Professor Axmad Samatar: Halyeey Qaran, Heer Qaran, Hiil Qaran..!


About these ads

Categories: Warka (News)

15 replies »

  1. Indictment!!!!!!!!!!!!!!!!!!! ninkii garan baa garane, doqona loo sharxi maayo.

    • Definition of INDICTMENT
      1 a : the action or the legal process of indicting
      b : the state of being indicted
      2: a formal written statement framed by a prosecuting authority and found by a jury (as a grand jury) charging a person with an offense
      3: an expression of strong disapproval

      ______________________________

      What is your point Timacadde?

  2. An old man who will never know when to give up. Wake up Samatar, Gaariye has way less education compared to yours but invested where it belonged to. Keep up dreaming my old man.

  3. wasiir sland ah buu kaga sharbadnaa dhex orodka walawaynta kaga darane dad uu labatan sano waxa ka sheegayay buu xil udoontay oo uulahaa mid kastaa waa khaldan yahay numer 8 omar 1 waxbaa kaga dhacay bilaa karamo

  4. Slander..

    Habaarka waa halkisa.
    Waxan ku leehay habaarka hoostaada la hel,waa halkii dumarkee.
    Somali caawis ayuu u yimd Axmed e u muu iman in xila u doonto xamar sida ina Omar.

    Bal Raga aad is-agdhigaso ee!!!.Axmed ma rabo xil uu hunguri ku jiro.Wuxu rabay inuu Somaliland dhibta ka saaro.

    Somaliland aad sheegaso,waa wax suuq madoow ku nool oo sharci ahayn.
    Madaxwayne aan sharci ahayn,oo xakuma wadan aan sharci ahayn.
    Dad aan sharaci ahyn,oo dortay Madaxwanye aan sharci ahayn.
    Wadan aan sharci ahayn,oole Lacag aahayn sharci ahayn.

    Xataa qofka dhashaa sharci maaha ilaa u qaato Somali”Taysaro”.

  5. Sorry,Somaliya uu dhibta ka saaro ayaan u jeeday.

  6. Slander

    Markasta oon ku arko,niicdaada ayaa aad u badan.Malaha waxaad tahay Iaqqii gunta ahaa.Sida Jib riir Abooker ama Arab.
    2 badaa Reer oo ay snmtii ka xaraysay dadyoow ay ahaayeen maganta.

  7. @ Caraale

    Waxan isku dhegaystay laba interviview oo aad u kala duwan oo lakiinla isku soo ag dhejiyey. LAbada interview waxay kala ahayeen Faysal Cali Waraabe iyo Ahmed Samater, labada ninba aad baan u aqaan, weliba Faysal anigu ilaa mogadisho ayaan ku garanayaa. Interviewga Faysal waxaa ka qaaday Dahir Calsow oo aanan anigu garanayn lakiin aan magaciisa aad u maqlo, meel aan ka maqlayna ma garanayo, lakiin u eg qof aad u dhiiran oo su’aalo muhiima wata. Faysal wuu qabiil hadlay, wuu qabiil hadalay wuu qabiil hadalay, dabdeedna waxuu yidhi qabiil baa la igu eryanayaa……the question the begs an answer is…………Faysal miyuu fahamsanyahay waxan uu u ololaynayaa waxa ay yihiin. Aniga waxay ila tahay jawaabtiisa ayaa cadaynaysa inaanu fahmasanayn, waayo dee kama calaacaleen in qabiil loogu jawaabayo, markuu qof xil hayo eedeeyo…….in other word, You reap what you saw, and yet Faysal looks surprised and amazed.

    Contrast that with Ahmed Samater’s interview and you tell me that anyone who has any thing to do with Somali elections is not in moral bind, morally indicted…..Here we have some one who know exactly what is wrong with Somalia,, who walked the walk and talked the talk, but at the end of the day he was not picked because of his bloodline. So, Everytime Samater speaks, people with conscious will compare and contrast him with who ever was chosen to lead in lieu of him, hence, a MORAL INDICTMENT.

  8. waraysigii hordhaciisi!

    Waraysi aad u dheer!

  9. Timacadde, let me quote your comments, Quote: ” here we have some one who know exactly what iswrong with Somalia, who walked the walk and talked the talk, but at the end of the day he was not picked because of his bloodline”. Unquote… That is exactly how politics are played in Somalia. How long it takes you and Dr. Samatar to unsderstand the reality on the ground. I feel pity for him.

    • Caraale,
      The flip side of that argument is that we also have Faizal Waraabe, who fully embraced the bloodline politiking and yet he too seem to believe that his politic have utterly failed because of clan. So, shouldn,t we feel pitty for Mr. Warabe as well.

  10. Sidaan idhi barigii uu isasoo sharaxay.. ninka jiraa waa ninkii han leh, iskuna daya inuu xaqiijiyo himiladiisa.. caqabadaha hor yaala haba u eekaadaan qaar aanu dhaafi karine.

    Ina Samatar han buu yeeshay, fadhigana kuma riyoone wuu u duur galay siduu u gaadhi laa.
    inkastuu la waayay hadana waanu isku qoomamayn doonin uun maxaad u doonan wayday.
    Wuxuu xal u arkayayna u soo ban dhig dadkii dhibku haystay ee reer koonfureed iyana ka iibsan waa oo isirkiisa ku diide..

    Calaa kuli xaal he can now sleep with relieved mind and conscience..
    Ee niyow ninku haku soo noqdo jaamacadaha dalka si uu ugu faa’ideeyo da’yarta inta cisho ee uu ku sugan yahay ifkan dushiisa.
    Haddii kale cidi u ooyi mayso hadhow, aan ka ahayn reerkiisa.

  11. Wiil Isaaq ma sidaad qaar horeba muqdisho uugu khaarajiseen ayaad isagana u khaarajinaysaan ?

    remote kan yar ee dadka la daba joogtaan waa lala socdaa….

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: