UDUB Mee, UDUB Mee, UDUB Mee?: Halkeebay UDUB Joogtaa, Halkeebay UDUB Joogtaa?


About these ads

Categories: Warka (News)

48 replies »

  1. UDUB iyadaa is eersatay.. intay dhigihii iska cuntaybuu buulkii ku dumay.

  2. say deeto is aastay axankeediina cuntay.. dufankiina afkeeda ka maydhay say hadana is waydiisay kumuu ahaa ka i dilay..

  3. akhas caleeek,, waxan ruwaayad kama koraan film aan dhamanayn bay idoor dhigayan iyagana run bay modayan war dadkiina iyo dowladiiina somaliyeed dhinac ka raaca,,awdalstate ha lagu dabo faylo somalia waa federal ayaana cidna wakiil idinka noqon reer awdaloow,, hada shir wayn ba ka dhacaya oo madaxwaynaha awdalstate qabanayo yurub waa la tashanaya reer awdaloow maal iyo muruqba waa la idinka fadhiyaa balanteenu waa shirka ka dhcaaya yurub iyo weeka danbe.. god bless awdalstate

  4. Hiildan

    Ninyohow ma riwaayadan Isaaqu wadaanbaad run mooday.

    Waxan maaha xisbiyo e waa qabilooyin.
    Markaa Udub qabiil taageera oo bixiya lacagta lagu dhaqdhaqaajinlahaa ayaan jirin.
    Waxan aad xisbiyada moodasaan lacag ayaa lagu laka wadaa.
    Dadku waa uun dadkii shalay watay Ucid,Kulmiye,Udub.

    Mantana qaar kale ayay maalinba mid ka qaxweeyaan.

    Xaarwaynihii Rayaalena shillin inuu ku bixiyo ma ogola.

  5. Axmed Xaaji Daahir Madaxwaynaha maamul gobeleetka Awdal baan kaa dhigaynaaye isusiidiyaari sidaad dawlada soomaaliya ula xaajoon lahayd eed xaqeena inooga sooqaadi lahayd.
    reer hargeysaba ma buhuu bahaadoodaad run moodaysiin halkaa Muqdishaa laga soo siiyaa waxan ay inoogu dawladeeyaane.
    bariguu rayaale joogay waxay odhan jireen xataa magaca soomaaliya ha inagusooqaadin waaba waxlaqaybsiye hana u tacsiyeyn abaar, dagaa,l xabashi kusooduush,iyo masiiba kastoo ku dhacda waayo la ina oqoonsan maayo bayka dhaadhacsheen.
    maalin tuu tegayna orodbay muqdisho weelkoodii ulategeen.dhaqaale,waxbarasho caruurladhoofiyo,hanbalyo,tacsi lacagyaroo lalacararo oo layidhaah abaarbaan caawinaynaa way ku dhexmilmeen
    rayaale wadan bilaa dhaqaale ah oyna waxba soo galayn buu ku qalalay hadana xoog minateri iyo quwad ayna weligood heleen buu usameeyey waana ta maanta ay inoogu hanjabayaan.

  6. waar udub awalba daahir riyaalay ahayd, daahir riyaalena goor roonbaa ilaahay dalka dhaafiyey naf ka macangagsan taariikhda somaliland masoo marin, xisbiga daahir riyaalaa dhulka la galay iyo afar tuug oo sida ilaahay looga baqo isaga uga baqa wuxu yidhaahdana aan eray ka odhan.

    intii xisbigii qasay oo cidkalena u diiday ayuu iska dhoofay ninka xisbi maamuli kariwaayey siduu dalka u maamuli jiraanba la yaabanahay, hada ninkii waalnaa ee faisal waakaa arladiiba dib isugu dubo ritay ee yarkii daahir riyaale diiday isagu qaatay damaashaadbuu ku jiraa ucid.

    mida kale ha la idiinku dhaarto in 30ka sano ee soo socota uu kulmiye xukunka haynayo, kulmiye waa xisbi iskii u dhisan oo aan dawlada ku milmin isla markaasna leh taageerayaal die hard ah oo laysku halayn karo, ucid waa uruka labaad ee taageerayaal la isku halayn karo leh inta kale waa qawda maqashii waxna haw maqan taageerayaashoodu sal iyo raad toona malaha.

  7. 70% sacadmuuse waa kulmiye
    90% habarjeclo waa kulmiye haduu jin iska soo sharaxo way u codaynayaan. intaasi waa codka la hubo ee xisbiga qasnada ugu jira, inta kale waxay ku xidhantahay dadaal iyo xirfad siyaasadeed oo xisbigu soo bandhigo si uu u helo taageerayaal uu ku kasbado waxqabadkiisa iyo qorshayaashiisa, waxa xisbiga u qorshysan inuu buug cusub qoro doorashada kadib kaas oo lagu xusi doono waxyaabaha uu qaban doono.

    • Kuluc,
      saxiib hadalka soo gaabi oo waxad tidhaa: Somaliland waxa iska leh, dahabshiil iyo afarta xaraan kunaax ee habar awal ee bililiqada ku mamay. cid ay labadaa mafia wataan mooyiye, cid kale meesha biyo kama cabayso.

  8. Gudoon……walaal, the definition of insanity is doing the same thing and expecting a different result. PLEASE BE SERIOUS, WHICH MADAXWEYNE? The reer Nuur guy, the habar yeesif guy, the xeebjire guy. Get real sister, waa inagii waxa isla hadlayaa dad cusubi inaguma soo biirin. Awdal state dadkii sheeganayey they failed miserably, lakiin fikirkii wuu noolyahay. Fikirka ayeynu ku midaysanahay ee aan ku tutuunsano fikirka oo aan iska ilawno tariikhdaa madow. God bless FIKIRKA SDA/AWDAL STATE.

  9. Tima Cade lol

    Inta badan Habar Cafaan,waxay diidaan waxa markaa la hayo.Waxay yidhaahdaan;looma dhanna,dib haloo shiro,kan lama garanayo iyo sheeko aan meel ay u sotaa jirin.

    Talo la gaadhay inay kala daadiyaan oo kaliya ayay u noolyihiin,wax kale oo ay keenaan ma jirto.
    Canaad,iyo yaan meel cidi gaadhin ayay noqotay shaqada ay hayaan Habar cafaan.

    Baahitaan la sameeyay.oo ilaa jabuuti laga soo qaaday ayaa lagu ogaaday inay Habar cafaan go’aansatay inay ishortaagto,hawlkasta oo Samaroon ay wadaan.

    Xataa ma jiro Nin kaliya oo ka soo jeeda reerkan,oo dhulkiisa iyo dadkii u hura xoogiisa iyo aqoontisa.

    Sida.Saleebaan Cawar
    Dr Qawdhan
    Dr Qaws.
    pr Hasanka asarda.
    Dr ka Ilaha ee Camuud.
    Maxamuud Cigaal Camuud fondation.
    Drka Nurska mee Camuud.
    In xaashi Abiib.

    Dr Walhad
    Dr Boqore

    Laakiin waxa jira intaa oo habar cafaan oo wax uu caarida.

    Cida aad rabtaan ayaan garanwaayay,oo aan ahayn in Samaroon habeen u galo.

    Sorry,waxan idin codsanayaa ka daaya Samarron dhibta aad la daba socotaan.

    • Ashma,

      boqolaal Habar cafaana ayaa u dhimatay dhulkaagaa dagaalkii SNM dadka ku xasuuqaysay. Brown, Muxumed Adan, Ahmed Haji jama intaba adiga ayay ku difaacayeen malaha dadka ayaanad si fiican u kala aqoon soo warayso
      walaalahaa iyaga ayaa kuu sheegi ciday ahayeen. SDA oo u doodaysay jiritaanka Samroonka oo waliba inadeerkaana ku jiray alaha ha naxariistee adiga iyo kuwa sidaada u hadla ayaa dhabarka ka toogtay. dadkan aad tirisay, waa intaad taqaanay uun, Mayorkii laamiyada idiin dhisay maxaad ku ilowday, Dr Walhadka aad meesha ku soo qortay waaayo? Telocom iyo Dahabshiil borama lacagta ugu badan ayay bixiyaan kawaasi waayo.
      Djibouti Adeerkaa Cumar ayaa dadkii lugooyay oo ogalaaday in uu riciyad ka dhigo samaroonkii. maantana waaba laga tir tiray. reer nuur wuuba is dhamaaye Waliyow qoladaadu wax uu bay lugaysaa dagaalna waxba iskama cliso. Shalay Siilaanyo ayaad London hor boodaysay Awdal Statena waad ka ordaysay. markaad lafaahaga kalsooni u hesho H/Cafaan afka u soo dhigo. ku darsoo Samaroonku
      wixii u ay ku mideysanyihiin ha isu racaan sida Ugaaska, Awdal state iyo wixii la mida. hadii kale internetka ha laga ooyo Borama sacabka ha loogu tumo dibjirka idoorka, sida ismail faqash iyo wax la mida ah.

  10. Fariid

    Habar cafaan ayaa Reer Nur ka celisay!!
    Way fiicnayd haday sidaa yihiin.

    Sda waxa kala jabiyay Maxamed Rashid iyo Xansharo.Meel ay joogaan oon laka jabin sxboow lama arag.
    AwdalStat-sida ayay ula daba scodaan cay iyo aflagaado.Wali waxa rabaan ayaanan garan.

    AwdaState waa dhhiibi rabay Negeeye,waase uu diday.Markii dambena shaqadii u socday ayuu bilaabay inuu baabiiyo.
    Kamaan quusan inay jiraan qaar Cafaan oo Tolka wax la qab,laakiin%95 inay wax caaridaan oo kaliya ayay qorshaysteen,manaan garan waxay ay ka helayaan.

    Maalin ayaan 2 Nin Habar cafaan ah,hadalka ku kululeeyay,waxayna yidhaahdeen”Annaga dhul lanaga dhacaayana majiro,maxaa na waalaya”!

    Shakadoodu waxay dhaafi wayday,Rayaale,ayaa sidaa wax yeelay. Ina awcali ayaa taa dhigay.Wixi lagu dhaqaanna kuma jiraane mucaaridad ayay bilaabaab.Kana aamusi maayan.

    Markaa aanu waxan jeclaa ama Tolka hogaamiya,ama ka hogaaminaya raaca.Intaa wax aan ahayn oo aan ku haystaa Tolaky Habar cafaan ma jirto.

    • Ashma,

      Inagu aynu isu dambeyno ama dhul aan kala yeelano ama Borama ha lsu wada yimaado lkn imika hal dhufays in lawada galo ayaa looo baaahanyahay. Magacan dhintay ee Gadabuursina Idoorland laga hoos saaro. Habar Cafaan midasaay rabtaa. Somali oo dhani waxay rumaysantahay in Somali land tahay isir dawlad ah IDOOR. ninkii taasi beeneeyaana waa doqon. marka aan taa soo xalino ayaynu isu soo noqonaynaa.

  11. Fariid

    Sorry

    Sidaa uunbaad Nin dhinatay cay ula daba socotaan

    waa mida ina gaabisay. Cumar1986 ayuu dhinatay.

    Nacab wax aan ahayn eed aad qofsaartaan ma jiro.

    Inta aad waxa ka hadlasaan ka hadla sida aad u midoobi lahayn iyo sida aanay i noogu dheceen waxaas oo kale mar kale.

    Cumarna beenbaad ka shegtay arinkaana been ayaa lagaaga sheegay.

    Meeshana Cise iyo Canfar ayuu franciisku wax ugu qaybinayay. Dambiga iska yaree aanad waxba ka oggayn.

    Waxcaase mihiim ah,aan kashaqayno mustaqbalka ,oo aan taageerno wax ay Samaroon leeyihiin.Hogaako cida uu doono ha noqdee kaa aan taageerno.
    Niicdana inaga dhaafa.

    • Ashma,

      Hasharo alla ha u naxariisto wuu isu dayay in u xoreeyo adiga iyo kawa kula midka ah. Sxb taariikda dib ugu noqo.
      markaad baranaysay taariikhda Muuse Biixi iyo Dahagaweyne anagu waxaan baranaynay Tariikdha Mujaahid Hasharo iyo Sh.Cismaan.

  12. wali ashma.
    ma ogtahay in borama hadaanay habar cafaan magaaldan idiin samayn oo anay idiin dhisin, in aydaan hesheen meel ama magaalo aad abeen u oyataan.
    Dr walhadna ayuu kula noqday.aga horumarka hobolka ka shaqeeyaa dhmaan waa habar cafaan.
    sida
    c/qaadi adan oo ahaa ninkii smaeeyay jidka ama uruka asarka ninkii maskaxdiisa ka timi ee yidhi i have a dream boramanews ku soo qorayr markaasaad siinaysaa nin shalay loo yeedhay isagoo iska jooga waxna kala socon waxa la waday howsha oo socotayna yimi, wax wuu ku leeyahay dabcan oo waa hedelkiisa ayaa galay. lakiin cida fikirka lahayd howsha bilowday waday dhigtay laamida, kaas ayaa la siin karaa credit.
    ina walhad warkiisa daa dhakhtarka booram oo xidhan ayuu furay 1991, anelina ayuuu ka soo kaxeeyay nairobi, jamacada camoud isaga uunbaa wada waxan aad arki, waa foculty ga kali ah ee cadaan joogo, dee raga kaleba may keenan, tiisa uunbaa tayo leh.
    caruurta wuxu samayn jiray cups oo ku maweeliyo waktiyo jaamcado jirin si ay balwada uga nabad galaan.
    ma tirin karo wuxuu qabtay.
    mayor shide taariikhda awdal in uu noqday geesigii u horeeyay ee laami dex mariya awdal in uu noqday.
    xaga dagaalka geesiyadiii Habarcafaan meel ay ka dagaalamin gadabuursi guul ma soo hoyn.
    sheekhii yidhi 40 nin rbow ii soo sar rabina ka aqbalay ee dhulka gadabuursiga xoreeyay ayaga ayuu ka dhashay sh, makahiil geele jidoo iyo rooble afdeeb ninkii ciidanka hogaamin jiray cidi ahaa ogow.
    markaa adeer hadii cuqdad ku hayso waa yeelkaa. lakiin dhulkn aninba ilaahay meel ayuu ku beeray. habarcafaana cid ka dhul badani ma jirto awdal, iyada ayaa majority ah, hadii lag ahadlo awdal. lakiin anagu wan is hubna mana faano, waayo kalsoonida ayaa nagu badan wana nu ognahay in anu 70% awdal degenahay. markaa ninki haldaya dee ma dhulkaa maanta lanoo qaybin. dameer aan ku fadhiyo dhuusadiisu maxay iga qaadi

  13. Fariid

    waan kugu raacsanahay inuu xansharo ahaa halgaamaa Samaroon.

    Laakiin Walaal inaga daaya laka jabka iyo kala orodka .

    Hal dhufays iyo 1 Samaroon ayaa ina anfacaya ee inama anfacayaan Jilib iyo wax aan soo aragnay wax ay soo wadaaan.

    Reer Nuur baran maayo waxaad sheegasee -wax kale ku sheeg,oo beenta iyo waxan inaga dhaafa.

    Anaa jecel oo raba rag ah sida raagaa aad sheegaso,waana i noo sidaa iyo Midnimo hadii Ilaahy yidhaa.
    Raga ugu cadcad ee Habar cafaan sii diyaariya,hayna hogaan shaane.

  14. fariid hadaad maamulka soomaaliland kasoo horjeedo siday wax u wadaan meelqudhaan uwada jeednaa waxan waan wadarabnaa waayo waad arkaysaa siday u bahdilayaan xataa daahirkii iyaka u shaqayn jiray ilayn inaka waxba inoomatarine an ka ahayn inuu magaca gadabuursi dadka baray inay hogaan daacada yihiin oo imika xataa reer xamarkii leeyihiin walaahi inigaa somaliland dad kadhigee bari horaa meesha lagu kala dareerilahaa.

    arinta ugaaska, ugaaska iidaa isagu mansab ay cidi qaadanlahayd maqaadanaayo.waa astaan sharafeed awaw yaashiibaa uga tegay iyo ragii an shalay oo udanbaysay akhriyeynay karaamadoodii iyo maamulwanaagoogii isaga Qasribay dawlada Ethopia Jigjiga uga dhisaysaa kolkuu inasoo booqdana kursi quruxbadan uunbaan kufadhiisinaynaa xoolana kaama rabo.
    arinta awdal state waa dad sidaada uun dulmidiiday ninkii markii diyaarka ahaana caleema saaray hada 2sano ku meelgaadhkii waydhamaatay eemaxaad inoo haysiin adiga iyo timacade iyo kiikalee diyaara anigu gacantaan utaagayaa hadaad reerkan dhan u hagaysaan Makaahiilna samaroon iyuuna madax unoqone markan idinkuba noonoqda balse dhan uun noowada
    Timacade balwaakaase waxaad awdalstate kudiidayso iisheeg magaca hadaytahay mid inoobixi hadaad leedahay qabiilka hala balaadhiyo xataa Ciisaha inala dega inoogu soodar hadaad leedahay madaxa hala bedelo kiila iskuraaco inoogadhiga xataa Tumaalaha inala dega ha noqdo oo iga walaahiya anigu xornimaanrabaa ee inootaliya. ogowna taladu quf iyo labo wax ku he shiisay uunbaa inta kalana soo jiidata

    • Aisha,

      Mahadsanid waxa kale ha inoo dambeeyaan marka hore arinta dhulka lagu xorayanayo waa in hal meel looga soo wada jeestaa. waa magac xumo in aan qabiil sideena ah hoostagno. inaga arimaha dhexdeena ihi ha inoo dambeeyaan. waxa la iska xoraynaayana Idooor maaha waa kuwa fikirka Idoor u soo dhiibo ee rumaysan dhadada beenta ah. waa runtaa Dahir ku tusaale qaadi sida ay u bahdileen.

  15. saddexda dal ee jabouti ethopia iyo somliland waxa saamiga quudhsiga ka so qaaday waa la ogyahay. markastana cadowgu dlad gooni ah ayuu ku shaqaystaa danta marka laga gaadhana dabda ayaa laaga, lakiin habarcafaan marnaba kama suurta gasheen waxaasi.
    taariikhda gadabuursi adeer bal baro intaanad wax qorin ogowna dhulka meel aanay habarcafaan xuduudka marin oon la qadani ma jirto wadiga arki gabiley iyo lafacisaba cida cornerka xigta ee cadwoga idinka horjoogta wa ayo

  16. Habar Cafaan waa halgamaa difaaca dhulka Samaroona way ku dhinteen Jibraacin iyo Xeebjire way difaaceen ib badan qadiyada Samaroon iyo deegaankaba,General Yusuf Talan ayaa ka dhashay oo halyay ahaa AUN, Xansharo iyo rijaal badanoo wax ba laga maqli waayay ayaa jiray la kala warla.

  17. Caasha

    Inay wax dumiyaan oo kaliya ayay u nooyihiin.
    Bal waakaase inay wax sheegaa mooyee wax ha wadaan.
    Ku dhawaad 2 sano ayaanu baadhaynay arinkan.
    Waana shay loo baahanyahay in layswaydiiyo.

  18. Darbi

    Waxan ka hadlaynaa
    Maanta wax taagan ka ma hadlano wixi tagay.

  19. nuur gadabuursi wuu isyaqaanaa imikana ismabaranaayo boorama dhulka balaadhan oo ka fiicana wuu leeyahay ee iyeynaan inaku iskusoo meeraysan.

  20. Nuuroow

    Sheekadii Tolkaa uunbaafd shubasaa.

    Xalkeen.Waxaa aad sheegasaa wax ka jiraa ma jiraan.
    Mid nimo la’aan ayay waxaasi u dhaceen.

    Imikadan Xamar waxbaa lagu qaysanayaa Reer waliba way isabaabuleen oo ragoodii iyo odayyadoodii Xamar ayay jogaan.Adiga Samaroon rag ay dirsadeen oo tagay ma jiraan.
    marka wax lagu siinwaayo,hadhoow Makaahil eeda saar.
    Waligeed sidaa ayaynaan u joogin meel ay rag wax ku qaysanayaan. Xanuunka iska dhaaf.

  21. Cabdi Shide Bileh ayaa u horseeday in dariiq laamay ah yeelato Borama Samaroon oo aan waligii ku riyoon dariiq laami ah Dila iyo Borama ayaa maanta is gaadhay oo leh laamay ah waana Fikradii Abdulqadir Dhagoweyne uu yidhi ninkasta oo Samaraoon ahi 1 $ ha bixiyo waynay hirgashay waxaana ka dabaqaatay oo firkradii dhagoweyne hirgaliyay ASARDA.

  22. timo cade
    kkkkkkkkkkk ilaa qabyaaladii baad baratee kkkkkkkkkkkk ilaa habar awal waar haduu ilayn nin wayni caruur u yimaad caruur uun buu noqdaa kor u soco magaca aad wadato baan qabiil aqoone mise ninkii lahaa baad ilawday

  23. adeer hada gadabuursi iskuma jiro reer kasta isagaa og siduu wax u doonanaayo cidii gadabuursi sidaa u gashayna waa la ogyahay markaa hadii dawlad somliweyn timaadana aniga uunbaa dhulkan le ta somaliland sidoo kale. adiguse kolay dee quudhsi in aad so qaado uunbaad ku jiriye ma wax kale ayaad keeni. waxa aan jirine ma waxan radkidii arkayno, maxad qiiqa iskugu qarin rag waa kii qirta qaladkiisa, lakiin cadhada dadka kale ha marmarin ee adiga uun ha kugu ekaado fashilku.
    1880 ma ugaas rooble ayaan amxaaro siin reverse area.
    ma umar agoon ayaa labadii kursi jabout mid isaaq hadyad uga dhigin. kk
    ma ta somaliland aya ala ogyahay in xitaa dhulkii iibsadeen.
    apologize ayaa ka horeeya midnimada aad ku baaqi waa hadaad rabtid midnimo iyo wanaag.

  24. Aisha iyo Wali……waan idiin soo socdaa……

  25. kkkkk Galbeedi waan ogahay inaad habar awal tahaye, uma jeedo anigu habar awal oo dhan, lakiin ninyahow anigu kuwa aan Tax ka bixin waan necebahay, habar awal iyo habar jeclo ayeyna u badanyihiin. waaba intaa, haday bilaabaan inay tax bixiyaan waan iska dayni…….kkkkkk

  26. kkkkkkkkkkkkk tax aduun baan kaa maqlaaye ma qaar baa la goostay kolay siilaanyo doorashii dad badan wuu kula heshiiyee

    • Aisha,

      Ugaasku waa in uu ku yimaadaa doorasho.
      ilaa qarnigii 20aad wax ugaas ah Gadabuursi lahayeen ma jirin. waa sida taariikhda runta ihi dhigayso markaa hadii
      wax la badalyo waa in la soo doortaa. Ugaaska waa in laga soo doortaa Xeebjire, Abrayn iyo ree dudub midkood

  27. Magaalda Hargeisa waxa ku nool 99% dad ah oo aanan xitaa nolol maalmeedkoodu aanu xasiloonayn oo la rafaada iyo 100 qof oo multimilinaire ah. Dee Somaliland waxba ma soo saarto oo dibada uma iibgayso, waxa la kala iibsadaa waa imported goods aan tax laga bixin oo danyarta 1000% la duldhigo qiimihii lagu soo iibsaday.

    100 kaa qof ee aan kor kusoo sheegay ayaa dawlada siilaayo iyo tii ka horaysaba xukuma.

    • 28 ayaa Idoor kaga jirta Barlamaanka cusub ee Somalia way is wada raaceen waxaynau u tageen Madaxweynaha cusub iyagoo u sheegay in aanu marnaba R/wasaare ka dhigin ama soo dhawaysan Proff. Samatar. Idoor Samalida
      wuxuu ugu necebyahay Gadabuursiga. markaan arintaa maqlay waxa markiiiba did ugu noqday berigii aan yaraa
      Hargeisa qabyaladii iyo Qudhunkii iyo siday Samaroon u caayi jireen. maalin kasta schoolka dagaal ayaan ku soo gali jirnay. wax kale maaha waa ayba ka xunyihiin jirataanka gadabuursiga. ninkii kuwaa soo dhawaysta ee waliba yidhaahda wadan ayaan wad leenahay isagaa wax ka si yihiin. ilaa sida Darood u edbiyay aan u edbino waxba hagaagi mayaan.

  28. Fariid

    Ninba Dahab lumay si u doon doon baa la yidhi.

    Ugaasnimo ma gasho doorasho iyo Kambain ama musharx waa waali.com caawa hadalkaagu meesha siyaasad ma taalo ee waa dhaqan kkkk .

    Ugaasnimada miyaad doonaysaa inaad biliqaysato…,? Qof aan u dhalan Reer Ugaas ma noqon karo Boqor ee taasi ka noqo sxb reerahan aad soo tirisay eed leedahay Ugaaska halagsoo doorto reer aan taariikh ku lahayn Ugaas ma dhici karto inay daaqada kasoo galaan.

    Waxaan Saatir Kuu qorin ha u suuldhabaalayn.

    Kala Saar Run iyo been kala garo Sir iyo caad.

    In Salaadu Weligeed kala tahay suniyo Faral.

    U Ogow Sax iyo maan u ogow sax iyo maan.

    Inaad saama jiidiyo sanqadh tirasho kala daa.

    Naf jacayl sawaabayoo sanka kuu dalooshoo.

    Kuu suray hogaanbaad u sidaa maqaarkee.

    Ha ku daba saqlaysee ha u gaabin seetada.

    Sogsogtiyo cadaadkiyo ha ku saydhin laamaha.

  29. waxan caawa maqlay oo walaahiya in reerkii sacad muuse hub soo urursanaayo yidhina waa inaan gobalka maroodi jeex Bad u sameynaa waxana warka isoo gaadhsiisay gabadh habar yoonisa
    dee waynikaa hadiikale halkaa uun ugaaska bedelada kahaya

    “ragayaga ragii qabaybaa laga roori riiraash”

  30. @Wali……Saxiib anigu nin Samaroon Saciid ah uunbaan isku arkaa, Iskuma arko habar cafaan, iskuma makaahiil, iskumana arko maxaad case, jufooyinka kasii hooseeyanan warkooda iskaba daa……

    @ Aisha……..Gadabursi waxuu u baahanyahay, midnimo, isutanaasul iyo fikrado cusub oo ay ku heshiin karaan. Umada marka uu khilaaf dhexgalo, waxa la abuura wax ay ku heshiin karaan, si qof waliba marka hore dib ugu fahmo waxa aan common ka ka nahay si aan u helno ” Baseline” meel aan wax kawada bilawno. Bal aan raadino wax aan wada ogolnahay oo siyaasad ah oo ina midayn kara. Dabadeena aan raadino sidaa leadership ugu samayn lahayn fikradaas…..

    Lakiin waxan la is daba yaacayaa ma shaqaynayaa……

  31. timacade waayahay waxaad tidhaahdaa ninwayn baan ahay oo cilmileh caqligaaguna maxuma sidaan arkaayo dee waayahaye adigu inoo bilow ana waan kuguraaci iyo inta halkan soo gashi ilayn qof uunbaa waxbilaabee mawaxaan sugnaa mid cirkakasoodhicidoona?

  32. Salaam

    Xeebjire,Makaahi iyo Maxamed Case waa inay tashadaan,kana tashadaan sidii ay u ilaalin lahaayeen Midnimadooda.

    Waxa kale ee hadhay malaayacni.com.
    Uqdad.com.

    Sidaa ayaan ku talin lahaa

    Wkhtiga adag ee lagay maha mid baahan shir,iyo wax yaabo ay wataan dad aan doonayn in wax la noqdo.
    Markasta dadbaa wax uun sheegaya.Faalo looma baahan waan garanaynaa waxa u baahanahay.

    Tan uu leehay Tima cade .waxaa loo baahan wax aan wada leenahay waa sheeko meel wayday. iyo marmarsiiyo,daacad daro,qabyaalad iyo wax layan hore u socod.

  33. wali ashma waxaaga wa qaybi in aad habar cafaan kala furfurto ayaad u jeeda cuqdad habar cafaan ayaa ku haysa ee ilaahay waydiso caafimad.
    habar cafaana waa dad kaa xadaarad iyi ilbaxnimo dheer warna kuuma hayaan ee iska saar xanuunka.
    tolkaa wuxuu ku heshiiyana u daba fadhiiso.

  34. nuuur adaa uguliita dadka halkan wax kuso qoraya,waayo waxad ku meeraysanaysaa wixii somaroon dhexdooda ka dhacay we are family family way is karbashan lakin marka reer kale kusoo duulo waa one family markaa wixii dhexdooda ka dhacay hala iloobo hada,hada gadabuursi baa duulan lagu yahay dhulkagi baa la raba adna sadex dhadhaar bad ku meeraysanaysaa ado kale intu samroon ku jito waxba idin soconmayan, maxaa apologize laga bixiyaa ee la is yeelay aan aheen wax caadiya oo la isku qaban karo ma cidbaa la iska dilay ,,afxumo baa la yidhi nabadna way gogaysaa colaadna wax kama tartee gadabuursi maanta jiritaankini baa khatar ku jira ee meel ka soo wada jeeesta waa hadii aad dad jira tihiin hadii kale idoor iyo ciise shacab u ahaada ilahay ba sidaa idin gartee good bye idiot ka halkan wax kusoo qora ban meshan u nacay

  35. dumar waa kaas, naa ma ninka cuqadadu dishootay ee wax aan meeshaba oolin soo hadal qaaday ee qabiil dhan oo sharaf leh caayay ayaad wax u sheegi mise anigii wax isaga u sheegayay ayaad i caayi. waar doqontan shuuru cunka wayne eega. adiga iyo kaniba dadka aan caadiga ahayn ayaad tihiin runta dhuuxa.
    mardanbena ani ha i caayin.

  36. sorry nuur kuman cayin waxan ku idhi kaliya waxad qorayo waa wax liita waxan ka wadaa ha isku meeraysanina dibaan u akhriyey kad u jawaabaysay isaga waa kula mid waxad isku haysatiin oood haysatiin baaba iska yar laf aan hilib laheen baa la idin tuuray tii bad isku haysatiin waxan aniga u jeeedo waa hada this minute waa in la midooba xabadan dhan loo wada ridaa gadabursi waxba maaha without habercafan waxba maaha without maxadcase iyo makahil aan dhan xabada u wada jeedino that is all ,, tan kale shuurada aduunkoo dhan baa shuuro cuna galadu waxay yirahdan corn nooc nooc baa loo kariyaa aadna waa loo jecelyahay markaa waxan u qadanaya in aad i amaantay in aan shuuro cuno ok good bye no hard feeling waa hadii aad duriyada gadabursi tahay,,

  37. waan ku fahmay inadeer, lakiin doqonkaas oo kale waa in wax loo sheegaa.
    mida kale dadka shuurada cuna doqoniimada ayaa ku yara badan ee ha badsan hadii kale sida ninkaas oo kale ayaad noqon.

  38. ok nuur badsan maayo shuurada lol ,, i am glad in aad fahantay bye inader

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: