaasadaysan diyaar baan u nahay,Meesha ay ku dagaalamaan Maroodi cawskaa ku dhamaada inoo bilaaba adeerayaaloow ninba taagtii nin ba tamartii.
SNM dhamaantood iyo intii soo raacdayba allaah ha cadaabo….Amiin
1am snm haboon habaarka nagadaa soodigaaa sida habaraha uhabaray reer kii isaaq
waxa is haysta waa bahabar muuse iyo sacad muuse reer gabal iyo jibra abokor qabaailkaa is haya hala dhexdhexaadiyo isaaqweyne iyo beelaha samaroon
madhabaa hadii ay sidatahay halaga daayo aflagadad qawan beeelwaynta isaaq lagamayaabo nin isaaq ahi in uu xagxagto beesha samaroon lakiin reerkan snm iyo isaaq waa iskumid haloogu dhaarto hadii snm waxalag sheego isaaqbaa wax laga sheegay yaab badanaaaaaaaaaa
Horta arintan maaha arin u dhaxaysa laba qabiil.. dadka isaaq iyo samaroon ka dhigaya arinkan waa khaldan yihiin. Waa arin dhab ah in beesha dhexe dawladii siyaad bare ay xasuuq u gaysatay, waxa kale oo iyadna dhab ah in SNM ay xasuuq ka gaysatay gobolada Awdal oo dad aan waxba galabsan oo guryahoodii jooga oo aan qoryo sidan laysay. Hadaba su’aasha meesha taalaa waxay tahay sidee la iskula qiri karaa labadaa arin. Samaroon ma qirsan yahay in isaaq dawladii siyaad bare ay xasuuqday.. isaaqna ma qirsan yahay inay SNM gumaad ba’an ka gaysatay gobolka awdal. hadii taas la isla garto, xalku ma dheera. laakiin hadii beesha isaaq aanay qirsanayn inay SNM aanay xasuuq ka gaysan Awdal, taasi waxay keenaysaa arin tan ka daran.
Dhinacan xabaalaha la faqayo, xaq bay u leeyihiin inay soo faqdaan oo ay dadka tusaan sidii loo galay. Reer awdalna xaq bay u leeyihiin iyaguna inay soo faqaan intii SNM ka laysay oo aduunka tusaan, qof walba oo lug ku lahaana maxkamad la soo saaro, laakiin inta isaaq leeyahay SNM mujaahidiin bay ahaayeen oo cidna waxba uma gaysan, murankani wuu jirayaaa..
Waa sax hadalka JamaAwdali,
Anuu waxan qirayaa in taliskii siyaad barre xasuuq u geystay soomaali oo dhan, taliskii SNM-na xasuuq u geystay reero gaar ah. Labaduna inay danbiilayaal yihiin ayaan u arkaa.
aduunka dagaalaa ka dhacay one and two waxa lagu xasuustaa in uu ahaa kaarisad iyo wax xun ooo yurub ku dhacay waxana laislaqirtay in aan waxaa xun ku dhicin jiilka casriga oo looga gudbo wax fiican sidaa darteed nin waalan hataaad arargto oo dhagax sita waxa laga fikiraa sidaad naftaada iyo iyo caruurtaada uga sabata bixin lahayd hadii kale arinku waa reer baoow yaa ku le caqliga fiican ka shaqaysiiya hala barto dhibta sida loola tacaalo loolana noolaado tejiya qorigga garabka lasaaray isaaqna waan soo gola fadhiisanaynaa sidii 1993.wana lala xisaabtami wixii xumaaday qoriga ka hor
Waryaa daheen dagaalkii sokeeye colaad iyo ceeb waan ku wada maydhanay, dakaalku mid qabiil buu ahaa oo ninba ninkuu helo ama ha hubaysnaado ama qori ha sitee waxba ula hadhayn ee waa maxay oo hintan aan dhaamaanayn ee ay tartanka ugu jiraan IUsaaq iyo Gadabuursi???????????????
CIISEE YAABAN
Darbi, maya saaxiib qol uguma xidh nin oo sidaad soo sheegtay SNM waxay la dagaalameen samaroon bari aniguna marlay ma ogi meel ciidan Somaliya iyo SNM isku haleeleen marka laga reebo xeebta oo ay si fiican uga ciil baxeen walawayntii la soo tumay een Ciise, Gadabuursi iyo isaaq midna u tudhayn. Waxanse kuu ogahay, jabhad hubaysan oo ciidan dawladeed u dhigantaa in ay dad beeralay iyo xoola la jooga dhaqato ah la dagaalameen waana sidaad sheegtay, waxanan ognahay oo kaliya in askarta somaliya ay ku kulmi jireen oo kaliya marka dariiqii dheeraa ee hargaysa iyo boorama u dhaxeeyey loo galo. Waxananse kugu raacsanayn, in aad cay iyo nacayb la soo taagnaato ood had iyo jeer ka calaacasho wixii ina soo dhax maray. Rag baan nahee marka lagugu qaldamo aan ama gacan ku aar gudano ama xigmad xeelad rag, balse xaqiiqda taal in aan ka suulna maaha oo ah, Somaliland danbaa inoogu wada jirta waxana haboon in aan wada eegano nabadaas ninkii inkirana dee yeelkii ciduu doonaba ha ahaadee. Hadii aad u aragto in lagugu dulmayana dee haba yeelinba oo sidaad sadbuursi iyo xaqdaro u diidaan u diiday dheh waxanan hubaa in aan taas cidi kugu diidayn somaliland na ay ku jiraan dad xaqsoorka yaqaan dhinacay doonaanba haka soo jeedaane, Waxan ku kala duwanahay oo kaliya, inta saafla boodka oo wixii dhacay aad dib u soo faqdo.
kkkkkkk yaaaaahuuuuuuuu ala maxay ciil qabaan nabane hoosta ka laciin dusha kamiskiin haydinku taagnaato maxayse idiinkatahay hadaydaan ciilkaa caloosha idin googooyey eed haysan mooyee aydan xalkaleh lahayn
jilib sacad muuse oo qudhaa ilaa boorame idin eryaday mise waa isaaq oo gacan idiin qada ninka haklan ka botoriyaa ee caloosha daxalaysatay iskaga qufa yeelkii gudabuursi kolkay dila soo txaday hubkuu afwayne uga tagay ee wadne isbideen kolkii tolwaa utaguu yidhi war qata nabad oo wadankii snm ba qabsatee ayar iska jooga ee sadexdaa asha haado diideen wa ki yidhi wa idiin mubaax malin qudha oon malin labad lahayn ba jabhadii galbeed ee snm halyeyada sacad muse min dila ilaa boorama iskumareen oo fadhatadii hargaysa laga gurtay cagta soo mariyeen malintaas wixii idingadhay idinka iyo abalkiin balse kawarama hadii 5 malmood laydin kuwadilaa igawlee inaan meel admarteen larkeen ilahay ugu mahad celiya gobanimada duriyada gar ahan sacad muse oo oo dhiig qadhmuun inay faraha lagalan iska diiday waligiinba yuus melaha ku faygara kol hadan cod sare aydan kudhawaqayn maxay idinkaga tahay
haldoor isaaq iyo burco man
amusnantad ku fiicnanlahaydeen ama sida duriyada u hadla ama hadalka madhaxaa iskadaya huuno lahayne
Hibaaq
Waa maxay gacaliso waxan aad ku hadlaysaa xishoo oo wax isku fal gabadh baad tahee,Ilayn meesha ragaagii weeyaan waaad la hadlaysaaye adiga kolba kii indhahaaga cirka tusa ayuun baa kuu ah garab iyo gaashaan raga hakala dhawaysan Huuno.
Mida kale walaal xishoo aduu gabadh baad tahaye inaga daa caadifada iyo qoraalkaagan aad afka gacanta iska galisay ee wada bilaa hakad ah kkkkk is deji.
Anga waxan leyahay isaq iyo samaroon wa idinka shegta inad dowlada tihin maxad qawilka oga dhaman weyden mida kale wa idinka xawalaha fagaye ma ictirafka aya idinla galay
Hibaaq.
Salaan gobeed inaadeer
darbi
horta intanad cid wax farin adu iska bilow kulaha xishood de adu xishood kolkaad reeraha aflagadaynayso sheekh iyo shariifbaleh eed geesi isku modayso mad xishootid
abtirsiiman leeyay cir iyo alalaglayne inaan ka fogadanana tolkayna xashaa lilaahi insha allah
afgacan iskama galine dabcan xaqiiqban ku hadlay labada bal aduu qoraladada kunoqo adaa ta iga dhawe oo wixii afkaaga kusoo dhacaba yidhiye
isaaq boy
salaan lamida inaadeer