Caawa Iyo Warkii Somali Channel


About these ads

Categories: Warka (News)

3 replies »

  1. Aabihiin iyo sl iyo Siilaanyaba dhakada ka w!!!!!!!! dhe markii Turkiga la tegay eey ogaadeen in lagata dhismaha jidka isku xidha Dila ilaa Lowyacado labixiyey wakhtigii Siyaadbare noolaa ilaa hadana aytaalo baanka UNDPda balse larabo dawladii lawareegi lahayd ayay bilaabeen inay naga wasakeeyaan dawgaan dhisanay inta naga dhimana ay ahayd in hayadaha caalamku noo dhameeyaan iyakoo horay ugu balan qaaday inay cidii wax bilawda wax ugu darayaan waxayna waxan sland sheeganayi isdaa usamaynayaan si ay lacagta dhismaha jidka iyaku uqaataan magacna ugu raad sadaan dadka aan waxba ogayna been uga dhaadhiciyaan.
    waxaanan leehay waar inhdaha fura reer awdaloow aabihiin!!!!!!!!! mawaxaasaad rumaysanaysiin guushaa la iniiidiidayaa iyo waxbaan qabsanayda anu tariiqan waan kudaalay lacag badana way igagabaxday mana maqlikaro dawlada iidoorbaa wax kuleh.

    Hildanyaroow ma ogtahay inaku waxaan samayno kuma faanno shalay nin soomaaliya ayaan ka dhaadhicinwaayey reer awdal baa fanka soomaalida ubilaabay mar uu igu yidhi kaalay gadabuursigii fanaaniin lajecelyahay sida yarka Mursal iyo Hodan Cabdiraxmaan baa iniisoobaxay ayaan ku idhi sawmanihin dadkii fanka soomaalida u bilaabay miyaad ilawday Cabdisinimoo iyo Khadiijabelwo wuuyaabay yaa kulahaa ma idinkay ahaa yeen saw kuwa isaaqu fufaana Hadraawi ee meelwalba kayidhaahda anakaa funka bilawnay waligaa guul laguuma ogola waxaana dib inoo digay aamusnaanta bal ufiirso durba odayadii ASRDA oo iloobay shacabkii reer boorama ee caruurta schoolkuna lacagta bixiyeenee dariiqan dhisay intiisiibadnayd oo somalilandta ku haya nacdalbaakutaale.

  2. aisha wll isdaji dad kan meela u kala kaxayn maysid ilaahana hanaga qabto xaasidka diidan horumarka iyo ikuduubnida hadal yar iyo howlbadan bixi hadii aad hal dollar aad ku darsan kartid waxii cadifada laguma soo daro hawlahan oo kale maskaxdaadu ha sha qay so kaftan .com sis guul sland

  3. Salaam

    Waxan si gaara u
    salaamaya.Ugaaso,Caasha,Haboon Hani Muufo,Musdafe,Darbi,Kuluc iyo intii aan dareen Samaroon-nimo,iyo Mid Somalinimo wadaagno.

    Meesha baryahan waan ka yara gaabsaday.Waxan uga gaabsaday ayaa ahayd dhawr sobobood.
    1)Waxan ku jira Laangaab farabadan oo Samaroon ah iyo Mid Ciseba le.
    Kuwan Ciise ee Dumarka Samaroon la Buraanbura,Sida Sahal iyo Durkiye oo intooy Kambadh soo qaataan Dumarka la tirsada.
    Garr ahaan Sahal oo aad arkasa isaga oo Magaca Habar yar aad ugu dhawaaqaya,hadana la tirsigii halkii kasii wada.
    2)Waxay ahayd Tima Cade iyo mid inku sheega “marunbaa”
    oo aan garanwaayay dhidig iyo lab midka kuu yahay,oo in tooy israacaan ka sheegaynaya,R,waraaraha Somaliya iyo wax aanay jirin wax ka kuseeya,iyaga oo ka meeraysanaya waxa runta ah ee hortooda yaala.

    Ragaasi aan soo sheegay waxay aflaadeeyeen Somalida koonfurta ee ay u dhalatay dawlada cusubi.Waxay wax ka sheegayeen qaabka ay wax u doorteen oo ay ku sheegeen mid xaraan ah.Waa yaabe xagay ku arkeen xalaasha maanta Somaliya lagaga dhaqmo.Ma Hurdo ayay ka soo kaceen.
    Miyayna ogayn intuu Madaxwaynhu ku dulfadhiyo lafo Hawiye,oo dariiqa hortisa mara ay daadsan yihiin lafihii Tolkii Hawiye.
    Xagay ku arkeen Kursi lagu helo Somalinimo iyo wax aan maanta jirin,mooyi inuu jiridoonee.

    Waxan u sheegayaa kuwa sidaa u fikiraya minay u muuqdaan qaar runta indhaha ka qarsanaya,oo ay hayso fulaynimo.Waxan leehay hadaad kursi rabtaan qoriga qaata,oo dhiig daadiya markaa ayaad dadka waxla qaybsan doontaan,AwdalStatena way idin soo dhawaynaysaa.Arinka aad rabtaana halkan ayuu ka dhawyahay.
    2+2=4,hadii aad wax kale aaminsatahay adaa daali,laakiin arinka somaliya ka socdaa waa kaasi.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: