Awdalstate people as whole has been patient on many occasions about numerous issues and matters concerning their land and dignity and I don’t believe we have been brave enough to defend our women, children and resources at all but instead we were stupid enough to be patient for the so called peace under which we are being slaughtered, insulted and divided and I think we really need to have the guts to kill those who have killed us and be ready to defend our resources and land under any circumstance without hesitations.
They said history repeats itself don’t you think once again the BINU AHMAD kicked in to show us what we thought was over, were just a plan on hide and seek game under the false mirage peace, the peace we claim we have created and accepted it unconditionally became our own enemy and there is no way out of it until we are brave enough to break it.
Let’s not pretend these issues are nothing and small for nothing is even something and because as one of Awdal, I know deep down in our hearts that we all don’t belong to Hargaisa or Muqdisho and that we all want to belong and be what our grand grandfathers was and the only way to be what we want and the only way we can honour our grandfathers’ wishes is simply to be who we are because the best we can be is Gadabursi so why not be just be Gadabursi by defending and controlling your only one region and be part of the greater somalis by your own will.
I believe that the ability to kill and defend yourself is fundamental to human existence therefore our existence is based on a fight for gain, and whoever cannot kill his enemy by defending and having revenge for his blood has no right to an existence. Having the guts to kill enables to have the guts to defend yourself in times of danger so I don’t think that we really do need to hide under other common principles and values because the first human principle is the survival principle, being able to survive is first and the only one principle we need to have and value at this time, the rest we can have them once we make sure and become ready enough to survive in the short and long term because this is one occasion when a hard talking simply won’t suffice.
So finally it’s now the time when Awdal people was about to cut the ties with their enemies posing as neighbourhood friends and stand up for the greater sake of the current and upcoming generations by intentionally policing and basing our own made military in the whole region of Awdal.
By Samaron Rooble Hassan
samaronhassan@gmail.com
Categories: Warka (News)
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
Maanta Waa Maalin Khayr Badan: Soo Dhawoow Ugaas C/Rashiid
Professor Axmad Ismaaciil Samatar: CANARY IN THE COAL MINE (Somalia)
samaroonoow hawerwerin warbaan kuu ogahay wakhtiyar oo dhawe I have a dream baa oday laga sheegoo ana waxaan ku leehay I have a dream!
The only sleeping man has dream. Roll it on.
si fiican baad u dhigtay samaroon wlc back ruug cadaagi soo ragal celi,, inaadeer i hope inu ina anfaco waxna lagu qaato guubabada . dagaal wax ka yar inooma banaana waxa la yidhi ninkaan warankagu galin weedhadu ma gasho qarnigii la is adoonsanayey lama joogo qofka binu aadamka ah isagoo xoru dhashay isagoo xor ahna waa inu dhintaa gadabursi in badan buu dul qaatay it is time la odhan laha enough is enough ,, ka ina horjoogsada aan ka bilowno isaga dilo cadowgana waa in lala dagaalama,wixii idoor ka dagalamay waxay aheed dhibaato lagu hayey oo ay tirsanayen imika iyagii baa bilaabay dhibtii ay ka dagalameen markaa waa in iyagana lala dagalamaa waa in jidadka loo gala ka jabuuti taga iyo ka ithoopia hadii loo galo way u dhamanaysaa markaa gadabuursoo dagaal laabta ka ogaada ,,guul baan idin ragaynayaa
Sidaa oo kale Ayaa loo baa hanyahay
Waana run nin aan shantaadu kaa reebin sharci Kaama reebo.
I haven’t read the whole thing, but we have to kill is not wise man’s words. Samaroonoow warkaa war uga noqo. We will defend our land to the extreme but will never intend to harm or kill.
hadii gabooye idinku tufo jaahwareerbaa idinku dhacaya markaasaad gocasho iyo galiilyo miidhan la guuxaysaan, AANA WAX DILNO AN HANJABNO, SOMALILAND MA JIRTO AWDAL STATE BLA BLA BLA. isaaq reer gabiilaad iska taqaaniin dee reer gabilay idinkaa isku huuno ahe ama dhulka la gooya ama cirka isla qabta xagaad anaga noogu calaacasheen.
Qurbahaa dagaalka ka bilaabaa Samaroonaw. Ha isku dirin dadka gaajoonayee.. Car wax ku dilaaa Maraykan iyo UK ileeeyn xornimo doon baad tihiinee..Walaahi huunoo ‘ kabtaydii ma aragtay inay ka dhici”
waar bahdilaada gadabuursow inaga daaya.
hadii labo oday meel ka dhawaaqaan ma gadabuursi oo dhan ayaa oyaya. bal isa saxa, reerkan sacad muuse bahar muuse ayaa ku filane. hadii isaaq ay noqoto waa gadabuursi dabcan.
mise xaafad yar ayaynu u dhigana.
sowtan oohinta iyo calaalku inaga batay.
ragna waa ka adkaysi leh e meehin ku internetka yahayy dagaalkiisu.
Fardo la isku hayo maxaa la iskugu faanin. Waar waxayd haysaan soo daaya. Bal waa waxaad ka heshaan. Ninka nabad diiday ee aayar oo dhalatay caga dhigan waayay, cirka ha soo dunsho.
Haddaad wax isla haysaan kombyuutar dabadii lagama soo hanjabo ee goobta safka hore ayaa la iska xaadiriyaa adoon juuq iyo jabaqtoona lagaa maqal.
Waran Galbeed
Kuluc reer Gabilayga aad sheegayso een Samaroon ahayni waa ayo ma dhulkayagii ayaa la sheegananayaa qarniyo daganayn ma taasaa noo dambaysay.Aamuskeenaa laga faa,iidaystay Gabilay waa carro Samaroon cidina la wadaagin waa xarumihii boqortooyadii duntay 1607 ayaa halkaa lagu aasay boqoradayadii.waan soo wadaa yadna Arabsiyo kuna taal meesha la yidhaa lafta boqorka laguna caleemo saaray Ugaaskii u horeeyay beelaha Samaroon Ugaas Cali Makayldheere Muuse Makaahiil laguna aasay Gabilay qarnigii 16aad.waakaa qudbiga laga siyaaran jiray qarniyada ku yaal badhtanka magaalada waa lays baran wax badso wax beel ayay noqon.
I would think to kill is a little strong rather I prefer to have self defence and rights to live on our land without someone else telling us what to do. My opinion is simple and easy to understand unless you want to living under the worse clan system.
This is how our problems can be solved: there should be no system between us and snm politicians as well as their followers. we should respect Somali population including those happened to be our neighbors at the same time shotdown any politicians who come our cities, towns and cities.
If non politicians from other somali towns promoted their clan idea inside our towns, they should be consider same as those politicians they speak for. Nothing should be between us an R.Hargisa other than good neighbors. That will end the claims of powers they tried to run other people’s houses. The big question will be what people in Awdalstate do about few stooges who live under the scare of snm? final warning should be given and insisted they should move out from Hargisa. You should be man enought to know all these problems are bring by snm right at the beginning including clan against clan, land depute between neighbors, hate between N.Somalia.
I may add, whoever wants to live under clan system that brought nothing but hate? if you do then go and live with them but make no mistake the time of breaking down Samaroon into groups and subclans are over. After now on, we all know that we have common enemies that want our land under the hat of SNM and prohibited clan base election. Hargisa politicians and Shabab are working together.
Mustafe, there are clan system in somaliland and clan system in somalia so which one would you prefer to deal with? My point is and was and will be, stop depending on others. Live with your nieghbours with peace and if they don’t respect, don,t have respect for them as well. crying for the unity of already buried nation does not give you any credit either. Somaliland is the only viable entity in the so called somali Territory and if you can;t get your portion out of it, there is no any other place that you will be able to. When it comes to this issue in hand, we will extend a peaceful hand and if denied, let the hell to fall and there won’t be turn back but for those of you who always waive this Rio State ideas will live with the demise of their land and people. Let us face the truth guys and come to term instead of lip singing.
marunbaa
i completely agree with you.
@godan
hadii aad ilaa arabsiyo sheeganayso daroodkiina ay ilaa burco sheeganayaan oo leeyihiin anagaa lahayn xagaanu ka nimi ? isaaq xaguu degi jiray markaas illeen macquul maaha in cidkastaaba tidhaa dhulkan aad degtaan anagaa lahayn oo boqoraa noogu aasan kkkkkkkk mida kale ugaasyadan aad sheegtaa ma midbaa mise dhowr kkkkkk illeen maalinkasta oo aan hiildan soo galo ugaasbaad ka sheekaynaysaa ugaasku ma midaan adiga mooyee cidkale aqoonbaa mise waa waraabe u taag?
Kuluc welldone wiil fiican huuno ugaasyada wali waan ka sal gaadhi laayahay so far waxan helay 12 meeood oy ku aasan yihiin sidaa 12 ku dhe yarka maanta joogana 13 kaga dhig sadex meelood dad aan diraa soo sawiraya 16 isku dhe kkk,huuno ila soco boqortooyo duntaan baadi goobayaaye 500 ku dhawaad ayay ugaasyadu samaroon u talinayeen waxan ku qiyaasay ilaa 40tan Ugaas intaan soo bandhigi karo een helana waan soo gudbin ila soco Gebilayna ninkii qarnigii 16aad boqoradoodii ku aastay ayaa le taasi muran lama galin karo waa raadad cad cad oo qarniyo ku hor halkaa lagu xidhay meelo aan la galin ayaa jira ragan bilaa damaca ah ma ogyihiin inay hargaysi caro Samaroon tahay?maxaa taariikho dhigaala la isku dayay in la masaxo.
Bulaxaar gudubkeediyo
Almis goodiyadeediyo
Gobabkii hargaysaad
galabuu isku maraaye ma galool ubaxlaa
cali bucul 1910.
la soco gobabka laga hadlayaayi waa gobabkii ina igare ee hargaysa kkkkk.
dadna waa dad waligood jiray dadna waa shalay soo bax kkkkk
Gadabuursi waa mid….
looool kuluc, idinku dad duriyad ah oo baqdaadiyiin ah baa tihiin. Miyaydaan reer ciraaq ahayn idinku maxaad africa iyo meel laysku cunayo ku falaysaan. Just kidding Kuluc.
DAROOD BURCO AYUU SHEEGANAYAA GUDABIIRSINA HARGAYSA WARSA^NGALINA CEERIGAABO CIISENA BARBARA BULAXAR ILAA SAYLAC BEESHAN ISAAQ SOOTAN LOOTASHADAY IYADU INTAY SLAND KUJEEDEN BAA DHULKOODI LAQAYBSADAY YAAB WAAR YAAN BALAYO LATOOSIN BEESHAN ISAAQ MAXAA USOO HADHAY DHUL BAL QIYAASA SOOMAHA IN AY GALKA SEEFTA KALABAXAA¨N ISNA DIFAACAN
Dear diary day 4:
Who speaks for the political aspiration of isaaq:
Muse biixi, college graduate and serious politician
Faysal waraabe, college graduate and serious politician
Abdirahman ciro, college gratuate and serious politician,
Gaboose, college graduate and serious politician.
Who speaks for gadabursi political aspiration:
Dhawal,
GUDABIIRSOW JOOJIYA COLAADA ADKUBAQASAN OO WAX ISKULA HARA MA ARKAYSAAN WAB ISAAQ LEEYAHAY OO LAGU AF LGAA DEYO BEESHAAA GUDA BIIRSI LAA KIIN NINKII HALKAN SOO BOOQDAA WAXA U CADANAYSA COLAADAA AAD ISAAQ ODHAN UHAYSAAN HADII AAD IS HAYSAAN BEEL ISAAQ KAMIDA MAHA IN LA AFLGAADIYO QOOMIYAD DHAN KOLAY WAR JIRAABA CAKAARO AYUU IMAN DHAQAN KAN WAX KA BADALA
who speaks for gadabursi aspirations:
DhawAl
Suleiman
Samater
You get the idea.
No Justice, No Peace…
timacade.
suldaan samatar waa ninka kaliya ee gadabuursi oo dhan xataa u hadli kara. waa ninka ugu geesi san ugu aftahansan. xaga aqoonta dhamaanba suldaanada waa ninka ugu aqoon badan. waxan odhan lahaa waa ninka maanta ugu macquulsan in uu gadabuursi oo dhan u istaagi karo. hadii gadabuursi tashado waa in ninkaa loo doorto gudoomiyaha guud ama ugaaska ama boqor magacii doono ha loo bixiyee. in isaga final desicionku ka go’o talada u danbaysan isaga loo daba fadhiisto.
taas uunbuu wax ku noqon karaa gadabuursi.
ta labaad ee uu kalsooni dheeri ah ku heli karaa waa isaga oo beesha uu ka soo jeedaa leedahay deegaanada ugu wanagsan ama ugu badan somaliland ee khayraad ka buuxo, si gabasho lahayna uga hadli kara danaha gadabuursi.
he deserves to be gadabuursi leader.
War Deg Deg ah.
Doofaarkii oo ficil yeeshay kadib markuu badbaadiyay waxar biyo ku dhex dhacday kanasoo saaray intaanay dhimanin.
Samaroonoow maxaad qaban adna kolba hadii uu doofaarkii ficil yeeshay oo la odhan jiray doofaarka ficil la’aan ayaa loo cadaabaa maanta ka badbaadi dadkaaga reer Awdal waa sida waxartaasi oo kale ee intaanay dhiman ficil yeesha .
Anuu waan ka daalay maqaalo iyo baroor xunoo lalasoo dul kambadhuudhsado Computerka iyo Keyboard-ka lilmo iyo duuf laga buuxiyo,,,,Samaroon hadal buu hayaa kaliya ninka naxaaya ma jiro dhibta ka jirta wadankii hooyo ee Awdal. Ninkii wax u taraya wadanka maanta uma baahno maqaalo la qoro waan ka gudubnay sheekadaasi kaliya waa ciidan hubaysan Jabhad iyo jidgooyo lagu dhaqaaqo wax kale oo inoo hadhay anuu garan maayo sababtoo ah ilaa sabanuux ayaan wadnaa qoraal iyo goobaabo yaydiina way soo sinqaysaa
Ninkastaa qurbaha ayuu kasoo bootaynayaa oo intooy casiirka iyo humberger isla dhacaan ayay baroor iyo ilmadii yaxaaska ka dul qubaan mareegaha ,,,,,
Sxbyaal Doofaarkan ayaa idin dhaama bal daawo Somalidu waxay odhan jireen oo ay ku maah-maahaan doofaarka ficil la’aan ayaa loo cadaabaa bal maanta ila daawada reer Awdaloow doofaarkii oo ficil yeeshay kadib markuu arkay waxar yaroo ku dhex dhacday biyo ayuu doofaarkii u adkaysan kari waayay waxartaasi inta aanay biyaha ku dhex bakhtiyina isagii ayaa biyihii isku dhextuuray oo kasoo badbaadiyay ,,,,,,
Hadaba maanta reer Awdaloow Doofaarkii ayaa ficilyeeshay idinkiina af mooyaane wax ficil ah la idinkama hayo dhulkiiniina wuu dhaxalwareegayaa ……
Awdal State inta sheegata sida yarkan Samaroon oo kale ayaan u nacay oo af mooyaane aan wax kale haynin ,,,,, Adeer Samaroonoow imisaan wax qoraynay …? Imisaan maqaalo ka buuxinay Google meeshaad gashoba waxaa kaaga soo bixi mid aad hore u qortay oo isla baroortan oo kale ama aan anuu qoray ama Abroone qoray Hiildan,,,, Farxaan iyo ,,, iyo ,,, iyo ,,,,,,Maxaa inoo diiday ficil iyo in aan buuraha galno oo aan raamaysano dilo dhacno jidgooyo boob wax kasta aan samayno anuu hadal waan ka daalay ee Samaroonoow sida doofaarkan yeesha ficil hadii kale cadaab ayaa inii dambaysa.
KKKK LOOK WHO IS TALKING,,, WHO SAMAROON>?WHAT happen to your somalialnd ?? O my god i cannt stop loughing noocana wan ka leenahay ,,,samaroonow nooccan laba wajiilaha ah iska qabta iyaga horta ka bilaaba xabada,,god bless my awdalstate
Marunbaa
kkkkkkk so SNM idea belong to Samaroon? and you still happy with the pharases like you are the mother of Somaliland?
horta sida aan isla wada garaney in Soomaaliya iyo Soomaaliland yihiin nidaamyo qabiileed. Hadana labadu aadbey ukala duwan yihiin. Meel waxa ka socda nidaamka 4.5 oo qabiilka maqan Soomaalidu aaney jirin xitaa Ciisoo dowlad ugaara maamulaa sad buuranku leh. Digil/midhifle, Dir, Darood, Hawiye iyo Beesha 5naad. Multi clans always better than less than 0.5 dimonating the entire North Somalia.
Waxana nidaamkaa loo sameeyey maaha in uunoqdo mid waligiiba waara ee waxa ay ka geyn weydey iney ahayd sida ugu dhakhso badan ee Soomaaliya dhooqada looga Saaraayo. Sida ay ina baranayaana 4 sanadood gudahood doorashaa dhici doonta lagaga boxo nidaamkaa. Markaa there will be no particular Somali clan will be dimonated Somalia politics. Waa runtaa oo maaha in aynu waligeen dadkale ku tiirsanaano taasina kuweena taageera SNM waa dad dadkale ku tiirsan.
Dhinacan somalilandna waxa hogaanka haya halbeel oo marka didaamka 4.5 lagu eego awoodiisu noqonayo midka hooseeya beesha shanaad. Kaasaana raba inuu dadkale ee R.Wooyi afduubo. Waxeyna rabaani maaha go’itaan maanta ee waxa weeyi iney isticmaalaan Somaliland before 1960 to get more power for themselves. The idea which they are using is keep Samaroon and Harti in the dark while they talk with the rest of Somalia.
As the Awdalstate that some of you sometimes called dream state and so on, they are the only people in Awdal who came up their own dreams same like other Somali regions. Shame on those who don’t see what their people are facing from road gangs to unlawful land claims at the same time always look down to their brothers and sisters that want Awdalstate works.
Ahmed,
Doodayda gunteedu waxa weeyi maba ah inuu nin suldaan sheeganayaa uu siyaasad ka hadlo. Suldaanka arrimaha dhaqanka ha loo daayo, gadabursina ha samystaan political establishement sida umadaha kale.
Wuu iga kal go’ay qoraalku oo laba jeer buu soo kale baxaye isku akhri labadii qoraal ee hore ee aan soo diray, waanad fahmi waxaan u jeedo.
Umada kastaa siyaasiyiin bay leedaha, umaddii aanan siyaasiyiin lahaynina weligeed waxa ay rabto ma heli karto. Gadabursi ma haystaan siyaasiyiin, waana waxa dib u dhigay…….bal u fiirso waxan dusha kusoo qoray afar siyaasi oo isaaq ah oo awood u leh inay isbedel sameeyaan, kana muuqda bulshadooda, lagana dambeeyo, go’aan siyaasadeedna gaadhi kara. Bal ii sheeg qof Gadabursi ah oo siyaasi ah oo ku xidhan dadkiisa oo go’aan siyaasadeed oo hirgali kara samayn kara? ilama aha inaad ii sheegi kartaan.
Primitive and regressive society waa sida kaliya ee aan ku sharxi karo gadabursiga dhaqankiisa, waxaana ka markhaati ah discourse ka meeshan ka dhaca iyo meelaha kaleba badankiisu waxu u badanyahay halkan anagaa degna iyo waxanaan ahaan jiraynaye waa la na dulmiyayaa. Waar Borama ayaad minority ku tihiin, idinkuna waxa ka hadlaysaan saylac iyo lughaya e.
Cidna ha eedaynina, Isaaq waxba idinkama qaadan, ciise waxba idinkama qaadan, idinka ayaan la fahmayn waxaad rabtaan oo cid idin metesha iyo leadership hufan oo aqoon leh diiday oo doorbiday inaad dugsataan afar oday akhiradii in yar u jira.
Ibedel ku sameeya dhaqankiina, oo intiina waxbaratay u ogaolaada inay leaders idiin noqdaan. Inqilaaba odayada dhaqanka ee loo isticmaalyo inay idin qaboojiyaan oo jir dil ku sameeyaan ” aspiration” inamada yar yar ee jiilka soo kacaya. Qolo kastaa way leedahay kuwa aqoon leh oo xilkas, kaa soo hor mariya oo aasa odayada dhaqanka ama Museum u sameeye, gadhna hordhiga….kkkkkkk waa xalka kaliya ee u yaala samaroon…..ilaa inta aad is horfadhiisinasaan, gaboose, Ciro iyo muuse biixi oo dhan ah iyo Dhawal, Samater iyo Suldaan Suleiman oo dhan kale ah, you will always loose, because it is is a fair playing field…..Arrimaha dhulka la isku haystaa waa siyaasado aad u waawayn mana ah arrimo odayo loo dhiibo ee waa arrimo ay xaliya karaan siyaasiyiin isku kalsoon oo aan xisaabi ka dambayso, dadkoodana ku xidhan oo aan meel kale laga quudin.
timacade u right inadeer ilaa sidaa la yeelo oo odayada la inqilaabo waxba inoo hagagi mayaan indeer mad shaqada adiga bilowdid adigaaba waxgarad ah in kaloo badana way ku raaci laheed ,, waan ogahay gadabursi ilaahay mahe cid wax ka qaadi kartaa ma jirto , boqolaal kun oo reer ithoopia ah oo hubaysan baa diyaar ah hadan u baahano ..god bless awdalstate
Darbi……Waan kugu raacsanahay ficilka, lakiin ficilku noocyo badan ayuu leeyahay, waxaana ugu effective san ka caqliga ku dhisan ee miisaanka leh ee runta ka sheegaya waayahaaga iyo rabitaankaaga. Bal u fiirso Darbiyow:
Ciise dhul buu rabaa, awood buu daba dhigay caqlina wuu ku dhisay oo maanta somaliya dee waxaan ku leenahay xildhibaano is leegay, then, hadda waxa la samayn ground reality ka turjumaysa, siyaada ay already xaasiliyeen. Siyaasadii guud bay xaasilyeen, then, tii local kii ee markhaatiga u noqonaysay ayaa la dhisayaa. Dee anigu weli ma maqal meel uu ciise qoryo ku qaatay oo uu cid kula dagaalamay. Sidoo kale Isaaq waxay rabaan laba arrimood ama inay dawlad ay iyagu majority ka yihiin yeeshaan ama loo aqoonsado inay iyagu metelaan woqooyiga somaliya. Labadiiba way haystaan maanta, lakiin si dhib yar kuma helin ee struggle dheer bay usoo galeen caqli ayeyna isticmaaleen iyo inay dan guud yeeshan waayo iyaga laftoodu jufooyin kuweena ka dhib badan bay leeyihin.
Gadabursi muxuu rabaa? Miyey jirta dan guud oo ay gadabursi wada leeyihiin oo ay mawqif kawada haystaan? Jawaabta laga bixiyo su’aashaa ayuu xalka u horeeyaa ka iman karaa, oo ay la socoto ficil iyo dhabar adayg. Lakiin, in reaction laga bixiyo daily happenings ka dee meel laguma gaadho. Haddii kale dee aan isku cadayno inaanay waxba inaga dhaxayne aad dad meesha uun ilaahay isugu keenay nahay.
Mustafe,horta ma ciyaal baad tahay mise goblan baad tahay adeer?Intaas waad calaacalaysaa 4.5 baa sidana 5.00 baa sidaasa?Yaa kuu sameeyey 4.5 ma is weydiisey?Ismaad weydiine waad qaadatay uun.Yaana kaa yidhi Daarood baa ka badan Samaroon Weyne? Horta 1 Question aan kaaga jawaabee soo ma ogid in”ISAAQ” aad nagu wareeriseen adiga iyo Islaamaha Riyo State daba socdaa in marka Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee Somalia la joogo Reer Koonfureedku aanu garanaynba magaca”SAMAROON” Ama”GADAGUURSI” oo ay u haystaan marka Somaliland laga hadlayo in Isaaq uun ay degaan.Hadaba meel aan lagaa garanayn maxaad ugu cararaysaa?Sidii Islaamihii caanaha iibin jiray ha u hadline maskax yeelo maanta wax kuu dhaama Somaliland and Djibouti ma jirto.Waxa aan shalay is qabanay,maantana raali galin buuxda bixiyey waa Odayada asaasaqey ee Sacad Muuse.Mid kalana aan idiin sheego Somaliland waa Nation jira.Riyadiinii hadii ay socon weydey dee shirtka aad Ninka Ragga ah aad sidii ciyaalka darafka haysataan joojiya.
Mustafe Wrote” As the Awdal State that some of you sometimes called Dream State and so on,they are the only people in Awdal who came up their own dreams same like other Somali Regions._Cajiib,war dadka Awdal State ku dhawaaqey waaa dad Cab Drivers iyo Welfare Collectors ah,mana ay kaga dhwaaqin inside Awdal ee Canada ayay joogaan.Been ha isku madadaalin.Tan kale yes waa”Dream State”,waxana ay ku tahay Dream State,Somalilandna aaney ku aheyn baan kuu sheegayaa Mustafe.Somaliland waa Gobol ka mida 2dii Gobol ee Italian Somaliland iyo British Somaliland.Saas u kala garo wax.Somaliland hadii ay tahay wax aad intaad AK47 u soo qaadato aad dadka iskala dhacaysana,iyagana ay Baruur gacmaha ku wataan Somalia oo Puntland ku jirtaa long a go qabsan laheyd,oo maanta kamaanu sheekeeneen Somaliland.Xayawaanka salaxyada fiiqfiiqan leh ee waxan soo qorayna waxaan leeyahay”Hadii aad doonayso in aad Somaliland u calaacasho ticketka gooso,qaado AK47 oo dagaalan,nacnacda maalaayacniga ah looma baahna.
Mustafe, think twice, Somali politics belongs two tribes only and for God sake if you detest what you called SMN ideas, I wonder what kind of judgement you use to accept 1/2 person personality. Somali politics belong to Hawiya and Daarood, neither Isaaq nor Gadabuursi or any other somali tribes you can come up with. Daarood had their honeymoon and will never again enjoy the virgin Somalia. Hawiya is still milking the blood of their people and don’t care what others say about them and the only reasonable option is what we have in somaliland though there are too many wrongs to be corrected. So if you are the man you may think you are, then come up with your own ideas to sell me other than that stupid Riyo State. If you think this Riyo state is new to me, I had it may say before you might even heard of and warned the consequences. I tell you what my tough guy, I sacrificed a lot to fight back and would not hesitate to do it again but sure I will use sound reasoning before the shoot out. Enjoy the lip singing as I said before.
corrections: had my say not may say
timacade.
walal saylici ayaa hada inoo matala siyaasada mise kuwa ka soo horjeeda ayaad tahay. saylici waa siyaasi dadkiisana 80% ayuu ka haystaa kalsooni. markaa cida kale ee kalsooni la rabtaa wa ayo. xaga qoloda xamar joogtana ina samaatar iyo ina warsame ayaa inoo matala ayaa ka aqoon badan iyaga.
that is it.
Maxaa ku dhacay Websitekii Harowo.com oo dhawr cisho aamusan oo ka hadliwaayay dhibtan lasoo gudboonaatay Samaroonka Xeebta….?
Alloow wax wanaagsan ka dhawaaji/hadli marka u horaysa ee ay bahda harowo.com hadlaan .
Timacade
Sxb waa arin wanaagsan sida waxa aad ku talisay iyo sadexda qodob ee Samaroon la wareeray .
1 – Ugaaska iyo taageeradiisa
2- Cabdiraxmaan Zeiylici iyo xulafadiisa
3- Awdal State iyo qorashaheeda
Sadexdan qodob ayaa ah kuwa keena muranka Samaroon dhexdiisa markaa qodobadani hadii aan kala saaro mid waa arimo dhaqan Ugaaska weeyaan labona waa siyaasad.
Awdal State hadaan ku horeeyo horta waa qodob siyaasi ah oo wata fikir Somaliweyn siduu ku bilaabmay waxa waxay ahayd dhalinyarta Samaroon u dhalatay ayaa ka cadhootay sida ay wax u wadaan maamulka Somaliland iyo masuuliyiinta reer Awdal ugu jira Somaliland oo qawaday ayaa keenay ilaa maantana wax faaiido ay umay keenin akhyaarta ku dhagan fikirka Awdal State kaliya waxay maqaalo kasoo diraay London iyo Canada ayagoo aan wali wadanka ku yeelan wax saamayn ah , Isla markii lagu dhawaaqay waxaa fadhi iyo joog ba diiday maamulka Somaliland waxaa ka qaylyay hogaamiye dhaqameed iyo siyaasiyiin reer Somaliland ah kadibna waxaa la ogaaday in aanay wax ba smayn karin oo ay iska hadlayeen shakigii laha qabayna waa yaraaday markii uu u gacan galay dad aan daacd u ahayn taageero badan oo haysteen si dhib yar ayay ku lumiyeen lamana garaanaayo mustaqbalka ay hiigsanaayaan ilaa maanta oo aynay soo dhaafin qurbaha.
Saylici iyo taageeradiisa waa mid muhiim ah waayo waa hogaamiye Samaroon ah wuu istaahilaa in la dhagaysto oo dhug loo yeesho sidii loo dhagaysanaayay kuwii ka horeeyay wax na lala qabto si loo gaadho ujeedada uu doonaayo loogana midho dhaliyo ujeedadiisa siyaasdeed waa arin loo baahanyahay .
Ugaaska
Ninkii muran ka keena ayaa qaldan oo waa nin diidan Samaroonimada ayaan odhan lahaa anuu maadaaba uu wadankastaa leeyahay dhaqan soo jireen ah ninka mucaarida Ugaaska waa nin samaystay dhaqan kale oo toobal caare ah reero kalana oo neceb dhaqanka suuban ee Samaroonka ay dabada ka wadaan waana shisheeye kalkaal kaasi looma dulqaadan karo
Darbi…….Seddexdan arrimood ee aad sheegtay inagaa iska leh, ee condition uma ah ” danta Guud ee Samaroon”. Si kale hadaan u dhigo, qadiyada Samroon iyo iskuma xidhna muranka gadaburrsi, ilaa labadaa la kala saarana meel gaadhi mayno. Saylici cidii support garaynaysaa ha support garayso, lakiin saylici maaha qadiyada samaroon, Ugaaska cidii support garaynaysaa ha support garayso, lakiin ugaasku maaha qadiyad samaroon ka maqan. Awdal State marka aad iska indha tirto shakhsiyaadka hor boodaya, waxa ay ka hadlayaan dhalinyarta badankoodu waa qadiyad sax ah oo u baahan in fiiro gaar ah la siiyo. Anigu weligayba waxaan rumaysnaa Awdal State, inay tahay fikir xalaala oo dad aan daacad ahayn ” hijack” gareeyeen.Qadiyada Awdal State ha la saxo, hana la cilmiyeeyo, leadership karti iyo aqoon hufan lehna haloo sameeyo, waana hubaal inay gilgili karto gobolka siyaasadiisa.
@ Ahmed
Samaroon waxuu u baahan yahay ” leadership” ee uma baahna ” leader”. Haddii qadiyad samroon oo xoog leh la sameeyo, saylici awood uunbay u yeelaysaa ee waxba u dhimi mayso. Haddii uu awood yeeshan dee waxuunbuu inagu soo kordhin. sidaa u arag oo hoos waxba ha ka raadin.
@Gudoon,
Ha welwelin waan ku guda jiraaye.
Ilaaaahoow Siyaaad u naxarisoo. War kuwii Daaaroodku candhuufta ku tufi jiray ” Xamar” ee iska masixi jiray miyaanay ahayn Samaroonku.?. Maanta laga hayaa Isaaaq baa na gumaysanayaa.Ma waxaa gumaysigaa, xornimada iyo dawladimada aydaan hore u arag ee Ilaahay idiin keenay.? Ma waxaa gumays ah walaal in ku leh maalin iyo layl?
Hadaad Xornimo jeceshahay maaalin qudhaa maxaad u mudaharaadi wayday intii Siyaad Bare Joogay.. Maalin kasta nin baa lagu daldali jiray Hargaysaa. Mid reer Ugaaas ah baa u dambeeyay oo basaaasnimo lagu tuhmay. Maxaad u xanaaqi wayday markii 10 kun lagagu tooganayey, Milyankana la cunayay. ? Khalad baanu ka galnay Darood. Ma jaamacad bay hadal hayseen, mise wado, mise nolol, Markii Siyaad joogay..Maya maya jil-jileec, iyo nabad jacayl bay ka arkeeen, Isaaaq.. Isaaaqiina aqoonsi bay ku waasheen iyo xisbi-xisbi.. War ragaa iska celiyaaa.. Xasuuqii Hargaysaa ku jees jeesayaan maanta ooy leeyihiin waa maydkii eyda dooxaa Hargaysa. Haduu dhulgariir ka dhacoo Hargaysaa maanta, waxay u muuqataa inay geel qalayaan Samaroon.. Waxaan leeyahay reer Booramaa, waxaan idiinku ducaynayaa dagaaalka daba dheeraadaa inaad la gashaaan Isaaq, ood dhiigooda ka ciil baxdaaan oonku idiin hayo.Isaaaqna waxaan ugu ducaynayaa in colaada reer Booramaa Ilaahay u tusoo…