There is nothing called”Awdal State”.People who support so called Awdal State are a bunch of thugs and Khat addicted Cab Drivers and Retarded Tribalist Women who have no clear agenda.Viva The Republic of Somaliland which streches from Sool to Awdal.So called Awdal State is a propoganda machine that functions and roams in”The Internet World”.
viva awdalstate ka naxoow silic u dhimo,abroone well done inadeer ayaa dadkeni wax fahansiin wax ay fahmayan baa iska yar waa waxan damqanayn jamacad baa naga dumaysa bay yiraahdan war jamacada waan dhisnaynaa ha dunto.ee is xoreeya jamacada aad ka baxdo hadii anad shaqo ku helyn maxay faaidoo leedahay dhulkeeni waa in la xoreeyaa period isaaq waa in laga hoos baxaa halkooda haku ekadan ,hadalkan waa dhiiri galin waa in websideyada awdalstate oo dhan loo diraa waagacusb u dir waa in hadalkan iyo hadalo kale oo badan oo dhiiri galin ah loo dhiraa dhulkii walaahi in aan idoor iska celin karnaa ee ayaan la cabsoon iyagaba dhibaato ma rabaan qolo walba halkeeda haku ekaato ,,caalamku wuu la socdaa hadii afartii kaare ee siyaad bare ka tagay ay inoo isticmaalan iyagaa wax ku wayaya idoor samaroon iyaguu kale hayee marka loo kala tago iyagaa is cuni sida xoolihii ee just halaga dhex baxo//guul awdalstate of somalia
Time to quit this nonsensical Riyo State dream. This is the topic that weakened us to show up with this ugly rag in this critical time is nothing but stupid idea.
riyo state maahe waa real waa gobol jira somalia waa federal waa 18 gobol ee somalia ka kooban tahay waa awdalstate of somalla,, waxa riyo state ah waa so called somalliland oo 22 years riyo iyo waxaan soconayn wada somalia is one orod daawo maanta wax united nationka somalia ka dhigtay wacdaraha ka dhacay magacii somaliyed oo kor u kacay dowald runa waa taas tan so called land waa riyo waa waxan soconayn inta samroon nool yahay idoor halkay leyihin wadan ha ka dhigtaan,, guul awdalstate of somalia
Seddex Talo oo gadabursi badbaadin kara dawlad kasta ha ku hoos jiraane:
- In la Abuuro ” independent, compitent, inclusive and accountable political establishment in Awdal. Maanta ma jiro qof reer Awdal ah oo siyaasi ah oo aan dawlad ku xidhnayn oo uga hadli kara qadiyada gadabursi si hufan oo aqoon iyo kartiyi ku jirtaa ma jiro. Nin dawlad u shaqeeya maaha siyaasi dadka metela.
- In dhamaan oday dhaqameedyada laga mamnuuco inay ka hadlaan, arrimaha siyaasada ee xeeladu ku jirto, loona daayo arrimahaasi dad aqqonleh oo xil kas ah oo aanay cimaamadi ka dhacayn oo ku dhiiran kara inay gadhaan go,aano siyaasadeed oo dan u ah dadka Awdal Degan.
-In uu gadabursi shir qabsado aanay cidi dhex fadhiyin oo ay isku saamaxaan wixii dhib kala gaadhay, wax kalena aan shirkaa lagaga hadal…
Seddexdaa arrimood hadii uu gadabursi sameeyo inta kale ee aanan halan ku sheeginina way daba socon.
Suxufi Abroone aad baad u mahadsantahay sxb nagu daa in aan dhulka Samaroon difacno,Nagu daa in aan cadawga dhulka Awdal dhabarka ka jabino,Nagu daa in aan dhirbaaxo kulul ku dhufano ninkasta oo dhaqanka ,daka iyo shacabka Awdal yaraysta,Nagu daa in aan dhiigiisa cabo ninka karaamada dadkayga xaqira,igu daa in dhulkeena ka raro sakhraamiin badan oo calooshooda u shaqaystayaal ah oo loosoo kiraystay dhulkeena aan ka saaro dhariirada Awdal dhiig iyo xinjirona u qubo.
Ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysaa sida uu sheegay Suxufi Abroone waa in hurdada inala dheeraatay laga kaco waa dhalin yar qayrkeen ah waxa dhulkeena doonaaya,Waa dhalin yar qayrkeen ah waxa sida u hadlayaa ee aflagadaynaaya madaxdeena ee ku leh Cabdiraxmaan Zeiylic baan biilinaa waa rag cumaamado loosoo xidhay waa dhalin yar sideena ku dhalatay sagaal bilood lkn tashaday oo isku mowqif ah oo midaysan waxaynay ku midaysan yihiin inay Samaroon ka mastaafuriyaan Awdal ,,, Waxay ku midaysanyihiin sakhraamiinta Sacad Muuse iyo Mamaasan inay xaqiraan sharafta iyo karaamada dhalinta Samaroon ,,, Waxay ku midaysanyihiin dhalinta is baahaysiga sakhraamiinta ee doonaaya dhulkeena inay gabdho ka dhigaan dhalinta Samaroon oo ay sida eyga farta ugu yeedhaan markay danka yeeshaan toodana wataan.
Qofka binuaadamki ahi waxyaabo xaq ah oo aanay cidina ka qaadi karin oo aasaasi ah ayaa jiro. Shir uu tolku gooni u qabsado in la iclaamiyo lana arko cida ka soo horjeeda waa muhiim. Cidii markaa kasoo horjeesata inaad shir saalim ah qabsato, waxad xaq u leedahay inaad qori caaradii ugu jawaabto……and yes, I approve this message.
Qofka “franchise siyaasadeed ee aad leedahay yasa ama kuu diida, xaq baad u leedahay inaad qori caaradii kaga qaadato”. Lakiin marka hore bal adigu is ururi oo iska dawee ” wedge issues” ka lagu dhex dhigay ee gadabursiga kala fogeeyey.
Dadka ku wajaqay ugaas iyo Awdal State iyo Saylici baad kasoo horjeedaa, waxa weeyi in runta loo sheego, seddexdaa arrimood ee aan soo shegaay waa talo gadabursiga dhexdiisa taala. Ugaaska dee hadii maanta lagu heshiin waaye, barrito arrintiisii way taalaa oo tolka kama dhex bixin, Awdal State haddii lagu heshiin waayo waa arrin tolka dhex taal, inagaana isku hayna ee maaha wax gacan qolo kale ku jira, Saylici tageeradiisa iyo taageero la’aantiisa waa talo samaroon dhex taal. Lakiin waxa aad dad la leenahay ee inaga maqan ama somalia ha ku maqnaadaan ama somaliland ha ku maqnaadaane waa in tixgalin gooni ah la siiya.
Samaroon siyaasad baa ka maqan, kamana hadlayo wasiiro cusub oo la inoo badiyo oo remote control lagu maamulo, ee waxan ka hadlayaa waa political representation. Ilaa aad yeelato cud siyasadeedna waxba kuuma hagaagayaan.
dad ku wax macquula haku hadlaan ama ha iska amusaan tola ayay ma sha qayso iyo munafaqad calanka jumayka loo soo qato sland way socotay cidna loo joojin mayo hadii reero isku haystaan dhul waa arinkale wana laxalinayaa dalkana walawad jooga inagdaya dagalad iyo waxa lagu baaqayo
Timacade, halkaa ka wad gubaabada iyo talooyinka fiican….qofkii damiir leh mar uun buu hadalkaaga fahmi doona hana ka daalin cidna ha ka xanqaadan cidna ha u joojin……..Thanks
waar habartii muraayada qabyaalada gashatay sowtan kaalimahii hore ee skuulada ku taxdat uun gobolkeedii
ilayn kan saxayaa waa iyaka gan qorayaa waa iyaga markaa 20 iskuulba waa saaxil, maroodi jeex. burco iyo gabilay
dadkii kale waa fataatiir iyo dhagaax
dad ayaa wali wax ka sugaaya nimankaa in ay wax la qaybsadaan
Suxufi Abroone waa suxufi aragti dheer indr taldaada waa soo dhwaynanaa, hadal badan ma yaalo ee waa in la hawl galaa oo hadalka ficil loo badalaa in badan baa la samray oo ragbaa samriki u qaatay cabsi ee bal waa in qadhaadhka la tusaa oo xumaanta ay ku baaqeen teeda lagu baaqaa,
Kolay dabadhilif lama waayo oo cid walba waa ku jiraa ee kuwaa halaga bilaabo ayaan qabaa
thnnnnx

Dear Diary Day 3:

Time Cade
Gadabuursi xageee ayuu ku shirayaa.Saw ragii badhida waa waynaa e idoor horscoday ku waydiinmaayan waxa aad wado.
Raga laguu samaystay horta iska qabo.Intaa markaad yeesho waad shiri kartaa,laakiin inta ay noocan Talman ku horboodayaan shirkaaga waa la ogyahay.
Rag baqaya uunbaa taageera Somaliland saylibaa maanta og waxa meesha yaal isaga la sheekaysta.
Bahar Muusadu waa kuwa uugu dulisan samaroonka…
Mahadsanid Suxufi Abroone
Allaylehe waad u qalantaa Af-hayeen.
Very well done..!
Bahabar Muuse waan ogahay halka lagala qaaday halkanse ka sheegi maayo .Waa maalintii la kala baxay la isna ogaaday.viva geesiyada Samaroon.
Suxufi Abroone aad baad u mahadsantahay sxb nagu daa in aan dhulka Samaroon difacno,Nagu daa in aan cadawga dhulka Awdal dhabarka ka jabino,Nagu daa in aan dhirbaaxo kulul ku dhufano ninkasta oo dhaqanka ,daka iyo shacabka Awdal yaraysta,Nagu daa in aan dhiigiisa cabo ninka karaamada dadkayga xaqira,igu daa in dhulkeena ka raro sakhraamiin badan oo calooshooda u shaqaystayaal ah oo loosoo kiraystay dhulkeena aan ka saaro dhariirada Awdal dhiig iyo xinjirona u qubo.
Ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysaa sida uu sheegay Suxufi Abroone waa in hurdada inala dheeraatay laga kaco waa dhalin yar qayrkeen ah waxa dhulkeena doonaaya,Waa dhalin yar qayrkeen ah waxa sida u hadlayaa ee aflagadaynaaya madaxdeena ee ku leh Cabdiraxmaan Zeiylic baan biilinaa waa rag cumaamado loosoo xidhay waa dhalin yar sideena ku dhalatay sagaal bilood lkn tashaday oo isku mowqif ah oo midaysan waxaynay ku midaysan yihiin inay Samaroon ka mastaafuriyaan Awdal ,,, Waxay ku midaysanyihiin sakhraamiinta Sacad Muuse iyo Mamaasan inay xaqiraan sharafta iyo karaamada dhalinta Samaroon ,,, Waxay ku midaysanyihiin dhalinta is baahaysiga sakhraamiinta ee doonaaya dhulkeena inay gabdho ka dhigaan dhalinta Samaroon oo ay sida eyga farta ugu yeedhaan markay danka yeeshaan toodana wataan.
Giire,
Qofka binuaadamki ahi waxyaabo xaq ah oo aanay cidina ka qaadi karin oo aasaasi ah ayaa jiro. Shir uu tolku gooni u qabsado in la iclaamiyo lana arko cida ka soo horjeeda waa muhiim. Cidii markaa kasoo horjeesata inaad shir saalim ah qabsato, waxad xaq u leedahay inaad qori caaradii ugu jawaabto……and yes, I approve this message.
Qofka “franchise siyaasadeed ee aad leedahay yasa ama kuu diida, xaq baad u leedahay inaad qori caaradii kaga qaadato”. Lakiin marka hore bal adigu is ururi oo iska dawee ” wedge issues” ka lagu dhex dhigay ee gadabursiga kala fogeeyey.
Dadka ku wajaqay ugaas iyo Awdal State iyo Saylici baad kasoo horjeedaa, waxa weeyi in runta loo sheego, seddexdaa arrimood ee aan soo shegaay waa talo gadabursiga dhexdiisa taala. Ugaaska dee hadii maanta lagu heshiin waaye, barrito arrintiisii way taalaa oo tolka kama dhex bixin, Awdal State haddii lagu heshiin waayo waa arrin tolka dhex taal, inagaana isku hayna ee maaha wax gacan qolo kale ku jira, Saylici tageeradiisa iyo taageero la’aantiisa waa talo samaroon dhex taal. Lakiin waxa aad dad la leenahay ee inaga maqan ama somalia ha ku maqnaadaan ama somaliland ha ku maqnaadaane waa in tixgalin gooni ah la siiya.
Samaroon siyaasad baa ka maqan, kamana hadlayo wasiiro cusub oo la inoo badiyo oo remote control lagu maamulo, ee waxan ka hadlayaa waa political representation. Ilaa aad yeelato cud siyasadeedna waxba kuuma hagaagayaan.
dad ku wax macquula haku hadlaan ama ha iska amusaan tola ayay ma sha qayso iyo munafaqad calanka jumayka loo soo qato sland way socotay cidna loo joojin mayo hadii reero isku haystaan dhul waa arinkale wana laxalinayaa dalkana walawad jooga inagdaya dagalad iyo waxa lagu baaqayo
godan rag BM oo xukumadii hore ku jirtay oo halkaa dadkooda dhigay ayaan u ciil qabaa….
kuwa danbana ma dhaamaane inay uuga so dareeraan baan kula talin lahaa maamul goboleedka iidoor…
Timacade, halkaa ka wad gubaabada iyo talooyinka fiican….qofkii damiir leh mar uun buu hadalkaaga fahmi doona hana ka daalin cidna ha ka xanqaadan cidna ha u joojin……..Thanks
Thanks Haboon…waa balan.
Slander, Kuluc mawquf kiisuu cadaystay oo sidii ragbuu u hadlee adiga waa maxay mawqif kaagu? Meesha inbadan baad ku jirtee goormaad sida loo doodo baranaysaa. Runtii hildaan.com waa website ka aragti dheer dhoqonji website yada somalida waxana u sahlay inuu sidaas noqdo inta uu awdal ka soo jeedo. Qoraal kastood soo qortaa fikir kaaga hoos buu u dhigaa. Get a grip mr: Slander.
waar habartii muraayada qabyaalada gashatay sowtan kaalimahii hore ee skuulada ku taxdat uun gobolkeedii
ilayn kan saxayaa waa iyaka gan qorayaa waa iyaga markaa 20 iskuulba waa saaxil, maroodi jeex. burco iyo gabilay
dadkii kale waa fataatiir iyo dhagaax
dad ayaa wali wax ka sugaaya nimankaa in ay wax la qaybsadaan
Suxufi Abroone waa suxufi aragti dheer indr taldaada waa soo dhwaynanaa, hadal badan ma yaalo ee waa in la hawl galaa oo hadalka ficil loo badalaa in badan baa la samray oo ragbaa samriki u qaatay cabsi ee bal waa in qadhaadhka la tusaa oo xumaanta ay ku baaqeen teeda lagu baaqaa,
Kolay dabadhilif lama waayo oo cid walba waa ku jiraa ee kuwaa halaga bilaabo ayaan qabaa
thnnnnx
VIVA MIDNIMO.
gadabuursow ninkuu digay kuma dilin taclniintaa 0 caawimaadii caalaka minus ayaad maraysaa idinkaaba laydin dhacay hadana dhulkiinii baa la dhacayaa idina sadex dhagaxba waad dhaafi laadahiin waxaase idin odhan lahaa hurdaayow hadhgalay weeyee ka toos iyagu isku xoogwaynooyin xinbadan walee xaradiin loo soo dhac qabiil ma dhaafna danta guudna ma ka hadalnaa mise dabadhilka ayaynu ahaanaa waa sulaan calan lalullo u baahnayn
Anigu waan taageersanahay dhalinyarada iyo waxgaradka Awdal state waxaanan odhan lahaa halkaa ka sii wada oo hadaalina waayo maanta majirto meel hantiyo oo ay da;yarteenu kusoo hirato oo dawladi kadhisantahay. Waanad lasocotaan maanta inreer waliba uu dawlad samaystay tusaale ahaan 1)ciise,jabuuti 2)Isaaq somaliland 3)Ogaadeen kilalka shanaad 4)majeerteen Puntland
markaa waan taageersanahay si aan unoqono dad taariikhleh