Madaxweynaha Soomaaliya Oo La Kulmay Qaybaha Bulshada Rayidka Ah


About these ads

Categories: Warka (News)

3 replies »

  1. dalkeena dowladi ka dhalatoo,,ilaahow idinla jir alshabab is done idoorland is done,, waxan akhrityey waheen news waxan ku arkay in so called somaliland joojisay marakiibtii bada ka kaluumaysan jiray si sharci daro ah kadib makii dalka dowlad rasmi ah ka dhalatay markab aan somalia ogolaasho ka haysan dabcan kama kaluumaysan karo badaheena sheekadii iyo tuugnimadii way dhamamtay masha allah

  2. HIILDAN
    SOO GALI QODBADII JIMCAHA EE SHEEKH XASAN DEHEEYE

  3. ماشاء الله waakuwaa ragii B moose dhoola tusad ka sameeyay dhulkoodii loogu sheeganayay, ee balwaxaad waydiisaa odayadii
    lahaa dhulkan anagaa leh iyo wadadii ay lahaayeen waan dhisaynaa halkay ku dambaysay? nin laa u doobiyay ee Samaroonaw ku dayda halyayadan oo isgarab taaga.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: