Muhiimadda qormadani ma aha mid u jawaabaysa odayadii qaawiyay qaranka somaliland, ee hadalada qaawan ku hadlay, Kuna sheegay inay masruufaan madaxweyne ku xigeenka iyo beeshiisa, oo sidaa daraadeed aanay dadkaasi dhul sheegan karin. Balse, waxay tahay mid si buuxda u tijaabinaysa una taabanaysa qaranimada Jamhuuriyada Somaliland, taasi oo ku socota dhammaanba masuuliyiinta iyo muwaadiniinta Somaliland.
.
Maalmahan danbe waxaynu maqlaynaa hadalo maangad iyo maskax dumis ah oo la marinayo warbaahinta Somaliland, kuwaasi oo kasoo maaxaya odayo sheeganaya madax dhaqmeed oo ku murmaya dhul dadkii Ilaahay dhigay wali ku nool yihiin una badan yihiin. Nuxurka hadaladaas muraara dilaaca ah ee aynu maqlayno waxa ka mid ah in odaydadaa magaca beeleed ku hadlayi ku andacoodaan in beelahoodu yihiin kuwa masruufa madaxweyne ku xigeenka iyo madaxda kale ee kasoo jeeda Awdal ee ku sugan Hargeysa..!
Taasi oo loo qaadan karo inay u dan leeyihiin inay magangalyo siyeen madaxweyne ku xigeenka iyo madaxda kale ee kaso jeeda Awdal oo sidaasi ay Hargeysa ku joogaan . Sidoo kale waxa loo tarjuman karaa, maadaama ay yihiin la haystayaal in aanay haba yaraatee sheegan karin dhul iyo qabiil toona, haddii ay sheegtaana masruufka laga gooyn doono, walibana dil iyo xadhig iyo masaafuris intaba laysugu dari doono.
Sida qaalibka ah, Qaran weynihii Soomaaliya wuu burburay, oo waxa dumiyay qabiilaysi iyo qaraabo kiilaysi, walina burburkaasi wuu socdaa oo ma dhammaanin, ilaa uu sahaydo inta yar ee ka hadhay qarankaa burburay, ee iyagu goonida isu taagay, sida Somaliland. Balse, burburkaa Qaranimada soomaaliyeed iyo dagaalkaas dheer ee qabiilooyinka Soomaaliyeed dagaalamayeen, waxa ku caddaatay oo laga bartay inaanu jirin qabiil Soomaaliyeed oo kalidii ka wada xoog badnaaday qabiilooyinkii kale ee Soomaaliyeed oo wada muquuniyay, iyo sidoo kale inaanu jirin qabiil soomaaliyeed, oo kalidii laga wada adkaaday oo la muquuniyay taariikhdana laga tirtiray.
Si kale haddaynu u dhigno, Qabiilooyinku hakala badnaadaan, amabase hakala yaraadaane waxa taariikhda soomaaliyeed ku cad inaanay soomali kala itaal roonayan, oo aanu jirin qabiil liqi kara qabiil kale. Sidaa daraadeed waaa dhurwaa dharaar ciyay qofka ku hadaaqa inuu isagu qabiil ahaan iyo quwad ahaanba ku masruufo ama magangalyo siiyay madax qaran oo kasoo jeeda qabiilooyin kale oo Soomaaliyeed.
Haddii aynu usoo noqono muhiimamadii madawduuca; marka laga bilaabo madaxweynaha qaranka Somaliland Mudane Al-Xaaj Axmad Maxamad Maxamuud (Siilaanyo) ilaa muwaadin kasta oo Somaliland sheegta, waxa ku haboon inaynu is weydiinno, su’aalahan kala ah:
-
Ma loo dul qaadan karaa qabiil u hanjaba qabiil kale?
-
Ma qaranbaynu nahay mise qabiilbaynu nahay?
-
Halkeebay Somaliland ku socotaa?
Saddexdaas Su’aalood oo kaliya sida aynu u dhuuxno ugana jawaabno ayay ku xidhan tahay jiritaanka iyo qaranimada Somaliland, haddii ay caadi tahay oo loo dul qaadan karo in qabiil ahaan loogu hanjabo madaxda qaranka, oo lagu sheego in qabiil gaar ahi masruufo, ama qabiil qaabiil layskugu hanjabo, waxa caadi noqon doonta burburka qaranka Somaliland, oo la qoob wadaagi doona qaranweynihii ka horreeyay ee Soomaliweyn.
Nabad Iyo Caano
HiilDan
Categories: Badheedhe (Editorial), Warka (News)
Khudbaddii Taariikhiga Ahayd ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Mudane C/Raxmaan Saylici Ka Jeediyay Fagaaraha 18-ka May ee London
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
Maanta Waa Maalin Khayr Badan: Soo Dhawoow Ugaas C/Rashiid
Horta yaa yidhi Ciise ma yaqaano siyaasad?. Walee waxa halkaas hadal ka dhacay ciisaa ka danbeeyay, waliba mamaasan…kkkkkkkkkkkkk.
hiildan dee ilaahbaa ina lehe 100ka million ee landta lagu maamulo 80% habar awalbaa bixisa inteena kale 20%ka soo hadhaynu dirqi ku keenaa, nimanka sacadmuuse dhaqaale ahaanbay dalka dominate gareeyaan layaabna iguma aha haday ku faanaan inay cid masruufaan waayo waa runtood xaqiiqdii, bal suxufibaad tahee intaad u dhabo gasho soo ogaw cashuurta dawlada dhexe kasoo gasha gobolka awdal dababeed ka jawaab su,aashan xagay ka timaadaa lacagta lagu bixiyo mushaharka madaxda iyo ciidanka qaranka ?
laga soo bilaabo 1991 wakhtigii beesha Gadabuursi ay Beesha SNM (Isaaq) ay gacan galeen ilaa hadda waxaad moodaa ineysan Gadabuursi weli garan Xaalada ay ku jiraan… Waa dhab, maamulka SNM Cidii u Shaqeysa iyaka mishaarka Siiya weliba Cashuurta laga qaado iyo dhaqaalaha ay aduunka ka helaan midna ma soo gaadho dhulka Awdal, Marka miyeeynan Habooneyn In la helo Dowlad Gadabuursi oo Soomaali iyo Caalamka wax la wadaagta oo aan isaaq Wakiil ka noqono… Viva Awdal State of Somalia.. dalka iyo dadkaba waa in laga xoreeyo SNM (Isaaq)
Kuluc,
Jawaabtaasi waxay cadaynaysaa qabiilland, oo ah sida ay ku socoto ama tahay Somalilan. Waana jawaabta an sugayay ….!!!.
Balse ka warran haddii madaxweyne ku xigeenka iyo wasiirada reer Awdal ay Boorama joogaan oo halkaas wasaaradahooda iyo xafiisyadooda laga furo, iyagoo hadana matalaya qaranka somaliland?.
Awdal way bixin kartaa dakhligeeda, ciidankeeda, madaxdeeda iwm, sida Hargeysa iyo Burcaba u bixin karaan si la mid ah.
Anigu waxaan qabaa hadii uu Gadabuursi midoobo inuu Dowlad noqon karo oo nalka Hargeysa Boorama laga daari….Woke up poeple,,
1-Waa In la joojiyo Akhriska Jaaridka beesha SNM Laguna gubo dhamaan Carrada Awdal State.
2-Waa in dhaqaalaha Awdal State la joojiyo Maamulka SNM
3-waa in laga shaqeeyo midnimada beelaha reer Adal
4-Waa in Xuduudaha Maamul goboleedka Awdal state of Somalia la soo xidho Sida ugu dhakhsiyaha Badan.
5- waa in la iska fogeeyo dabadhilifyada reer Awdal ee SNM u Shaqeeya Sida Daahir Riyaale,Cabdi Cabaqaad,iyo saylici
6-waa in la soo celiyo hogaanka guud ee ciidan Maamul Goboleedka Awdal state, ciidankana la hawlgaliyo
7- Waa in Calanka Awdal State laga taago dhamaan carrada maamul goboleedka Awdal State from Loywacado ilaa Arabsiyo to bulaxaar
8-Waa in Dowlada Awdal State gudaha dalka u wareegto
9-Waa in Saladaadiinta reer Awdal state lagu daro golaha guurtada ee maamul goboleedka Awdal state
10- Doorasho xor iyo xalaala maamul goboleedka Awdal state waa laga hirgalin karaa iyada oo caalamka iyo Dowlada Faderarka Soomaaliya la la kaashanayo.
Guul iyo Gobonimo Reer Awdal state
markii lagu danaystay ee iska daa wax ay iyagu iskood u qabsadaan xataa inay hadalaan la diiday….in maanta la yidhaah ana ku leh….dad iyo dalba anaa ku leh markaan rabana waa ku gawrici markaan rabana waa ku dhaafi….waa abaalkood….waliba in loo hambalyeeyo weyaan reerka illaah yar idin sheegtay…
raga gadabuursi waxaa ku waajib inay gabo wada xidhaan oy xaawaleyda ku biraan…waxna iskama celin kartaane horeba waad isku dhiibteene oo haye fududda hayseene….kolba wixii sadaqada ee ay idin soo tuuraan isla cuna….habeenkiina ha idin gawracaane…dee kolayba waa dhiman lahaydeene…
“Inshi” waa kalmad fudud oo lacag la’aan calaacal wax ma tare…
Haboon,
Waan u jeedaa beryahan danbe halganka ad ku jirto, waxbadan oo run ahna waad sheegaysaa. Anuu oday waynbaan ahoo, nin weyna wax uma sheego siday wax u jiraan. Sirta iyo sarbeebtuna waxay tahay, samaroon rag io dumarba iyagaa sabaaxad isu dhigay.
Salaan sare dhamaan,
Haye Hiildan weli meshan miyaad Dowlada Somaliland iskusheeg ku xoodineysaa?. Horta raganimo isu yeel oo ku dheh ama dowlad qabiileed ama Dhalinhabaabis. Hakabaqin in aay eirportiga hargeysa kugu jirdilaan kkkkkkkkk. Duqaas ina adeerkaa ahna ku dheh HanniMuufo waxaykutiri kuwan waxad uga raynkartaa in aad Muqdishou curriculum vitae u diratid laanta siyaasada ee VillaSomalia. Meshaa runtaa leysu shegaa oo biilkoodu golaha amankuu ka yimadaa. Kuwan lacagaha NGO ga laga soo ururiyey idinku leh waan idin biilnaa maxad ka sugi?. Maxay biili karaan sida lacagta loo sameyaba ma yaqanaan dunidana way u diiday in aay madaxbanani qataane.
Baroorta faraha badan iska daaya Kuluc ayaa marfashyada hargaisa ku sheegayo sidad u ooyeysaane. Waxbana yaan layga daba quuqarin oon lay oran Muqdisho meel xun oo qaraxyo iyo dilal badan weeye. Wali hargaysay u dhantaa ruxaan ka dhalan!. Cid ku cunsurin kartaa majirto dhimashadana waa loo simanyahay!. Welcome guys.
Dear Diary Day 2:
Reality hit home and the samaroon compatriots are facing difficult truth. The Mahad Case are screwed, because they are trying to support a futile Saylici reign and also save the lands of their ancesters from the marauding sacad muse mafia. An untenable task to say the least, as it involves maxad case taking opposing and contradictory positions of supporting the make believe government of somaliland and also oppose and threatenpolicies of the make believe government of Somaliland all in one breath (See shirka jaraaid ee odayada maxaad case). The Makahiils as always are looking for ways to game the system to advance a rediculous and non existent “jufo, ugaas and Awdal State” agenda of which no one else cares. The delusional Habar Cafaan are oblivious to what is happening around them because they are busily strategizizing ways to inherit the mantel of the #2 (Ku-xigeen) in the make believe somaliland.
Finally, the marauding Sacad Muse non-tax paying fat cats (xaraan ku naxayaal) may have stepped into a hornets nest, by agitating the less fortunate, sun baked and battle hardened ” orax Joog” who are known for their preseverance under extremely harsh conditions. While all wars are usually a net loss for all involved parties, I predict that the Xaraan ku Naaxs have the most to lose in the anticipated battle of the David Vs Goliaths.
La soco.Dear Diary Day 3………
salaan ka dib,Hiildan waa runtaa oo nin wayni siduu wax u ogyahay uma sheego, hase ahaatee, waxa iswaydiin leh maxay SNM maanta ugu dhawaaqday in ay dhulkan leeyihiin? madaxda Samaroon sadaqada siiyaan? kuse ku haboon tahay waqtigan?
anigu waxaan qabaa waa fursad doqoni ma garato ah.
Bilaa calyk Hilldan..Qaranka Somaliland, come on brother…….odaygii Cali Mahdi ee Abgaal markuu madaxweynaha somalia ka ahaa waxa laga hayaa, markuu sanad iyo waxoogaa jagada madaxweynaha ku fadhiyey iyadoo dagaal qadhaadhi uu ka socday magaalada muqdisho aadna u baaba’day ayaa malin maalmaha ka mid ah maleeshiyadii isaga iyo gurigiisa ilaalinayey oo bilaa mushar ahaa dhawr bilood ay gurigii uu ku jiray ugu soo dhaceen oo ay biliqaysteen. Dabadeedna cali mahdi waxaa laga hayaa inuu yidhi ” maanta ayey Somalia Baabaday”, hadda ogsoonow markaa dagaalka mogadishu wuu labo jirsaday. Please ha noqon sidii cali mahdi oo maanta samaroon ma joogo waqti uu is weydiiyo inay qaranimadii somalland wax jira tahay iyo in kale. Somalialnd qaran maaha, weligeedna ma ahayn, somalia lafteedu qaran maaha, waxana qaranimo ugu dambaysay maalintii uu siyaad bare constitutional governmentkii somalia afgambiyey. Soomalia iyo dadka degan waxay go’aansadeen inay ahaadaan qabiilo is urursaday oo co-federation samaystay. Qolada kaliya ee u baahan in loogu dhaarto inaanay wax qaran la yidhaadi jirin waa Gadabursiga. Mida kale ee qoraalkaaga ku qoran ee aad leedahay somaliya qolooyinka ma kala adkaan, waa runtaa oo southern somalia lama kala adkaan, lakiin woqooyiga somalia waa la kala adkaaday, Isaaq baana adkaaday, gadabursina waa la haystayaal……weliba qof marka laga xoog roonado wuu qaylo dirsadaa oo waa la iga xoog roonaaday i caawiya ayuu yidhaahdaa, gadabursi xitaa way ka xishoonayaan inay yidhaadaan waa lanaga adkaaday oo waxay raadinayaan maramarsiiyo kale. Makhahiil ayaa bilaabay siyaasada baabisay gadabursi, maxaad case haduu sii wadaa siyaasada baabisay gadabursi, habar cafaana qorshahii ay inta hadhay kusii baabin lahayd ayey ku jirtaa. Seddexda dhadhaar ee gadabursi waa isku ujeedo, lakiin dariiqa ay u marayaan ujeedadaa ayaa kala duwan,. Ujeedadaasina waxa weeyi inay iyagu isaaq wakiil uga noqdaan siyaasada gadabursi…….waxii kalee meeshan lagu hayaa waa gacmo daalis……..
Ninkii rabo inuu gadabursi meel gaadho oo aynu caruurteenu gun ku noqon dhulkeena, runtaa aan kor kusoo sheegay ha aqbalo, halkaas ayuu xalku ka bilaabmayaa, inuu dhadhaar weliba aqbalo talo xumadiisa…..hadii kale heelada inoo wada, halka aan usoconana waan is wada ognahay………
danaystaha allaah ha ka qabto danyarta….amiin
DHALINYAROOY DHULKEENII MIYAA DHIBIDA LOO QOYSTAY
TOQON LOOMA DHUUBEE NINRAGI WUU DHIDHIYAYAA.
DHACSAY MAANTA JOOGTAA INTAAN DHEBI CAD LOO QAADIN
talo waa mar aagaadhi weyday iyo mar aad garan weyday
waxa is wediin mudan waa ciisoo ceelgaal ku shiray 6 qodobna ka soo saaray waa isaaqoo ugu jawaabay dad inooma dhaxeeyo.waxay is tuseen malaha maanta samaroon abaarbaa haysee biliqaysta.mise waan kala jebinee waa sadexdii dibiyey midba maalin cuna .tolow yaa u sheega waa ARLIYA lagama lib helo ee kaadso kal dhawroow kaadso waxa soo socota tii dhacday 1940 ciisow ciise wareen.
Timacade iyo Hani
Thanks Haboon!….kkkkkkkkkk.
horta magaalo kasta oo somaliyi degdto waxaa dega qabiilooyin ama dad gaara oo magaaladaa u nisbo sheegta ama ku faana hargaysana kuwaas ayuunbaa ay ka mid tahay,
maanta ninka yidhaahda muqdisho,bosaso.borama,burco intaba dee reero ayaa dega kana xigsada dadka kale ee aan u dhalan.
ogsoonow oo qabiil kasta way ku jiraan dad isku khalda maamul dawladeed iyo qabiil odayaasha sacad muusena kuwaas uun bay ka mid yihiin oo caqligooda uun bay hadleen ceebtood maaha oo waa kuwoii shalayba marrkii riyaale haystay lahaa silaanyo umuu dhalan hargaysee ka ka baxo,
lkn horta qoladiinan reer awdal miyaydaan ogayn in isaaq sacad muuse oo qudha aanu ahyn maxaad markaad in yaroo j /abokora is qabataaan reer u wada fuushaan anagu reer ceerigaabo ahaan markaanu burco tagno ayaanu isu naqaanaa inaanu galbeed guntii joogno intaa sacad muusana idinkaa is xigee heshiiya dee ha dii kale birta iska asla oo kiina xoog weynaada reerka ha u hadho,lkn joojiya cabashada badan raga looga roone
Ridiculous and non existing Ugaas………….
Ma taariikhdayadii qarada waynayd een ku faani jiraa sidaa noqotay ,mise waa cuqdadii yarayde la qabay kkkkk,cajiib,abtirsiinta 500 ayaan dib u celiyaa anoo Ugaas ka Ugaas ka Ugaas ku abtirsanaya waanan idin dhex joogaa sideed ii qarin kari hadaba Booramana hadii laysku qaad qaado waad garan ninka soo doolayee awrkiisa raranaya kkk,de hadaba ma hadal ayaan wadaynaa waligayo ha la na daayo hadaba hana la noo quudho taajka reerka ee madaxa noo saaran .Huuno ila daawo qudbigii Ugaas Cali een halkan soo galiyay waa Gabilay 16 centurygii aan wada dhawro tanaa wax taariikh xalaala oo qoran aan leenahaye.
Gadabursi rag xumaa kooda wax bartaana wuxuu ka bilaabaa inuu masaxo taariikhdooda waa kuwii ka sheekayn lahaa kuna faani lahaa ,tolow ma kuwa naga midaa la adoonsan jiray wuxu cuqdad badanaa mise maahmaahdii ha ka dhalane dhex joog ayaa wax ka jiraan
Walee Darbi ayaa dhuuxay oo dheehday kuna sheegay caanood kkkkkkkkkkkkkkkkk.
intaan soo wadaa badan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Hiildan meesha xin inaader ma karno cay dhexdeena ka bilaabanta waan daalnay…
Maalintii ugu qosolka badnayd so far.Xagee lagu arkay rag dumarka la tirsada.
Time badan ma haysto laakiin aan in badan ka idhaahdo mawduucan.”Gadaguursi”waa Reer balaadhan oo u dhigma qabiilada kale ee Soomaaliyeed.Sacad Muuse waa Reer Xiqdi iyo xumaani ka buuxdo.Maaha dhamaantood,laakiin inta inaga dhinaceena soo xigga.Markastaba in la keeno marmarsiinyo lagu diidayo Somaliland Republic na waa edebdaro iyo ka badbadin.Ma is weydiiseen why ilaa 1991 kii ilaa hadda Samaroon u qaataa either President ama Vice President,Ciisahan aad nagu wareeriseen 1 year kama ay noqon Somaliland,President ama Vice President,taana waxa ay calaamad u tahay in ay ku yaryihiin gudaha Somaliland.Macnaheedu maaha in Ciise qabiil yar yahay,laakiin xaqiiqdii waa ay ku yaryihiin gudaha Somaliland.Ama Lughaya ha ku bataan ama ha ku yaraadaan,again waa tiro yar inta Reer Abtigay ka degta Somaliland.Waxa kuu soo hadhey Odayada asaasaqey ee Sacad Muuse.Ok may soo duulayaan,already may soo duuleen oo Carro SAMAROON bay qabsadeen mise waa ay soo duuli doonaan?
Waxa aan intaas ku darayaaa ma jirto meel”Isaaq” ku shiray oo ay yidhaahdeen dhul baa naga maqan oo dhulkaas Gadaguursi ayaa haysta,mana jirto meel ”Ciise” ku shiray oo ay leeyihiin ”Samaroon”baa dhul aanu ka qabsanaynaa,laakiin dee” Ciise” ama ”Isaaq” or”Gadaguursi” danahiisa waa ka shiri karaa.Hadii Sacad Muuse odayaal ka mida ay soo saaraan baaq ah anagaa dagna”Lughaya” dee adna dheh 1942gii baa layga qaadey”Arabsiyo” ee hala ii soo celiyo hadii nabad la doonayo!Waa shame in Samaroon Weyne ay ka qayliyaan 1qabiil oo Maxad Casuhu ka badanyihiin.Laakiin ma ogolin tuugta doonaya in ay yidhaahdaan”Daaroodoow i xukun” Sidii Siad Barraba ii xukumaayey,kuwaas waxa ka mida qurbajoog badan Midgana waa ay noqonayaan for sure.Viva Somaliland Republique.
Waar neefkan Cirada leh ee timaha cad ee hablaha la tirsanayaa ma bidixduu ka laafyoodaaa. Sida raga u hadal hablahana afka ka jeedi oo raga la hadal hadaad iidoor soo raacayso….
@Godan,dee”Love” buu kuu hayey Mr.Timacadde,markii aad kaga baxdeyna in uu kaa yidhaa”Fuck Ugaas” cadhuun baa ka yeedhsiisee ninka wax la qabo.Midda kale Godan,Ugaasku waa kii Hargeisa ka lahaa Allaha dhowro Somaliland ee hadaad jeceshahay Ugaaska adna dheh”I love Somaliland”:).
Sacad Muuse waliba sakhraamiinta shalay hanjabay wax ay u hayaan Samaroon ma jirto biilka kuwooga ka tuugsada Hargeysa ha siiyeen …. Madaxda qaranka Samaroon waxaa wax siiya UNDP ciidanka Awdal waxaa siiya UNDP afarta tujaar ee Sacad Muuse ha siiyeen kuwooga ku gaajoonaaya Gbailey ilaa Harta Sheekh cid ay wax siiyaan ma jirto.
Gobolka Awdal Kastmaka Zeiylac ayay lacagta ugu badan kasoo gashaa Somaliland Berbera way ka lacag badantahay Zeiylac lkn ilaahay ayaa Samaroon ka qariyay waxaana qaybsanda Sacad Muuse iyo Mamaasan oo labadooduba aynay degin Awdal,Mamaasan waa inan la yaal SACAD MUUSE waxaa wata Ciise oo ka xun in Samaroon dhulka kasoo dhawaado waana godob ay galeen Ciise oo laga jari doono in dhulkayaga ay usoo kiraystaan Legionaire calooshooda u shaqaystayaal ah Sacad Muuse waanan ka jari doonaa dhawaan umana dulqaadan nin aan u dhalan Awdal inuu kasii taliyo waana habeenkii xalay oo tagay wax waan waan ah oo lala galidoono waxaan goyanaynaa jidka u dhaxeeya Lughaya ilaa Bebera Hargeysa ilaa Farda lagu xidh.
Timacade
Dumarkaad u hanjabtaa miyaa ceeb isla xishoo waa boqoradeenii she is may princess taariikhda Ugaasyadeena ha caayin mar dambe waataan ku faano hadii aynay jirin halyayadii Samaroon ee hore dee inaguna ma jirneen,Hadii aanu jiri lahayn Axmed Gurey iyo Ugaas Nuur Samaroon ma jireen ayay ka dhigantahay.
Qoomiyada aan aqoon u lahayn halkay ka yimaadeen iyo waxii ay soo mareen dhib iyo dheef aan garanaynin waa dad sidoo kale aan garanaynin meesha ay ku socdaan sababta aan la jaho wareersananahayna waa taas lkn waan ka bixi doonaa .
Shaqsiga hadii uu dafiro oo caayo Sooyaalkiisii iyo taariikhdiisii waa qof cadaw u ah Samaroon ayaan u arkaa lkn waxaa fiican in aan is dhagaysano oo aan is garab galo si aan uga baxno mixnada iyo tafaraaruqa,
May Princess Godan.
Timacade waa walaalkaa hadii uu si yar hadalka u dhigay u toosi canaan iyo cay faaiido ma leh 200 sano ayaan is canaanaynay canaan tu waa inay dhamaato,Sababtoo ah anaa Samaroon ugu canaan badnaa inta wax qorta oo ka iigu dhaw ee tolkay ah ayaan ugu necbaa sida uu wax u wado ,Markaan canaantona xaaladu waxay isku badilaysaa dabk aad is tidhi baasiin ku bakhtii cadhadiina way sii laba jibaarantaa markaa waxaan ogaaday in Samaroon aanay u fiicnayn canaanta dhexteena ee la is hogatusaaleeyo oo qofka qaldan si tartiib ah wax loogu sheego sidaasi ayaa ila wacan.
Sorry guys waan ka xumahay inay halkaa gaadho kaliya waxa i gubay taariikhda la aasayo qaradeeda iyo inaan Soomaaliba ugu sidano xaga xadaarada soo jireenka ah,sorry again.
waar raga meeshan wax ku qoraa kolka horeba rag caadiya maahayn maalinba midbaa hawada kabaxaaya subxaan raganimooy xaalqaado
shalay midbaa f word oo soomaaliya sooqoray maantana engish baa lamarayaa barina carabi baan sugaynaa
Salaam dhamaantiin.
Somaliland waxay ku nooshahay caawimada ay aduunku siiyaan.
100 milan oo £ ayuu siiyaa Engiiska oo kaliya sanaddii. Raashinka ay siiso hayda wfpo waxa lagu wareejaa rag Habar awal ah.Way sii iibiyaan.
Sacad muuse iyaga ku nool Somaliland,Somaliland kuma noola.
Wax alla wax caawimio soo Gasha Somaliland waxa qaysadaa Hargisa.
Anaga waxaa ha noosheegina sxb. Meesha waa Urur sadaqada lagaga gurto Aduunka.
Waad ogaydeen markii ay aduunka ka baryayeen in caydha Somaliya la siiyo ,Hargisana qaybteeda la siiyo oo si toos ah loo masruufo.
Reer Awdal ma cunaan wax aduun iyo wax dad siiyeen.Beerahood ayay qotaan.
Sacad muusaha aad sheegasaan ee Fuckinka Hargisa uaga fataala Naagohooda,ha u hadlaan sida raga oo xinaha hayska ay marsadaan sida dumarkooda.iyo Unnsiga ay shitaan marka qayilayaan.
Viva Samaroon.
Tima Cade
daa ugaaska
waxa i shaa kuu yeelay waa Ugaas la’aan.
markaad Ugaas lahayd adaa lagaa soo cabanjiray,halka aad maanta aduu cabanaso.
hadaanuu ugaas jirin gadabuursina majiro dhulna majiro an ku doodnaa adoo iska dhigaaya nin wax yaqaana oo hadana tolkii latalinaaya sheegaayana inuu reerwalba khaladkiisa qirto ayaad hadana adigu khalad siigalaysaa ugaaskuna afkaaga ku tegimaayo
dadka hawshani utaalaad kamidtahay waana rag sidaada ah waxa maalin walba farta ululaya dumarkiina iyo caruurtiina markuu midwaliba iska dhigo inayna isaga arintani khusayn waa ayo cida odayadani u hanjabayaani mise wali waxaad isku haysatiin caruur aabahood hoosjoogta waar wax isku fala intaad ugaas iyo aqaladiina kusoo noqonaysiin oo raga iska soo cesha
Waayahaye raali ahaada, Aisha, Godan, Jama Weli asma, Haboon iyo Darbi……raali ha la iga ahaado.
Aisha waan ku fahmay walaashay….waanan qaatay hadalkaaga..
Waleese weligay Darbi ayaa ku waanin isma lahayn………..kkkkkkk.
Hiildan, Please ka saar comment kayga, mahadsanid.
Timacade waan kaa aqbalay waanad mahadsantahay runtii inta badan labadeenu isku mabda baanahay laakiin caawa waan naxay
Hiildan
Waligay waxan moodayay inaad sidaa dhaanto.
Hargisa iyo Burco midna cid ma siiyo Minshaharka.
Waxan la yidhaa Somaliland waa wax aduunka sadaqada lagaga gurto.Democraadiyad ayaan wadnaa ayaa aduunka lacag laga gurtaa,Doorshao ayaan qabanay ayaa aduunka lacag lagaga qaataa. Somalilandta aad sheegasaa -waa Xero Qaxooti ay deganyihiin oo la masruufo.
Raashinka dhacay,dawda dhacday iyo wixii socwaayayna la keeno oo la keeno oo lagu iibiyo.
Tima cade
U naagasyska Iddorka waa loo dhanaa.
aan ka ahyn Reer Nuun.
19993 markii Borame lagu shirayay Reerka unbaa joogin meesha Samaroonka kale way u dhanaayeen.
Habar Cafaan ayaana ugu badnayd dadka Reerka Horbooaayay.
Muuse Goodaad.
Miisan
Cabrabmaan dheere
Acadi raxmaan dheeraha imika Guurtida u ah Xoghynta.
Cabdi xasan Buuni
Raga ugu waawayn ee harboodaayay Idoorka waxay ahaayeen habar cafaan.
sxb beenta jooji.
Reer Nuur waa kuwii afduubay ina carte.
Eee Samaroon oo dhani ay geeska mareen ee la yidhi amaanka dhawwra.
maxaad beenta ku falasaa ee Makaahilka la eedaynsayaa .
Aisha and others, waxba ha ka nixin huuno, dee ugaasnimadu waa tariikhdayda, hadaan caayeyna, aniguunbaa is caayey. Runtiina waa cadho meel kale ku socotay oo qaloocatay. Raali Galin Buuxda aynaan ka bixinayaa. Maanta gadabursi oo dhan baan ku kacsanahay oo aan canaan iyo wax kaleba u hayey, lakiin waan usoo noqon doonaa, maanta waqtigii yaraa een haystay wuu dhamaadaye………
Weli Asma,
Saxiib anig qiiro dhadhaar ima hayso oo walaahi ah, waanan ogahay inay habar cafaan lug ku leedahay somaliland oo hadayba durbaan u tumanayaan inay akhira semenka #2 noqdaan, hadaana dee laguba kal tegin intaa ka hor……lakiin makahiil eedo badan ayuu ku leeyahay talo xumada samaroon, mana aha wax la qarin karo, mar kale ayaanan kuu tirin doona iyadoo aan turxaan lahayn……
Tima Cade
Makahilbaa waa wax qalday
Maxamedsaa waa wax qalday.
Habar Cafaan ayaa wax qaladay.
Waxaas oo dhan waa Tarikh ina soo martay.
Waxa u baahan in laga hadlo sidii aan Mustaqbalka u noolaan lahayn inaga oo Samaroon ah.
3da dhadhaar maaha wax Samaroon samayteen,waxa inoo sameeyay Engriiska markii duminayay 1kii hogaan ee Samaroon lahaa.
kasoo gudub.
Hogaanla dhaqanka aan dayno sidiisii Ugaaska.
Hogaanka Siyaasadana Samaroon haw sinaado oo hadba Ninkii Samaroon ah ee la yimaad karti hayna hogaamiyo.
Geesiga,Cafaan,ka Makaahil iyo ka Maxamed Case,waa Samaroon.
Si aan taasi u gaadhno aan taageerno 1 hogaan oo ka dhaqanka oo oo ku hadla Afka Samaroon,halka aan maanta leenahay,qaar badan oo u adeega danahooda.
Waxa mihiim ah Hogaanka Siyaasada.
Dee Tima Cadoow kaalay oo hogaami aduu waanan ku taageeraynaa.
Ugaaskana wuu ku taageeri.
Inta aan sidaanahay ee Ugaaskeena cidlo kaga tagno dee Hogaanka siyaasadana ku heshiin mayno oo aasaaska ayaa inaga qaldan.
Ugaas dooni maayo.
AwdalState Dooni maayo ,hadana Makahil uunbaan eedaynayaa – maaha sheeko Nin rageed.
Wixi tagay wuu tagay,lamana soo celin kari wakhtiga,laakiin waxan wax ka qabn karnaa waxa soo socda.Markaa waxa ila quman inaan u midawno waxa aan ka simanay ee ah Walaalnimo yio Samaroonnimo.
Wabilaahi Tawfiiw.
Wali Ashma,
Dee makaahiil baa eed gooni ah leh la igama maqal. doodaydana kuma jirto. Qadiyada Samaroonka badankeeda, dad shisheeye ayaa maamula oo lug ku leh, ilaa inta ay gacanteena kusoo noqonaysana waxba ma hagaagayaan. Dee horta si meel wax looga bilaabo loo helo sow horta uguma horayso inaad qirato, qaladku meesha uu ka dhacay, waana sababtaa, sababta aan eedaha qolooyinka u sheegayaa, ee ha iga hordhicin, haddii aad leedahay siday wax ku hagaagayaan dee waa talaabadii labaad adiguna fikirkaagii waad dhiibatay anigana barrito iga war sug waan yar hawlanahaye.
Lakiin inuu Samaroon talo isaga u gooni ah yeesho, waan isku raacsanahay baan filayaa….taasaana ugu muhiimsan bal in la fahmo marka u horaysa…….
timo cade salaan inader anaa ku fahamaya sidaad u jeeday iyo sida hadalka loo leexiyey isma laha,waxa timacade ka cadhooday sida ay wax u dhaceen ee umalayn maayo inu wax kale u jeeday , samaroonow saladba wakhtigeeda la tukada wiixii tagay wuu tagay hadan ku meeraysano reer hebel baa sidan wax yelay meel gadhi mayno future waxa soo socda waa in laga fikiraa meel looga soo wda jeesta waa hadii aad wax nool tihiin hadii kale dee hala idin adoonsadee shacabkaa ahaada edebna yeesha ,, that is alll
Samaroon qoriga ha qaato dhulkiisa ha difaaco huuhaadani snm ugu dowladeyneysona ha dhaafaan. Waahi waaban yaabey fariinta aan ka dhageystey waayaha cusub sidey nimankaasi runta ubalbalaadhsheen.
Mida kaliya eey ku qaldameeni waa nabadan ay lasoo boodaan Gadabursiey udanthey,oomaxaa kadaadanaaya?Sadexdii cisho ee loo qabtey in cayda la joojiyo baribey ku eg yihiine halaga xidho dadkan faardaacaya. Anigu waxan hadaladaa kaga xanaaqaa majirto. ninka midiyo kuu qarsada kan soo bandhigaa dhaama oo iska eegi kartaaye ilaahey waa caadil walaaheyna jirin dowlad woooyiga ka jirta oon aheyn snm teeda oo beel gaar ahi leedahyen yeelana doonto.
Wax Soomaaliland la yiraahdaa majiro waxase jira beel gaar ah oo tashatey inlaga xumaadona maaha hadii ay yiraahdaan anagaa maamula, dumin karna iwm. Ninkan madaxweyne ku xigeenkana waxey ugu yeedheen kan indhaha buurbuuran.Samaroonkana waxey ku yiraahdeen Harawaadka timaadeen.
Cashuurta laga qaado 400,000 (4boqol oo kun)qof oo Borama dagan iyo 500,000 qof oo dagan min Lawyacado ilaa Bulaxar ilaa geed deeble ilaa Gabilay to wajaale oo wada gadabuursi ah , ayuu Mudane Cabdiraxmaan Saylici iyo 80 nin oo kale mishaar ka qaataan . markaa intaas baaba dadkayaga ba badbadan lahayd hadii dib loo galiyo dhulka iyo dadka .
Somaliland Republic waxa ay jirtay 21sano 3Bilood iyo 26days weyna jiri doontaa.Tuugta ku qadhaabanaya magaca Samaroon kama yeelayno Somaliweyn iyo qudhun.1969 ilaa 1989 baan daba soconay Siad Barre aka Afweyne,hadana Somalia ayaan tagayaa waa riyo qurbajoog ku saaqiday dibadaha.Odayadan Sacad Muuse sheeganaya ee nolosha ku asaasaqey waa ay hadleen,Odayada Samaroona waa jawaabeen.That is it.Laakiin ciqaab ka xun tii Fircoon uu marsiiyey”Israelites” mid la miada ayaa sugaysa tuugta neceb wadankooda Somaliland iyo wadankooda Djiboutiba.Ee u haysta in Ciisana Djibouti leeyahay,Isaaqna leeyahay Somaliland.
Rooble Afdeeb,cashuurtu waa tax si dadka wax loogu qabto,mid kalana aan ku weydiiyo Cashuurtii Dawladii Siad Barre ee Awdal yaa qaadan jiray,ma dawladii Daarood ee orodka ku gashey Kenya mise Gadaguursi,hadii debatekan aad igaga guulaysatid now anaaba noqonaya”Awdal State Man”.Bal answer my question,suaasha 2aadse ma waxa aad leedahay Niman Isaaq ah oo askar ah baa Borama jooga iyo Awdal oo dhan oo cashuurta ka qaada Dadka Samaroon una dira Dadka Isaaq??
ASC inadeer C/qani wax xishooda oo runta ka meereysta dadkana dhowra Soomaali markaad isku wada darto intaan garan Samaroon baa jira. Wax nabada dhowra si aay ka ligood dan u tahayna Samaroon baa jira, wax qaran dhowra ilaaliyo ka ah damac iyo daandaansi lahayna Samaroon baa jira. Wax aan isku tudhin oon dan guudna lahayn Samaroon baa jira. Markaa inaadeer in uu Samaroon barto sida aay shisheeyaha u jecelyihiin ee ugu ogolyihiin in aay wax la qeeybsadaan hormarna u sameeyaan miyeeyna haboonaan lahaydeen in aay iyagu sidaa isku tixgaliyeen oo wax aay wada leeyiihn wada jir u wada dhoowraan. Somaali o dhan ayaa maanta wada qabaa’il ah qabiilna qaran ma noqdo S/land dad baa kaligood calaamadaystay si dadban iyo si toosba inoogu sheegeen inta dhadhaarba dhadhaarka kale ilaalinayo leeysku maqan yahay ayaa ragna u tashanayeey dhulkoodii ee maanta haddii reerku garanwaayo taa waa nasiib daro inoo soo hoyotay.
Fatxiya, soo dhawoow inaadeer, aadbaan kuu salaamayaa. Aniga waxay ila tahay in la joogo wakhtigii ku haboonaa in Samaroon aayahooda ka tashado. Haddii taasi la wada garan waayo, waa nasiib darro.
Timacade, it seems you are no longer in the closet as your attention now seems heading to Somaliland. Welcome home Timacade and fight alone the sun baked dudes not the mooryaans in Mugadishu. Haboon, samaroon ragoodu marbay qaar kamidahi ku wacad fureen inay diric xidhan doonaan hadii waxay rabaan loo yeeli waayo, wixii ka dhacayna waxa laga sii xasuustaa, odhaahdii ahayd, dhulsamaroon dhaxan iyo maxadcasuu eeday. Hadii aanad taariikhdaa maqal, waxa fiicnayd taariikh daa lagaaga sheekeeyo waxanan hubaa aanad kalmadaas dib u tidhaahdeen. Waxay ahayd bilawgii halyeygii Rooble afteed iyo hirdankuu ka soo bilaabay Geed Afdeebleh near hargaysa.
@ Gudoon
Walaahi waad i fahantay. Thank you.
@Marunbaa
Je suis Samaroon premier
Gadabuursi haduu beri hore sida umada kale wax walba xalaal u arki lahaa dadbuu u eekaan lahaa….dilka..naca.. kufsiga.. beenta..wanjalaha……xoolihii la cuni lahaa abaar ayaa dhamaysaye wixii idinka soo horbaxaba cuna dad iyo dugaagba cuna…
waxa kaliya ee inaga xaraan ihi a noqdo kala jabka dhexdeena…
Barbarkay ka baxdaa waa bakayle qaleen…
looooooooooool@Haboon
salaan sare dhamaan!
Godaneey markaan yar ku daayay ayaad godinadaadi u qadatay Timacade!. Isagaa iga kaa badbadiyee maanta waxan arkayaa in aad jilbaha dhulka ugu dhufatay!.
Anigu waa horaan warqada lagu galo guryaha dadka walan hoosta kaga saxiixi lahaa hadaanu iga kaa qaban lakin isagii ku badbadiyaad boqnaha ka cuntay!.
Naa meeshan ugaasba loogama shekeyne maxaa ugaska keenay?
Naa ugaaskan waad bahdishay oo meelwalbo digaa iyo meel walboo lagu durdurinayo dhigtaa waad nah tirtay. Dad badanina yaqyaqsi baay kaa taganyihiin hadii laguu sheegana waad ooyi oo waxaad iska dhigi victim.
Naahooy ninkan iiga hadh qumayooyinki cusbada laga daba tuuri jiraad tahaye!. Dadkan ka daba qaylshay ee ka dhigayo in uu qalad sameeyey bal may eegan waxad ku hayso webside kan eed meelwalbo ku hunqacayso.
Naa sharaf iyo ciso hadaad leedahay Hiildan oo kuleh ugaaska meel qaasoo lagu sharfaan u samaynayaa ee ka daa bahasha ayaad dhegeysan lahayd lakin dhego waxmaqlahi kuguma yalaane ma in aan kugu soo rogaal celiyaad dooni cid iga kaa fujinkartaan ma jirto huud iyo ancaamna hadad aqriso waan kugu qaawin goobtane ka daba har Timacade ileen dan iyo heelo kama lahan. Adiguna ruux xishood ka yaqan matihidoo nin aan ku doonay daba carari. Oo meeyay ugaaskad shegyseed heshay! kkkkkkkkkk.
Naahooy bal facebook iigu imo anaa Darood paisani ah kuu radinayoo shahadooyin leh. Ileen Hawiye waad isku gubi oo is dilayaane ileen waligoodba dib bay iska waydiyaan waxay isku dileen ma donayo in aad nasiib daro noo soo hooyso. Daroodkuse waan ogahay in ina adeerkii xitaa iska kaa xoodsankaroo adan isku diri karin.
Naag Hawiyaa ayaa tahay maxa kagalay yanan la la soo istagin nagtan iyo ninkani waxbaa ka dhexeyo nin walbana naagti wax qaasahi dhexmaran kuma dooranayo duluf qabiil la sheegata!.
Timacade aboowe,
Naagtan hayga qaban degenantadi iyo wanagaadi bay dhiiqo marisay. Ani iyo ayada isu kaaya daa meshan doono aan isla tagnee…….!. Yaana lagu jabsan dadka wajiga lehi waa kuwa Africa weli joogo iyagaa kuu bahan qimahagana xushmayndoona kuwani qaar badani dhereg baa depressief ka dhigtay dhereg la waalo wax ka xumi maba jiraane!.
Umada canaanta iyo wanada usoo jeedisay Mr. Timacade fadlan anuu xaskiisa ayaan ahay ee dhanka kale fiiriya waxa haweeneydani qasayso iyo hadalada mesha ay soo dhigayso een loo bahnaayn. Iyadaa doc ka yeer ah oo dhibtan ninkan. Iyadan amaan siin oo ku cararta Samaroon ragooda ma wanagsana waana beenteed maxay samaroon ka taqaan shaaqiyad bay Muqdisho ka ahan jirtay oo anaaba ka garanaya reerkan oo Timacade ka helaye……@! No hard feeling hahaha iskeey dhici nayaa……..!
Dedicate to Timacade the man I love……….!
Mahadsanid Gudooneey geesiyada dumashideey naagta kaliya ee libinta qofka u ogol cadkeedana goosata love you sister…………….@@@@@. Dagaalwalbo waan kuu raaci iyo nabadwalba abaayo gobanimo iyo guul baan kugu aqaan. Jirjiroole iyo namiimna ma tihid realy……….,,,,,…
Waryaahee Hiildan dulufoow qaboobe mahadsanid in aan Timacade web kaan ku bartay bun iyo cambuulo iyo muufo kuu samayn hadaad ii soo martido kkkkkkkkkkkkkk. Yaan layga bahdilin ninka lolz…………
Timacade
Salaan thanks sxb hadaad raali galin bixisay nin tolnimo fiican baad tahay halkas ka wad dadaalka is caanasho inooma taalo ilaa intaa iska dul qaadayno cadawga inasoo weeraray mar kale ha inoo haato canaantu maanta ma haleelayno.
Derbi oo cadawgiisa hoostiisa ka arkay yaaba ka roon!. Älshabaabna ogaaday in uu xoodin jiray wagar kkkkkkkkkkkkk.
Hanni muufo, dumarkii hawiye ayaabad i jeclaysiisay… Cidii timacade kugu soo doonata ka rif kkkkkkkkkkk. Ninkeeda sidii la rabay u difaacanaysa…. Waaba tiir adag oo hadii islaan ku yara aflagaadayso, iyad ayaaba madaafiicda ku ridaysa adigoon hadalba. I really like those woman who stand by you, not those who nag.
WElcome dumaashi… Timacadena waxan ku leyahay Take care of her.. she is the right one for you.