Farriin Nabadeed Oo Ka Timidday SomaliChannel: ‘Ragoow Hubka Dhiga’


About these ads

Categories: Warka (News)

16 replies »

  1. cidii qoriga harow sidan jirtay ha dhigto anagu hadaaban qaadanaynaaye soomaalida woqooyigaa hada muudhmuudhay oo dhiishoodii buuxsantay ilayn 20 sano waxkabadan soomaaliyi nabad ma xajin karaane awal waxay kabilaabi jireen xukunbaan iaka ridaynaa hadase markay waxwal oo kasta soo tijaabiyeen sida marti,safar ,dad xoolo lajooga iyo dad hurdoo lagawraco waxba dagaal ku dhici waayey ayay bilaabeen inay dhul dadkii lahaa degan yahay yidhaahdaan anakaaleh si uu dagaalkay doonayeen u dhaco waanan soodhawaynaynaa hada siday rabaan

    Oday samaroonaa waayo hore laga sheegay isgoo rag dagaal rabay mudo isaga cararay markuu u adkaysan waayey yidhi ragani ma iyagaa”qudhii meelo dhigtoo hadhow qaadani doona”deetana intuu usoo joogsaday qoorta kawada gooyey.

  2. gafka waan ku naaxaa garowsiiyo ma ogoli gardarada sideedaba anigaa go’a u xidha
    kaagu geela inuu jiro gabadha iyo kayguna guriga ay dhex jiifaan ayaa hadal ku go’an yehee gaabisaye maxaad odhan gurxantaye maxaad guri

  3. Gadabuursi waxaa u wanaagsan talo midaysan iyo go’aan midaysan…hore u soco dib u soco dan inoo ma aha…

    Gari ma baxdaa
    Adiga ma kushaa
    Adiga ma ku gaydaa
    Adiga talo ma kaa go’daa

    Godob ruuxii laga galay
    Gocashada ma daayee
    kii galayna maba oga
    Gamashiguu amaahdee
    Sarbeeb la isu guud maro
    Gudhan baa horjoogtee
    Waa inoo gun iyo baar

  4. Samaroonka Djibouti waxuu cagta hoosteeda galay 1945 ilaa maanta waad arkaysaan doqonta Ciisa Waraabe waa sida dumarka oo hadii aad mar u jabto kaa nixi mayso ilaa qiyaamaha ayay sidaasi aad arkaysaan idiin raran doonaan hadii aan Samaroonka xeebtu samaynin kacdoon shacbi oo hubaysan si ay iskaga dhiciyaan qaniinyada 80 sano inagu dhagan ax ax ax aar dadku ceeb u daan adakaa!!!!!.

    Samaroonka Somaliland waxuu gumaysi galay 5.4.1991 ilaa maanta waad arkaysaan in aan ku jiro dhib iyo mashaakil joogto ah oo aan laguu garaabaynin.

    Samaroonka Ethiopia ayaa ka baxay gacantii cadawga iyo gumaysigii waxaanay heleen xornimo taam ah 1991 aad baanan ugu hambalyaynaya walaalahayga Samaroon ee Ethiopia kuwaasi ayaana maanta ugu mustaqbal fiican oo ka sharaf iyo karaami wanaagsan Samaroonka Somaliland iyo kan Djibouti maadaaba ay iska xoreeyeen gumaysigii iyo cadawgii soo jireenka ahaa ee uu ka mid ahaa Mililik , Xayle Zelase iyo Manguitu Xayle Mariam.

    Samaroonka Ethiopia waxaan ka codsanayaa inay anagana naga xoreeyeen sida ay isku xoreeyeen oo ay noosoo gurmadaan si aan iskaga qaadno gumaysiga Isaaqa iyo kan Ciise Madoobe sababtoo ah idinkaa leh sida khibrad sida loola dagaalamo gumaysiga iyo nacabka aad baanan idiin ku hambalyaynayaa xornimada aad hesheen 20 sano ka hor hadaad tihiin Samaroonnka Ethiopia.

  5. qofkasta oo reer koonfureeda oo raba inuu hubka dhigo waxaan ka codsanaynaa inuu keeno kililka5 gaar ahaan harawo Area anakaa ka iibsanayna kuna xoraynayna walaalahayaka loo cago juglaynaayo.

  6. maanta waa garaydii iyo gaaridiidumar goobtan iskusoo hadhay gocoradii maxaa helay goohoodii muu damay mise gabi gafuurkiyo gadhkay qaad dhexruubeen oo way wala gandoodaan??????????????????//

  7. darbi sorry meesha inigiyo haboon uunbaan moodaayee sowniga dumarkii kugu daray. maanta waaban isku soo dhawaanay marhadaad samaroonka Ethopia u qaylsanayso ood qotidii naga daysay waanan soo dhawnahay intaanad nooba yeedhin.

  8. Aisha Luul,
    waan dareemay in aad meeshan ku ammaartay markay Samaroon Durgiye iyo sahal iska yara gaabsadeen sababtaan u gaabsanayna waad og tahaan u malayn maxaa yeelay ,waxaan maqli jiray markay laba reer ee ciise iyo gedabuursi indhaha isku yar guduudshan raga samaroon sida goroyaday gafuurga ciida ruubaan markaasay dumarka samaroon ee ciisaha u dhaxayna curadadayn oo dhalan nagu hor daadin jireen calashaan mudahaarad marka aado aanu ma rabo in miskiinka sahal dhaxanta Sweden loo tuuro wanaan sababtaan juuqdiba u dhaafnay ee sida ula soco Aisha Luulay.

  9. war tolow yaan lakala guurin dadku waa dad is dhalay maha dad meel kala tagaaya illaahay baa is ag dhigay waar wanaaga ha laga shaqeeyo iyo sidii wax lo wada qabsan lahaa ee yaan laga shaqay sidi umada walaalaha ah la iskugu diri lahaaa

  10. Ali

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Alla maxaad reer abtigey baratey. Nin caytamaya iyo gabadh calacalaysaa meeshiiba isku badishey dee aniga haddalkuba wuu iga xidhan yahay ee adaa og hadduu haddal kuu manan yahay ileen kolay maro kaa casaan mayso oo dhab Gadabuursi ma, saarnide kkkkkkkkkkk

  11. Dad yaa isku dambeeyay

    15 sanadood ayaan sidda Gadabuursi ka codsanaynay iyaguna cawaan qaaway xadkaan iniga talaabinaynaa noogu jawaabayeen ee adigu waagaa wanaaga maxaad u taageeri wayday?
    Balaayo hadday xeebaha ka dhacdo Gadabuursi ayagaa ka masuul ah. Horaa loo yidhi af xumi nabad wuu fogeeyaa colaadna waxba kama taro.

  12. calaacalka edadiin ayaa naga badisa tidhaahda

    kuwii shalayna laguu daray…toloow yaa ku daray ?

  13. Maro kaa cadaan mayso dheh kkkkk ilayn waydinkii markaad Gundhataha soo iibsataan aad subaga ku casayn jirteen ma maantaada leedahay maro kaa kasaan mayso….? Sawdinkii ku dhaaran jiray waatay maraday cadaataa ee aad usgaga weynaydeen xataa anaa yaa haamaan markaad dadka ka martaan dhionaca dabaysha sawdinkii dadka dawakhin jiray.

    Gundhatahii Xasan Guled ee Omar Agoon ka badalay markuu Djibouti soo galay oo geed ku dul laalaa in mudo ah ayaan haynaa adeer markaan idin barnay sida loo labisto Suudhka , koodhka iyo Karafaatka ee aan idin qorqornay miyaad anagii naga dhextoosteen…? markaan idin barnay sida loo gahto muraayada indhah ayad nagusoo kala jiirayseen miyaa,..?

    Hunkii xumaa ee Tafaha u joogay isagoo beer qaawan adeerkaa Guled uu adeerkay Omar Agoon isagoo gidaar hurda ka kiciyay isagoo soo daalay oo kasoo baydhay awr safar ahayd oo badan ayuu aderkay geeyay xaafadiisii soona dhaweeyay ilaa isagii badawga ahaa noqday ilbaxa aduunka waa yaab.com markaasi ayaad leedahay waatay maraday casaataa kkkkk ader anaa ku ilbixiyay oo ku baray nolsha oo dabadii kaa jaray ,Adeerkaa gundhatihiisiina waan haynaa oo waxuu yaalaa madxaf uu leeyahay reerka oo lagu ururiyo taariikhda iyo dhacdoonyinka Samaroonka iyo Ciise Madoobe ,Cisha dhaw lacag ayaad ku daawan doontaa Maradii aan geedka kaga dul laalay adeerkaa ee aan surwaalka ugu badalay waxyna ahayd maro cas sidii caadada inii ahayd.

  14. Badawyahow Dib Ha u Celin Dadka Soo Baraarugay.

    Samaroonoow ku tufa labadan Zebra ee Cali iyo Sahal waxay doonayaan inay Ukxan dhex dhigtaan Samaroonka dhexdiisa iyo fikrado qaldan idin gashadaan oo ay abtinimo,Inan la yaal iyo gacal ay idinkusoo galaane ha u jabina ilaa la is faro saaraayo oo aan dhulkeena ka xoraynayno Dameer Dibadeedka maanta ilbaxay bil ayaa ka hadhay in ay Ciise iyo Samaroon kala hadhaan mudo 80 sano ayaan idiin samraynay bisha soo socota waxii ka dambeeya Awdal wax Non Samaroon ah ku arki maysid dhulka Gabiley ilaa Lawyacado.

    Ragan aad dhayalsanaysaan waa ragii beerkii awoowyaashood lagu cashaysiiyay Faraskii Admiral Roble Af Deeb oo taariikh xun ayaa sidii Yahuuda loo akhriyay in Samaroon gumaadi jiray , Waxaana ka go’an inay tirtiraan Samaroon iyo taariikhdiisa markaa iska jira waa duulaane.

  15. Hi Ali inaan iniga hadliyo uunbaan rabay

  16. war anagu wax walba raalibaankanahay waxaanan raacsanahay aqooyahanadayada waayo waan isku kalsoonahay dhanwalba walaalayaal

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: