Ka:Isku-dubaridaha Xisbiga UDJ Djibouti
Anoo ku hadlaayo magaca dadweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti iyo ka axsaabta siyasadeed ee u hogaamiyo Ismaciil Geedi Xareed waxaan ku soo direynaa dhambaal hambalyo iyo taageero iskugu jiraa oo aan kugu hambalyeyneyno xilka laguu doortey.
Shacbiga Jabuuti oo ay wadagaan shacbiga soomaaliyeed wadadhalasho taarikhiya waxaa ay maanta la wadagaan dadweynaha soomaaliyeed farxadda doorashada raa’isal wasaarenimo ee lagu doortey maanta ay taarikhdu tahey 06 10 2012
Shacbiga Jabuuti iyo dhamaan mas’ul walba oo reer Jabuuti ah waxa ay ku boorinayaan aqoon-yahanada iyo odyaal-dhaqaameedka soomaaliyeed in ay kaa qeybqaataan dib u dhiska nabadeed iyo daleed ee lamoodo in u baryahan dambe soo indho biriqsanaayo,
Madaxa dalada UAD(Union for Democratic Change) oo ay ku bahoobeen sadex xisbi siyasadeed oo kala ah UDJ, ARD iyo MRD Cismaciil Geedi Xared ahna madaxa xisbiga UDJ waxaa u sii gaar ah ugu tahniyadeynayaa madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud sida wanaagsan ee nadiifta ah ee latashigu ku jiirey ee u kugu soo magcaabey xilka raa’isal wasaare waxaan ku leenahey hambalyo waxaan sido kale Eebe waydisaneyna in u nigu garab-galo xilka culus ee horyaal shacbiga iyo madaxda soomaaliyeed si looga samata-bixiyo dalk xaalada siyasadeed ee qalafka ah ee ragaadiyey muddada dheer u madda soomaaliyeed
Eebe ayaa mahadle
Iskudubaridaha Xisbiga UDJ ee Djibouti
Maxamed Maxamuud ( Daneyste)
Tel: 00253 7782 99 99
E mail: info@udj-djibouti.com
Website: www. udj-djibouti.com
Bruxelles (Belgium)
Categories: Hambalyo Iyo Salaan (Greetings)
Dhambaal Taageero Iyo Hambalyo Isugu Jira Oo Ku Wajahan Guusha Laga Gaadhay Qaddiyadda Ugaaska Gadabuursi
Salaamaha Reer Boon
Tried but another tumble I guess. , Hawiye, Daarood selection and another hywy to hell four year journey.
why not Tumaal, why not Gabooye, why not Sheekhaaas, why not Rahanwayn, why not isaaq, why not Gadabuursi, why not ciise and others that I might not mentioned. Hal xaaraan ahi nirig xalaala ma dhasho and my own judgement is this.
It wont make a dent of improvement.
waxan aniga leeyahay hanbelyo ilahay ha u fududeeyo xilka wayn ee uu qaaday,, why not this and whynot ,, meesha hal kursi baa yala somali oo dhan ma fada fadhiisan karto kii ilaahay qorey baa fadhiistay waana somali, hadii walalka fadhiisan lahaa isagaa shaqo daa heley hadii anay somali xaaraan iyo dhac doonayn walaalka haduu shaqo fiican helo wax badan kama badalayo noloshada ee somaliyey ilaahy imaanka idinkama qaado ayaan idin leeyahay waxna isku haneeya lana shaqeeya si wadanka nabad iyo barwaaqo u noqdo somali waxa halkaa dhigay for 20+years waa xaasidnimo iyo maxa reer hebel wax u helay ee ilaahow idin soo hadee ,waxa jira waxyaaalo badan oo la qabsan karo oo ka wanaagsan kurisga ninkaasi helay ee bal wax kale ku fikira oon aheen shaqo dowladeed oo la xado,.allaah mahadleh
Thanks haboon iyo Marunbaa. Dhaawac weynbaa gaaray maandeeq, lakiin, ilaahay iyo rag bay leedahay waana laga soo kaban doonaa. Anigu axmad samater inaanu prime minister noqonayn bil ka hor baan ogaa, lakiin sifaha lagu keenay prime ministerka cusubi wuu ka baxsanyahy wax aan xitaa qoraal ku sharxi karo waxanu ” defilement” ku sameeyey the essence of somalinimo. Sidaa darteed inta aan ka bogsanaayo boogta, please iigu deeqa hes guux ah, the blues. Thank you.
Gudoon……Xasan sheikh citizenship kii umada ayuu meel kaga dhacay, mana ah in lagu cafiyo. Maaha nin darood ah ayuu shaqo siiyey arrintu ee waxuu jabiyey xaq asaasi ah oo uu qofka somaliga ahi leeyahay, markuu go,aansaday fikir iyo ficilba inuu kursiga u sareeya ee dawlada somalia aan darood cid aan ahayni aanay ku fadhiisan karin. Xasan sheikh waa secessionist isaga iyo dawlada somaliland waa isku fikir, mana istahilo inuu Somalia madaxweyne ka noqdo.
Arrintan anigu dhinac walba waan ka eegay, xitaa waan isku dayey inaan dhinaca kale intoon eego aan u duceeyo, lakiin waxay taabaty the essence of my citizenship.
Xasan sheikh haddi uu nin abgaal ah prime minister ka dhigi lahaa oo uu odhan lahaa ninkan ayaa ila shaqayn karaya, walaahi inaanan kelmad ka idhaahdeen, lakiin inuu yidhaahdo reer hebel baa kursigan xaq u leh, waa dambi qaran oo aan cafis lahayn, isagana awoodaa ilaahayna ma siin, somalidii u codaysayna ma siin.
Somaliland iyo Soomaaliyaba calaacal uun la dhex jooga..
“midnimo” bari hore la aasay oo lagu tukadayna cid gaara kaga cadhaysiinteeda ku mama..
Timacade, hees aad ugu soo bixi lahayd codsigaada ayaa markiiba igu soo booday balse waan heli kari waayey. Waxa qaada heesaa fanaan reer djibouti ah waana blues fiican oo Somali ah waxayna tidhaa
Haday caawa caaray
calool mida tahay
calaacal mayeesheen +++++=
Waxan rajaynayaa in Durkiye, Haboon, ama Sahal magaca fanaankaa i xasuusin karo si loo helo.
Waxan u maleeyaa inuu ahaa Abdi Bawbaw the best blues singer in Djibouti.
Ciddii idiin joojisaba..
isaq boy, ma saacadii tirtirfashada aad ku kufi jirtaa gaadhay saaxiib. Sidaad u hagaagsan tahay uunbaad mar silbataaye. Jamac hadalka haka dhigin ee cidaad u jeedo cadayso habar yahay.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Marunbaa.
Aduu nin jiraad tahay sxb.
Viva Somaliland
Isaaq boy………waan liicay ee wali ma dhicin, saxiib…..mana dhacayo, midnimada somaliana maaha wax ku baabaysa khalad uu qof mar sameeyey lakiin waxaan kuu qirayaa inuu dhawac soo gaadhay midnimadii somalia, mana ah markii u horaysay ee uu dhaawac soo gaadho, mana noqonayso markii u dambaysay, ee adigu blues ka ha iga xaasidena hadaad hees fiican oo guuxa taqaan ii dalbo, markaa kadina igu tirtirfo haddii aad doonto……kkkkkkk
Thanks Marunbaa..
kkkkkk Timacade.
50 kaad jirtayba waad calaaclaysay uun ee cuudka cumar dhuuli iska dhig niyow loool
Isaaq Boy……..anigu waxan arkay maantadaa reer woqooyi badan oo isaaq ah oo aan isku shidno oo secessionist ah oo laftirkoodu liqi waayey ficilkan….kkkkkMarkaa waxan xitaa secessionist kii ay liqi kari waayeeni caadi maaha……kkkkk
Timacade.
kkkkkk Waayee intaad laydhka naaqusto ood daasad Coca Cola ah is hor dhigto iska dhagayso Sam Cook iyo Mississippi Fred McDowell iyo Memphis Minnie. loooool
Hakuu macaanaado calaacalku.
Waan ka dhacayaa ee habeen wanaagsan.
timacade inader sida wadankeena u shaqaynayo baa sidaa noqday for now 4,5 intuu jiro sidaas baa wadanka lagu wadayaa ilaa wax is badalan ,ilaa inta somalia qabiilka wax ku qaybsanayso, waa tabtaa bay inoo ahanaysaa. waxba hada for now kama badali karno maybe in 4years inay wax is badalan lakiin waxa ila haboon in loo duceeyo bilow sidan wax ku hagagan inader dowlad xun waxay dhanta dowlad la’aan,hada uun in an ka fikirno maaha waa in laga fikiraa 50 years from now in dhalinta soo kacaysa wax wadanka ka badalan baa laga yaaba lakiin hada siday tahay hadii wax walba loo macuurado hebel baa wax la laga dhigay dee waxba inoo hagaagi mayan waa fikirka laga koraa armuu hebelkan xukunka looo dhiibay ka fiican yahay ku reer kale ah hadii kursiga lagu fadhiisin laha ,let us just try him before aan ku mucaradayno,,guul isha allah
Salaan sare akhyaarta Hiildan beryahan waan kala baadnay waanse fiicnay intiina i tabtay,kkkk.Hanbalyaan leeyay raa,iisal wasaaraha cusub inayse beesha Daarood leedahay kursigaas waan sii ogaa waana sida imika wax loo qaybsho nin dooniyo nin diidaba,anse dhawro isbadalkay keenaan.
awdal iyo midnimo maxaa kalahaysta awdal iyo wasiir xamar laga siiyo maxaa kala haysta gadoon iyo sland maxaa kalahaysta mustafe iyo snm nacayb jacayl maxaa kalahaysta timacade iyo samater ladoonka raisaalwasere maxalahaysta godan taarikhda ugaaska maxaa kalahayta talmaan ,,,marunbaaa ,, darbisamaroon isaaqboy viva ayayn idinleeyahay jsland hajirto
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk halaydulqaato meesha waan kucusba heeeeeee
Gudoon…….inadeer, anigu intaan noola dee somaliweyn iyo midnimo somaliyeed ayaanraadinayey. Meel kastana waan u gali raadinteeda, si kastana waan ugu dulqaadan, whether uu gadbursi wasiir ku leeyahay iyo whether ayna wasiir ku lahayna. Lakiin one thing aanan qofna ka qaadanaynini waa in codition la galiyo citizenship kayga. Ereyga ah in ay qolo seddexda kursi ee wadanka u sareerya u xidhanyihiin ay hirgalinka firkirkaasi waa qayra sharci, qof somalinimo fahamsanina maaha inuu aqbalo. Waa “preferential treatment” uu ninkii constitutionka wadanka inuu difaaco ay ahaydi higalinayo. Political dispensation ilaahay uuni kaa qaadi karo ayuu ninkan ka qaaday section somalida ah. 1/2 citizen wax la yidhaadi ma jirto, you are either a full citizen with full acces to all of the availabe positions in somalia or no citizen at all. This 4.5 idea doesnot say qolo ayaa meeli u xidhantahay, ee waa sida tiro ahaan loo helayo kuraasta wadanka. Marka uu nin hawiye ahi uu madaweyne noqdo, ee uu nin raxanweyn ahi uu noqodo parlientary speaker, ee uu nin beesha shanaad ahi noqdo vice parliamentary speaker, dee waxa kaliya ee soo haday waa kursigii prime minister ka dee kursigaasi dir iyo darood ayuu ka dhexeeyaa, but to say that this seat belongsto Darood is the ultimate disfanchisement of my citizenship and i should never accept that and neither should you.
I do not have to go to Mogadisho to be somaliweyn, anigoo borama jooga ayaan ahaanyaa somaliweyn. Haddii la waayo cid midnimo somaliyeed raadinaysa so be it, bal waa cid gaara ee wax u weyda.
Timacade, saaxiib tan iyo intii ilaah somali abuuray aduu jiritaankeeda maxaad ku lahayd. Intii somali soo jirtay waxaad ka wayday waxan hubaa in aanad saadaalin karin helideeda. Ani asal kaygu beeralaybuu ka soo jeeday awawgayna aabahay wuxuu kaga tagay. Waxaaga xaslo wixii ku soo biirana wax ku darso waxaad dumisteeda saadaalinkartana waxaaga kala bax. Xamar iyo xaaraan cunkeeda inaga reeb saaxiib oo aan ka fikirno sidaan saylac iyo lughaya ugu xidhi lahayn dawladaas jaarka ah ee xeebla aantu hayso. Awbare iyo goroyo cawl xadka u dhaxeeya fur, dharwanaaje daba dhadhiye xadka u dhaxeeya fur, ka wajaale sii xooji oo bar iyo buur wixii ka soo baxaba umadaada horow markeeda ku dadaal maxaa kismayo muus laga cuno xamar wayn kaaga xidhan saaxiib. Samatar hit the wall and how many times did I sincerely said so. I used to travel where ever that old man is going to speak at but from now on, it seems I may not differentiate from Muuse Suudi Yeloxow’s none sense talk.
Marubaa…… Saxiib this is not about samater or myself, it is about the ownership of one,s political destiny. I own my political franchise, it is not dispensed by Xasan sheikh or silaanyo or any one else. My basic right are enshrined in my citizenship code. It say that “timacade as a citizen of the Federal republic of somalia should be able to run for any political offfice as long as he fulfills the requirement for that position”. There is no place in the somali constitution where it says ” only darood can apply for the office of prime minister”.
Dhinaca kale ee inaan ka qayb qaato dhismaha dhulkayga, dee anigu weli golaha iskuma sharxin, lakiin aad baan ugu jiraa hawlaha gobolka awdal laga qabto. In fact, hawlo badan oo aan anigu personally ka fuliyey gobolka ayaa jira.
Aragtidayda somaliland horaan uga sheekaysanay oo dee anigu waan ka dhashay somaliland, lakiin dadka somaliland degani monlithic maaha, qofba waxbuu rumaysanyahay. Aigu waxan rumaysanahay in dadka somaliland ku nool ay dani ugu jirti siyaasad ahaan inay wax la wadaaagaan walaalahooda somaliyeed. Dee aragtidaa aan qabo ma bedelayso, qof aan siyaasadiisa naco ama aan u arko qalad. Sida aanay aragtidaada somalilander nimada ah aanay u bedelayn gef uu maalin sameeyo siilanyo.
Anigu just because aragtida somaliweyn baan aaminsanahay maaha macnaheedu waan ka guuray dhulkii aan ka imid. Far from it. I am actually very close to awdal and its inhabitants.
Aniga iyo intayada reer woqooyiga ah ee rumaysan somaliweyn,mwaxaan rumaysanahay inaanay somalia kala go,ayn, markaa dee waa inaad meeshii siyaasadeedii ka muuqataa. Maanta sababta preference ka loo siinayo darood waxa weeyi maqnaashaha ay reer woqooyigu ka maqanyihiin siyaasada somalia. Adigu waxad u aragtaa inaad permenantly u maqantahay oo aad wadan tahay aniguna waxaan hubaa in siyaasasdii reer woqooyiga wixii ka hadhay aan gaadh ka hayo si barrito marka uu mashruuca aad ku jirtaa dhamaado aad u hesho meel aad wax ka bilowdo….waaba intaa.
Timacade, it seems both of us are sincere about our gut believes and I personally appreciate the way you articulated your political opinion. However, as much as you believe in greater Somalia, one has to come to terms and accept the undeniable truth. Somalis love each other in short terms only and it has never been our tradition to nurture each other in our history. Therefore, when there has never been unity in our history, one will soon run into a wall and waste time and energy looking for it. Somalis embrace only one essence and that is tribalism and as much as I respect your political choice, I still enjoy to believe that northern unionist will lose their wing feathers when they are still hovering ten thousand feet above Mugadishu Villa. Waxaad caano Maandeeq ka soo maasho, Timacadoow iska hayso saaxiib anuu sac hareeraha cadbaan Holand ka soo iibsanayaaye. Waan kusalamay waanad ku mahadsantahay tusaale haaga qaaliga ah.
OMG meesha maxaa ka dhacay lolz!. kkkkkkkkkkkkk War waad salamantihiin………..! Kooxdan dhalinHabaabis qaydka ku xambarsaniyeey haday bahashu dusha iniga cuntay xitaa waxad u dhigi la dihiini waa cabsi aad ka qabtaan kuwaa Konfureed lakiin dee felty negers waxan idin leeyahay waxba isma dhaano muuse suudi kasoo qaada Faysal Waraabe. Waa labo dugaag!. Yalaxoow waxa loola jeedo hadan inii fasiro waad qoslaysaan gebigiin………!.
kkkkkkkkkkkk
Timacade
4.5 kkkkk waa yasmo iska cad oo la yasaayo cidaan ahayn Hawiye iyo Daarood waa munaafaqad ay samaysteen doqmo rag is mooday oo doonaaya inay wax kasta oo ah dhaqaalaha wadanka ku boobaan 4.5 wuu is sharciyaysay oo hunguriweun doonaayana inay kuraasta wasiirada ,Parlamanka,deeqaha lagu caawiyo wadanka , deeqaha wax barasho,saraakiisha ciidanka iyo dhamaan waxii dhaqaaqa in loo adeegsado 4.5 si dadka kale ee Somaliyeed loo yaso weeyaan sababta loo samaystay waxaana ku heshiiyay kaliya Hawiye iyo Daarood oo samatstay labadaasi Number wana gaf laga galay shacabka Somaliyeed ee ay arintasi khusayso, Anaga Reer Awdal ahaan nama khusayso waxasi ah afar iyo badh waxnaga galay ma jirto reer Awdal baa nala yidhaa dhul iyo dad fiican oo shafar leh ayaan ka dhashay dhulkayguna wuu igu filanyahay waxba u doonan maayo Walaweynta ayagu ha ku heshiiyeen.
Nin ku yidhi sinaan mayno ,Adna Buri Saraytiisa Sadka waad wadaagtane,Ma sagaashan baa tiisu….?
Nin aqoonyahan Reer Awdal ah baad tahay Timacade ee maxaa keenay inaad ilaa waligaa ka daba oydo Walaweynta….? Sxb dhulbaad leedahay la yidhaa Awdal oo istraateeji ah sadex wadan xaduud la leh,Ma jiro gobol la mid ah gobolkaaga dhaqeele iyo bad iyo bariba waan buuxnaa.
Hawiye iyo Daarood markuu nin noqday Madaxweyne kii kalena noqday Raisal wasaare dee halkaa maxaa kaaga cad , kkkkk adba waad garan waxa lagu yidhi,Nin weyna farta waawayn ayaa wax loogu sheegaa,Somalida ayaa ku maah maahda nin weyn tag lama yidhaa ee waxuu ku tago ayaa la tusaa,maah maah kale ayaa ahayd,
Ninka aan quusan isagaa quus ah……..Markaa sxb Welcome back to your native Samaroon, Anuu waxaan ku odhan lahaa Samatar waa oday sxbkaa ah ee u aqli celi si uu dhulkiisa Awdal wax uga qabto oo uga faaiideeyo tacliinta uu bartay iyo aqoonta uuna iskasoo xaadiriyo Camuun Univertsity iyo Eelo American University si inta aanu dhiman uu dadkiisa wax u baro waa loo baahanyahay ninkaas ilaahay jeclaysiiyay Walalweyn iyo Majeerteen waan garan waayay sababta uu u nacaayo dhulkiisa hooyo ee Awdal wuu qaldanyahay adiga iyo isaguba ee hadaad dhulkiina usoo noqon waydaan dameer bakhtiyay kama duwanaan doontaan mustaqbalka hadaad kusii adkaysataan inaad dad aydaan is aqoon kusii dabo dhaganaataan oo aad yastaan goobolkiina idinkana waa la idin yasi doonaa sidaa ku dhacday Samatar sanadka ayaa kaaga markhaati ah, Timadeoow isha kala Cali ka laad laada waad arkaysaa ee dhulkkaaga nabsigiisa ayaa ku haysta.
Somalieyn haday xataa ii ogolayn kursi mida aan ku racaaya waxay tahay dee waa nin iga dheer oo dhib ku qabi maayo kumana qabi jirin xataa hadaan odhan jiray subeer ii dalacsii…ee kani dad iigu dhaw ee 21 sanadood inshi-da aan hayay ee dhib aan dhamaad lahayn igu haya ka warama ?
i liqiyo yaxaas anaa libta siyayeey cakuye ….
Anuu halmid kaliya ayaan ku Hambalyaynayaa madaxda Somaliyeed, Waa A-SHABAAB oo laga adkaaday inta kalese waa arin u taala reer koonfureed anaga nama khusayso waxay dhisteen iyo waxay magacawdeen ba iyo waxa wasiirada ay soo dhisi doonaan ma aha wax aan anigu sugaayo bas kaliya Hambalyo ayaan leehay inay kaga takhaluseen Alshabaab.
Gabaygan oo la yidhaa ”Digasho” ayaan hawada u marinayaa.
1-Dubbihii kudhacay ina Aways shabaab dabar go,ood weeye.
Inay kala didaan iyo inay kala dudaan weeye
In dhexdooda dagaal uu kadhoocoo la,isdilaa weeye
2- In dacaayad laysku furoo la is dagaa weeye
ninkii loo danleeyahay inuu diinta nacay weeye
dabadeedna dabin loodhigoo dalaq lasiin weeye
3-Ninkii diida amarkooda oo ladaldalaa weeye
dacwad beenohoo lagu ridiyo daalimnimo weeye
dunidoo ladhaafshiyo asagoo ladulmiyaa weeye
4- Dib in laysku wada laayo oo lays dardaro weeye
hadba kooxdii dantu aygashoo loo duurxulo weeye
dam in layska siiyoo misana lays dafiro weeye
5- Raggii laga dambayn jiray maroo lagu digtaa weeye
dabkoo layska dhigo oo misana lays daniyo weeye
ninkii door ahaan jiray kolkaan dumar sidii weeye
6-Shacabkoo dabkoodii qaatoo duulan bixin weeye
gumaysigoo ladiidiyo dagaal looguntado weeye
dawladnimoo laqaatiyo nabad lagu degaa weeye
7- Shabaaboo la dabarjaroo dalkana lagadhacshaa weeye
dhalinyaraday duufsadeeno looga digo weeye
wiilashiiyoo dantoodii gartoo cafis dalbaa weeye
8-Dacatiga raggii gaysan jiroo la daldalaa weeye
nimankii wajiga duuban jiroo laga dafaa weeye
xaqay duudsiyeen waahoroon dabagalnaa weeye
9- Ajanabiga doorada lohoo lagu digtaa weeye
dalka malihid oo lagu dhohoo looga digo weeye
danabkii rasaastoo kolkaas lagu duqayn weeye
10- In godane dacaygii lasuro lagu dirqaa weeye
dadkoo laga kaxaystiyo inuu damagsadaa weeye
dalka oo ladhaafshiyo asagoo duurka gala weeye
12- Dabinkii mansuur loodhiguu dalaq yiraa weeye
dadkii uu kasoo jeedayoo dabadhigtaa weeye
xaqii uu kaduudsinahayoo laga dalbaa weeye
13-Dacwad kale ninkaan oranayaa daahir aways weeye
haddii uu nin door bari ahaa maanta dumar weeye
duunyo kale hajoogtee duqii dacas la,aan weeye
14-Hubka wiilashii ka daadsaday inay dabaaldageen weeye
dantoodii markii ay heleen inay dabreen weeye
usaguna dulqaad umalehee inuu dudaa weeye
15- Duqu waa uu daalaye inuu xabsi dagaa weeye
dadku inuu karaystoo nacaw uga dambayn weeye
saaxiibkiisii dayrada ahaa inay darsaan weeye
16-Inay gaajo dubatoo kolkaas loo dawaro weeye
dirham inay waayaan iyo inay daqaqamaan weeye
waagii dillaacoo ilmadu dililiqlayn weeye
17-Ruuxii dakana qaba dadkiyo duunyadaa garane
dalka kuma uu noolaankaroo waala dilayaaye
wajigoo uu duubtiyo inuu dirac gashtaa weeye
18-Talo walaalki diidyaye inuu duufka cunaa weeye
waa uu dulloobaye inuu daaco umal weeye
in ciyaalku dabayaaco oy dayooy dhahaan weeye
19- Tolkiisii isdaayee inuu duurgalyahay weeye
diintii daba marteeyaye inuu daalim yahay weeye
Aakhirana naartii inuu dalaq yiraa weeye
Hambalyo madaxda Somalia ee ka adkaaday Alshabaab.
Ha nolaado A. I. Samatar xafidullaah…
anigu wali sidii baan soo dhawoow ku leeyahay
anigu wali sidii baan sacabka kuugu tumayaa…
Deribe waxan ku dhihi lahaa doqon baa tahay runti. Wanigii ku iri haka niikin xaflada DhalinHababis ee is xoree waadse iga diiday!. Maantay ku haystaa reerkani waxbay na tuseen in aay wax iska celin karaan!. Khaatumo in raisulwasare laga dhigo waxa loo gartay markay Dhalinhabaabis dhirbaxo la dheceen oo aay calanka Somaliyeed ka tageen Goboladoodi!. Runta makuu shegaa aad baan iniigu fiirsday cid Somaliyeed ma jirto oo tu kale hoos timaado marka iniga laydinka reebo xitaa gabooye iyo jadheedhku way buu leeyahay free weeye dorashadooduna waa xor cidankooduna meeshay dani ugu jirtay racaan. War bal inigu in aad bahdishaan dadkiina aqoonyahanada mahane maxaa kalood tartaan?. Hadaad intad hadal isku racdaan goorti Dhalinhabaabis gardarada qadcankaa inigula kacday aad bari lehedeen edebta maanta walalkeen Samatar meshuu u lolamaa loo dayn lahaa. Runta hadii leysu sheego Somalia waa dhul dagaal dagaalkuna weli kow iyo labo mma joogo. Nin ciidan iyo hub keensan karo ayaa kursi ga leh. Ileen dalkii difaac buu weli u bahanyahay!. Darood xitaa Dhulbahante walahi askarti la waydiiyo way dhiibayaan waxay doontaba haku qadatee gabdho ba hanoogu soo badshaan gaardinayee heesana daba socdaane. Wixi la waydiiyo waa hoo. Bal Samaroneey xageed kubada u ciyartaan?. Dhalinhababis baa badankiin xaraan idinku qabto marka fadlan tusa wax ragan idin haysta ee waad arki dontaan in. Afartan saano ee soo socdaa laydin abaal mariyo lolz. Hadii kalena baroorta intad naga daysaaan iyo eeda la jooga Qabiilkan ini haysto eed hayinta u tihiin. Aqoonyahanadiinuna nasiibkood koleyba waa loo bahanyahay aqoontooda iyo asluubtooda lakin dad baanay ka dhalan. Walahi hadaay Gabooye yihiina sorry baa loo dareemi lahayoo wax taa dhamaa la siin lahaa. Laakin waaxay ka dhasheen kuwo sidi timaha ariga ka daataa ee yaala xeryaha ariga lagu xareeyo. Xeradeydu waa wada ul ula qaatana maleh!. Waa halxiralihii dhogorta ariga………!. Derbiyoow waxba ha qorin mowduuc aan xisaab leheyne runta ka sheeg naftaada nin aan xinjir cadawgii daadini xil waa ka su’aal uun!. Derbiyoow duluf mahmahdaa ku seexo kuna soo toos.
Heestan waxan u soo xulay inta u niikisa NGO ga Dhalinhabaabis!.
Sorry aqoonyahan Samaroon!
Sorry raisul wasaruhu wa marexaan dhuloos maha. Laakin darood wuu ogolyahay in uu wax iska celiyo taa lays warsan maayo!. lolz
Deeqda caalamka laga helo oo dhan hargaysa, burco iyo berbera ma soo dhaafto miyaa ?
http://www.cadceed.com/2012/10/xeebaha-somaliland-oo-laga-hirgalinaayo-mashruuc-kaluumaysiya-oo-ay-iska-kaashanaayaan-khuburo-danish-ah-iyo-kuwa-kale-dareenka-ku-xeeran.html
waa sallow kalgacalkuyee ana ma ila saratagayeey
waan sahashanayee ma i dhigay sinsaarada
ma samaano badan baan sadaal ku nolaan
ma ila saladaan haa haa haaaaa soojeed ku gadhaa
allahayoow naf saareeya maxaa qoorta ii suurey
allahayoow naf saareeya maxaa qoorta ii dhudhayeey
hanimoofo naago waan haysanaa manshalaah adiga iyo kuwa noocaaga ah lam,asheekaysano lasoco
Burco Man,
Saxiib meesha waad ku cusubtahaye Hannimuufo faraha kala bax.
Waar haweenkan halkan wax ku qora ma xamarbaa laga wada meheriyay maxaa ku dhajiyay koonfur ?
Waxay kuleeyihiin xataa hadii Gadabuursi Kursi laga siin waayo koonfur aan iska raacno dee adeer idinku hadaad u dhaxdeen soomnaliland diid iyo ninman koonfur u dhashay iska raaca oo gadabuursiga ha ceebaynina
Mudaan meeshan akhrisanayay waxbana kuma qoro laakiin somaliland diidka oo dhan waxa ugu caqli badan odaygan Timacade waxa kalana waa afar dumara oo meelkale laga daaro cajiib
Nimankan Isaaq ee badawda ahna waxan leehay adeer markaad aragtaan Islaan Gadabuursi ah oo hawiye ama dhulbahante qabo oo koonfur u barooranaysa inaad gadabuursaa calaacalaya tidhaahdaane waa daciifnimo idinka idinku jirta
Waxanse idin leehay odaygan Siilaanyo ee asaasaqa ah dalka yaanu burburine ka naga qabta
ok hanimoofo maha qof udhashay sland waayo slanderku waxa aydoonan haku hadlaan lakiinma in ay halkan falagado xajiimayasan la sooga sho qolkan isaaqaa lagurifaa iyo ciisaha iyada u sheeg uboos ugama banana
aniga ahanimoofo waxa ay ilasimantahay ethiotopia kanya ama jabuuti waa khalad in ay aflagadayso umad aan ogayn meel ay ka soojeedo waana dameer aan saranahay dhuusadiisu maxay iga tari
adunka waxan ugunaceba hay calaankaa buluuga ah halan xataa markaan soogalo lagamayaabo in ay idha haygu qabtaan dadka qaarna waxaabay doonayaan in ay noo keenaan sland way kala war laadahay
Burcoman calanka buluuga hadaad necebtahay waa ka HiilDan kor uugu sawiran…maanta webkiibaaba bluluug laga dhigay…malaha hadaad karaysid cirka iyo badaba waad ranjiyeyn lahayd…buuhoodle calanka buluuga ah ayaa ka taagaan…
vivaaa calanka buluuga
Bal eeg calankii iyo cirkii siday iskugu eeg yihiin masha allaah
Timacade
ruwayadaa daawo ila Part 5 ayay leedahay…markaad wakhti
heshid
Thanks Haboon waan daawan……Halgankaaga halkaagana halkaa ka wad. Iniga iyo nimankan isaaq ee calanka ma arki karno lihi meel uunbaan u wada soconaa….waana somalia weyn……kkkkk. Biya meel godan bay isugu ururaan. Lakiin dee siyaasad qof waa laga biyo diidi karaa, anigana xaalkaygu waaba intaa, oo Xasan Sheeikh guul baan u rabay, lakiin malaha khibrad yarida daraadeed ayuu khalad aad u liita sameeyey. Anyhow, waxaan rajaynayaa inuu isa saxo for the sake of Somalinimo, hadduu isa sixi waayana, dee umad oo dhan baaba ku kacsan oo waa laga eryi shaqada yar ee loo dhiibtay.
reerkan tolkeen ee Isaaq, waa experiment waxa ay wadaani oo iyaguba ma hubaan meel loo socdo……kkkkkkkk.
haboon dumar baad kata hoo waxba dunida kama ogid kaas adigoo arkaya ayaan gayiga sland aan kada jiyay waxba calaacal tarimaayo sbx timacada reer kaa aad sheegtay xoriyo gobonimo ayay sland kasameeyeen waa hadii aadtahay qof aqoon leh meel gudabiirsi kamuuqdo sland baajirta waxba kudaafad buluuga ha u hanqal taagin waad ogtahay dhibta kadahalnkarta hadii aad iskudaydo in aad khal khal galiso qaranimada sland
hada waxa aad sicad udafirteen xasuuqii beesha isaaq loogaystay taas oo aydaan alaankaa raligalin kabixin waxa ayna gali doontaa diiwanka taariikhda adinkoo sicad udawan jiray burburkaa jaarkiina lagu hayay oo raxo ku jiray markaas ma ogidin waxa sland loo soomaray waagartiin inaad somaliwayn u han qaltaagtaan mana aynaa xisaabtamin lakiin hada idin kaaba soo bilaabaya nin waliba waxii uguday iyo wixii galay tariikhada ayay kutalaa kolay waa lakalabaxayaa ciyaartana dawanaa nin kii baan dheeya eegnaa
Burco man sxb xabaalaha aad foqaysaan waa waajib nasaaran inan runta ka sheegno inay xaarantahay xabalaha lagu meeraysto hadad joojin waydo kibirka aad wado iyo cunsuriyada wax ka daran baa dhici
Burco, Somaliland waan wada leenahay, hadii sidaan doonano ay noqon waydana dee hargaysa iyo boramana inay kala gu i karaan madaxa gali sobobtoo ah waxaad xaq u leedahay ana doonidayda waan kusalayn karaa. Xasuuqa aad sheegay sana qasab maaha in aan aqiinsado igumana qasbi kartid balse aragtidayda ayaan ku kalsoonahay oo beenta iyo runta ii kala saarta. Waxan jeclahay in rag muda karihi tobigaas aad ku soo celcelinayso kaaga jawaabeen. Waxad i xasuusisay gabadh xiliyadii dagaaladu socdeen Djibouti noo shaqayn jirtay oo kula dagaalantay gabadh kale oo magaceeda xarafka u horeeya kab dacas ah ku calaamadaysay. Niyohow aragtidaada yara durki oo yayna meel kaa qabsan. They said, one man’s garbage is another man’s gold. Burco horta gabadhaas Hanimuufo college keeda ka soo qalin jabi.
Burcoman malaha dumarkiina maahe kuwa reeraha kale wax ma oga miyaa ?
Horta yoomal qiyaamaha ma rumaysan tahay ? kitaaka qur’aankase ma rumaysan tahay ? haday haa tahay sow adiguba dulmi maa diidin dee ana waan kaa diiday…..
Hadii aad xaqiiqsan tahay inay snm awdal xaasuuqday ana waan kuu qiri inay dawladii somaliya ku xaasuuqday…cadaaladna la kaala…..hadii kale igala tag wareerka… wax kaleba iskuma hayno…
Hadaadse intaba rumaysnayn…..adaan dunidaba wax ka ogay inuu isbadil ka jiro….ninwaloo is waalaba hadaan wad qaadin sdii Meles….. ama ka cararin sidii Ben Ali….wuxuu ku danbayn sidii Qadafi oo hog baa loogu tagi…wakhtiga ayaa idiin cusub iska dheela sidii Bagbo ku heesa “devant c’est maïs” dadkana cunqabataynta ku haya iyo caga juglaynta….
ku raaxayso video-yada ku soo xulay…daawasho wacan
mid ka mid ah guriyihii iyo xoolihii u ka cararay Ben Ali
waa kan Bagbo oo ku dheelaaya xoolihii umada
sidana wuu ku danbeeyay oo Den Hag baa loo diray
No Justice….No Peace….
My Way or the Highway hadii sidaan rabo la yeelin abahaan dadka la durmari oo dagaalaa dhici kkkkkkkkkk. Inkastoon anigu odhan lahaa cadaalada Siyaasada gooni ugoosadka ah. Intaad Soomaaliid nagu wareeriseen bal halceel kasoo qaata.
Halkan ka akhriso cadaalad xumada BEESHA ISAAQ sida uu wasiirka macdantu u qaybiyay ceelashii Kuwait qoday.
1. Damerabob Allaybaday M/jeex Sacad/ISAAQ
2. Salaxay. Salaxlay Maroodijeex C/gale/ISAAQ
3. Karin Berbera Berbera Saaxil H/jeclo/ISAAQ
4. Boodhlay Burco Togdheer H/jeclo/ISAAQ
5. Qoryale. Burco Togdheer H/jeclo/ISAAQ
6. Qabri-huluul. Ceel-afwayn Sanaag H/jeclo/ISAAQ
7. Dhaqoshay Burco Togdheer H/jeclo/ISAAQ
8. Bali-dhiig. Burco Togdheer H/jeclo/ISAAQ
9. Qoor-dheere Bariga Burco Togdheer H/jeclo/ISAAQ
10. Garadaag. Gar’adag Sanaag H/jeclo/ISAAQ
11. Lanqciye C/gaabo Sanaag H/Y/ISAAQ
12. Jamicaad canaashe Burco T/dheer H/Y/ISAAQ
13. Badhan. Badhan Sanaag W/geli Lama bilaabin
14. Widhwiidh Dh/hante Lama bilaabin
15. Baki Baki Awdal/Mohamed Case /Samaroon
haboon hadii aad haysaan xasuuq snm kagaysatay awdal oo cadaan ah walal haqarin cadayn buuxda keen waa qasb in maxkamad la sootago meel uu kubaxdana ma joogo lakiin dee nin qorisita hadii ay jabhad iska hor yimadan taas adiguba waad garan cadaladana waan ubahnahay reer awdal maha dad indhala adigu ha isqiimaridin hargaysa marka aad cadkaaga kadhacsanwaydo walahay in aanda walawayn waxba kaqadayn MARUNBAA sxb waxatahay qof waaya arag aha hadii wax iga dhacaan ha ilayaabiin mashan waxan arkaa garbkii labaad ee sland kutagnayd oo xamar u han qaltagay markas baan ana qoriga cabaysanayakkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sxb wali waynu haysana dad shacabka sland mideeya wayo waxa aynuleenahay suldaano iyo guuri hadii ay dadka kalaturxaan bixin wayaan magaranayo meesha ay sheekadu kudan baynayso lakiin shaqsi iskahadla mooyaane reer awdal in ay sland kadulatalaba sanayaan ma aaminsani midnimo iyo is afgarad baan inoo rajaynayaa iyo tashuushka inagu jiraa in ilahay ianaga saroo amiin
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk haboon walal anigu siyaad bare ma ihi adigaa kutaageersana markii uu umada somaliyeed baabi inayay koonfur iyo waqooyin hadal kugu soo noqn doona haridin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk caawa waad iga qoslisay waxa howshani kuu eekayd markii dhiiga umada laqubaayay in aad sidan samayso gbagbo binu cali qadafi xusni mubarig siyaad bare dhaman waa gacan ku dhiiglayaal lakiin adiga mafahmin waxad uga jeedo tan sland way kaduwantahay akhaldamin my sister kkkkkkkkkkkkkk cawa qosol .com
hani moofo iyada waan buu fiyaa sida kaneecad waayo xadkeedii way ka soo gudubtay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk igudaaya garabna hasiinina kkkkkk sida kaneecada ayaan sunjiir u soo iibinayaaaaaaaaa
siduu jagada leeyahay
isasoo jujuubee
waxay talaba joogtaa…..
halkaa ka wada barbaartii awdaleey….masha allaah
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Talisyahow Wareersani War Li’daa,Imaaciil Calooloow Warli’daa, Waa La isku Haystaa Waxii Madaxda Kaa Dhigay
waa laogyahay in dadka meesha isuguyimi aanay ahayn reer awadal belse ay yihiin dad qaadkii iyo xashiikii holand iib san kariwayay oo uu sirkhaan daahir calwsow soo ururiyay reer awadal waadad sharaf iyo karamaleh wayna kabaladhan yihiin afar meel isugu timada viva awdal sland
Haboon…Waan Daawaday ruwayaddii waanan fahmay waxa aad u jeeday. thanks
Timacade adaa mudan inaadeer…caqli fayoow allaah ha kuu daay…amiin
Burcoman
Qosol munaafaqadeysan iga dheh…dee sidaa way u qosli jireen siyad bare iyo qaar kalo badan…maxayse halkayse ku danbeeyeen…
Rira bien qui rira le dernier
He who laughs last laughs longest
Ana markay ii gaadho qosli maaye waxaan ku heesi doona insha allah :
Allaah weyn ninkii aamina awood leh…
Dadkan aad caayeysid ee reer holland huuno guryay u hodaane makanisado ma jiifsadaan…
Hadal culus ayaa ka hadhay marxuunkii Marshale allaah ha u naxariistee…amiin
Ninkii beeso ku faanayo dheh barakacyaasha ha siiyo….
shariif waa loo hoos gashay….isna wuu iska qoslayaa nacasnimadiisa…haahaahaahaa…
Madaaxda xoolaha umada ku naaxday xisaabaa idin danbaysa…
Samaroonka waxaan kula talin lahaa inay iska dhaafaan siyaasada koonfurta oo ay gobolkooda ka fekeraan kaliya Muqdisho iyo magaalooyin ka kaleba waxaad boodhka jaftaan dhulkiina reer kastaaba dhulkiisa ayuu ku taamayaa Somali dhamaan ninna dhul kale uma hanqaltaagaayo.
Darbi huuno anigu waxaan qaba horta fikir midaysan iyo talo midaysan aan yeelano maxaa inooga gidhiisha somaliya iyo sld teeniiba wali u dab laanahay….
ana ya’l yoom je m’en fou,
kii cereft’l yoom kulishii festee
kulishi kedab kulishii faut, quuli ween la vérité ?
moi aujourd’hui je men fou
car je sais qu’aujourd’hui tout est faux
tout est mensonge, tout est faux
dis moi, où est la vérité ?
Ama noqo gashaanti ama noqo Single mother ama noqo Nurse ama noqo Hog Owner ama noqo waxa aad doontid 1991 ilaa hadda Somaliland waa dawlad.Madaxweynahana welcome baan leeyahay,because waxa uu si hoose ula shaqeeyaa Somaliland,Waanan ku taageersanahay,laakiin Somaliland baan ka go’ayaa ,oo Somalia ayaan raacayaa!What a crap.Ma M16 baad magaalooyinka kaaga horeeya Xamar aad ku dhaafaysaa.Dad qurbaha joogay 30 sano oo aan u bixiyey”Keyboard Warrior” waa lala wadayaa riyo maalmeedka ay ku jiraan.
Tallman, waan ku salamay saaxiib balse dedaalkii xeebtu markuu bilawday, waadigaa arkaya in ninkii Hiildaana somali wayn noqday. Dadkan reer boorama, biyaha wabigii walawayntaa lagu anqariyaan um maleeyaa. Ninkastaa somaliwayn dantooduu ugu jiraaye kuwan waxa hamigii garashada ka qaadaan garan waayey. Bal ogaadeen u fiirso, shalay qaxooti somali noqday bay ahaayeen maanta waa halgamayaasha Jigjigaad, Majeerteen eeg, isaaq eeg, dhulbahante eeg, hawiye u fiirso dhamaan hadii ay doonistooda noqon waydo somali nimo waala laalaa. Reer samaroonbay noqotay, in dhagta wax loogu sheegay ku fiican yahiin balse cidii wax kale u sheegi lahayd baa laysku hayaa.
Mustafe, ceelasha aad soo bandhigtay nin laa u doobshay. Ninku yidhi sinaan mayno adna diid sarayn tiisa. Hanbalyo horowmarka deegaanadaa ceelasha loo qoday. Taladaadu aan cadhoonoo calal kii yaraa ee aan hoosta ku qarsan jirnay anla yaacno miyaa, mise talo ka fiican baad haysaa.
Burcoman, Siyaad bare tacadigii uu gaystay reer Awdal eed kuma lahayn waxanan kuu ogahay may dhicin nin dagaal lagu qabtay ama magan galyo ah oo inta samaroon gacanta ku dhigay la dilay, balse samaroon shiciba oo inta guryahoodii loogu dhacay iyakoon waxba galabsan magaca lagu laayey way jireen, Masaakiin la qaxday oo walaalahood ahaa oo duhur cad inta aad iskugu soo baxdeen aad dil ku xukun teeana way idiinku jirtaa taariikhda waxanse kuu hubaa in aanu aqligaagu kuu saamaxayn xitaa in waxaan kuu sheegayo isa su’aalo. Let us talk about the truth. I don’t cry those who voluntarily took the guns and decided to shoot either side of the fence but i’m talking about innocent people in a desperate situation who paid their dear life just because of not crimes they commuted but because of their tribe.
Waar in badan baan maqnaaye, bal noo warama, xaalku ma halkan buu mayarayaa….timo-caddee waa sidee , ma hoos baad u dhacdey, halkii aad ceelka ka shubi jiretay maxa iska bedelay….
Mujaahid.. waa sidee sawtii aan ogaa in aan hadal lagu hoos marin jirin, dhan kay wax u socdaan, gabdhuhu wey soo jeedaane maxaa idin seexshay………
Wiilashan Iidoor af dhogor baan sheegi, gabdhaha yaan la af lagaadayn, netkanna si wacan ula dhaqma, waxbaa la xaaqaydii reer bani-israaiil, ilaa yoomulqiyaamaha la soo yuurara….halkaad ku aragteen nin wax dilaya oo le yaan il
Doctor Bakhadle bal soo dhawaw xaalku meel fiican buu marayaaye,
Waan dhawahay saxiib.. sidaa ugama maqni ee dushaan ka joogaa , ma rabin in aan wax ku darsado ee waa la iga keenay, in aan dad dambi ayna lahayn aan saarona ma rabo, laakiin, geeltoosiyahan soo galay netka baa iga fajiciyey iyo siday dhalintu uga maageen….
Gabdhan tallmoon na waxaan idhi aflagaado ma geyaan habluhu ee dib iskugu noqo, haddii kale umulodoox baa soo geli nelka, dabeedna afkaad ka waaxi, haddii aan ku arko mar dambe adoo aflagaadeynaya hablaaha….
waa mudho inoo baxay,way kula dhalatay, wey ku dhashay, waa dhaadhidey, waad u dhaxdey… mar sideedaba ma gayaan hadal xun. marwooyinku…..la soco waa iga dardaaran, hadhaw buu odhan…….
Mr.ma Runbaa , sxb ama Hiildan ha noqdo Somaliweyn , waxa aad ka hadlaysaa ayaan u malaynayaa backgroundka webpagekiisa oo uu u ekaysiiyey calanka somalia ee anuu waxaaban odhan lahaa calanka caadiga ah e Somalia ka dhig backgroundka adoo baryaya Majeerteen, iska daa Daarood eh Hiildan kuma dhaco in uu la hadlo nin qabiil yar oo daarooda. waxa uu aaminsanyahay in uu yahay minority.Taas marka aan ka nimaadno Burco Boy calaacalkan maalaayacniga ah iska daa oo sida Isaaq Boy u kaftan, markasta si siloon baad u hadlaysaaye, ka baro hadalka Isaaq boy,Galbeedi and Carraale.back to Darbi Samaroon, aan in yar ku xasuusiyo dagaaladii Somalia.waa 21 years.21 years waa sheeko dhex mari karta Tallman iyo inan uu jeclaan doono, sheekadana waa fiction.Inanta qabiilkeeda waa Odaxgob.Tallman:Haa walaal magacaygu waa tallman , dee waxaan ahey ninkaa dheer ee dhalinyarada ah, ilmaabtina waan nahay ee ma is baranaa?
Ismahaan:Walaal anuu hadaan Djibouti ka soo xagaa baxey, markaas waxa la sheegayayey in inamo Reer Geedi ah, lagala degay baabuur ka baxey Diredawa oo u socday, Djibouti markaa ma doonayo inaan hadda guursado inan gadaguursi ah ee nabadeey.
Tallman: Well,huuno anba waxa i dhaley Mamaasan, markaas dhib malaha waana la is dilaa ee Canadana waan u socdaa ee ma kaa kaxeeyaa tamaandhada aad ku iibinayso “Xaafad Ciise”?
Ismahaan:Haa huuno, heey hadmaad ii sheegtay in aad
Canada ku socoto?
Tallman:Dhib malaha, ee hadda diyaar ma tahay?
Ismahaan:haa Huuno diyaar iyo nus adna, ee yaad ka tahay Gadaguursi?
Tallman:Maxad Case ayaan ahey ee ii gee reerka.
Ismahaan;Aabo inankan baa I guursanaya waana inan Samaroon Siciida.
Dharaar:(Aaabaha inanta) War Tallman wey dhamaatay adna, waan ku siiyey adeer.
Tallman:mahadsanid Mr.Dharaar, Tallman waxa uu bixiyey
gabaatigii inanta iyo meherkii oo ahaa 300,000Dj Franc, waxa
ay u dhashey 4
wiil oo kala ah, Samaroon, Siciid, Ceelaabe and Dugsiiye.
4tii wiil waa ay weynaadeen waxana ay gaadheen 21years old
mar kaliya, waayo waxa ay ahaayeen 4 mataano ah.
21kaas sano, marka ay gaadheen , ayaa waxa ay
dhamaantood guursadeen 4 hablood waxana loo dhalay ciyaal.
Mr.Tallman waxa uu noqday (Grandfather), walina waxa
qurbajoogta Awdal ay ku cataabayaan”Anuu waxa aan
doonayaa Somaliweyn,daarood hay xukumo, xitaa yaanu wasiir i siin,
hawiye hay xukumo yaanu wasiir i siin.
Isaaq waa cadawgayga oo Somaliland waa la igu
gumaystaa, waxaan ahey “Full Somali Citizen” waa in Xaqayga Somalia la i siyaa.
Qabiilka Isaaqa says:Waan u simanahay Somaliland, 1 inch
oo Somaliland ahna ma tagayso Somalia ama ha na siiyaan
President ama yaaney na siin, ama caasimadda Hargeisa
ha ka dhigaan ama yaaney ka dhigin, nin sheeganaya in uu
matalo Somalia cag ma soo dhigi karo Somaliland, qabiilkii
fadhiisanwaayana , tii”Mahamed Ibrahim H Iggal” ku dhigey reero ka mida Isaaqa ayaa u taala.
aan eegno dadka Samaroon ee ku waashey Qurbaha” after
21 years oo ciyaalkii Tallman ay guursadeen walina
Somaliland ay sidii u taagantahay.Digniin ku socota Tuugta
sheegata Samaroon ee qurbaha ku khafiifay.Somaliland
waa kugu khasab, waana kugu sandulle.Ama website
calanka Somalia ku soo xar xaariiq ama sawirka Maxamed
Siad Barre madaxa ka dhunko, waad ku khasbantahay
Somaliland.Hadii Somaliland la khasbayo, mar hore ayaa
lagu sii dayn lahaa ciidanka Amisom ee jooga Somalia.
PS:Sheekadda xagga sare waa sheeko fiction ah waxana
iska leh Mr.Tallman, idinkana sii wata riyadiina Somaliweyn
ilaa inta aad dhabarka ka ciraysanaysaaaaaaaan!:)
May God Bless The Democratic Republic of Somaliland.