Taariikh Nololeed Kooban: Ra’iisal Wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sh. Maxamuud ayaa xulasho muddo dheer qaadatay kaddib, waxuu maata Ra’isal wasaaraha ay Soomaaliya 4-ta sano ee soo socota yeelan dooto uu u doortay Saacdi Faarax Garaad oo intii muddo ahba deganaa ganacsina ku lahaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Taariikh noolaleedka Ra’isal wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo kooban:

  •  Saacid Faarax Garaad wuxuu sanadkii 1958 ku dhashay magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud.
  • Wuxuu sanadkii 1983 ka qalin-jebiyay kuliyadda dhaqaalaha ee jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed ee Gaheyr oo uu ka qaatay shahaadada Bachelor-ka.
  • Sanadihii 1983 ilaa 1985 wuxuu ka shaqeeyay wasaaradihii maaliyadda iyo beeraha oo uu ka ahaa dhaqaaleyahan, isagoo wixii xilligaasi ka dambeeyay u wareegay dhinaca ganacsiga gaarka loo leeyahay.
  • Wuxuu kaloo la shaqeeyay shirkad lagu magacaabi jiray Breton Woods Institutions, isagoo tan iyo 1991 si gaar ah u sameystay shirkadda Shirdon International Ltd oo uu ka ahaa aasaase iyo maamule.
  •  Kaddib burburkii dalka, Saacid wuxuu degay magaalada Nairobi oo uu ka aasaasay shirkadda Shitraco Ltd & Shaam.
  • Saacid wuxuu 20-kii sano ee la soo dhaafay u dhuun daloolay siyaasadda Soomaaliya, waxaana bishii March ee sanadkaan 2012 loo doortay guddoomiyihii ugu horreeyay ee Golaha Rajo (Rajo Forum).
  •   Saacid wuxuu leeyahay afar carruur ah oo ay u dhashay Caasho Xaaji Cilmi oo ah xildhibaanad si weyn looga garanayo Soomaaliya oo in badan ka soo shaqeysay arrimaha horumarinta bulshada.
  • Magacaabiddiisa ayaa timid 25 maalmood kaddib markii Xasan Sheekh Maxamuud loo dhaariyay xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya kaddib markii uu doorasho kaga guuleystay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

——

About these ads

Categories: Warka (News)

38 replies »

  1. Hanbalyaan leehey ninka loo magacaabey jagadan R.Wasaaraha Soomaaliya waxana lagu xisaabin talaabooyinku qaato.

    When Somali people didn’t find negative about the new president they said he should dress-up. Some even said president should wear suit kkkkkk. Then, they insisted the man is too slow since it took him more than 25 days to pick PM. This one has a point and people already worried Somalia new president can have problems down the road if he doesn’t act faster than this. Some issue can’t wait and he should pick the man he wanted within 15 days of his election. Besides, the more people wait him, the more lost time and support. Nefertheless, congratuation for Somalia new PM.

  2. Naagtiisu waa tii shirkii stanbul muranka ka dhalisay kadib markii ay shariif xasan gudoomiyihii hore ee barlamaanka ugu yeedhay SHARIIF SAKIIN taasoo ka cadhaysiisay odayadii digil iyo miriqle.

  3. Naagtiisu waa tii shirkii stanbul muranka ka dhalisay kadib markii ay shariif xasan gudoomiyihii hore ee barlamaanka ugu yeedhay SHARIIF SAKIIN taasoo ka cadhaysiisay odayadii digil iyo miriqle arintaas oo odayadii daaroodna xaal gole fadhi ah halkii ku bixiyeen maadaama ay yaga gabadhu u dhaxday ay tahay sidan filayo.

  4. I meant nevertheless. Wuxuu suudka ku diidey ninku wuxu rabaa inuu sidii khulafadii dalka uxukumo lacagaha iyo casuurta Soomaalida wuu dowri doonaa. Dhibise waxeyka taagan tahey siduu ukala guri doono Kaatimo, Awdal iyo W.Galbeed marka qaybi tiraa anagaa ka wakiila kuwii kale ee R.Woqooyi.

  5. Isla walaweyn uun iga dhe ini kala garan maynee guulaysta adeer anagu reer Awdal baan nahay wax ba nagama galin dawladiina ku heshiiya salaam

  6. Kuluc
    afsoomaaligaagu waa sidee? waha lama wada qaawiyee Haweeneysiidaa ka haboon naagtiisa. Anigu waan daawadeyoo wax dhibaat ah kuma hadlin hadey taas taheye dadkan qabiilku maskaxda ka xasuuqey uunbaa naaneyso siyaasadeed ka dudey

  7. Hambalyo Mudane Saacid: Hawiye iyo Daarood iyo Raxanweyn. Wali dal weyne la yidhaahdo soomaaliya iyo dawlad rasmi ah soomaaliyeed ma dhalan, mana dhawa.

  8. Haye ! aaway Samatarkii aad nagu dawakhiseen….? Ninkaasi saw Galin hore ayuu boorsadiisa ka qaatay Muqdisho ilayn halkaa Dhakoweynaan maayee wuu gartay in aanay Somalinimo wax la yidhaa jirine toloow malaga yaabaa inuu dhulkiisa Awdal yimaado si u inta nafta uga hadhay wax u taro kol uu Ugaaskii ka ducaysto uu dabka ku shiday,…? Koluu tolka intiisa kale isku keeno,…? Koluu Jaamacadaha siiyo seminars wax u tara ardayda iyo da’yarta,….? Koluu koluu koluu…..? mise ilaa hada Wasiir buu sugayaa kkkkk ninba nin la yaabye ana ninkaas ayaan ka yaabay aduunka inta makhluuq ilaahay abuuray.

  9. hiildan
    maxad saluugtay sawdigii u sacab tumayay
    sanqadhii baxdaba sawdigii sare u joogay

  10. Galbeedi,

    Waxan saluugay Soomaaliweyn oo socon wayday, iyo somaliland oo weyd ah.

  11. Ina samatar ama nin kalo reer waqooyi ah ayaan jagadan la rabay waanan ka xumahay in ay xisaabtu si kale u dhacdo.

  12. dee lanta baan iska duuli lahayne dee wali reer galbeedkeenaasi waan saluugsanahay dee wala wayna ina soo gaadhi maysee ma isku tashana kkkkkkkkkkkkkkkk
    looolz

  13. Mustafe

    Saw naagtiisa maaha kkk. Naagtiisu ximin iyi xeebay ka timi hadaan degdeg faisal cali waraabe raali gelin uga bixin yasiduu yasi jiray ximin xeeb ictiraafkii gedo meel kasookaysa fadhiisan maayo inkastoo ra,iisul wasaaruhu qayilo oo aanu lafadhiisan doono lafihii aanu maalmahanba fagaynayna tusi doono si uu ugu quus qaato arimaha somalilanda uu dhexdgexaad uga noqdo.

    Arinta ugu muhiimsan waa in faisal cali waraabe ximin iyo xeeb raali gelin iyo amaan isugu daro siilaanyo dhowr beebee oo ay galmudug la dhacaan usiiyo, naagtu waa aqoonyahan belo ka dhacday yadaana meesha ka talin doonta xidhiidh fiican halala sameeyo yada iyo tolkeedba.

  14. kuluc
    caawa waa sidee inader kor u rid bahasha sawdiga soo yara foorariyay maaha

  15. Axmad Samatar: Walaal Madaxwaynaha ii daaya Hawiyoow
    Hiraab:: Waa iska dheeldheelaysaa aan u malahayna oday. Samatar: Hayee dee Raiisal Wasaaraha uun u doorta. Hiraab: Daarooda iska leh muga.
    Mursade: Yayaa! ar ninkaan dhib badanaa. Ninkaan Isaaq, iyo Daarood, iyo Hawiye kuli ilaa shiine waa is haayaan. Wax la yiri, Maraykan ku noolaa 40 sano, usugana waa heshiin waayeen, xataa waa ku xiryaa Eeriboodka.
    Samatar: Haahaaha, taasi waa sheeko Daarood Cabdulaahi Yusuf baan ku heshiin waynay, Isaaqna Midnimada Soomaliya , Ilmaaderayaal Irirooow in karti leh baa loo baahan yahay maanta..
    Hawiye: Aryaa ninkaan waa caytamooyaa. Hawiye intaw karti beelayay, aa Awdal looga soo waaridaa ,caqliga ma gasho. Minaad karti leedahay maad Soomaaliya joogtid, unukba waa joognee, waana noolnahee. Xaa qaxoooti kaa dhigay 40 sano,? Ma Falastiinaa ka timi.? Yayaa. Midna waa tan kale, Alshabaab iga dhicin maydid, dadka ii keeni maydid. Beeso iyo ganacsi cidiina kuma ogin. Areey siyaasada cayaarta ka dhaaf..
    Mursade: Ninkaan hadaw Iriryahay wasiirka fiican, aan ku waydiihaynaa Ra’siil wasaarahaa.
    Hiraab: Cidaan markay rabaan Iririr waaye, markii Maxamed Siyaadna, Samaroon Sadaa- la dhihi jiray, nasiibkooda ha qaadaanin.
    Mursade: Aryaa, aryaaa, hadayba u dhacatay Inaadeerkiisaba madax u noqday. Muga usugaaba wasiir sii haayo, maasha Alaaah. Wasiirka xirrirka Gobalada. Waan maqalnay ninkaanayto nin Hawiye jecel waaye, reer Waqooyi waaye, Cidaa daaroodkana walax aa u galay. Wasiirkaas Gobalada inya caano lagu shubo, halagu sharfaan dhihi lahaa.

    Halkaa waaxaa ku dhamaaday sheekadii dhex martay Beesha Hawiye iyo Axmad Cali Samatar oo ku hungoobay siyaasadi Soomaaliya, dadka Siyaasada indha indheeya waxay sheegayaan inuu Cadhada kula dhici doono Somaliland . Taagerayashiisii Awdal State waxay ku baaqayaan Shir wayne la magac baxay , ” Way oo way.’! Ina Samatar, ka noqdo Cali khaleef.

    .. .

  16. kkkkkkkkkkkkkkkk

    Waa sheeko qosol badan Mr Ahmed.

  17. Congratulations for the New Prime Minister, Ilaahay ha ku Asturo xilka adag ee ay qaadeen isaga iyo madaxweynaha cusubi. Somaliana ha Noolato hana Jirto…..

  18. Jug kaloo soo dhacay..
    Waxaad moodaa inaan buqcadaa degitaan lala rabin.. iyo is bedel dhab ah..
    Dad iyo dawlado badan baa mashruuc dhaqaale iyo dhul balaadhsi ka dhigtay..
    Allah ha u sahlo..

  19. Wadan uu haykalkiisa siyaasadeed aasmay.. wadan ay soo gaadhay burbur xag walba leh oo aan horayso iyo danbayso caalamka noociisa lagu arag.. wadan wada hubaysan oo ay boholo ka qoteen dhex mushaaxayaana maafiyada caalamka ugu halista badan (mid diimeed mid mooriyaaneed iyo mid badeedba) … iyo ciidamo shisheeye oo musharkoodu ku xidhan yahay sii socodka jaahwareerku.. wadan 21 sano ahaa garoon ay ku hirdamaan wadamo dano kala gadisan lihi..

    Wadan noocaas ah oo u baahan siyaasi ruug cadaa ah isla markaana leh background iyo khibrad milaytari ayay Nin ganacsade ah u magacaabayaan inuu hogaamiyo xukuumadiisa.. WTF

  20. markii horana macalin malcaamadeed bay u dhiibeen (Sh. Shariif)

  21. Good for Somaliland and I hope it will create long term stability in that conflict hot spot. Horaan u sheegay oon u idhi, wax somalinimo guud la yidhaa ma jirto ee Isaaq iyo gadabuursi in ay land tooda iskaga heshiiyaan oo kuwan damaca badana wax loo sheego, kuwan ilaah aragtidii Daarood iyo Hawiye daba u salaaxa uga dhigayna la yidhaa dhul lala ordo ma haysaane dhul loo soo ordaad haysataan baa haboon.
    Arintii somaliya waan ka soo gudub nee bal aan ta somaliland sii mala awaalo. Somaliland waxa halis galin kara oo kaliya shaqsiyaad dhuldoon ah oo isku dayaya dhul balaadhsi. Waxa dhici karta in koox hadaf kaa ka socotaa ficil ku darto hadalo dhawaanahan soo ifbaxay balse dhinaca kale oo aad uga duwan sidii lagu yaqaanay u jilib dhigaan. Mar hadii gacan laysku qaadana waad garan kartaa xaalada ka abuurmi karta. Waa suurta gal in Djibouti si hoose uga qayb qaadato balse waxa iyadna dhinaca kale soo taagan dawlad goboleedka Ethiopia oo iyakuna aad ugu hanwayn in ay soo huluushaan Djibouti iyo Berbera inta u dhaxaysa waxana suurta gal ah in reer awdal oo dhaxda ku jiraa ay miciinsadaan iyaka oo xaaladaha la soo darsay darteen u sadqaynaya cawaaqib xumada kaga iman doonto maroodiga koonfur ka xiga oo hadii fursad uu u helo aan dib uga noqon doonin. Dhibta soo socotaa hadii dad xigmad leh loo waayo waa mid aad u adkaan doonta. Waxanse rajaynayaa in masgaxdii odayada somaliland wax ka sii joogaan. Sorry for Somaliland as it may be heading for headache high way.

  22. KU TAAGEERA MUQDISHO MEESHA AAD INAGUWADAAN WALI MA BISLA INOO YARA KAADIAYA MARUNBAA SXB WAA IN XAL LOO HEELA ARIMAHA GALBEEDKA WAYNU HAYSANAA ODAYAAL QALI FIICAN UMADNA DULMI ISKUMA RAACDO ILAAHAY WAXAN KABAR YAYNAA IN UU XAQA IATUSO

  23. Waraysi Qosol badan oo ah Dhab ka Hadal ah oo uu la Yeeshay Suxufi Dahir Calasow Madaxweynaha Awdal State.

  24. Hiildan fadlan noo soo gali Sultaankii Reer Awdal ee Barlamaanka Soomaliya u maahmaahay, ee yidhi la idiin dhali maayo.

  25. waa hambalyo iyo guul u soo hoyatay ummada soomaliyeed ALLAHA khayr haka dhigo DARAJADA ALLAA BIXIYA OO SIIYA AADMIGA .waa xil iyo ammaano umadeed ee aalaha ku guuleeyo

  26. gabilay iyo awdal waxa xal uah rashiid ownuur oo ayusuurto gasho howshiisu qabiil xaduud loo sameeyo 9999

    waxa uu kuleeyahay hadii raysal wasare laigadhigo waqooyi ahaan baan ku qabanayaa iasaga oo fal hadana yaab badanaa miyaanu ogayn in calamaka lagala socdo hadalada qawan ee umalin walba saxafada ka sheego teedakale ninkan waxa uu cadaystay cadawada uu uqabo beesha dhexe ee isaaq isaga idiid siinaya in ilahay meel kuwada beeray soona dhawaysanaya cabuduwaq iyo baydhabo miyaanu ogayn in reer awdal umad axdiwadagaleen mise hadii laba jufo wax isku qabtaataann mawaxa loo galinayaa shaadh hoosta wax kaga jiraan anigu shaqsi ahaan nin kan waxan u arkaa ninku sifoobay in uu colaad ka abuuro gayiga sland kaas oo aan oo uu awdal geeyo xamar waxba katarayn colaad uu jaarkii uqadana anu wax ba katarayn gabilay iyo awdal nin ka shaqan wayaay wadanoolasha hooda islamarkaana sheegay in uu xaduud qabaail uu dowlad ku samaysto maxaa kadan bayn soo la isku baabi maayo yaab.com

  27. burco
    Rashiid Nuur colaad mawadee canuu uwadaa Awdal. Maxaase shaqsi kasta oo himilo siyaasadeed yeesha lala garab ordaa colaadbuu wadaa. Anigu colaada majecli waxanse garan waayey colaada Radhiid aadku dhaleeceyneyso. Kuwani colaad miyaaney aheynd:

    2009 dariiqaa la istaagey iyadoo la adeegsadey maamul beeleedka Soomaaliland
    hantidoodii baa la dhacey mudahaaraad bey ka sameeyeen hadana Boramaa kuwii ay aheyd iney soo qabtaan danbiilayaashu midkale ka fuliyeen wiil yar oo dhalin yar ah oo calanka Soomaaliya soo qaatey ku khaarajiyeen
    hadana degaanada heebaalba dadkale lagu xasuuqey
    waykasoo waaridey hadana hadalo caadifadeysan baa hawada loo mariyey sida dhulkaas anagaa leh iwm. Malaha colaadaad qaladka fahanteene colaad udhaleyba ood uhanbeyseeni majirto dadkan aad marna rabtaan inaad dhiigooda daadisaan inigoo adeegsanaya shaadhka nidaamka Hargisa.

    Darisbaan nahey gartey oo taasi isbadalimeyso waxase ay dadkani rabaan hadii aad fahmi karti waa in aan marna loo tali marna bilaash lagu toogan oo danbiilaha iyo xulafadiisa aan lakala garan. Adeer canbiilayaasha iyo kuwan talada sheegta ee isku milmey waa maafiyadii talyaaniga oo kali dawo ilaahey iyo taladooda siyaasadeed ooy gacmahooda ku qabsadaanbu ialahey badeye rag hadaad tihiin mahma in aan dad bani’aadana jujuuf iyo waxey rabin lagu qasbin. Wallaahi inanka yar ee 9 jirka ah ee qurbaha jooga wuu ogyahey iney dadkiisii dhibi haysato hadii waayeelkayagu socdana iyagaa sii wadi doona ilaa SNM iyo Samaroon kala xoroobaan. R.Koonfureedku waynaga fogyihiin dhulkaygana wayka fogyihiin nabad iyo wallaalnimo uunbaa naga dhaxeysa Awdalna iney horta kaligeed tashatey rabtaaye colaad hadii aanad rabin faraha ka qaada.

  28. ilayn buro gacanta kaaga taal, gacanta looma wada goyn karo. Mustafe, intaad fikirka Riyo State maaweelinayso, gujada bari iyo galbeed midna uma jilib dhigi kartid. Waxay u eegtahay in taladiinu European gypsy ka dhigi doonto reer awdal.

  29. mustafe sxb anigu waxaad ka shekaysay wax waasax waxna waaqalad laakiin anigu sacad muuse iyo samaroon isma soogarno waana dad iisiman oomanta maga ca guud mahane sacdmuuse manfac iyo xoolo idin kaawadaga ilahay ha idin kal qaboojiyo laakiin aniga waxa ianag dhaxeeya sland hadii aad kahortimada waa laisku dhacayaa marna kaayeelimayo somali land waan duminayaa lakiin indad dhulkooda laboobo ma ogoli wado loo istago kuwaas waan cabaraynayaa ilahayna wala xisaabtamayaa lakiin snm iyo sland kalasaar sxb waxan leeyahay viva awdal sland

  30. Burco, ma aamin santahay in snm qaladaad dhagareed gashay mise waxay sameeyeen ba xaqbuu ahaa baad aamin santahay. ka jawaab su’aashayda kadibna waan wada sheekaysan karnaa laakiin baroortu orgiga ka wayn cidi kaa dhagaysan mayso. Bulsha aan runta ka turjumina qalwo way dhisan kartaa balse cariish lagu carweeyo ma gaadhaan.

  31. marunbaa kumalihi jabhad snm khalad magalin hadii run laga hadlo gobolada awdal iyo sool waxa ay dowladii xiligaa jirtay kadhaadhicisay wacadawgiina snm waa tasababtay in laina kala faquuqo kabacdi aan anigo o burco kunool waxa aan u aqaanay ninka reersool in uu cadowgayga koobd yahay kan reer hargasana waxa uu cadawga koobaad uhaystay awdal waayo shacabka reer awdal waa adad runtii aad ufiican laakiin nidaamkii xiligaajiray baa cadawadaas inoo abuuray snm borame in khalad ay kagashay waa wax dhicikara mana caynkaro laakiin anigu waxan ogahay inaan reer sool aan wax khalad ah laga galin sxb hadiii aad haysaan cadaymo xasuuq sooban dhigA laakiin in aad maanta ishacabka saartaan maha oo umad aan idinka wax dan biah la iidinka haysan in aad tirraahadan lama baadhi karo ooaad calisamatar iyo margan tuurta sarataan la idin kama filayn arinkaa inaad raligalin kabixisaan ayaa la idin ka sugayaa

  32. SNM Boorama wax ku leysay? Subxaana laah, waar nimankii Boorama noou yimi iyagoo caymada, ee la soo jabay Askartii daaroodka bay SNM is heleen. Kuwana abaalkood baa helay. Rag ka soo dagaalamay Hargaysa bay u badnaayeen, oo dabada soo galiyay Boorama.. SNMtu, dad ree Nuur ah bay teel teel u laysay taasna maalinta dawladu xogaysato Somaliland baan la sugaynaa. Saamax kasta oo dhaca waa wax meel u yaalaa..

  33. Burco mahadsanid balse malaha kitaab kalaad meelo kale ka akhrisatay balse hadii aad ka hadlayso sheekhii lahaa waa qalad in la soo faqo qabuuruhu dee isagu kama hadlayn cid danbi laga galay iyo cid aan danbi laga galin ee wuxuu ka hadlayey uun in xabaalaha muslimiinta la qodo iyo rabshadaha kale ee ay horseedi karto maadama wadanku dagaal sokeeye ka soo baxay. Marlay intaan ogahay, SNM 24kii saacadood ee ugu horeeyey cidna uma teela dhigan waanad fahmi kartaa jabhad jaahil ah, cusuriyad iyo nacayb lagu dagaal galiyey, cidii dhaqaaqdana cadaw giisa u haystay go aanka uu gaadhi karo. Markaa Askari intuu qalad gali karayey in la miday galeen danbiila yaashaa aad mujaahidiinta ugu yeedhaan. Waxa ka muhiimsan oo kaliya in laga hadlo sidee wixii dhacay looga gudbi karaa balse hadii aad mujaahid iyo danbiile dadka u kala saartaan, waxa meesha iman kara in la yidhaa your mujaahid is a murderer in my view.. Anigu waxan usoo joogay qoyskayaga oo qarinaya dad SNM taageera daryeelayna ilaa int.ii ay xadka ka talaabayeen balse hubkii iyo cadaw tinimadii SNM iyaka dib ugu soo noqotay. Markaa Marunbaa xaalado badan oo xaqiiquu ogyahay kamaan cabsoon inaan qariyo markay dhibanaayeen balse markay dib iigu soo noqdeen kamaan gaban in aan iska difaaco, waana sobobta aanan uga xishoon inaan dareenkayga run ka sheego marka siyaasadu seefla boodka labada dhinacba ka qasanto. We have a lot to share but the question is, are we ready to grasp this rare opportunity.

  34. Samaroonkii been baay ku waasheen, Ilaaahoow u sahal..Mida kale, iskuuladii iyo aqoonta la idinku sheegayaa ma waxan bay dhashay.? Nin aan wax alaale waxaanu shaqo ku lahayn dhabarka ku qaadanayaa jaahilna

  35. Samaroonkii been baay ku waasheen, Ilaaahoow u sahal..Mida kale, iskuuladii iyo aqoonta la idinku sheegayaa ma waxan bay dhashay.? Nin aan wax alaale waxaanu shaqo ku lahayn dhabarka ku qaadanayaa, baad aragteen? War SNM taageeraa markay dawladii Siyaad iyada idiin noqoto . Waa ceeb inaad ka soo soka martaan Kaligii Taliyihii . Dantaa Samaroon baa ku jirtaa inaad is garab taagtaan SL, idinkoon cidna u danaynin . Walibana gar iyo gardaro ku taageeraa.. Amerika, Isra’iil oo khaldan bay is garab taagtaa. Waayo, danteeda ka aragtay. Waa maxay danta kugu jirtaa inaad ka hor timaado xasuuqii caalamka oo dhan aqoonsaday . Colaad yar oo tii Cali Beestanka ah ma shaqaynayso qarniga 21 aad. Mida kale, Isaaqu way ka soo horjeedeen Sayidka hadana maanta gabayo aamaana bay u tiriyaan. Mujaahid hebel hadii la yidhaahdo yaanay ku dhibin. Somaliland haduu nin sheegto inuu u dagaalamay, adiguna inaad badaadisay sheego oo Lawya cade illaa Laas Caanood, badbaadisay. Sidii caruurtii baa ka xanaaaqaysan hadalkii dadkaa. Colaad idin ma hayaan Isaaaq, huuno yar oo Daaroodku yara waalay bay idin haystaan(.hahahha) War Ilaahay ka yaaba oo dhafoor taabashada dadka ka daayaa..Anigii dadka idinku ku jeclaabaa baa qabyaalad i galiseen, oo is idhi biilkii inaabtiga ka jooji aabahood wasooyin haday sidaa idin neceb yihiin, oo xabaalihiinii waa adhigii dhintay leeyihiin. hahahahahahah.

  36. Axmed, xishoo in aad qoyskaaga meesha soo galisaa waa ceebe. U fiirso waxaan kor kusoo qoray, miyaanad aduu ka turjumin waxaan sheegayey xitaa adoo digniinta qaba. looooooooooooooool very tunnel visioned.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: