Suugaanta qarada weyn ee Abwaanka Awdal State, Abwaan Axmad Siciid Af-gudhiye. Gaar ahaan murtida qiimaha badan ee ay ku fadhido heesta ‘Wankayga Cadoow Ha Naaxin‘, ayaa waxa la odhan karaa inay tahay mid si toos ah u tibaaxaysa siyaasadda cabsida badan ee lagu hayo bulsho weynta beelaha Samaroonka Djibouti, ee waddankaasi u dhashay kuna dhashay.
Samaroonka Jabuuti ma sheegan karaan dalkooda hooyo ee Jabuuti, oo kuma dhaadan karaan inay iyagu leeyihiin, xuquudoodana uma doodi karaan, isla markaana runta waxba kama sheegi karaan . Maxaa yeelay, haddii ay sidaas yeelaan, waxay noqon doonaan sida wan cad oo naaxay, kaasi oo halis ugu jira in la qasho, oo lagu qadeeyo.
Samaroonka Djibouti waxay la mid yihiin sida Wankaas cad, oo baruurtu wadkiisa tahay. Wadka Samroonka Jabuuti waa haddii ay sheegtaan Jabuuti oo soo ceshadaan xeebtoodaas xoogga lagaga qaaday, ee Faransiis loo adeegsaday 1949. Cidda cabsida ku haysina waa gabi ahaanba hannaanka iyo habka qabiilaysan isla markaana wali mustacmaradaysan ee ka jira Jamhuuriyadda Jabuuti, kaasi oo kaliya an u baahnayn in lagu sameeyo isbadal siyaasadeed, balse u baahan isbadal hannaan dhammaystiran.
Hadaba Su’aashu waxay tahay: Samaroonka Djibouti ma sida Wankaas ayuu ahaani doonaa, oo baruurta iska ilaalin doonaa, mise sida waddaniyiinta Djibouti ayuu ahaan doonaa, oo xaqooda u sara kici doonaa?.
Bal nala dhagaysta oo nala dhuuxa heesta ‘Wankayga Cadoow Ha Naaxin’.
Categories: Faalada Warka (News Analysis), Suugaan(Somali Literature)
Roonoow, Rabbiyoow, Raxmaanoow, Soomaalida U Roonoow: C/laahi Qarshe(AUN)
Daawo Madaxweynihii Ugu Horreeyay Somaliland: Marxuum Cabdiraxamaan Axmad Cali(AUN) Iyo Shirkii Awdal Ee Xilka Uu Iskaga Wareejiyay 1993
Abwaan Ilka Jiir Miyuu Gabay Ciiseeyay?: Waa Maxay Gabay Ciise?
GABAY: Awdal Dad Iyo Dal
Gabay: Bal Dheehda oo Dhagaysta Gabadhan Gabyaysa: Guur Aan Ka La’aado.
Wali Ma Dhuuxdeen Maansada XOG WARRAN?
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Caawa uunbaad reer tolka runta farta ka saartay, hadday sidaa adhi carbeedka u naaxaan yaa u ordi doonaa marka ciise siigalaydda ka dharbaaxo sidii waagi aad garan.
kkkkkkkkkk
Heestaas way dhuuxi kari waayeen Samaroonka Jabuuti. Intuu wadaadkaasi reerka Joogo Samaroon ma hadli karo. Laakiin imika iyo wixii ka danbeeya, sixirkii wuu naga kacay, Jabuutina waa dal samaroon iyo cafar iyo Carab.
sxb waa khaldantahay djiboutii waa hoygii cisahaa iyo canfartaa kaliyataa mahad ayaa ku qabtaa intad kursii samaronaa aad heshay fadlaan uu firsoo hadlakagaaa
Horta Hiildan maxaad u raacdin geesta liidata markay laba qolo is hayaan?
Ma Carab iyo canfarba Djibouti jooga dugsi kuu noqon karaa adoo ciise iyo isaaq iyo soomaali kaleba ka irdhoobay?
Cali,
Isaaq iyo Soomaalida kale waxay rabaan Jabuuti oo ka mid ah Soomaaliya. Iyaga isu xaafad ayaan nahay, Canfar iyo carabna waan kusoo daraynaa. Ciise waxa u yaalla inuu faransiis raaaco, ama soomaalida kusoo biiro.
Hiildan,
adduu marna igu wareeri waxaan ahaan jiray premier senator marna Fransiisba dalka ciise iga fara maroojiyee waa laba hadal oo iyaguu is burin oon tafaasil kale u baahnayn ciisana waa soomaali waxaa tusaale kuugu filan wixii saylac ka dhacay maalintii ay joogeen jabaabiirti issaq iyo gedabuursi oo magaca somaliland ku wada sakhraan sanaa.
Dee maxaa ka dhacay Saylac, ciise ma wuxu ku dhawaaqay in Djibouti ka mid tahay dal weynaha Somaliland ama Soomaaliya midkood?.
Dee waxaa ka dhacay waxaad ku dhawaaqi karayn oo ah in ay saylac ku taalo dalka somalia.
Djiboutina ciisa wuxuu ka degaa wax an ka badnayn 20% inta kale waxaa degaa dad aan soomaali ahayn kumana qasbi karno in ay soomaaliya ku biiraan bes warku waaba intaa.
Cali
Warkii oo dhan, anagu inta an jabuuti ka degno waxan u bixinaynaa States gaar ah, oo ka tirsan soomaaliya. Sida Belbela State of Somalia, Kartiile State of Somalia, Quarter 6 State of Somalia. Idinku inta ad degtiin maku soo daraysiin Soomaliya?.
Hiildan,
maya ee bal addu intaad degta uun u bixi magac guud si lagu fahmi karo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk hurdo wanaagsan aado adiga iyo caraalaba.
Hiildan
kkkkkkkkkkk aan ku saxo quartier 6 iyo kartille oo ah cartoon
wa hooygi xorayta ee beesha ciise ku dabargoysay gumaaystihi france lakin meshadu wa quartier 5 state baan u maleeya kkkkkkkkkkk
lakin heestani ina omar guelleh aya loo qaaday ee maha mid samaroon qusaysa hilldano
mida kale hiildan way kugu baxda malaha hiirdanka beesha samaroon iyo ciise kkkkkkkkkkkkkkkk
hiildan
mida kale miyabad cawa no diday in aanu somali nahay de hadaba no daya xeebtayada hilldanow ciid idin dhacday garan mayne
dee bal ka waran hadi ciise awdal sheegto kkkkkkkkk khasatan Borama dee wasidas Djibouti ciise iyo cafar ba leeh
samaroon Isaaq iyo Carabna waay daganyihin lakin wax deegan ah kuma laha hilldan yarow
mida kale in aad mar senateur ama gouverneur ahayd kuma didani lakin waxa daba taal siday ku timid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kaydo:
Abwaan Af-gudhiye wuxu yidhi, oo heestan ku jira midhaha
Markii la wareejin doodda
Haddii waxba lagu su’aalo
Adoo run ka weecanaaya
Beena iska waaninaya
Ha waayin waxad tidhaahdo
Bal adba ka sheekee….!
nin madaxwayne ka ahaa dalka itopiya aay yidhi dhilo dhu igama qaado marka hees miskin ku heesay waxba kama qaado dad iyo dal dhisan oo ciise iyo canfar adunyadu ku ogtahay
Kaydo, waan ku salamay, waxanan jeclaan lahaa in aan wax kaa faa iidaysto ood senateur aad soo hadal qaaday siduu ku jimid ii sheegto. Anuu waxan ogaa uun inuu ahaa oday bad mareen ah kuna soo baxay cabsi la aan iyo wada tashiga oo uu ku fiicnaa kadibna siyaasada markuu galay isaga iyo oday shinbir la odhan jiray madaw gii kale laga soo dhax baxay. Marlay Shinbir waxba kamaad maqal wali wuxuuse ahaa nin fadhiyi jiray xafiiska Djibouti ku lahayd France oo sida safarad oo kale ahaan jiray.
hadii lafo lasoo qodaaya cid iga lafo badani majirto hadii dad dad xasuuqay maxkamad la horkeenaayana waa inaa snm tii iyo s ta dhidig kuway u baxsheen ee reer awdal xasuuqayna maxkamad la horkeenaa, daawada reer boorama oo marba marka kadan baysa soonoolaanaya waxaa la yidhi “sarmo badan dhibiibi baa laga qaadaa hadalad soo badanayaana mar uunbay runta tegayaanhttp://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=KBdQrrh8oyo
hadaan usoo noqdo heestan xigmada badan ee inamadayadu ku faro yaraysteen abwaan afgudhiye iyo ina abtigay ama seedigay xasan way ku hagaajeen ina geele betel, magaciisaaba betela asugina inuu wax badbaadso
Geel-jire geeluu raaci jirey hadduu ka tego oo uu geel kale raaco waxa qudhuu ka faa,iidaa waa “HASHAN MAGACEED”. Xaalka Gadabuursi ee uu Hiildan ku goobaabinaayo in ay hala canfareed sufaarka garabka u su,dhaana waa iska caynkaas kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Magaalada jabuuti Wadanka jabuuti.
Hadjidiide iyo Jamac Zeyliba fransiiska Somalinimo ayay kula meerayteen.Sidaa ayu Faransisku u soo ciyaarsiiyay Ciisaha oo qaawanaa.Ina xarbina fransisku wuu cunay.Cidkasta oo diida danihisa wuu dilijiray Gaalku
Ina guleed ayu dhigtay meesha,ilaa maanta waxa sheqeeya wixi uu ina guleed dhigay.
Hildanoow,sxb ma dall’aanbaa ku haysa?
Meeshan yar ee Cafarta uu fransiiska qaaday ee uu dejiyay dadka kabaha u qaada,inaga daa.
“Waar Gaalka cad waa Ciise,Camalkisa uunbaa cadeeyay”.
Sidaa ayuu fransiisku u dejiyay Cisaha.Markaa hayskaga asdurnaadeene inagadaa 30 ayay dawlad sheeganayaan oo Areteriya ayaa ka qabsatay Dumeyra ilaa maanta ay haystaa .
Madaxweyne Canfari ah waa in aan soo sharaxnaa hadaan nahay Samaroon iyo Canfar waa walaalo.
kkkkkkkkkkk waar cajib gormay canfar iyo samaroon noqdeen walaalo sida uu isku babadilo magiciino oo aad mar tihiin samaroon saciid marna samaroon cali marna samaroon zubayr kkkk anago oggayn gadabursi umaan maqalnay samaroon, waa reer qabigiisuba jacbur ah kkkkkkkkkkkkkk maanta layab malahaa in aad hegataan walaanimada cafarta barin walaanima oromada iwm
Dhulka Djibouti Canfar baa 80 ilaa 90 % iska leh wixii ka soo hadhana imika ahaan ciise ayaa iska leh, siday doonaanba ha u istic maalaane ciise la aantiina canfar iyo somalida kaleba way ku ceeboobi lahayd in ay siyaasada djibouti hogaanka u qabtaan. Markaa hadii aynaan xaqiiqda hoos uga foorarin, ama ciise ha maamulo ama halagu dul maamulee waa in loo hanbal yeeyaa aqliga iyo kartida ay somali kaga duwan yihiin oo ah is maqal iyo dugaag nimada somaliyeed ee ay iska bad baadiyeen. The best two choices they made so far are or were. Not to unite with the rest of somalia and leaving the power with Gueleh til competent candidate emerges. Hiildan, Djibouti moran bulsho u dhaxeeyaa kama taagnee waa xafiiltan qoys u dhaxeeya markaa xadka lawyacadaad wixii bari ka xiga inooga faaloo. Leave that leave that peaceful and blessed nation alone.
Hiildan
Sxb Dadka qaarkood oo marka Geela loo heesayao Gorayada u heesa maad naga qabatid,Bilaa caleek.
Mise Laangaab kan miidhan ee meesha wareershay adaaba wata.
Ciisububa Laangaabkooda meelahaa ayay soo dhigteene,keenan Laangaabka ah,maad inaga qabatid.
Cali Durkiye ayaa xataa shaagay.Anna waan ku raacay,ileen aakhiro ayaa la tagi oo qabri ayaana sugayee.
Djibouti, ama Ciise ha maamulo ama Cafar, aad baan ugu hambalyaynayaa, waxa ay diideen in ay la midoobaan suu sheegay Marunbaa Somalia, wadankoodana waa ay dhisteen oo ay wanaajisteen again waan u hambalyaynayaa Abtiyaashey guusha ay gaadheen, waana loo qaxey oo ay soo dhaweeyeen dadkii u qaxey, inkastoo qabiilka iyo shaxaadka uu wali ka jiro.Sheeko yara funny ah oo aan jecelahay in aan soo gaabiyo waxa ay aheyd in la xidhey Nin Reer Nuur ah oo hooyadii Odax Gob aheyd.Waxa uu ahaa ilaa 17jir.Waxa loo gudbiyey “Fiishta”.Markii aan ka war helnay anaga oo degan Xaafadda “Leer” ayaa waxa u tagay wiilki niman Odaxgob ahaa , o wiilka abti u ahaa.Ninka haystay Fiishta ayaa ahaa Nin Odaxgob ah, hooyadiina aheyd Maxad Case, markii warka loo sheegay ayuu sii daayey.Markii xafaiiska loogu keenay buu ka yidhi”war Miicaad ma adaa, markaasuu yidhi haa.Markaasuu ka yidhi”War hadii aanan kuu gurman aabahaa baad ku wasi laheyd maaha! alaa kuli xaal wuu sii daayey.Taasna xaq bay u leyihiin hadii kale soo Samaroonka , sida Darbi oo kale dhuumasho intay ku galaan, soo xaafadaha qalalaase kama sameyn doonaan:)…….Hiildanoow, waxa aan ka baqanayaa in sirdoonka Djibouti inta loo gudbiyo magacaaga ay kaa xarimaan in aad Djibouti tagto, hadii aad ku faanto British Passport baan haystaana, ay adiga iyo Passportkaba ay Fiishta ku dhigaan, xadkana kaa talaabiyaan, ileen nin “White Man” ah ma tihide, markaa waa iga waanee yaree weererka Djibouti aad ku hayso.Tan la baxdey Aisha iyada Djibouti maba tagi karto, wax ka dhaqan xun waligay ma arag.Qabiil dariskeeda ah uun bay caayaysaa 24/7 oo aan ogeynba in ay jirto iyo in kale.
Tallwomen.
Waar,waa kii Dumarka ka badhida waynaa.Ciisaha wuu ka baqaa kkkkkkkkkk
iyo Idoorka.Sheekadii ay Dibjirada Idoorku ku dacaayadeeyeen Ciisaha ayuu mesha la yimid.
Reer Nuur Ilaahy ayaa ka dhigay Qoys sharafle.Jabuutina inay kaaga sharaf badanyihiin mooyee,kaagama liitaan.Somali oo dhan ayaa Reer Nuur taqaane,aduu Badhidaaada wayn ee tii Micno taani la moodo ka sheekee.
maaha
marunba
waxaan ku faiidayn markaad si xaqiiq ah u hadasho markaad leedahay 80% dalku wa cafar ali ma samaroon ali ayad ka wada waan yabne kkkkkkkk
waxaan ku sheegaya anigu ciise geed hadhwayn oo lawada harso ayaan ahay
xaqiirad afka ahna wax igama goyso ee waxaan u arka in xumaan halka ku dhigtay
gobanimada ciise ma ogtahay in beesha samaroon iyo issaq wixi dawlada ay ka helaan lola qaybiyay ciise oo ralina ka nahay
oo cafartu sheegtay in aan isku somali nahay kuraasta ciise la wadakan
sidas ooy tahayna qabiil oo dhaan cebayn maayo lakiin inta xumanta la kortay abal l aan iyo cay mooye waxba layniga faiidayn
Kaydo, hoos ha isku dhigin. Djibouti oo aan u aqaan dixda xunbuli ilaa guudka waxan kuugu dhaaran karaa in aan cid somali ah iiga asal sani jirin hadii ay jiraana ay aad u tiro yar yahiin balse kuma faano oon ahayn sheegashadeeda guud. Djibouti was born with my great, great grandpa. Taas hakuugu joogto hadii aad carta iyo wixii ka shisheeya ku doodaysana adaa iska wada leh wax aan ku leeyahayna ma jirto. Intaas markaan isla garanay, Djibout dadka kama hadlayo ee waxan ka hadlayaa dhulka waxanan dib ugu noqday per square mile waana kudhawad 90% ee maaha 80 dhulka canfartu leedahay. Markaa su’aashii maku qanacday oo wax ma haysaa lagaa faa iidaysto. Kaydo ma ogtahay Gubato kharaab ilaa tajourah in 5000 mother teresa dollar ah la siistay. just for your information.
Wali Asha, waaryaa maxaa ku geeyay islaanta miciino tani bilaa edeb ayaad tahay doqon ah…walaahi kabaheegana ma gaadhaysid uskag yahow…uf…samaroon uskag wax loo hiiliyo maaha…waan idin nacay…
Aisha,magacaagii maad soo qaadatid,maxaad kolba magac kale ugu cararaysaa.Adiga oo kale sariirta ayaan ku bahdilaa,Tallman na ilaahey ha ku tusee waa Nin Dheer oo 2lafooda,cuqdada ku haysana iska saar handicap baad tahaye.
Haboon
Walaal raali ahoow.
Arinkaasi waan ku degdegay.Miciino Ilaan Ilaahy Quruxsiiyay ayay ahayd.Badhiduna Dumarka waa u qurux ragana waa u fool xumo.
Intaa uunbaan u jeedeee cay umaan jeedin .
Haboon Walaashay waan ku salaamay.Nin cadhooday iga soo qaad. Doqmaha Tolkeen ayaa batay.
Wali Ashma nin badhi ka hadla Qaniis baan u aqaanaaye ka soo bax ”The Closet” oo cadayso khaniisnimadaada.Horaan kuugu sheegay Tallman gonna rape you hadii aad face to face aad waxaa ka odhan laheyd,laakiin nasiib darro waxa batay Fulayda adoo kale ah ee ka caytama ”Behind The Net” ee horta Asma waa magac naageede ma gabadh baad tahay inta aanan khaldamin:)
Haboon, nicmo tani waa ayo? Ma islaan caanay ahayd?
Tallman
Ciise hadii ay abti kuu yihiin waa iska caadi oo Somali dhamaan waa isku abti iyo seedi,Wax ba ma sheegto islaan u dhaxday reero kale oo waxay xoojisaa reerka qaba kaliya,Sahal waxaa dhalay Samaroon waligii naxariis uma hayo Reer Awdal mana xeeriyo abti iyo seedi midna waakaa Awdal kugu haysta intuu kaa xaaqay Djibouti kaa barikicyay wadankaagii ayuu waliba qoob ka ciyaar ugu jiraa inuu Awdal iyo xeebteeda kaa sii xaaqo oo uu kugu shubo Harowo iyo meelo anad waligaa arkin isagoo waliba qandaraas ah subcontract sii siiyay Isaaqa dhedig ee ku yidhi reer banii axmed baad tahay SAHAL isna ku qancay abtirsiinta bugta ah ee ay Isaaq ka masaxeen Dir Qandaraaskaasi ay ay bixiyeen Ciise Madoobe wuxuu u quusgoyanayaa Samaroon dhamaantii gaar ahaan Bahabar Muuse iyo Reer Nuur weeyaan inta ugu daran ee ay Ciise ku siiyeen Isaaqa inasoo xiga ilayn Ciise kaligii inooma jilib dhigi karo maca dawlada Djibouti ku dhahoo maanta Samaroon kaligood isma hortaagi karaan.
Sxb Tallman hadii ay runkaa tahay inaad tahay Samaroon waliba ka ah Bahabar Muuse iska daa cayda tolkaa jooji,Anuu waan kaa yaabaa oo waan kula fajacaa markaad leedahay Bahabar Muuse ayaan ahay iyo sidan aad u hadlayso is qabato waxaan u malayn inaad tahay Bahar Aden ama Babar Celi ayaan aaminsanahay waaba hadaad tahay Samaroon sidan uma hadlaan reerka aan aqaan ee Baharbar Muuse dhulka isma dhigaan waa rag kibir badan uma joojiyaan Ciise Madoobe iyo SNM abti iyo seedi shafkay ka laagaan markay ta xun gaadho ee xaaladu xumaato lkn adiga calaamad su’aal ayaa ku saaran ilaa inta aad mareegtan soo gashayba.
Admiral Darbi Samaroon:Waan kugu raacey, in Bahabar Muuse aanu ku meeraysan hebel baa abti loo yahay wa ahadii xaalku xumaado, laakiin dee sheegashadan ay sheeganayaan soo maaha uun afka?Ma xoog bay Ciise maanta ku haystaan Dhul samaroon, jawaabtu waa maya.Haa Samaroon hiil iyo hooba waan la garab taaganahay, waanan difaacayaa qalin iyo gacanba, laakiin dee CIise maaha qabiil awood leh, kun jeerna kuu sheegay oo majority iyo xitaa minority kuma aha Somaliland, waxa ay ka noqon karaan (Mini_Minority) oo ah Minority Minority dhaley, ee waxa weeyaan horta waa 2 qof waxa aan la hadlaynaa oo ah Sahal and Cali Durkiye, dee hadii aan ku wada qamaamno soo hiildan.com, kama cararayaan.Waa 2qofe ku jeesjeesteeya, laakiin fikradd qof marka uu dhiibto in naag la baxdey Asma , ay cay ii soo qorto waa edeb darro, midda kale waxaan jecelahay in inanta uu caayey hadii ay tahay Samaroon, action laga qaado Asma .
Marunba…waxay ka mid ahayd dumarkii sharshaariga ahaa jabuuti…imikase waa islaan weyn oo aakhiradeeda u shaqaysata…fadhigana ku cunta xoogeegii hore u soo xamaalatay oo xalaal ahaa…ragan haday isku ciil qabaan iyagu ha is caayaan laakin in dumarka waaweyn aflagaadeeyaan maaha…waxay ahayd islaan aan runta la gaban…cadkeega goosan jirtay…gardarana loola iman karin…in la sheego islaan kulul ayay ahayd…